- 388
- 1 394 930
قناة حُرَّاس الإسلام ILAALADA ISLAAMKA
United Kingdom
Приєднався 21 бер 2018
قناة إسلامية دعوية متخصصة في مقارنة الأديان والمعتقدات والرد على الشبهات المثارة حول الإسلام العظيم ، مهنتنا هي الرد على أهل الباطل والأهواء وهدم أباطيلهم وإظهار الحق بالدليل والبرهان.
Channel-kaan waa channel Islaami ah kana shaqeeya Arimaha dacawada khaas ahaan arimaha ku saabsan isbarbardhiga Diinta islaamka iyo caqiidooyinka kale jawaab celina ka bixiya shubuhaadka lugu durayo Diinta Islaamka.
Shaqadeena waa inaan ka hortagnaa oona burburinaa una jawaab celinaa kuwa baadhilka wada iyo kuwa hawa raaca ah. waxaan banaanka keenaynaa xaqqa asagoo wata cadaymihiisa iska cad.
Walaalaha muxsiniintaa channel-kaan Xoojiya Wuxuu halgan kula jirraa ahlu baatilka ee ummadeenii baadiyeynaysa marka subscribe gareeya , like iyo share gareeya oo La socda allaah Wuxuu leeyhy
{ وَتَعَاوَنُوا عَلَى الْبِرِّ وَالتَّقْوَىٰ وَلَا تَعَاوَنُوا عَلَى الْإِثْمِ وَالْعُدْوَانِ وَاتَّقُوا اللَّهَ إِنَّ اللَّهَ شَدِيدُ الْعِقَابِ}
ua-cam.com/video/gF5LA9RYlmg/v-deo.html

Daawo Munaafiqiinta mid ka mid ah oo is fadeexiyey!
Kan wuxuu qolkiisa u furaa gaalada ee ku ciyaarta diinta alle
Переглядів: 13 413
Відео
C/Fataax Usuuli oo yiri Sh C/Qaadir Jaylaani wuxuu kamid madaxda dawlada maalinta qiyaamaha!
Переглядів 3,1 тис.День тому
Abdifatax oo sheegtay cilmul qhayb
Waxyaabaha lagu gaaloobo || Sh Abu Xasan
Переглядів 50914 днів тому
Waxyaabaha lagu gaaloobo || Sh Abu Xasan
Dood ku adkaatay Sunna-diid oo Hal aayad ku noqotay laf dhuun gashay!
Переглядів 2,8 тис.21 день тому
In Alle addoon u noqdo ayuu diiday ! Balse waxa ku dhacay daawo 😁
Nabi-diidkii oo ka cararay dood aan ku balansaneen!
Переглядів 2 тис.Місяць тому
Nabi-diidkii oo ka cararay dood aan ku balansaneen!
Ma jirtaa aayad diidaysa in Nabi Maxamed ﷺ samada loo qaaday?
Переглядів 2,6 тис.Місяць тому
رد شبهة تعارض : “فَإِنِ اسْتَطَعْتَ أَن تَبْتَغِيَ نَفَقًا فِي الْأَرْضِ أَوْ سُلَّمًا فِي السَّمَاءِ” وعروج النبي ﷺ إلى السماء.!
Qubuuriga Wuxuu muslimiinta ku gaaleysiyaa in Tawxiidka loo baraxtiro Alle !
Переглядів 2 тис.Місяць тому
عباد القبور يكفرون المسلمين لموافقتهم الرسول ﷺ!!
qubuuraha in la caabudo mahaan wax la qarin karo!? || Sh Ahmed Yare
Переглядів 6 тис.Місяць тому
بيان حقيقة عبادة القبور والأضرحة قديما وحديثا
Jawaab Shubhad ku sabsan Xadiithkii ”لا وصية لوارث" cid wax dhaxlayso Dardaaran malaha
Переглядів 1,7 тис.Місяць тому
الرد على شبهة تعارض حديث "لا وصية لوارث" مع قوله تعالى " كُتِبَ عَلَيْكُمْ إِذَا حَضَرَ أَحَدَكُمُ الْمَوْتُ إِن تَرَكَ خَيْرًا الْوَصِيَّةُ لِلْوَالِدَيْنِ وَالْأَقْرَبِينَ بِالْمَعْرُوفِ حَقًّا عَلَى الْمُتَّقِينَ (180) البقرة
Wixii shicaar iyo ciid ah daliil khaas ayuu rabaa mana ku filan daliil caam ah
Переглядів 2,1 тис.2 місяці тому
Arrimaha shacaa’irta ah waxay u baahan yihiin daliil si gaar ah ugu soo aroora, mana ku filna cumuumaat.
Gudomiye Abshir oo Yidhi Sh Xassaan baa nagu taageeray bidcada Mawlidka.!
Переглядів 6 тис.2 місяці тому
الغريق الذي تعلق بقشة
Suufiyadu ilbaabkii bidacda intee isku fureen ayey hadda la’yihiin! sida loo xiro!
Переглядів 4,8 тис.2 місяці тому
حجية السنة التركية
Wadaadow Bidcadada sidaas cibaado ku noqon meyso || Sh Axmad Yare
Переглядів 2 тис.2 місяці тому
Tuugu xujo u noqon meyso haddu yiraahdo dad kale iyaguna waxbe xadaan
Nabiga ﷺ ma yimaada xafladaha Mowlidka ? Mise waxaasi wa khuraafo?
Переглядів 3,5 тис.2 місяці тому
Nabiga ﷺ ma yimaada xafladaha Mowlidka ? Mise waxaasi wa khuraafo?
Ma Shirki, Bidco iyo Macsiyo ayaa Rasuulka ﷺ lagu weyneeya?! || Sh Axmad Yare
Переглядів 4,1 тис.2 місяці тому
هل يُعظم الرسول ﷺ بالمخالفات كالشرك والبدع والمعاصي؟
Katagistii Nabiga ﷺ waxayba kamid tahay Sunnadiisa مع وجود المقتضي وإنتفاء المانع
Переглядів 4,1 тис.2 місяці тому
Katagistii Nabiga ﷺ waxayba kamid tahay Sunnadiisa مع وجود المقتضي وإنتفاء المانع
Jawaab : kuwa leh Nabiga ﷺ ka tagistiisa daliil mahaan? || sh Axmad Yare
Переглядів 4,6 тис.2 місяці тому
Jawaab : kuwa leh Nabiga ﷺ ka tagistiisa daliil mahaan? || sh Axmad Yare
Dhaantada Suufiyada iyo Culimada waxa ay ka tiri!
Переглядів 4,3 тис.2 місяці тому
Dhaantada Suufiyada iyo Culimada waxa ay ka tiri!
Bisha Rabiicul awal ma leedahay cibaadooyin u gaar ah oo aan bilaha kale la qabin? || Sh Axmad Yare
Переглядів 1,6 тис.2 місяці тому
Bisha Rabiicul awal ma leedahay cibaadooyin u gaar ah oo aan bilaha kale la qabin? || Sh Axmad Yare
Bajuuri ayaa fadeexeyey waxa ku jira burdaha! Oo shirki ah
Переглядів 5 тис.2 місяці тому
Bajuuri ayaa fadeexeyey waxa ku jira burdaha! Oo shirki ah
Mowlidka dad aan Muslim ahayn ayaa keenay haddana waxay gaartay keega toortada iyo geedka krismiska!
Переглядів 2,9 тис.2 місяці тому
Mowlidka dad aan Muslim ahayn ayaa keenay haddana waxay gaartay keega toortada iyo geedka krismiska!
Ahlu Sunnaha waa kuwa ku raaca Rasuulka ﷺ ficilkiisa iyo Tarkigiisa!
Переглядів 1,5 тис.2 місяці тому
Ahlu Sunnaha waa kuwa ku raaca Rasuulka ﷺ ficilkiisa iyo Tarkigiisa!
Ziyaarooyinka khilaafsan Sunnadii Nabigeena ﷺ || Sh Axmad Yare
Переглядів 4 тис.2 місяці тому
Ziyaarooyinka khilaafsan Sunnadii Nabigeena ﷺ || Sh Axmad Yare
Kufriyaadka gabbaadka looga dhigto waxa lagu sheego cilmu-baadinka & sida culimada ugu hortagtay
Переглядів 7 тис.2 місяці тому
Kufriyaadka gabbaadka looga dhigto waxa lagu sheego cilmu-baadinka & sida culimada ugu hortagtay
Allaha Casiiska ah idinku dhaariyey waxaan ma karaama baa?!
Переглядів 1,3 тис.2 місяці тому
Allaha Casiiska ah idinku dhaariyey waxaan ma karaama baa?!
Jawaab ku socota Suufiyada oo isku dayay inay inkiraan xaqiiqooyinka Qadhaadh
Переглядів 5 тис.2 місяці тому
Jawaab ku socota Suufiyada oo isku dayay inay inkiraan xaqiiqooyinka Qadhaadh
Wax aad fahmi kartid mahaan … waa Majaaz !
Переглядів 3,1 тис.2 місяці тому
Wax aad fahmi kartid mahaan … waa Majaaz !
Qof dhintay mala dhihi karaa shaki nuguma jiro in uu jannada ku jiro?!|| Sh Ahmed Yare
Переглядів 2,3 тис.2 місяці тому
Qof dhintay mala dhihi karaa shaki nuguma jiro in uu jannada ku jiro?!|| Sh Ahmed Yare
Bal ila arka beenta iyo khiyaanada ey caruurtii suufiyada ku kaceyn !
Переглядів 6 тис.3 місяці тому
Bal ila arka beenta iyo khiyaanada ey caruurtii suufiyada ku kaceyn !
Kulaha Ismaaciil Haniyah waxaa loo dilay suufinimo markuu sheegtay!
Переглядів 12 тис.3 місяці тому
Kulaha Ismaaciil Haniyah waxaa loo dilay suufinimo markuu sheegtay!
Shaikh gaalkan haku daalin wa is dabaalinoyaa wlhi allahu akbar
War ninkaan xalkiisu waa dil wayo nin saan afsoomali uyaqaan lntaa cimrigiisa dhan yahay oo marwalba diinta maqlaayo oo hadana diidan weeneenta diinta jaceelka nabigeena kan xalkiisa waa dil toogasho xaaraami ween
Meeshaan wax badan ayaa ku cadaaday ninkii iska indha tiraaa iyo kii wax maqlaaa
Gaalnimo ku weynaaw waa nasiib daro kuna darso cilmi daro iyo jahli. War nimanyow kani intuu joogaa.
Kani Surah Maryam ma yaqaanaa horta.
Hooyadaa iyo Abaaha ma jeceshahay ? Jawaabta xitaa wuu lasoo deg degay, walee kani waa gaal banaan yaala. “ igama dhigeyso” muslimino ama gaalnimo.
Ma jeceshahay waa suaal ? Ma neceban tahayne waa su’aal? Haa mise Maya jawaabta way cadahay.
Nebi Muxamed Scw scw shaki in uu ka galo in aad jeceshahay iyo in kale waa gaalonimo. Suaashaasi hadiii i weydiin laheyd jawaabta xitaaa horay ayaan kuu sheegi lahaay SCW. Nebi waan jecelahay aad iyo aad waalidkeyga xitaa waxaan kasii jecelahay NEBIGEENA MUXAMED SCW SCW. Kani waa gaal geeso waaweyn isaga iyo Asma Daaus - hadii aad ula jeedeen Asma aad ka hadasheen.
Erayga gaal waaye ah wax fudud mahaan ee dadkaan sooqoraya ha digtoonaadaan
Jazakallah kheir
Asc sheekh Cumar u sheeg walaalkeen marka la soo qaado Magaca Nebiga SCW in lagu saliyo
Waa ninkani waa xuseen Danmark ayuu degan yahay.
magac iyo aabo iyo hooyadeey iyo caruuryeyda waxaan ka jeclahaya suubanaheen scw iyo diinteyda uu Alle noogu soo dhiibay hawadisa kuma hadlin ilaa waxuu alle u wx yooday maahane midkaan haduu illaah hanuun l doono uu isk badlaya qobkan uu shegayo isgoo og in maalin uu dhiman doono qob maxuu kuu yahya mrk wadba og tahaya in ad malin aduunkaan lagaa wdayo subxaan llaag
M.a sas aya wajib nagu ah❤😢
Miskiinkaan munaafiq ma aha, wuu wareersanyahay laakin videogaan waxaa ka dareemay in isaga lugu kalifayo dambiga
WAA GAAL IS QARINAAYO LKN WAA KA SHIFAN YAHAY SHARTIISA UMADA ALLAH HA DHAAFIYO
Munaafaq yosee jabwayn baa gaaray Wlhi Asaga iyo gaalada sxbadiis ah
Alle ha soo haanuuniyo diitana ha fahansiiyo
Waqti ayaad gelineysaa qof raadinaya aduun iyo islaweyni waa iska doqon iska hilmaama isagaa soo wareeraya
Waa faaruq kan
Sheekhu wuxu raba wiilkan inu gaalobo miyaa? Diinta ilahay isaga ma leh..walahi this is sad.
Sheikh cumar waa mahadsan tahay
Waa dad quraafaad ku dhex nool 😂😂
Suufiyada sixirka wexeey ka aamin san yihiin darajo iyo ooliya nimo allaha duleeyo suufiyada
There is none in the heavens and the earth but comes unto the Most Beneficent (Allah) as a slave
﴿إِن كُلُّ مَن فِي السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضِ إِلَّا آتِي الرَّحْمَٰنِ عَبْدًا﴾ [ مريم: 93] There is none in the heavens and the earth but comes unto the Most Beneficent (Allah) as a slave
Dr. Axmeddeeq wuu ka jawaabi kari waayay su'aalihii muhiimka ahaa ee la waydiiyay. Daadani waxay soo jirtay muddo aad u dheer. Laakiin, Axmeddeeq wuxuu akhriyey ama dhegeystay dooda difaacaysa diimaha. Laakiin si fiican umuu fahmin dooda kasoo horjeeda. Sababtoo ah, waxaad arkaysaa sida uu ugu hafanayo marka su'aal la waydiiyo. Markaa waxaan Axmeddeeq kula talin lahaa inuu dib ugu noqdo doodahan. UA-cam ayay ka buuxaan. Dhinaca kale, waa dood aan waligeed lagu heshiinin. Waliga waxaa muuqata in qolada diimaha laga dood fiican yahay oo
Culimo ayuu alle umada ku arsaaqay sh barbaraawi baraka allah
Wax suna la yidhaahdaa ma jiro Allah ka xishooda kitaabka Allah ayaa sharciga kaliya ee aduunkan jira ah ( Xadiiska Allah soo dejiyey oo kitaab Allah ayuunba sax ah Amba xasiisyada rsuulka loo nisbeeyooolaga been abuurtey waa diinta laga garab abuurtey kitaabka Allah ee cadowga islamku sameeyey si kitaabka Allah looga fogeeyo umadda. Allah u qadariya xaqqa qadrigiisa
Luqada engriiska sidan ayuu ka yahay luqadii somaligana waa kacararayaa yaab aduunyo
Sheikh cumar waa zaakir nik somaaliya cumri dheer iyo caafimaad allaha no siiyo somalida fitnowda ayuu la dooda ama xaqa ugu baqa hadana wax bunbuninaya malahan sorry wlhi
Ninkaan Ha loo nasteexeyo waa jaahil u baahan in Wax badan loo nasteexeyo.
inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Mashlh
Allaha hanuuniyo culumadana allaha cimrigooda dheereeyo
Asalamu alaikum wrt Walaal SALIGA NABIGENA SUBAN YAAN LAHILMAMIN SALALAHU CALAIHI WASALAAM❤❤❤ صلي الله عليه وعلي آله وصحبه اجمعين❤❤❤
Ha loo nasteexeeyo walaalka Dad badan baa u baahan
Waaniyaa ninkaan haa fogeninaa
Marhaduu qirtay inuu jaahil ka ahaa la saa ir sheekh isagana Markaa la wacdinaayo yuu ku marmarsoon jaahil baan ahay Marka ilaahay iyo diinta waxlaga sheegana yuukuraaxaysan Xoriyadna u arkin Takale jaahilnimada qogka muslinkaa loo ogol yay in uu kaqarsoomaan waa wax xadidan
SU,AASHA LAGU WEYDIIYAY SI SAX AH UGU JAWAAB ❤ TNKLE CAAMI NIMADA MA AHAN MICANAHEEDU INAA MUNAAFIQIINTA GARABSIISO
What the fool
Saa isu laha maskin jahilnimanhaysa buu yri muctazili ban ahay bisinka
wiilkaan mnsha allaah waa daacad in si degan wax looga dhaadhiciyo ayaa fiican' wuuna cudur daarty oo wuxuuna yiri' I WAS FROM BUSH TO EUROPE' halkan ayaanna ku barbaaray oo wax ku barty' marka hallo DIMRIYO wiilkan
Ilahay ha hanuuniyo halmar isogaa nabiga SCW isagoo ku salinayo ma arkin intan fiirsanayay subxanalah
qabka iyo isla weynidu hakuu dambaysee' waxa aad ka' samaysanthy ma taqaanaa' ma' ogthy inaad caloosha qashin kaaga buuxo' berri màrkaad dhimatidna jirkaagu uu soo uri doono' kibir iyo isla weyni ALLAAH' keliya ayeey u sugnaatay' ,🙏🙏🙏🙏
Bisinka Yoose waa magac jin Mingis
Sheikh maaha ninka dadka dambaajinaya oo suaalaha qaldan waydiinaya .
hooyadiis iyo aabihiis way ku qasaareen subxaanallah subxaanallah subxaanallah
Oday Abdirahman Bachir , please go back to school.
Waycadahay ninkani in uu jaahilyahay wixiinu waa jakaartayn waxaana idinka dhadhamaya takfiir
Ma aha munaafiq waa nin muslim ah ee waxaad wadaan xikmad iyo diin madna ma aha