Masha allah horay u soco sxb nin fiican ayaa tahay. " Allah Swt iyo Rasuulkiisa Swc oo lagu jees jeeso uma arko wax qalad ah" Ninkan ashahaada xitaa ma yaqaano. War ninkan inkee lagu haayey, malaga xiiseeyo. Kan haku daalin wuu is cadeeyey sheikha Omar.
wiilkaan mnsha allaah waa daacad in si degan wax looga dhaadhiciyo ayaa fiican' wuuna cudur daarty oo wuxuuna yiri' I WAS FROM BUSH TO EUROPE' halkan ayaanna ku barbaaray oo wax ku barty' marka hallo DIMRIYO wiilkan
Culumada bartaan leh waxaa iga talaa Ninkaan oo kale ula mucaamila sudii qof jid ja lumay oo u baahan in la hago dood maahan inaad la gashaan waa iga talo dadka diinta yaan laga cayrin , oo shaydaanka loo cayrin
Soomaaliyeey dadka soomaaliyeed ee diinta wax ka aqoon u tartiibiya oo u jilca diinta tartiib u fahamsiiya seynan u cararin waliba markaad si toosa ula hadlaysaan
waxan wa show labadan wa labo jaaaaajuuus ee iska ilaaaliya waxay iska dhigayan labo kala fikir ah lakin wa mashruc wana walaahi labo jaaaajuuus oo mashruc un ka wada social media
MEESHAAN WAXAAN U JEEDAA IN NINKAAS LAGA QALDANYAHAY DOODAAN NINKAAN HADDA WAXA UU RABO WAA IN UU WAX BARTO LKN ADINKA AYAABA SII RIIXAYA GUYS SABABTOO AH WAXAAN U JEEDAA ILAAHAY MA JECESHAHAY IYO INUU ILAAHAY MA NECBI WAX MA KU KALA DUWANO
Walaahi saan waa qalad in dadka aan diinta wax ka aqoon loo dhaqmo oo hadana la sheegto manhajka salafka please joojiya ninkaan ka daaya cadaadiska , culumada salafiyiintu saan uma dhaqmaan
الْمُنَافِقُونَ وَالْمُنَافِقَاتُ بَعْضُهُمْ مِنْ بَعْضٍ يَأْمُرُونَ بِالْمُنْكَرِ وَيَنْهَوْنَ عَنِ الْمَعْرُوفِ وَيَقْبِضُونَ أَيْدِيَهُمْ نَسُوا اللَّهَ فَنَسِيَهُمْ إِنَّ الْمُنَافِقِينَ هُمُ الْفَاسِقُونَ وَعَدَ اللَّهُ الْمُنَافِقِينَ وَالْمُنَافِقَاتِ وَالْكُفَّارَ نَارَ جَهَنَّمَ خَالِدِينَ فِيهَا هِيَ حَسْبُهُمْ وَلَعَنَهُمُ اللَّهُ وَلَهُمْ عَذَابٌ مُقِيمٌ
سبحان الله والحمدلله ولا إله إلا إلا وألله أكبر أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم. جزك الله خير الجزاء شيخ عمر😢😢😢❤❤❤❤
😢😢😢 waa xanuun qof aan jacelka Alle afkiisa soo marsiinkarin waa musiibo Ilaahow adaa mahad iska leh islaanimo noogu deeqday
{وَلَئِن سَأَلْتَهُمْ لَيَقُولُنَّ إِنَّمَا كُنَّا نَخُوضُ وَنَلْعَبُ ۚ قُلْ أَبِاللَّهِ وَآيَاتِهِ وَرَسُولِهِ كُنتُمْ تَسْتَهْزِئُونَ (65) لَا تَعْتَذِرُوا قَدْ كَفَرْتُم بَعْدَ إِيمَانِكُمْ ۚ إِن نَّعْفُ عَن طَائِفَةٍ مِّنكُمْ نُعَذِّبْ طَائِفَةً بِأَنَّهُمْ كَانُوا مُجْرِمِينَ (66)} [التوبة : 65-66]
Subhanalah Cajiib walahi In Qof uu Diintiisa Iyo Macrifatul Rabbiga uu San Waxba Kagareyn!
Waxaan Ogaaday In Maanta Somali Aadan Horey Ka Aamnin Hadaad Aragto, Maanta Cidwalbaa Nalagahelikaraa Waayo Dad Jabay ayaan Noqonay.
Sheekha maba neefsanaayo ninka muu jaanis siiyo uuku hadlo amus shaikh sual jawab
Masha allah horay u soco sxb nin fiican ayaa tahay.
" Allah Swt iyo Rasuulkiisa Swc oo lagu jees jeeso uma arko wax qalad ah"
Ninkan ashahaada xitaa ma yaqaano. War ninkan inkee lagu haayey, malaga xiiseeyo.
Kan haku daalin wuu is cadeeyey sheikha Omar.
Sheikh Cumar Kheyr Allaha Kusiiyo, Waxaan Ha iskudaalinin!
wiilkaan mnsha allaah waa daacad in si degan wax looga dhaadhiciyo ayaa fiican' wuuna cudur daarty oo wuxuuna yiri' I WAS FROM BUSH TO EUROPE' halkan ayaanna ku barbaaray oo wax ku barty' marka hallo DIMRIYO wiilkan
Waxn bilaabay inan so gudbiyo Quran shorts. 1K I gaadhsiiya Walalaayaal ❤
Allaha hanuuniyo culumadana allaha cimrigooda dheereeyo
Asalamu alaikum wrt Walaal SALIGA NABIGENA SUBAN YAAN LAHILMAMIN SALALAHU CALAIHI WASALAAM❤❤❤ صلي الله عليه وعلي آله وصحبه اجمعين❤❤❤
Ilahay ha hanuuniyo halmar isogaa nabiga SCW isagoo ku salinayo ma arkin intan fiirsanayay subxanalah
سبحان الله
inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Culumada bartaan leh waxaa iga talaa Ninkaan oo kale ula mucaamila sudii qof jid ja lumay oo u baahan in la hago dood maahan inaad la gashaan waa iga talo dadka diinta yaan laga cayrin , oo shaydaanka loo cayrin
Waxa doqonima ugu qof rag iska celis u dhihi karin illahay iyo rasuulkiisa scw waan jeclahay 😢war saxiibo fiican sameysta hasameysanina saaxibo gaalo ah iyo munafaqen ah
Xasbiyallah wa nimca wakiil illahow kuwan naga qabo 😢 isla weyni illahey u sugnayey adoo adoon ah see is kula weynadaa subxanallah somali meel xuney ku socdaan illahey hanaga qabto😢
Waa jaahil
war sheikh ha naga oomin Allah yaa yahdiig
SU,AASHA LAGU WEYDIIYAY SI SAX AH UGU JAWAAB ❤
TNKLE CAAMI NIMADA MA AHAN MICANAHEEDU INAA MUNAAFIQIINTA GARABSIISO
hooyadiis iyo aabihiis way ku qasaareen subxaanallah subxaanallah subxaanallah
Scw Scw Scw
Magacay gu waa shared tayda Diinta ma sharaf ka wayn ayaa jirta. Kan wax ba qaldan waa is qarinaya
Gaal waaye kan hakudsalin
Subxanallah Subxanallah yaa asaxabta weydiiyey Nabiga scw m jeceshahay la weydiiyey
Ha loo nasteexeeyo walaalka
Dad badan baa u baahan
qabka iyo isla weynidu hakuu dambaysee' waxa aad ka' samaysanthy ma taqaanaa' ma' ogthy inaad caloosha qashin kaaga buuxo' berri màrkaad dhimatidna jirkaagu uu soo uri doono' kibir iyo isla weyni ALLAAH' keliya ayeey u sugnaatay' ,🙏🙏🙏🙏
Waxaa qariib ah wuxuu sheeganayaa dinta waxbadan kama yaqaano sidee qol ufuran karaa oo dood dineed ugahadli karaa hadana waa cajiib
1:05:32 kkkk ... Khadraawi (Qardaawi)
Soomaaliyeey dadka soomaaliyeed ee diinta wax ka aqoon u tartiibiya oo u jilca diinta tartiib u fahamsiiya seynan u cararin waliba markaad si toosa ula hadlaysaan
Masomali diinta hada lagaarsinayo aya jirta waa dad diinta lagusobarbariyay oo markey qurbaha yimaden dameer dhaanraac noqday quraniyin
mamaqlijirin
shiico
takfiir
Waa wax mardhawnoyimid
QOFWALBAA NAFTIISA NAARTA HAKA ILASHADO
HA QABSADO QUR AANKA IYO SUNADA NABIGA SCW
Waaniyaa ninkaan haa fogeninaa
Ninkaani sinaba muslim kuma noqon karo uduceeya Allahaa soo hadeeyo ninagana Allaha nasigo
Ma aha munaafiq waa nin muslim ah ee waxaad wadaan xikmad iyo diin madna ma aha
Sheikh maaha ninka dadka dambaajinaya oo suaalaha qaldan waydiinaya .
KKKKKKK BAARAKALLAAHU FIIKA WAA JAAHIL MUNAAFIQ AH SI FIICAN AYAAD UGU JAWAABTEY
Culimada ha caaridin
Cadcad haw jarane daa
Cunistoodu waa sune
Ciil haw dhimane joog
Cadow diinta haw noqon
Eeg ceebahaagoo
Caabud-Eebbe nabadgeli
caasi caana haka noqon
Caan caan dhaloo kale
Carradaad ku nooshahay
Cisee waalidiintana
Cuquuq waalid waa ciir
Cimrigaaga kayd u ah
Cabdadoo ciyoon tegi
Waa cishooyin duniduye
Cisyaan haku sagootiyin
Carrabkaaga khayr iyo
Ku Cidaad cibaadada
Caweyskii quraan ruug
Caailadda noolee
Noqo caymad aakhiro
Cibro qaado noloshaa
Waa cishooyin duniduye
Cirfiid ehelu naarrada
Ibliis iyo cawaankiis
Ciirsi cududa haw noqon
Fircoonnada casrigan jira
Mujrim caynsha haw noqon
Caawiyaha shaydaan
Noqo caymad aakhiro
Caabud eebbe keligiis
Kulahaa waa saaxiibaday maba qarsaa yee
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Islawyni kulahaa
Ego kulahaa. War waxan bal maqal wuxuu ku hadlayo.
Ninkaan waa caamo jaahila
Waxiisa dhan jahli baa asal u,ah
waxan wa show labadan wa labo jaaaaajuuus ee iska ilaaaliya waxay iska dhigayan labo kala fikir ah lakin wa mashruc wana walaahi labo jaaaajuuus oo mashruc un ka wada social media
Bisinka Yoose waa magac jin Mingis
Saa isu laha maskin jahilnimanhaysa buu yri muctazili ban ahay bisinka
Luqada engriiska sidan ayuu ka yahay luqadii somaligana waa kacararayaa yaab aduunyo
Isla weyni ayaa ku jirta yuusan idin daalin ninkaan ajar allah idinka siiyo culumadeena
MEESHAAN WAXAAN U JEEDAA IN NINKAAS LAGA QALDANYAHAY DOODAAN NINKAAN HADDA WAXA UU RABO WAA IN UU WAX BARTO
LKN ADINKA AYAABA SII RIIXAYA GUYS
SABABTOO AH WAXAAN U JEEDAA ILAAHAY MA JECESHAHAY IYO INUU ILAAHAY MA NECBI WAX MA KU KALA DUWANO
Ninkaas munaafiqa ah si ficn baa u naqaana ee dagdaga jooji
عدم الكره لا يستلزم المحبة
Adiga ninkan diinta hakasaarin cadaadiska kadaa,
Hadaad wax kudhaato unasteexee, wuxu u, egyahay
Qof daacada
Ninkaan 3 sano ayaa aqaana qof daacad mahaan waa munaafiq weynaaday
وَإِذَا رَأَيْتَهُمْ تُعْجِبُكَ أَجْسَامُهُمْ وَإِن يَقُولُوا تَسْمَعْ لِقَوْلِهِمْ كَأَنَّهُمْ خُشُبُ مُسَنَّدَةٌ يَحْسَبُونَ كُلَّ صَيْحَةٍ عَلَيْهِمْ هُمُ الْعَدُوُّ فَاحْذَرْهُمْ قَتَلَهُمُ اللَّهُ أَنَّى يُؤْفَكُونَ
35:30 kkk
Sheikh cumar waa zaakir nik somaaliya cumri dheer iyo caafimaad allaha no siiyo somalida fitnowda ayuu la dooda ama xaqa ugu baqa hadana wax bunbuninaya malahan sorry wlhi
Ninkani wA yaqaan diinta laakiin waxuu jilayaa in uu yahay jaahil
Hadey run ka tahay ha dhegeysyo tafsiirka cumar faruuq// ninkan wuu dhow yahay yaan laga harin
Ninkaan Ha loo nasteexeyo waa jaahil u baahan in Wax badan loo nasteexeyo.
Wahaabiyo iyo islla weynideeda waa kaas
Ikhlaas iyo tawaaduc aawey?
Walaahi saan waa qalad in dadka aan diinta wax ka aqoon loo dhaqmo oo hadana la sheegto manhajka salafka please joojiya ninkaan ka daaya cadaadiska , culumada salafiyiintu saan uma dhaqmaan
Waycadahay ninkani in uu jaahilyahay wixiinu waa jakaartayn waxaana idinka dhadhamaya takfiir
What the fool
walaal munaafaq ha dhihin oo diintu waa nasteexee unasteexee ha xukumine ilaahay baa qaybka oge
Wahaabiyo tagfiir ah ayad tahay hadana diin ayad rabtaa inad cid usheegtid kadaab ayad tahay xadiiskana waad qaladay oo nabiga ayad Ku been abuuratay
Cayda maxaa keenay maad wuxuu qalday saxdiid
Midkaan wuxuu ku waashey qof baa munafiq ah iyo qof baa suufi ah mu shaqeesto ooo bajiyaha iyo shushumoow uu kariyo taas baa u kheer badan
waxan wa mashruc omar iyo ninkan kaale wa labo jaaaajuuus ee iska ilaaali social media mashruc xun bay ka wadan