Katagistii Nabiga ﷺ waxayba kamid tahay Sunnadiisa مع وجود المقتضي وإنتفاء المانع

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 16

  • @abdirizakhassandini3625
    @abdirizakhassandini3625 2 місяці тому +2

    Masha Allah sheikh sharif abdinur Allah u naxariisto

  • @carabmuxumed4008
    @carabmuxumed4008 2 місяці тому

    Khayr badan ayaan u rajaynayaa shafiifka iyo sheekh Axmed.
    بارك الله فيكما

  • @Gantling
    @Gantling 2 місяці тому +1

    اللهم ارحم لشيخنا الوالد شيريف عبد نور وادخله جنتك

  • @NightingaleTorso
    @NightingaleTorso 2 місяці тому +1

    Shariif cabdinuur raximahu llaahi ayuu haystaa suufigani . Shariifka Allaah ha u naxariisto .

  • @Gantling
    @Gantling 2 місяці тому +1

    Wadaadkaa sh usuuli halaga fiirsado fataawidiisa joog katuurka ah ee uuna umeeldayeenin wayna badan

  • @Cabaas6004
    @Cabaas6004 2 місяці тому +1

    الشيخ العلامة شريف عبد النور رحمه الله

  • @أبوعبدالملكالصومالي
    @أبوعبدالملكالصومالي 2 місяці тому

    بآرك الله فيك

  • @CalimaxamedCalijaamac
    @CalimaxamedCalijaamac 2 місяці тому

    اللهم احفظ شيخنا

  • @abdullahimohamud-t6u
    @abdullahimohamud-t6u 2 місяці тому +1

    Nabiga Salah kalih wsalm wu somay iniganeh hilbo ayaa cuntan soma ah kaaf iyo kala dhiri

  • @AliAhmed-op1yb
    @AliAhmed-op1yb 2 місяці тому +3

    أولا : أنه لا يعرف عن الشافعي مدحه للصوفية ومذاهبهم ، وإنما المعروف عنه ذمه لهم ولطريقتهم .
    فعن يونس بن عبد الأعلى قال سمعت الشافعي يقول : " لو أن رجلا تصوف أول النهار ، لا يأتي الظهر حتى يصير أحمق " .
    وعنه أيضا أنه قال : " ما لزم أحد الصوفية أربعين يوما ، فعاد عقله إليه أبدا " .
    وقال يونس بن عبد الأعلى تلميذ الشافعي : " صحبت الصوفية ثلاثين سنة ، ما رأيت فيهم عاقلا ، إلا مسلم الخواص " . انتهى من "تلبيس إبليس" (ص 327) .
    وانظر كتاب "الاستقامة" لشيخ الإسلام ابن تيمية رحمه الله (1/414) .

  • @abdullahimohamud-t6u
    @abdullahimohamud-t6u 2 місяці тому

    اتبعو ولا تبتدعوا فقد كفيتم.

  • @carabmuxumed4008
    @carabmuxumed4008 2 місяці тому +1

    Maa la soomo maxaa xoolaha loo cunaa

  • @mohamedhassanali8919
    @mohamedhassanali8919 2 місяці тому

    War aan su,al idin weydiye
    Jaahilkan usuuuli ladhahay intu wx ku bartay
    Yaana umada u calaama saaray

  • @abdiqaniahmed9630
    @abdiqaniahmed9630 2 місяці тому

    هذا الذي تسمى اصول عنده اصول الجهل

  • @OmarGerweyne
    @OmarGerweyne 2 місяці тому

    Qur'aanka dhibcahiisa miyuu ogaa nabiga iyo asxaabtiisa gadaashiis bey ahaayeen. Taasna bidco ku sheega

    • @jamaalaxmed-eo6yt
      @jamaalaxmed-eo6yt 2 місяці тому

      Walaalkay taasu bidco manoqonayso. Qaacidada ugu fiicaan ee lagu fahmo shaygu inuu bidco yahay iyo inuusan ahayn waa sidaan. Shaygu haduu la xiriiro aduunyada horumarkeeda oo uunsan cibaadada laxiriirin bidco shaqo kuma laha. Shayga cibaadada ah hadii waqtigii Nabigeena SCW aan lasamaynin baahideedana ay jirtay waqtigaas wax mancinaayayna oo joojinaayayna aysan jirin hadii hada lasameeyo waa bidco. Waxaa jira waxyaabo badan oo lasameeyay Nabigeena kadib SCW sida Dhibcaha Quraanka oo kale bidco maaha maxaayeelay waxaa keenay baahi markii ay diintu fiday oo dad aan Carab ahayn ay diintii soo galeen ayaa loogu fududeeyay si ay diinta u fahmaan laakiin waqtigii Nabigeena SCW baahidaas majirin sabab too ah dadka soo islaamay waxay ahaayeen waqtigaas Carab Quraankana luqadooda ayuu kusoo dagay oo aad ayay u fahmaayeen umana baahnayn in loo fududeeyo. Sorry waan kugu dheereeyay walaalkay laakiin inaad fahanto ayaan rajaynayaa InshaAllah