Kulaha Ismaaciil Haniyah waxaa loo dilay suufinimo markuu sheegtay!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • Macalin Maxamud: Hal kalimo ayaa loo dilay ismaaciil Haniyah oo ah markuu sheegay inuu Suufi yahay!!!

КОМЕНТАРІ • 111

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 25 днів тому +4

    Subxanalah caqliga ma isticmalan wixii lo so meeriyay ayeey ku dhagan khalad ama sax allah u so dajiyo caqliga

  • @Xamdushcilmi
    @Xamdushcilmi 28 днів тому +7

    Subxanallaah allow dowxidka nagu noley naguna dil

  • @لاالهالااللهمحمدرسولالله-ي6ي

    لاحول ولاقوة الابالله

  • @UuWw-x3q
    @UuWw-x3q 22 дні тому +2

    Wll mcn ugu dig qaldka iyo shirkiga ay ku dhacaayan kadibna raac sii waano xikmaysan si aan uwada galno jannada alle

    • @UuWw-x3q
      @UuWw-x3q 22 дні тому +2

      Waxaa laga yaa baa in uu arko videoga kadib uu ka qaad kawir iyo xanaaq

  • @لاالهالااللهمحمدرسولالله-ي6ي

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 22 дні тому

    subxanallh Allaha soo Hanuuniyo kuwaan

  • @user-xy3ng2ll1l
    @user-xy3ng2ll1l 27 днів тому

    Shukran ustaad

  • @Axmed-h2h
    @Axmed-h2h 28 днів тому +7

    Hhh cajiib maxay suufiyo beenta ugu dhiiradaan.

  • @cabdiwalidagane2851
    @cabdiwalidagane2851 26 днів тому +2

    Waa runtiis sh maxamuud allaha xafido

  • @adan-g1o
    @adan-g1o 28 днів тому +4

    Wll fashilaadk saan ugu wad waa kugu xiranahay

  • @Otaha-zr8sn
    @Otaha-zr8sn 28 днів тому

    Allah u naxariisto

  • @لاالهالااللهمحمدرسولالله-ي6ي

    أحسنت بارك الله فيك

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 28 днів тому +2

    Odayga hala dhaqanceliya . Haddii kale Salmaan misile ha lagurakiba , kadibna cirka haloodira isagaa sheegtay caarifnimo . Fahankii diintaa ku qaloocsamay .

    • @boolocadey4661
      @boolocadey4661 27 днів тому

      Kkkkkkkkkk war odeyga miyaad dilaysaa sxb.

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 26 днів тому

      DIINTA NGO EE SIYAASADDA SUCUUDI GA KU SHAQEYSA EE 1991 NASOO GASHAY HAKU QALDAMIN. DAB AYAA LUGUU SOO DHIIBEY MARKAAS AYAAD GURIGAAGA KU GUBEYSAA KII KUU SOO DHIIBEY DALKIISU WAA NABAD

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 26 днів тому

      DALKAAN SOMAALIYA CULIMO SUUFIYO AH AYAA TALYAANI IYO BORTAQIIS LA DAGAALAMAY. WAQTIGAAS WAHAABI IYO SALAFIGA AAD SHEEGEYSO XAGGEEY JIREEN?? DIIN NGO OO SUCUUDI USHAQEYSA OO QARAXYO WADATA AYAAD LA WAREEGEYSAAN. UF UF UF.

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 26 днів тому

      DALKAAN SOMAALIYA CULIMO SUUFIYO AH AYAA TALYAANI IYO BORTAQIIS IYO GAALO OO DHAN LA DAGAALAMAY. WAQTIGAAS WAHAABI IYO SALAFIGA AAD SHEEGEYSO XAGGEEY JIREEN?? DIIN NGO OO SUCUUDI USHAQEYSA OO QARAXYO WADATA AYAAD LA WAREEGEYSAAN. UF UF UF

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 28 днів тому +1

    Maanta xaqa wuu Cadaday gaalo iyo mushrikiin wada socdaan Lakin birta aye cabayaan in sha allah

  • @mohagurey2214
    @mohagurey2214 28 днів тому

    Mashallah

  • @adan-g1o
    @adan-g1o 28 днів тому

    Wax cad soo bandhigtey wllkey macaan

  • @abdirahimjama112
    @abdirahimjama112 28 днів тому +2

    Culimada ixtiraam u muuji wlalow

  • @hassanmohamedabdalla4108
    @hassanmohamedabdalla4108 28 днів тому +2

    Sh Abdilkadir Jeilani kama war helin miyaa inuu yuhuudda raadsaanaayo

  • @عبدالله-ج3ث4ث
    @عبدالله-ج3ث4ث 28 днів тому +1

    Somali wax waalan iyo wax lagusoo jiraley waaye

  • @mahmoudhersi4603
    @mahmoudhersi4603 25 днів тому

    Kkkkkkkk... Odagaan waa funny!
    Sheekh Maxamuudow BEENI RAAD MA LEH!

  • @Xaq-raace
    @Xaq-raace 28 днів тому +1

    Qof Muwaxid ah shaki kagama galayo Macalin Muxamuud in uu yahay Mushrik Gaal ah, Axmad Tooyana uu yahay Gaal Mulxid ah oon Alle rumaysnayn.

  • @abdinasiradan439
    @abdinasiradan439 28 днів тому

    Subhanaalaah Subhanaalaah, kaan mahurdo ayas kasokacay

  • @YussufDuale-o4o
    @YussufDuale-o4o 28 днів тому

    Subxanallah

  • @MohamedXuseenMohamed
    @MohamedXuseenMohamed 19 днів тому

    Waa runtiisa shaikhena sh.maxamuud❤

  • @ibnuyussuf
    @ibnuyussuf 28 днів тому +1

    Ninkan odaga ah wa yiri magaci ILAHEEY ya lagu bubi waaye magac sheikh BA lagu buubay.arintaas oo gaalnimo ah wali man maqlin asagoo Ka toobad keeni

  • @AbdiOmar-gw6dp
    @AbdiOmar-gw6dp 28 днів тому +1

    Hhhhh waa waali

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 28 днів тому +1

    Suufi gaal ma,ba dilyo runti gaal wuxuu col layahay waa salafiyiin suni yiinta ah o jihaadka noo leya tooyow naclata allah

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali227 25 днів тому

    Odayga macalin maxamuud xayeysiiskiisa faraha ugu qaad.kkkk

  • @user-xy3ng2ll1l
    @user-xy3ng2ll1l 27 днів тому +1

    Sidaan lee ceebtooda banaanka haloo keeno

  • @sharifisakmarwan9242
    @sharifisakmarwan9242 25 днів тому

    Adogoo Wahaabi Suufuyda waa kaa Taarikh dheertahay waana Mujaahidin Suufiyo maahan Sidi Wahaabiya dhuunta ka socoto Wahaabi waa Saaxibul Hunguri

  • @saciidmaxamedsaciidmaxamed9050
    @saciidmaxamedsaciidmaxamed9050 24 дні тому

    Waa dadka kaliya badilkooda ku indha adag😡

  • @adan-g1o
    @adan-g1o 28 днів тому

    M,a

  • @adansantur4677
    @adansantur4677 28 днів тому +1

    War odaygan eeyga ah ark beentiisa

  • @user-vx7qp3mi9x
    @user-vx7qp3mi9x День тому

    Suufiyo iyo gaalo xidhiidhbaa kadhexeeya

  • @Xamdushcilmi
    @Xamdushcilmi 28 днів тому +1

    Duqa maxa ku dhacay😂😂😂

  • @hassanbashir7026
    @hassanbashir7026 24 дні тому

    عجيب ياأخي فإن هؤلاء يقولون مايشاؤون، ويظهر في كلامهم الجهل

  • @salmanosman3966
    @salmanosman3966 28 днів тому +1

    Gaaladu waxay necebtahay salafiyada dagaalanta ee ma necba salafiyada boqorada iyo madaxwaynayaasha kabohooda leefleefa.

  • @natureanimalsonearthandund163
    @natureanimalsonearthandund163 26 днів тому

    YOUTUBARADDA WAXAAAD U SHEEGTID MAAD WEYDAY WALAALO ? HADABA GELIN ODAYAASHA WARKOODA ?

  • @xayaakallaah1968
    @xayaakallaah1968 20 днів тому

    dadakaa waxaa ka mid noqdo dadka aan xisaab tamin subxaan llaah waligiin iska hirda oo beenta iska sheega lakin maalin baa imaan doonto leydiinka abaal marin doono subxaaan llaah

  • @hudhudmedia1446
    @hudhudmedia1446 13 днів тому

    Wahaabi diin malahan sxb waxba hanoo sbarxin

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 28 днів тому +1

    Yahuuda iyo nasaarada colaad waxey kala dhaxeysaa muslimiin ta ku dhaqma shareecada ama noleya e dagaal kama dhaxeeso kuwa qabuurta barya ayaga iyo kuwan waa isku mid

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 22 дні тому

    subxanallaah war dadkaan illen been bay ku Nolyihiin waryaada War Alle utobad keena maxa wadaadka waxan ku kalifaayo waa Yaabe

  • @BaraarujiyeMedia
    @BaraarujiyeMedia 20 днів тому

    Sucuudigu muxuu ugu diganaayey ee uu ugu jeesjeesaayey dalkii ismaaciil haniya? Mujrimiintaa ka xun gaalada

  • @xasan127
    @xasan127 27 днів тому

    War qosolka iskdaa

  • @لاالهالااللهمحمدرسولالله-ي6ي

    صح كلامك

  • @cabdiwalidagane2851
    @cabdiwalidagane2851 26 днів тому

    Wahaabida waxaa aasaasay Ingiriiska

  • @Gantling
    @Gantling 26 днів тому

    Waxaan u malaynayaa M. Maxamuudow in Axmad cabdi Godane iyo Adan Xaashi cayrowna iyaguna ay ay arintaasoo kale ay eedeen saas lee Iska dheh ilaa isku xoox ayaa dishye ????

  • @AbdirashidHussein-g4z
    @AbdirashidHussein-g4z 20 днів тому

    Mayee cirkaa la aaday odaygu waa mooryaan daqoobay

  • @محمدحسنالقاسمي
    @محمدحسنالقاسمي 28 днів тому

    Ilahey kusoqabay muxu ben qayaxan shegay

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj 22 дні тому

    Balaayo kuu ziyaaro aaday oo kuu dhaanteysay

  • @sulubyarecabdalla2562
    @sulubyarecabdalla2562 27 днів тому

    Wax aan ku tilmaamo ma aqoonno

  • @abdullahiadanmuktar252
    @abdullahiadanmuktar252 25 днів тому

    Hhhhhhh

  • @hogaankachannal682
    @hogaankachannal682 28 днів тому

    Sheikh ha kujesjesin ale kabaq

    • @curiousLiban
      @curiousLiban 27 днів тому +2

      Sheekh meesha ma joogo. Waa suufi quraafaadiiiste ah. Hadaadan aqoon waan bara doontaa.

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 26 днів тому

      DALKAAN SOMAALIYA CULIMO SUUFIYO AH AYAA TALYAANI IYO BORTAQIIS LA DAGAALAMAY. WAQTIGAAS WAHAABI IYO SALAFIGA AAD SHEEGEYSO XAGGEEY JIREEN?? DIIN NGO OO SUCUUDI USHAQEYSA OO QARAXYO WADATA AYAAD LA WAREEGEYSAAN. UF UF UF

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 26 днів тому

      DALKAAN SOMAALIYA CULIMO SUUFIYO AH AYAA TALYAANI IYO BORTAQIIS IYO GAALO OO DHAN LA DAGAALAMAY. WAQTIGAAS WAHAABI IYO SALAFIGA AAD SHEEGEYSO XAGGEEY JIREEN?? DIIN NGO OO SUCUUDI USHAQEYSA OO QARAXYO WADATA AYAAD LA WAREEGEYSAAN. UF UF UF

  • @عبدالله-ج3ث4ث
    @عبدالله-ج3ث4ث 28 днів тому

    😂😂😂

  • @cabdiwalidagane2851
    @cabdiwalidagane2851 26 днів тому

    Wahaabida kalama taqaano suufiga saxda ah iyo kan iska sheegto

  • @cabdiwalidagane2851
    @cabdiwalidagane2851 26 днів тому

    Gaalo hadii ay wahaabjyo la dagaaleyso Umal iyo xasaan kuma noolaadeen kenya
    Ee ummada beenta ka jooji waana la ogyahay in dadkii wadaamada islaamka xureeyey ay ahaayeen Suufiyo.

  • @abdifatahabdi6792
    @abdifatahabdi6792 28 днів тому

    Kkkkkkkkkk

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 23 дні тому

    Kalay sufiyadu wan yabanee madarooogada ayay cunaaa?

  • @RUWAAYADOVIDEOS-b82
    @RUWAAYADOVIDEOS-b82 28 днів тому

    suuuuuuuuufi kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @mohagurey2214
    @mohagurey2214 28 днів тому

    Suufi nag Alle idinkasiy

    • @IsmaaciilAbdirzaak
      @IsmaaciilAbdirzaak 28 днів тому

      Oo cadaa habaarka adilee amuu guugu soolaabtaa

    • @mohagurey2214
      @mohagurey2214 28 днів тому +1

      @@IsmaaciilAbdirzaak hadii an lunsana ilahay haigusoceliya

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 26 днів тому

      DALKAAN SOMAALIYA CULIMO SUUFIYO AH AYAA TALYAANI IYO BORTAQIIS LA DAGAALAMAY. WAQTIGAAS WAHAABI IYO SALAFIGA AAD SHEEGEYSO XAGGEEY JIREEN?? DIIN NGO OO SUCUUDI USHAQEYSA OO QARAXYO WADATA AYAAD LA WAREEGEYSAAN. UF UF UF

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 26 днів тому

      DALKAAN SOMAALIYA CULIMO SUUFIYO AH AYAA TALYAANI IYO BORTAQIIS IYO GAALO OO DHAN LA DAGAALAMAY. WAQTIGAAS WAHAABI IYO SALAFIGA AAD SHEEGEYSO XAGGEEY JIREEN?? DIIN NGO OO SUCUUDI USHAQEYSA OO QARAXYO WADATA AYAAD LA WAREEGEYSAAN. UF UF UF

    • @mohagurey2214
      @mohagurey2214 25 днів тому

      @@Yusufxasann dowlada ayad ku hos gabatan weligen.

  • @natureanimalsonearthandund163
    @natureanimalsonearthandund163 26 днів тому

    adiga maxaa kugu watay inaad mucaaridid qof ku sheegay inloo dilay suufinimo xitaa haddiisan aheyn waxii wanaagsan ee laga sheegay sheeg haddii kale fidno ha bilaabin ninka aragtidiisa ayuu sheegay . maxaad ka helaysaa haddi aad lid ku noqtid qofkan warkii uu ku sheegay ismaaciil hani ?

  • @omhajar69
    @omhajar69 28 днів тому

    Oday Salmaan caadi ma ahan
    Asaga maxey u cafiyeen hadii suufi lid ku yihiin

  • @QatimoGarad
    @QatimoGarad 28 днів тому

    Warqosolxumawaxani afkabaladhan

  • @shaakiraweis6862
    @shaakiraweis6862 28 днів тому

    Kani macalin maha ee waa beenaale weyn oday maxamuud 😅😅😅😅

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 25 днів тому

    😂😂😂SUUFI WAA ISRAEL 🇮🇱 CML THEY PLAY VICTIM.
    SUUFIDA QOF MARKUU DINTABA STORIES AYEEY BILABAAN

  • @goldensilver210
    @goldensilver210 28 днів тому

    Hadii suufi aay gaalo dileyso maxey u dili la, dahay galada sufida somaali jogto?
    Suufida somali jogto iyo galada isma necba waba saaxib sida inonwada muuqata

  • @HassanAbdulkadir-wm2fw
    @HassanAbdulkadir-wm2fw 28 днів тому

    War ninkaan waa maxay Jees jees badabaa waa bin isku arko inuu diinta dadka ka badiyo ninyahoow qosolka iska daa waxaad taqaano waa yaryohiin wax baro

  • @abdinasirgaraad4132
    @abdinasirgaraad4132 28 днів тому

    dadka dhinttay ineey ka been sheegaan maaahee wax kale ma jiraan miyaa

  • @NuurMaxamed-ny2zq
    @NuurMaxamed-ny2zq 27 днів тому

    Wahaabi khawaarij ah batahee iska aamus

  • @user-wi4is2ol2k
    @user-wi4is2ol2k 28 днів тому

    Jareerkaan yaa culuda usoo adeegsaday War ina siciid barqashoow jooghee yaa is maaday

    • @khalidabucamaar42
      @khalidabucamaar42 28 днів тому +2

      Suufiyo miyaa culimo ah khurafadlayasha😂😂

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 26 днів тому

      DALKAAN SOMAALIYA CULIMO SUUFIYO AH AYAA TALYAANI IYO BORTAQIIS IYO GAALO OO DHAN LA DAGAALAMAY. WAQTIGAAS WAHAABI IYO SALAFIGA AAD SHEEGEYSO XAGGEEY JIREEN?? DIIN NGO OO SUCUUDI USHAQEYSA OO QARAXYO WADATA AYAAD LA WAREEGEYSAAN. UF UF UF

  • @AliAli-yl5rh
    @AliAli-yl5rh 3 години тому

    Macalinka maxaa kaqandan ma dad dhiman ayuu lahadlayaa war dadka ka xishoo waxa aad kahadlaysaa adiga ayey wax kuu dhimayaan waayo waa been

  • @AbdirizakFarah-wg4tb
    @AbdirizakFarah-wg4tb 28 днів тому

    War nin yahow reer xamarka ah akhlaaqda ayaa kuugu yar ninkaaga wahaabiga ah maxaa jeejeeska
    Diinna waad sheeganeysaa
    Ciyaal suuq dhaqankiisa ayaad leedahey
    Naqdigaaga waxaa kuu diidaya akhlaaqdaada
    Ayaa aad u liidata

  • @GaraadWaranle
    @GaraadWaranle 28 днів тому

    caqli badnaanta waa waxa uu hogaanka ugu noqday suufida .

    • @sulubyarecabdalla2562
      @sulubyarecabdalla2562 27 днів тому

      😅

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 26 днів тому

      DALKAAN SOMAALIYA CULIMO SUUFIYO AH AYAA TALYAANI IYO BORTAQIIS IYO GAALO OO DHAN LA DAGAALAMAY. WAQTIGAAS WAHAABI IYO SALAFIGA AAD SHEEGEYSO XAGGEEY JIREEN?? DIIN NGO OO SUCUUDI USHAQEYSA OO QARAXYO WADATA AYAAD LA WAREEGEYSAAN. UF UF UF

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 26 днів тому

      DALKAAN SOMAALIYA CULIMO SUUFIYO AH AYAA TALYAANI IYO BORTAQIIS IYO GAALO OO DHAN LA DAGAALAMAY. WAQTIGAAS WAHAABI IYO SALAFIGA AAD SHEEGEYSO XAGGEEY JIREEN?? DIIN NGO OO SUCUUDI USHAQEYSA OO QARAXYO WADATA AYAAD LA WAREEGEYSAAN. UF UF UF😊

    • @GaraadWaranle
      @GaraadWaranle 26 днів тому +1

      Weligood gaalada ay ku daabnaan jireen .
      Hadda maantadaan la joogo aan goob joog nahay ma gaal ay la dagaalamaan ?

  • @MohamedsheikhDayib-i3k
    @MohamedsheikhDayib-i3k 28 днів тому

    Maanta hadal gar'ah ayaad ku hadashay

  • @user-kz6ls7my5z
    @user-kz6ls7my5z 28 днів тому +1

    Suufida ayaanntan ceebtoda lasoo fatashaya 😂

  • @lebaan4795
    @lebaan4795 20 днів тому

    Itaqullah sheeqa shekadis intaas kali ayaad kali ayaad ka soqatay maxa ka horeyey marka qalad ayaa rabta in ad dusha ka sartid war Allah ka cabso intat lidahay View samayso gud ha ku dhicin..

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey 25 днів тому

    War jaahil baa tahay gar wayn oo la samaysto ma aha cilmi hadaan adiga ku ahay cilmiga baan baran lahaa ee shiiqa afkaaga ka qaad

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 28 днів тому

    Uday gaan qabuura tuuga ah wuu isku dhax yaacay

  • @mohamedcabdiwade5036
    @mohamedcabdiwade5036 28 днів тому

    Ileen qofkaan saan bu caqli xayawaan u lahaa waaba doqon caadiya😂😂😂 dad baa culimo mooda noocan wali

    • @cabdiraxmaan3754
      @cabdiraxmaan3754 28 днів тому

      😂😂😂😂

    • @AbuuHureyra-l3f
      @AbuuHureyra-l3f 28 днів тому

      Cayda waa xaaran xujada weycadahay lakin hacan shiiqa xuja ayaa la ogaagay

    • @cabdiraxmaan3754
      @cabdiraxmaan3754 28 днів тому +2

      @@AbuuHureyra-l3f Ma waxaa xujo ah inaa dhahdo yaa salmaan ayaa lagu duulaa iyo in qubuuro la caabudo?!

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 26 днів тому

      DALKAAN SOMAALIYA CULIMO SUUFIYO AH AYAA TALYAANI IYO BORTAQIIS IYO GAALO OO DHAN LA DAGAALAMAY. WAQTIGAAS WAHAABI IYO SALAFIGA AAD SHEEGEYSO XAGGEEY JIREEN?? DIIN NGO OO SUCUUDI USHAQEYSA OO QARAXYO WADATA AYAAD LA WAREEGEYSAAN. UF UF UF

  • @khaalidElmi
    @khaalidElmi 28 днів тому

    Adiga wax walan ayaa tahay balayo fool xumabadan sh ama mclm maxamuud adiga wuu kacilmi badan yahay ar kakixiso ayaa thy

    • @ahmedsaeed8860
      @ahmedsaeed8860 25 днів тому

      maxamud hadu cilmi leeyahy, cilmiga meeshis ha iga joigo mabo rabo

  • @myusuf7549
    @myusuf7549 28 днів тому

    كذبة والله مااجرءه

  • @ابويحيىعمر-ذ8ط
    @ابويحيىعمر-ذ8ط 28 днів тому

    😂😂😂