@xuseenfadal Walaal ulama jeedo diinta Islaamka ayaa khuraafaad ku dhisan (xaashaa lillaah) ee in badan oo ka mid ah cibaadaadka iyo caqiidada Suufiyada ayaa been iyo khuraafaad ku dhisan, nin igu beenin karaana ma jiro sababtoo ah anigaa Suufi ahaan jirey, iyaguna maanta wayba la soo taagan yihiin.
اللهم لك الحمد على نعمة السنة والتوحيد
Scw
Subxanllaaah allow haqa hanaga leexinin
Sheekh Jaylaani aakhiro waa jeneraal!!!, la yaabimaayo!!!, waayo Qabuuriyiintu waxayba aaminsan yihiin, inuu ilaah noqdo markuu doono.
سبحان الله
AL TAWXID
Qubxi badanaa asaa nala lee yahay somalia 100% waa islaam allow sahal umuuraha
Subxana
Suufiyo ilhy xaqa ha tuso
Sh’c’qaadir jeylani wuxusan ahen ama uusan sheegin xita wey ka been sheegan suufida ajar raadsigi baaa meel xun kagalay allow runta ina wada tus
😊kkkkhh
Diin khuraafaad iyo been ku dhisan waa waxaan uga tegay mad-habkaygii hore ee Suufinimada.
Diintu khuraafaad kuma dhisna ee dadyar baa si khaldan u fahmey
@xuseenfadal
Walaal ulama jeedo diinta Islaamka ayaa khuraafaad ku dhisan (xaashaa lillaah) ee in badan oo ka mid ah cibaadaadka iyo caqiidada Suufiyada ayaa been iyo khuraafaad ku dhisan, nin igu beenin karaana ma jiro sababtoo ah anigaa Suufi ahaan jirey, iyaguna maanta wayba la soo taagan yihiin.
@@Xareeed ok walaal
Kuwani shaydaanka ayaa hogaaminaayo marka haddii raisulwasaare, wasiiro iyi jeneraalo ee maalintaasi yaa madaxweyne u ah dawladdaasi iyob golahaasi aakhiro ?
C.fataax waa usuuusha Shirki😂😂😂😂😂
Culimada hakuxadgudbin
@@AbdirahmanDalmar-we9vk war culimadooda hawasaane wuxuu ku hadlayo ma aragto miyaa
Waa dad quraafaad ku dhex nool 😂😂
Sheikh mustafa Ali canoodow nagasoo gar ninka c Qadir jaylaani general akhir kadhigaayo sufiyada anagay nawaali rabaaaan
@ Salad, waa ikanaa anigoo ku hadlaayo afka Sheekheena Sheikh Caanod kani haku daalin isaga iyo suufiyda mashrikiinta horay ayaan ugu hadlay.
Sh Omar kuwan hada shaki miyaa kaaga jiro in ay yihiin mushrikiin banaan yaalo. Suufi ha isku daalin sheikhow.
BEEN BADANAA YAA U SHEEGAY ASAGA MA GEEYBKA AYUU OGYAHAY
WAA SUUFI JAAHIL AH OO BILAA CILMI AH BEENTIISA IYO SHARTIISA UMADA HA DHAAFIYO
Adinkuna wahaabiyoy waxa tihiin saraakiisha masiixu dajaal ee tagfiirka aha ee diin laawayaasha ahaa
maxaa diidantahey hada oo kaa maqan illaahey kaligii caabud oo iska daa shirkiga miyaa ku dhibeysa
Yaa kuu sheegay .Allah ka baq
Alla ka baq cilmi qaybka wax aaan ka ognahy malahan
سبحان الله