Intaan alle dhaxalka asagu qaybin dadku way dardaarmi jireen allaahna wuxuu yiri aayadaha ka danbeeeya qofkii shakiya oo umaleeya in uu marxuumku wax khalday ha saxo wax danbiya dushiina ma ahaan ilaahayna waa danbi dhaafe naxriista . Marka diinta gaaladu hal dhinacee ka bartaam quraanku waa soo dagi jiray tartiil mufaraq asagoo ah ❤ فأما الذين في قلوبهم زيغ فيتبعون ما تشابه منه ،ابتغاء الفتنة وابتغاء تأويله ، وما يعلم تأويله الا الله ، والراسخون في العلم يقولون امنا بالله ....الخ ) سورة عمران bogga koowaad . Ilaahay wuxuu leeyahy cassa wajalla kuwa quluubtoodu leexasho kujirto waxay raacraacayaan aayadaha isku egeg iyagoo raadinayya inee dadka fitneeyaan , iyo raadin leexin tafsiir iyo aayadaha ujeedka alla usoo dajiyay , lakin magaranayaan leexintooda aayadahaas ilaa ilahaay mooyee , kuwa cilmiga ku xididaysatayna waxay oran alloow ku rumeenay ❤ .
Quraanìyiinta,diiday axaadiithta nabiga scw waakufaar
( كتب عليكم .....) aayadaan waala nasakhay macno ahaan shiikh umala baana noo sheegay tafsiirka markaa dhiganayay ❤
Intaan alle dhaxalka asagu qaybin dadku way dardaarmi jireen allaahna wuxuu yiri aayadaha ka danbeeeya qofkii shakiya oo umaleeya in uu marxuumku wax khalday ha saxo wax danbiya dushiina ma ahaan ilaahayna waa danbi dhaafe naxriista .
Marka diinta gaaladu hal dhinacee ka bartaam quraanku waa soo dagi jiray tartiil mufaraq asagoo ah ❤
فأما الذين في قلوبهم زيغ فيتبعون ما تشابه منه ،ابتغاء الفتنة وابتغاء تأويله ، وما يعلم تأويله الا الله ، والراسخون في العلم يقولون امنا بالله ....الخ ) سورة عمران bogga koowaad .
Ilaahay wuxuu leeyahy cassa wajalla kuwa quluubtoodu leexasho kujirto waxay raacraacayaan aayadaha isku egeg iyagoo raadinayya inee dadka fitneeyaan , iyo raadin leexin tafsiir iyo aayadaha ujeedka alla usoo dajiyay , lakin magaranayaan leexintooda aayadahaas ilaa ilahaay mooyee , kuwa cilmiga ku xididaysatayna waxay oran alloow ku rumeenay ❤ .
السنة مبينة للقرآن ومفسرة له:
١. هل المرأة الحائض تصلي وتصوم؟ مالدليل من القرآن؟
٢. هل يجوز الجمع بين المرأة وعمتها والمرأة وخالتها؟ مالدليل من القرآن؟
٣.مالدليل على حرمة أكل الكلاب والقطط والحمر الأهلية من القرآن؟
٤.هل يجوز أن يرث القاتل المقتول من أهله؟ مالدليل من القرآن؟
٥.هل يقطع يد من سرق إبرة؟ وأين تقطع من يده؟ مالدليل من القرآن؟
٥. كم عدد ركعات المغرب؟ مالدليل من القرآن؟
٦. ماهو نصاب زكات الإبل؟ مالدليل من القرآن؟
٧. ماحكم من أكل أو شرب ناسيا وهو صائم؟ مالدليل من القرآن؟
٨. {قَدْ نَرَىٰ تَقَلُّبَ وَجْهِكَ فِي السَّمَاءِ ۖ فَلَنُوَلِّيَنَّكَ قِبْلَةً تَرْضَاهَا ۚ فَوَلِّ وَجْهَكَ شَطْرَ الْمَسْجِدِ الْحَرَامِ ۚ } [البقرة : 144]
اين الوحي الذي أمر النبي صلى الله عليه وسلم باتباع القبلة الأولى؟
٨. هل الأسماك والجراد التي في أسواقنا حرام لأنهما ميتتان؟ مالدليل من القرآن؟
٩. هل يجهر القراءة في صلاة الظهر؟ مالدليل من القرآن؟
١٠. هل عمتك وخالتك وبنت الأخ وبنت الأخت من الرضاع محرمة عليك ام لا؟ مالدليل من القرآن؟
عَنِ الْمِقْدَامِ بْنِ مَعْدِي كَرِبَ الْكِنْدِيِّ رَضِيَ اللهُ عَنْهُ، قَالَ: قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ: ((أَلَا إِنِّي أُوتِيتُ الْكِتَابَ وَمِثْلَهُ مَعَهُ، أَلَا إِنِّي أُوتِيتُ الْقُرْآنَ وَمِثْلَهُ مَعَهُ، أَلَا يُوشِكُ رَجُلٌ يَنْثَنِي شَبْعَانًا عَلَى أَرِيكَتِهِ يَقُولُ: عَلَيْكُمْ بِالْقُرْآنِ، فَمَا وَجَدْتُمْ فِيهِ مِنْ حَلَالٍ فَأَحِلُّوهُ، وَمَا وَجَدْتُمْ فِيهِ مِنْ حَرَامٍ فَحَرِّمُوهُ، أَلَا لَا يَحِلُّ لَكُمْ لَحْمُ الْحِمَارِ الْأَهْلِيِّ، وَلَا كُلُّ ذِي نَابٍ مِنَ السِّبَاعِ، أَلَا وَلَا لُقَطَةٌ مِنْ مَالِ مُعَاهَدٍ إِلَّا أَنْ يَسْتَغْنِيَ عَنْهَا صَاحِبُهَا، وَمَنْ نَزَلَ بِقَوْمٍ، فَعَلَيْهِمْ أَنْ يَقْرُوهُمْ، فَإِنْ لَمْ يَقْرُوهُمْ، فَلَهُمْ أَنْ يُعْقِبُوهُمْ بِمِثْلِ قِرَاهُمْ)حسَّنه الترمذي (2663)، و(2664)، وصححه ابن حبان (12)، والحاكم (371).
{وَأَنزَلْنَا إِلَيْكَ الذِّكْرَ #لِتُبَيِّنَ لِلنَّاسِ مَا نُزِّلَ إِلَيْهِمْ وَلَعَلَّهُمْ يَتَفَكَّرُونَ} [النحل : 44]
Sheekh cumarow nikaan siduu qof wanaagsan u ahaa buu hal mar is bedeley xitaa waxaa jira isagoo dhehaya eyga nijaaso maaha
Magaciis ninka
ilaahay hakaqabto diinta ku wa afka kutaagaayo
Allah ka abaalmariyo difaaca diinta, intaan ku arkaayay xaq uun baad iftimisaa.
Waa jaahil aan aqoon u lahayn diinta islaamka, iska hirimaadka uu sheegayo isaga maskaxdiisaa iska horimaaneysa.
Qaqabo tuugada jaahiliinta ah
Maxaa kudhacay bukhaari ayuu kuyaalaa waana been masoconsysaa
Aayada ayaada mansuukha ah
Wahaabiyada.oo.isradinaayaan.cajiib.cajiib
Wahaabiyo intaad ku heyso bay malaaxidada kuusoo daadan doqon