@@AbdullahSheikhAli_DahirAdan Suufi cibaado KA hadlaayo WAA aduunyo gadoon Aniga aayada macnaheeda waan Aqaaanaa ee Adiga mataqaanid Marka hore Qur’anka iyo fasirkiisa Baro aayad Aadan garaneey micnaheeda iyo waxa EEY ka hadleeyso ha ka hadlin
Nin kaa wax uu ku hadlay hadee shirki aheen shirki ma jiro si walbaaba gaalo waayo ma dhaheeno jahli badan ayaa jiro laakeen gaal nimo ee ku hadleen niman kaa 2 ka mid ah
Wahabi that's not going to hurt us. It's call dacayad. Ahlu Sunnah waljamaca( ashcariya qadiriya salixiya ahmadiya. Somaliya anaga katalimo culumadina ayad ku casisan aniga wax iidin sobarnay ya wahabi came back to us.
Sh cumar jazaakallaahu khayr
Inaalilaahi wainaa ileyhi raajicuun
😭😭😭😭😭War alaah
Kabaqa suufiyo
خزاك الله خير الجزاء ❤❤
وَالَّذِينَ يَدْعُونَ مِنْ دُونِ اللَّهِ لَا يَخْلُقُونَ شَيْئًا وَهُمْ يُخْلَقُونَ
أَمْوَاتٌ غَيْرُ أَحْيَاءٍ وَمَا يَشْعُرُونَ أَيَّانَ يُبْعَثُونَ
Aayada qur aanka ah macnahayda inaa fahanto ayaa fiicneed lkn cibaado waxa la dhaho ma taqaanid marka dad ha caayin ee adi wax baro intaadan wax radin
@@AbdullahSheikhAli_DahirAdan Suufi cibaado KA hadlaayo WAA aduunyo gadoon Aniga aayada macnaheeda waan Aqaaanaa ee Adiga mataqaanid Marka hore Qur’anka iyo fasirkiisa Baro aayad Aadan garaneey micnaheeda iyo waxa EEY ka hadleeyso ha ka hadlin
هده أيه تكلم عن الكفار الدين يعبدون. الأصنام فنعود بالله
SUUFIDA SHARTOODA KUFRIGOODA IYO SHIRKIGOODA ALLAH UMADA HA KA BADBAADIYO
جزاك الله خيرا
Shiikh kusheeggii ugu weynaa suufiyada waa kaas dhahaaya shiikh yusuf qabrigiisa imaada oo waxkasta weydiista. Subxaanalaahil Cadiim
Subxaanallaah laa xawla wallaa quwati ilaa billaah xazbunallah.
War maydka iska dhaafa subxanalah
Qosol baan ladhacay mid wuxuu leeyahay way ku ajiibayaa midna wuxuu leeyahay qoryahaaga soo guro
Meesha mashiicaa joogta
Hade cibaadada in alle in loo yaqaan kaliya maaha kaas xataa kufaartii quraysheed fahankaa mahaysan
Wallaahi waa caddayn ku filan kii xaq doonaya
Suufiyo injirleey waxay shirkigaas oo dhan u samaynayaan waa cunto
Hadda kanle qubuuraa cida kijirtaa way inamaqlayaan dadka dhintay
Waa sheekhoodii suufiyada
Nin kaa wax uu ku hadlay hadee shirki aheen shirki ma jiro si walbaaba gaalo waayo ma dhaheeno jahli badan ayaa jiro laakeen gaal nimo ee ku hadleen niman kaa 2 ka mid ah
Wahabi that's not going to hurt us. It's call dacayad. Ahlu Sunnah waljamaca( ashcariya qadiriya salixiya ahmadiya. Somaliya anaga katalimo culumadina ayad ku casisan aniga wax iidin sobarnay ya wahabi came back to us.
wahaabi kaba soo qaad dad qaldan.
waxa shaakir akhrinaayo sax miya mase qalad adoo raali ah?
Suufiyo sharkoodii waa Laga badbaaday ilahay ha idin hanuuniyo kuwan dadka sharka iyo shirkiga la wareegaya ilahay qayrkisa walahi banan wax waydiisanayn waligiin been dhoodhooba
Haa waa uu idin maqlayaa tanu shirki hadayan ahayn abulahab xitaa mushrik ma ahayn qowlkooda taas baa kslaasimaysa