@@MohamedOsman-z2p ilaahay baryaa kaligiis qabuuraha culumada ku jirto allaha u naxariisto waxna ma awoodaan ee ha baryiyina ma wax beenahaa mise waa wax wanaagsan
Shirki baay 2024 la soo ilka dheer yihiin ilahay kaliya cibadada u qaas yeela baa laga Kari waayey intaas awliya nin dhintay baryayaan iigooya waxas socon maayso qurafadka 2024 wax iga gadmaya ma ahan, we read and write ✍️ waanu fahmeynaa islaam dadka luuqado kale baan ku wada hadalnaa fahamna not only somali.
Ijaza is generally a certificate given by a sheekh to his student to allow him to teach others . But there's another form of suufi ijaza which normally has nothing to do with knowledge but just to be affiliated to one of the sufi sects
Shiikh dadkaan hadaad sii raado diinta say ugalaayaan khatar waxaa u tahay in uu dhaawac maskaxiyan ku soo gaaro waxaan xadradooda iyo been abuuradkooda diineed ilaahey uga har
Beryahan waxa socda suufiyo wahaabiyo bala bala iyadoo meel walba soomaaliya dagaal iyo dhib ka jiro oo waxyaabo badan ay wacyi gelin u baahan yihiin ayey suufiyo ka dhamaan la’yihiin wahaabiyo ILAHAY AYAA LA XISAABTAMAYA CID WALBA dalka dhibka ka jira oo aad u badan gaalaysiinta, shiicayta, xaqdara iyo dulmiga, musuqmaasuqa baahsan iyo 10 dollar naf la jarayo iyo waxbi aan la soo koobi Karin intaad haystaan dad caqiidadoodu qarniyo badan jirtey oo aad waxba ka bedeli Karin.
Wahaabiyo waa mashruuc reergalbeed oo larabo in muslimiinta lagu burburiyo reergalbeed iyo reer alla saud aya iska kashanaya qarash badan aya lagu bixi si ay muslimiinta ulaayaan xoolahoodana dhacaan allaha naga qabti dhagarta wahaabiyo
@@nuurismail3003 hhhhh jihaadka yurub looga soo dhoofaayo ee masaakiinta laguleynayo kadibna Allahu Akbar la dhahayo sowmaha towxiidkiinu towxiidka idin dhaaf
Saaxiib ku soco soo bandhig documents heeso
Jazakallah kheir
لاإله إلا الله وحده لاشريك له ا
نعم من الصوفي
ماشاءالله
Shekh ilaahay hakaa abaal mariyo dadaalkaagaas oo aad hilfaha ugu qaadeeyso ( Qabuuriyiinta )
Ahlu baadilka ah
جزاك الله خيرا
Wahaabiyo habaarqabayaal sidaan ayay ku baneystaan dhiiga muslimiinta qabuurey😂cabudan wahabiyo wa juhalo lasoodiray
@@MohamedOsman-z2p ilaahay baryaa kaligiis qabuuraha culumada ku jirto allaha u naxariisto waxna ma awoodaan ee ha baryiyina ma wax beenahaa mise waa wax wanaagsan
❤aniga waxaan goob joog u ahaa 2001 xiligii Madaxwayne Abdi qasim waxaan ka mid ahaa Kaaliyaasha Maxkamada Gobolka Banaadir, waxaa simnaar labilood ah noo qabtay UNDP, waxaa la keenay nin xiligaas u ekaa da,ahaan 90jir oo talyaani ah, markaas waxaa simaanka lagu qabanayay wazaarada cadaalada, wuxuu yiri oo uu ka sheekeeyay in labo kooxood oo culimo ah oo iskuhaysta calan ayaa dacwo ugu qaaday waana kala xukumay, qolo dharcad wadata ayaa ii istaagtay markii aan xukunka riday, garsoorahaas aniga ayaa la kulmay, waana joogeen goobta qolo suufiyo ah
جزاك الله خيرا
Shirki baay 2024 la soo ilka dheer yihiin ilahay kaliya cibadada u qaas yeela baa laga Kari waayey intaas awliya nin dhintay baryayaan iigooya waxas socon maayso qurafadka 2024 wax iga gadmaya ma ahan, we read and write ✍️ waanu fahmeynaa islaam dadka luuqado kale baan ku wada hadalnaa fahamna not only somali.
Qaadiyo iyo axmadiyo isma jeclo taas anigaa hubo
Mahadsanid sheekhanas suufiyo Barbadian waa mushrikiin
Isgaakeenta majirin wahaabiyada kahor.
Suufi quraafaat koodo ta ku indha agdag waaye wlllhi 😡
What is ijaazo? Can you explain in somali and English?
Ijaza is generally a certificate given by a sheekh to his student to allow him to teach others .
But there's another form of suufi ijaza which normally has nothing to do with knowledge but just to be affiliated to one of the sufi sects
@mohameddahir458 ok 👍 just curious, ijaza suufi not easy could be many meaning😁
Shiikh dadkaan hadaad sii raado diinta say ugalaayaan khatar waxaa u tahay in uu dhaawac maskaxiyan ku soo gaaro waxaan xadradooda iyo been abuuradkooda diineed ilaahey uga har
Kuwaan fashilbaa ilaahay daba dhigay cadaynbaa loosoo daadin iyaguna cay umbay kusoo jawaabayaan iyo kharaar suufi xujo mahaystaan aan ahayn inay caytamaan waxaas oohinbaan unaqaanaaye isdhiiba hilib difaaca iskadaaya oo
Adkaatay
Beryahan waxa socda suufiyo wahaabiyo bala bala iyadoo meel walba soomaaliya dagaal iyo dhib ka jiro oo waxyaabo badan ay wacyi gelin u baahan yihiin ayey suufiyo ka dhamaan la’yihiin wahaabiyo ILAHAY AYAA LA XISAABTAMAYA CID WALBA dalka dhibka ka jira oo aad u badan gaalaysiinta, shiicayta, xaqdara iyo dulmiga, musuqmaasuqa baahsan iyo 10 dollar naf la jarayo iyo waxbi aan la soo koobi Karin intaad haystaan dad caqiidadoodu qarniyo badan jirtey oo aad waxba ka bedeli Karin.
Fashil ayaaa ku dhacay 😅😅😅
Beenaale weynaaday dadka sheeq umaleynaaayo ayaanba layaabayaaa daalim waaye Kan iyo been abuurbadan umada isku dira
Mxaad ku beenisay cadayn buu keenay maad kentid mise wxaad leedahay quraad kayga yaan la sheegin miyaad ledahay
الجهل من مدخل الشيطين
Waryaada qaadiriyo,Ahamadiyo, suufi iyo wahaabi ayaad nagu waa Sheen. Waryaa danahaaga qabso. Umadaan Ilaahbaa abuurtay asagaana xisaabinayee.
Wahaabiyo waa mashruuc reergalbeed oo larabo in muslimiinta lagu burburiyo reergalbeed iyo reer alla saud aya iska kashanaya qarash badan aya lagu bixi si ay muslimiinta ulaayaan xoolahoodana dhacaan allaha naga qabti dhagarta wahaabiyo
Ma mareenkan kutubo towxiid dadk baraaya meesha suufiyadii ilaahey kalegiis caabuda ay kudiidanyahiin ay quburaha caabudayaan wadankeena allah haka qabto bilaayadan qubuuriyiinta ah
Suufiyo hal qof caqli yer leh hitaa kuma ileen ani ma arkin hal qof suufiyo ah runsheegayo dadkan caruurta yaryer leh allah ha kaqbto
Ma maraykanka tawxiid ogol away aqligii wahaabi maxa lagu haysta ma iswaydiisay? Waxa lagu haysta inay dadka ugu yeerayan Ilaahey kaligii barya oo talo saarta oo joojiya awliyadan iyo qabuurahan aad baryaysan kataga intas aya lagu haysta imaam shaafici aya yiri qofka galinka hore suufi noqodo aqligu wuu kataga, suufiyo marka xaqa loosheego muran iyo daagal bilaabayan waa dadkeeniye Allah soohanuuniyo
@@nuurismail3003 hhhhh jihaadka yurub looga soo dhoofaayo ee masaakiinta laguleynayo kadibna Allahu Akbar la dhahayo sowmaha towxiidkiinu towxiidka idin dhaaf
Waa wahaabi ilaahay haso hanuuniyo