﴿إِن كُلُّ مَن فِي السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضِ إِلَّا آتِي الرَّحْمَٰنِ عَبْدًا﴾ [ مريم: 93] There is none in the heavens and the earth but comes unto the Most Beneficent (Allah) as a slave
Cumada fadlan dadka aan cilmi uu kudoodo laheen in aad dadka horkeentaan ma ahan qofkaan aan hingaada garaneen o waliba dhahaayo taqasus keeyga waa quran mana aqrin karo wlhy waa arin Aad uxun.
قَالَ إِنِّي عَبْدُ اللَّهِ آتَانِيَ الْكِتَابَ وَجَعَلَنِي نَبِيًّا (30)
وَجَعَلَنِي مُبَارَكًا أَيْنَ مَا كُنتُ وَأَوْصَانِي بِالصَّلَاةِ وَالزَّكَاةِ مَا دُمْتُ حَيًّا
Saxiix
﴿إِن كُلُّ مَن فِي السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضِ إِلَّا آتِي الرَّحْمَٰنِ عَبْدًا﴾
[ مريم: 93] There is none in the heavens and the earth but comes unto the Most Beneficent (Allah) as a slave
There is none in the heavens and the earth but comes unto the Most Beneficent (Allah) as a slave
Walle tan oo kale il adayg la yiraa.
Hal aayad xitaa si sax uma aqri karo, Sheekh na waa iska dhigaa. Yaaab badanaa
Ninkaan Maxamed Cali labaxay waa Jaahil indha adeeg ku darsaday. SUBXANA-ALLAH
لم أتوقع يوما أن في الصوماليين مثل هذا
Aakhira miyaa ilaah loo adeegaa mise dadkoo dhan waa adoomo xisaabta ilaah sugayo war ninkaan cilmaaniga ah diinta halaga qabto adoon ilaahay baan ahay waana ku faraxsanahay inaan ahaado ilaah intaad aduunka joogto wuxuu ku siiyay doorasho inaad ahaato mid ilaahay U hogaansan iyo inaad caasido qofkii ilaah U hogaansan waa adoon ilaahay Kan caasiyana waa wuu Ka kibray xaqa iyo U hogaansanka allah
وما تشاؤون الا ان يشاء الله
Kani Surah Maryam ma yaqaanaa horta.
سبحان الذي أسرى بعبده ليلا من المسجد الحرام .......
Kitaabkan tafiirka ah xagee ka helaa waxaan jooga yurub. Ama Magaciisa ha laygu caawiyo aniga raadsanaayee .
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته culmo horta axkaamta waa 2 mid waa kowni midna sharci xitaa aduunka inta la joogo ayey khalqiga dhamaan qasab ugu dureyrsaneysaa axkaamta kowniga sida xanuunka faqriga dhamashada iyo wixii lamid ah
Waa yaab kani quraan waxba kama yaqaano WAXBA IN LAGA WAYDIYO MA AHA
Dadkan la qalday ee jaahiliinta dadka ha horkeenina hoos wax ugu sheega
Asc Aakhiro ma jirto qof Allah caabudaya waa la wada qasban yahay
Nin aduunyo joogoow maxaa aragtay kuu laaban .....ilaahoow xusnul khatima nasii waxaan lagu danbeyn doono adunbaa oge
Cumada fadlan dadka aan cilmi uu kudoodo laheen in aad dadka horkeentaan ma ahan
qofkaan aan hingaada garaneen o waliba dhahaayo taqasus keeyga waa quran mana aqrin karo wlhy waa arin Aad uxun.
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
DIBIYAASHU MAXAAD ULA DOODEYSAAN
Badow waaye Kan waxbba mayaqaano alihiisa Alla waaye
Neef weynaadey waayee
Waa yaab SUBXAANALLAH
Jaahilnimo iyo indho adeeg iyo kibir illahay ayaan kamagan galnay
SUNO DIIDKAAN SHARTIISA ALLAH HA NA DHAAFIYO
Ninkaan wuxuu u hadlaa sidii qof waalan marba meelbuu madaxa ku garaacaa hadalkiisa xitaa waa isku dhex yaac
Qof noocan ah in dood loo furu ma aha…qof aqoon leh oo waxa uu ka hadlaayo cilmi u leh ayaa lala dooda…sheikh waqtigaaga mel ka khery badan kani geli.
Illahey haso hadeeyo ninka. Hadu illahey ugu talo galey
Subxanllaah kan ilahey haso hadeyo😢
Adeeg meesha mayaal cibaadaa taalla adoon nimada qir
Dadka oo dhan wey u iman gaal iyo islaam iyagoo adoomo ah
Amar Hadu imaado edeego ma jiro EE wa la isqasbaa
Jaahilsanaa oo indha adkaa ninku subxnllh
Kan la dodayo aya qaldan mulxudiin kaw lewaye
Gaalnimo ku weynaaw waa nasiib daro kuna darso cilmi daro iyo jahli.
War nimanyow kani intuu joogaa.
Maad kala Doodi ma
Komonti Baad ku dodoni
Ninkan ILAHEEY haso hanuniyo Wu fahmay ma rabo
War ninka jaahilsanaa oo indha adagaaa
Mulxid dil lewaye
ياعبادي ليس لك عليكم سلطان
عليهم