Lkn waxaa layaab ah in qof caqli leh oo qaangaar eh Kuna dhacay shirki akbar aan daahirkiisa aan la xukumeenin oo lagu andacoonayo waa jaahil Aaway Al-waxda daahirkooda lee maa kufri ah??? Ficil ka waa shirki faacilka waa Ahlu-tooxiid????
ان الله لا يحب المعتدين - الخائنين- المفسدين - المتكبرين - الجهرة بالسوء- الفرحين المسرفين - الظالين - المسرفين - مختال فخور - الفساد - الكافرين ILAAHAY ma jecla Kuwa xad gudba - kuwa wax khayaama Kuwa wax xumeeya - kuwa isla wayn Kuwa waxooda xun soo dadka tusa Kuwa faraxsan ( kibirka iyo Islawaynida ) Kuwa wakhtigooda iyo lacagtooda wax xun bixiya Kuwa dulmilow yaasha ah Kuwa kuwa wax khasaariya ama aan wax tashiilin Kuwa u socda si isla wayni ah ama faan faan ah Kuwa wax khariba ama wax xumeeya Kuwa kaafiriinta ama gaalada ah ADERR XUSEEN
Somalia 🇸🇴 dalka wuxu la hagaagi waayey waa quraafadka iyo shirkiyaadka diin lagaga dhar ilay ku dhex jiro , are you insane too much waaye suufiyo waxas maad diin ka dhigteen dadka ku akhiro seejin😊

جزاك الله خيرا يا شيخنا الحبيب الله يجازيك خيرا ❤❤❤اللهم أنصر إخواننا في فلسطين ❤❤❤
جزاك الله خيراً وبارك فيك وحفظك من كل سوء ومكروه
جزاك الله خيرا يا شيخنا الله يحفظك
Ma sha Allah sheekh axmad yare Allah ku xafido
Meeshaan wax badan ayaa ku cadaaday ninkii iska indha tiraaa iyo kii wax maqlaaa
Jazaaka laahu kheyran
Jadiidiyo qofka jaahil ka eh xaqa Alle oo cibaadada waa muslim marka xaa loola yaabaa ninka garan waayey Rabbi lkn yaqaana sh C.qaadir
ما شاء الله
❤❤❤
Lkn waxaa layaab ah in qof caqli leh oo qaangaar eh Kuna dhacay shirki akbar aan daahirkiisa aan la xukumeenin oo lagu andacoonayo waa jaahil
Aaway Al-waxda daahirkooda lee maa kufri ah???
Ficil ka waa shirki faacilka waa Ahlu-tooxiid????
ان الله لا يحب
المعتدين - الخائنين- المفسدين - المتكبرين - الجهرة بالسوء- الفرحين
المسرفين - الظالين - المسرفين - مختال فخور - الفساد - الكافرين
ILAAHAY ma jecla
Kuwa xad gudba - kuwa wax khayaama
Kuwa wax xumeeya - kuwa isla wayn
Kuwa waxooda xun soo dadka tusa
Kuwa faraxsan ( kibirka iyo Islawaynida )
Kuwa wakhtigooda iyo lacagtooda wax xun bixiya
Kuwa dulmilow yaasha ah
Kuwa kuwa wax khasaariya ama aan wax tashiilin
Kuwa u socda si isla wayni ah ama faan faan ah
Kuwa wax khariba ama wax xumeeya
Kuwa kaafiriinta ama gaalada ah
ADERR XUSEEN
Odaygan kama ma xishoodo beenta
Somalia 🇸🇴 dalka wuxu la hagaagi waayey waa quraafadka iyo shirkiyaadka diin lagaga dhar ilay ku dhex jiro , are you insane too much waaye suufiyo waxas maad diin ka dhigteen dadka ku akhiro seejin😊
Ma u malenaayo suufida OODHAN in wxaan AAMINSAN yihiin
Maxaa loo waayey qaar Suufiyada ka mid ah oo arrinkan inkiraya walaal?
Bal weyba xujaustaan kuwa maan joogo ee mutasawifada ah
@@Xareeed wa waxa aan layaabanahay
Wallaahi in aadan waxba ka aqoon SUUFIYADA. Diintooda waxaa aasaas u kitaabka manaaqibta, waana kitaabka laga bilaabo cilmiga saxirka, saad kitaabkaas ugu celcelinayso baad saaxir noqoneysaa.
@@Yasin-s8i waan kugu raacsanyahay waliba waxaa iidheer inaan suufiyada aanka mid ahaa alaahna iigu gargaaray ka bixidooda waanan ogahay xaalkooda oo dhan (ashaaciro mustaswifo maaturiidiyo halkhaanad ayeey iigu jiraan) umadana Allaah ha ka qabto iyagu allaah xaqa ha tuso ولله الحمد والممنة
Zanqada ibliis baa wax baray oo sakiray laabta
Suubanaha jidkiisii ninacay seegyey dawgiiye
Saliibiyo majuus weeye iyo saaxir iyo tuuge
Salaadaha ninaan tukaninee aan sujuudaynin
Muslim maahan suubane kufray nagu siraayaane
Salafkiyo jidkii ay mareen kaanku soconynin
Ibliis weeye saaxira hadaan been
Kabcadaan salaad kutukadaa waa siriyo beene
Ibliis baa kuwaa nagu saladay oo saxaro weeyaane
Niman kaa saluugee sharciga Eebe soliwaayey
Niman kaa saliib macatabliyo buude saaxiibay
Ruuxii islaamnimo salkule waa u cadaw saafi