SHEEKH SHANTAAY
SHEEKH SHANTAAY
  • 211
  • 1 356 108

Відео

Sheekh Shantaay "Agaasime Saabey iyo Shacabkii soo dhaweenayay si xun ayaa loo Bahdilay, Isbaaro..."
Переглядів 1,3 тис.4 години тому
Sheekh Shantaay "Agaasime Saabey iyo Shacabkii soo dhaweenayay si xun ayaa loo Bahdilay, Isbaaro ayaa loo dhigtay Garoonka Aadan Cadde"
Sheekh Shantaay oo si kulul uga hadlay Xafladii MSS Somalia "Muqdisho Barnaamij Macsi ah, oo....
Переглядів 1,8 тис.7 годин тому
Sheekh Shantaay oo si kulul uga hadlay Xafladii MSS Somalia "Muqdisho Barnaamij Macsi ah, oo Gabdhaha lagu Qaawinayo ayaa lagu qabtay"
"Ma jeceshahay in Alle Danbigaaga dhaafo 1 Sano? Ka Faa'ideyso Maalinta Caashuuraa" Sheekh Shantaay
Переглядів 50414 годин тому
"Ma jeceshahay in Alle Danbigaaga dhaafo 1 Sano? Ka Faa'ideyso Maalinta Caashuuraa" Sheekh Shantaay
Sheekh Shantaay "In Maxaabiis AS ah ay ka dhex dagaalamaan Xabsiga Dhexe waxay dhaawac ku tahay...
Переглядів 2,1 тис.16 годин тому
Sheekh Shantaay "In Maxaabiis AS ah ay ka dhex dagaalamaan Xabsiga Dhexe waxay dhaawac weyn ku tahay Dowladda, waana Fadeexo u baahan....."
Sheekh Shantaay oo Deeq kale gaarsiiyay Hooyo Danyar ah oo Buro ku taala, Lana Daalaa dhaceysa...
Переглядів 24821 годину тому
Sheekh Shantaay oo Deeq kale gaarsiiyay Hooyo Danyar ah oo Buro ku taala, Lana Daalaa dhaceysa Nolosha 7 Carruur ah
Sheekh Shantaay "Shamuuri wuxuu ku Caasiyay Allah, Maalkii uu siiyayna meel xun ayuu ku bixiyay"
Переглядів 9 тис.День тому
Sheekh Shantaay "Shamuuri wuxuu ku Caasiyay Allah, Maalkii uu siiyayna meel xun ayuu ku bixiyay"
Sheekh Shantaay "Qamar Qamraawi iyo Ugbaad Aragsan Macsi tii ugu weyneed ayay ku Sameeyeen Nairobi"
Переглядів 7 тис.День тому
Sheekh Shantaay "Qamar Qamraawi iyo Ugbaad Aragsan Macsi tii ugu weyneed ayay ku Sameeyeen Nairobi"
Sheekh Shantaay "Abti Gabadhiisa ka Macsiyeesanaya oo Dhuuqaya waa dhaqan aan raad ku lahayn Diint"
Переглядів 3,9 тис.14 днів тому
Sheekh Shantaay "Abti Gabadhiisa ka Macsiyeesanaya oo Dhuuqaya waa dhaqan aan raad ku lahayn Diinteena, Shaadiyo Sharaf iyo Cabaas halaga qabto Dadka"
Sheekh Shantaay oo Raashiin gaarsiiyay Hooyo iyo Carruurteeda oo ku dhibaateysnaa Muqdisho
Переглядів 32914 днів тому
Sheekh Shantaay oo Raashiin gaarsiiyay Hooyo Soomaaliyeed iyo Carruurteeda oo ku dhibaateysnaa Muqdisho
MUUQAAL DAREEN LEH: Sheekh Shantaay oo Raashiin gaarsiiyay Hooyo lagu Dayacay Carruurteeda
Переглядів 38414 днів тому
MUUQAAL DAREEN LEH: Sheekh Shantaay oo Raashiin gaarsiiyay Hooyo lagu Dayacay Carruurteeda
Sheekh Shantaay "In Eey Hurdaya Dartiisa ay u xayirnaadaan Gaadiidka Qudaarta waa qalad aad u weyn"
Переглядів 2,3 тис.14 днів тому
Sheekh Shantaay "In Eey Hurdaya Dartiisa ay u xayirnaadaan Gaadiidka Qudaarta waa qalad aad u weyn"
Sheekh Shantaay "Yaa yiri Wadooyinka ha lagu Niikiyo, Yaa yiri Naasaha hala baneeyo Maalmaha...."
Переглядів 6 тис.14 днів тому
Sheekh Shantaay "Yaa yiri Wadooyinka ha lagu Niikiyo, Yaa yiri Naasaha hala baneeyo Maalmaha Xorriyada"
Sheekh Shantaay oo Farriin adag u diray Beelaha ku Dagaalamaya Gobolka Mudug
Переглядів 93021 день тому
Sheekh Shantaay oo Farriin adag u diray Beelaha ku Dagaalamaya Gobolka Mudug
Sheekh Shantaay "Asad Hagio Nabiga SCW Meel kagama dayan balse wuu Khilaafay"
Переглядів 5 тис.21 день тому
Sheekh Shantaay "Asad Hagio Nabiga SCW Meel kagama dayan balse wuu Khilaafay"
Sheekh Shantaay "Gabar walba tan ay ka Naaso iyo Dabo weyn tahay ayay 26-ka June kusoo bandhigtaa"
Переглядів 5 тис.21 день тому
Sheekh Shantaay "Gabar walba tan ay ka Naaso iyo Dabo weyn tahay ayay 26-ka June kusoo bandhigtaa"
Sheekh Shantaay "Sanbaloolshe ma yaqaano waxaan run ahayn, Gobalka Sh/Dhexe waxaan rabnaa inay...
Переглядів 3,4 тис.28 днів тому
Sheekh Shantaay "Sanbaloolshe ma yaqaano waxaan run ahayn, Gobalka Sh/Dhexe waxaan rabnaa inay...
Sheekh Shantaay "In Korantada laga jarto Garoonka Aadan Cadde waxay dhaawac weyn ku tahay Dowladda"
Переглядів 97828 днів тому
Sheekh Shantaay "In Korantada laga jarto Garoonka Aadan Cadde waxay dhaawac weyn ku tahay Dowladda"
Sheekh Shantaay "Siyaasiyiinta oo dhan waa in ay ku Daydaan Madaxweyne Deni oo Shacabkiisa u Nax....
Переглядів 1,7 тис.Місяць тому
Sheekh Shantaay "Siyaasiyiinta oo dhan waa in ay ku Daydaan Madaxweyne Deni oo Shacabkiisa u Nax....
Sheekh Shantaay oo ka hadlay Fadliga Maalinta 9-aad ee Bisha Carafo isagoo farriin u diray Bulshada
Переглядів 621Місяць тому
Sheekh Shantaay oo ka hadlay Fadliga Maalinta 9-aad ee Bisha Carafo isagoo farriin u diray Bulshada
Sheekh Shantaay oo Farriin adag u diray Nin Jooga Hargeysa oo Difaacay Munkarka iyo Dhaqan xumada...
Переглядів 2,4 тис.Місяць тому
Sheekh Shantaay oo Farriin adag u diray Nin Jooga Hargeysa oo Difaacay Munkarka iyo Dhaqan xumada...
Sheekh Shantaay oo deeq Raashiin ah Gaarsiiyay Hooyo Soomaaliyeed, sidoo kalana Farriin u diray.....
Переглядів 299Місяць тому
Sheekh Shantaay oo deeq Raashiin ah Gaarsiiyay Hooyo Soomaaliyeed, sidoo kalana Farriin u diray.....
Sheekh Shantaay oo ka hadlay Faa'idooyinka 10-ka hore ee Bisha Dul-Xaj
Переглядів 445Місяць тому
Sheekh Shantaay oo ka hadlay Faa'idooyinka 10-ka hore ee Bisha Dul-Xaj
Sheekh Shantaay oo farriin adag u diray Aayarta sheegayna in uusan lahayn Dhaqan Muslim
Переглядів 764Місяць тому
Sheekh Shantaay oo farriin adag u diray Aayarta sheegayna in uusan lahayn Dhaqan Muslim
Sheekh Shantaay "Xuseenow Nabiga SCW Wax badan ayaa ku Khilaafsan tahay"
Переглядів 2,2 тис.Місяць тому
Sheekh Shantaay "Xuseenow Nabiga SCW Wax badan ayaa ku Khilaafsan tahay"
Sheekh Shantaay oo Farriin u diray Dadka Muxsiniinta ah kana hadlay Bilashada Bisha Dul-Xaj
Переглядів 586Місяць тому
Sheekh Shantaay oo Farriin u diray Dadka Muxsiniinta ah kana hadlay Bilashada Bisha Dul-Xaj
Sheekh Shantaay oo u Jawaabay Nasiiba Sh Aadan Siiro oo Difaacday Fanaaniinta & Gabdhaha is qaawiya
Переглядів 26 тис.Місяць тому
Sheekh Shantaay oo u Jawaabay Nasiiba Sh Aadan Siiro oo Difaacday Fanaaniinta & Gabdhaha is qaawiya
Sheekh Shantaay "Baaba Jiis iyo Dhaqan Muslim waa kala fog yihiin"
Переглядів 4,8 тис.Місяць тому
Sheekh Shantaay "Baaba Jiis iyo Dhaqan Muslim waa kala fog yihiin"
Sheekh Shantaay oo Joodariyaal gaarsiiyay Hooyo Soomaaliyeed iyo Carruurteeda oo dhul seexan jiray
Переглядів 485Місяць тому
Sheekh Shantaay oo Joodariyaal gaarsiiyay Hooyo Soomaaliyeed iyo Carruurteeda oo dhul seexan jiray
Sheekh Shantaay oo Farriin adag u diray Beesha Xawaadle kana hadlay is-qabqabsiga ka jira Hirshabele
Переглядів 1,7 тис.Місяць тому
Sheekh Shantaay oo Farriin adag u diray Beesha Xawaadle kana hadlay is-qabqabsiga ka jira Hirshabele

КОМЕНТАРІ

  • @gamer5Real
    @gamer5Real Годину тому

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @gamer5Real
    @gamer5Real Годину тому

    Masha Allah ❤❤❤❤ shukran sheikh shantaay

  • @user-zr4ex2zo7s
    @user-zr4ex2zo7s Годину тому

    😂😂😂😂

  • @Mohamed-by4xx
    @Mohamed-by4xx 2 години тому

    Hooyada wasee sheekh gani gabdhaha nooka leexo 😂😂😂

  • @beingme5765
    @beingme5765 4 години тому

    Shantaayoow adiga why don't you lower your gaze ???

  • @user-dk7qh5wk7g
    @user-dk7qh5wk7g 4 години тому

    Sheeq qeer allha ku siiyo

  • @ladanmohamed3941
    @ladanmohamed3941 5 годин тому

    😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅 sheeq shantaay caadi maha

  • @abdullahihussein3808
    @abdullahihussein3808 7 годин тому

    Kheir allaha kusiiyo sheikh shantaay xaqa iyo runta iyo fasaaadka kahadal waaa sax

  • @AYuush__ab-v8h
    @AYuush__ab-v8h 8 годин тому

    😂😂😂

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 9 годин тому

    Wlh Ibna aadam ka caafimdaka wa ku sirmaan waxe alle xasuustaan mrki ee xanuun dareemaan allow xaqa na tus khaatimadana kheer inoga dhg

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 9 годин тому

    Luuziina ma magac baa Subxanalaah wa magac gaaal

  • @abdallayuusufyuusuf984
    @abdallayuusufyuusuf984 9 годин тому

    Allow soomaali 7 sano oo Abaar iyo cuduro ku qabo, Rabbiyoow xaqa muuji oo daalimiinta xanuunji

  • @Beingme541
    @Beingme541 11 годин тому

    U nastexey oo wwaani rag iyo dumarba berta lagujiraa

  • @Abdifitah1988
    @Abdifitah1988 14 годин тому

    Walal shiiq shantay runta adiga oo shegayo dhimo ajir allaha kasiiyo difaca diinta islamka shiiq shantay run sheg alle ayaa ku garab tagan

  • @NimoAbdi-ti5wp
    @NimoAbdi-ti5wp 16 годин тому

    🫶🏼🫶🏼Thank you

  • @anwarmohamed9335
    @anwarmohamed9335 16 годин тому

    Majiro nin raga oo ogal xaskiisa ama xilihiisa oo qaawan nin kale laabta galinayo ilaheey igama dhigo Abdifataah oo kale waa nin liita oo xaskiisa futadeyda iyo jirkeeda lacag ku raadiya magaranayo inoo taagan yahay Ninka shaadiyo qawa waa duli nimo hala qabto meeye dadka kuwii xabsika dhigay dadka Xumaanta faafinaya subxaanallh

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6k 23 години тому

    Shiikh danbi faafinaaya oo gabdho coowro ah dad tusaaya shikhoow dib isugu laabo dad aan video ga arkin ayaad tuseysaa

  • @user-ul4fq8fy4x
    @user-ul4fq8fy4x 23 години тому

    Shantaya dadka saan waa kusii fogaanayaan alle waxu kuyiri nabi muse iyo wallkiis haruun in hadal jilicsan kidhahan fircoon oo gaalnimo sheegtay maxa saan dad looma waaniyo plz adeer

  • @AbdiMohamed-um8ct
    @AbdiMohamed-um8ct День тому

    Shiq horay usoco

  • @AbdiMohamed-um8ct
    @AbdiMohamed-um8ct День тому

    shiq horoy usoco

  • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
    @Abdelrahimmohamed-jy7lp День тому

    Qofki qamiis wato shiiq miya ninkaan weyn wuxu kuhadlaayo bal eek Shaadiyo shar kulaha hhhhh ninkaan dadka miyu caaynoya mise wuu u nasteexenoya mafahmin sheek ayu sheegana naasana iyo waxyaalo xun xuna wuu kahadla mida kale dumarka qaaqawan yaa ku baneeyay inaad daawato o reaction kabixiso sheekna waad sheegane umada wax fiican u sheek u nasteexe inaad caayso ma ah shantaayey saan wax kabadal 😷😷😷😛😛😛

  • @user-tv7ym3vd6x
    @user-tv7ym3vd6x День тому

    Masha allah haka kawad sh soomalida run ta ma jecela

  • @fardusabdi9996
    @fardusabdi9996 День тому

    Waar heedhe sidani waano maahee bal maad isku noqotid ood umada si quruxbadn wax ugusheegtid ilaahyba diinta dadka ugumuu hanjabine

    • @hodanahmed1329
      @hodanahmed1329 День тому

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp День тому

      Qofki qamiis wato shiiq miya ninkaan weyn wuxu kuhadlaayo bal eek Shaadiyo shar kulaha hhhhh ninkaan dadka miyu caaynoya mise wuu u nasteexenoya mafahmin sheek ayu sheegana naasana iyo waxyaalo xun xuna wuu kahadla mida kale dumarka qaaqawan yaa ku baneeyay inaad daawato o reaction kabixiso sheekna waad sheegane umada wax fiican u sheek u nasteexe inaad caayso ma ah shantaayey saan wax kabadal 😷😷😷😛😛😛

  • @Barakodiin
    @Barakodiin День тому

    Waxaan wixii dhalay ha ceshtaano hadhoow hadii madaxa laga jabiyo yee dhihin gabdho baariyaal ah aan soo dirsanay iyo wiilal baariyaal aan soo dirnay cid hadhow warkooda dhageesantoodo majiri doonto waalidkii kuwaan soo dirsaday iyagaabo sheeydaamo ah ileen hada warka culumada wee maqliwaayeen anagana hadhow warkooda maqli meeyno dadka arlada fasahaadiyo

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 День тому

    adiga alaha kaqado😂😂 warceeb shaydanyahow😊

  • @SICIIDHassan-hl9hp
    @SICIIDHassan-hl9hp День тому

    Shiikh Soomaali Ah Oo Runta Kahadla Waaye Shiiqan

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm День тому

    Sheeekh qeyr allahkusiyo poliska anshaxumada wa iney so xiran luzina iyo shadiyaba wayo wa dhul.muslin dhalinyarada ayakaga dayaneyso si degndeg ah wa dhaqanxumo in dumarka Isa so qawiyan ragana aykudhegdhegan

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q День тому

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q День тому

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh subxanllh subxanllh

  • @hassanwehliye7615
    @hassanwehliye7615 День тому

    Shaadiyo sharaf waa quruxdii oo qof ah ka leexo shantaayoow

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm День тому

      Ma dhaxdas weyn iyo qawantas o raga lagugu dhagdhagayo iyado dayuskiqsbay joogo ma qurux ah adi walsha ma ugolan lehed

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp День тому

      Qofki qamiis wato shiiq miya ninkaan weyn wuxu kuhadlaayo bal eek Shaadiyo shar kulaha hhhhh ninkaan dadka miyu caaynoya mise wuu u nasteexenoya mafahmin sheek ayu sheegana naasana iyo waxyaalo xun xuna wuu kahadla mida kale dumarka qaaqawan yaa ku baneeyay inaad daawato o reaction kabixiso sheekna waad sheegane umada wax fiican u sheek u nasteexe inaad caayso ma ah shantaayey saan wax kabadal 😷😷😷😛😛😛

  • @user-yr2ey5qw8e
    @user-yr2ey5qw8e День тому

    😅😅😅😅😅k

  • @umuabdullahi4380
    @umuabdullahi4380 День тому

    Naaa kan cml Rabi baan ka magan galay Sh adna uducee in Rabi so hadeyo

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp День тому

      Qofki qamiis wato shiiq miya ninkaan weyn wuxu kuhadlaayo bal eek Shaadiyo shar kulaha hhhhh ninkaan dadka miyu caaynoya mise wuu u nasteexenoya mafahmin sheek ayu sheegana naasana iyo waxyaalo xun xuna wuu kahadla mida kale dumarka qaaqawan yaa ku baneeyay inaad daawato o reaction kabixiso sheekna waad sheegane umada wax fiican u sheek u nasteexe inaad caayso ma ah shantaayey saan wax kabadal 😷😷😷😛😛😛

  • @abdicaziizmaxamed6715
    @abdicaziizmaxamed6715 День тому

    Sheekh shantaay dambigooda ayaga ayey dhibe maa iska dhaaftid

  • @kalisocodkali4469
    @kalisocodkali4469 День тому

    Naag haday hadalkaaga dhagaysanwayso .. waa in la tumaa sida uu shantaay sheegay, diintana qabto!.. Ninka hadduu dhagaysan waayo ama iska kibriyo.. maxay naagta samaysnaysaa .. sulux ( iska leq) ...

  • @kalisocodkali4469
    @kalisocodkali4469 День тому

    "Naftiina iyo ehelkiina naar ka ilaaliya" ... Nabi Nuux iyo Luud muxuu uga ilaalin waayey.. Nabi Maxamed muxuu adeeradiis, hooyadiis (duco) uga ilaalin waayey. Shantaay dad ayuu rabaa in uu caayo isagoo diin ku soo gambanaaya.. Suuratul Nuur ... "Ha ku qasbina gabdhihiina adoomada ah sido haddii iyaga ay rabin" waxaas waa quraan, diin... Sheekadaan xijaabka Cumar ayaa waday markii hore Illaahayna wuu ku raacay.. aqriskta axaadiista si aad u fahantaay, waxaan uu shantaay ka dhigaayo in loo hogaansamo

  • @user-cs8wy9pj5r
    @user-cs8wy9pj5r День тому

    𝗗𝘂𝗺𝗮𝗿𝗸𝗶𝗶 𝗠𝗮𝗿𝗸𝗮𝗻 𝗪𝗲𝗬𝗯𝗮 𝗞𝗮𝘀𝗼 𝗗𝗮𝗿𝗲𝗲𝗡 𝗫𝗔𝗦𝗕𝗨𝗡𝗔𝗟𝗔𝗛.😳😳😳

  • @Hibaa667
    @Hibaa667 День тому

    Sheikh shantaay aad uga soo hadal munkarkan iyo xumaantan umada lagu dhex faafinayo.

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp День тому

      Qofki qamiis wato shiiq miya ninkaan weyn wuxu kuhadlaayo bal eek Shaadiyo shar kulaha hhhhh ninkaan dadka miyu caaynoya mise wuu u nasteexenoya mafahmin sheek ayu sheegana naasana iyo waxyaalo xun xuna wuu kahadla mida kale dumarka qaaqawan yaa ku baneeyay inaad daawato o reaction kabixiso sheekna waad sheegane umada wax fiican u sheek u nasteexe inaad caayso ma ah shantaayey saan wax kabadal 😷😷😷😛😛😛

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 День тому

    Dadkani waa faasiqiin Allah iyo Rasuul kafurtay Allah hasooqabto . Nin dayuus ah Allah baan kamagangalay

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge День тому

    Waa sxweya wlahay

  • @ashalul565
    @ashalul565 День тому

    Niman iyo naago isku dhexjira oo kala ajnabiya, waa danbi

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp День тому

      Qofki qamiis wato shiiq miya ninkaan weyn wuxu kuhadlaayo bal eek Shaadiyo shar kulaha hhhhh ninkaan dadka miyu caaynoya mise wuu u nasteexenoya mafahmin sheek ayu sheegana naasana iyo waxyaalo xun xuna wuu kahadla mida kale dumarka qaaqawan yaa ku baneeyay inaad daawato o reaction kabixiso sheekna waad sheegane umada wax fiican u sheek u nasteexe inaad caayso ma ah shantaayey saan wax kabadal 😷😷😷😛😛😛

  • @sacaadaat3178
    @sacaadaat3178 2 дні тому

    SI FIICAN U CAY WECELADA

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 2 дні тому

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 2 дні тому

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤ yaab umada allh haso hanuniyo subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh acdubilh subxanllh

  • @kalisocodkali4469
    @kalisocodkali4469 2 дні тому

    "Dawladnimo ayaa na deeqda" in la dhaho hadana qabiil salka lala galo.. Mudolood iyo jiko ka soo jeeda meel islama galaan.... Shantaay dawaldimo ma yaqaano macnaheeda. Sabab qof kasta loo soo dhawaynaa? boorsadaada qaado soco... Mise Shantaay shilin ayaa la soo siiyey si uu ugu doodo mid kasta oo wax tabanaaya.?. Midabtakoor ... waa dad kala midab ah oo midab isku cunsiryeeyna.. ee Soomaali taas looma isticmaali karo. Tan qabiilka Illaahay ayaana baray? xaguu Illaahay kaa baray? Carab 1400 sano joogtay waxay dhaheen sidan.. Qabiilka isku aqoonsada.. waa qurun ee ka fogaada.... qureesh maamulka ha looga danbeeye.. bal waxaas eeg kala socda ee kor iyo hooseeyda ah...

  • @abdimoha9206
    @abdimoha9206 2 дні тому

    Adigana waxii la dhacay ayaa lagaa quudiyay ayaan filaa waayo hadda ka horba in $50.000 aad ka qaadatay burcadbadeed aan filaayo inaad ka mid ahayd

  • @abdimoha9206
    @abdimoha9206 2 дні тому

    Maxkamada aad sheegeysana ina adeerkiis ayaa gudoominyayay waxa lagu haayana waa shimbiroo heysa

  • @abdimoha9206
    @abdimoha9206 2 дні тому

    SHantaay qabiiliiste ayaa tahay oo daalinimo kaa badatay

  • @abdimoha9206
    @abdimoha9206 2 дні тому

    Maxkamada aad sheegeysana inuu yimaado maxuu ku diiday

  • @abdimoha9206
    @abdimoha9206 2 дні тому

    Asc Sh.Shantaay waxaan kugu diidan nahay difaaca ninka Xamar ku soo noqday waayo haddii uu bari ka ahaa maxuu baxsadka u noqday oo uu isku difaaci waayay isagoo Xamar jooga

  • @KhaalidqardhoChannel
    @KhaalidqardhoChannel 2 дні тому

    Sheikh runtada kudhimta