Sheekh Shantaay oo u Jawaabay Nasiiba Sh Aadan Siiro oo Difaacday Fanaaniinta & Gabdhaha is qaawiya

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2024
  • Sheekh Shantaay oo u Jawaabay Nasiiba Sh Aadan Siiro oo Difaacday Fanaaniinta iyo Gabdhaha is qaawiya

КОМЕНТАРІ • 135

  • @himilo101
    @himilo101 3 місяці тому +21

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)

    • @kalisocodkali4469
      @kalisocodkali4469 3 місяці тому

      Yes, Slaves owners too .... morally maybe acceptabel at that time.... not now!.... or would you be my slave under islamic slave terms?

    • @kalisocodkali4469
      @kalisocodkali4469 3 місяці тому +2

      Runta ma ka naxday?

    • @kalisocodkali4469
      @kalisocodkali4469 3 місяці тому

      Nabi Maxamed Addoomo ayuu lahaa, addoon ayaa hadiyad loo siiyey Masar ka timid ..oo Ibraahim dhashay.. Ka waran qof insaan qof kale hadiyad loo siinaayo? .... Aisha adddoomo badan ayey lahayd .. dadkaas moralkooda ka waran? .... this is immoral ....

    • @kalisocodkali4469
      @kalisocodkali4469 3 місяці тому

      Waa maxay aqoonta uu Maxamed lahaa.. Qorrax dhulka ku dhacaysa... Juuj ma juud lagu awday buur ... hmmm sheeko baralay.... Dijjal cawar.. .. sheeko dheg-dheer... Sixir ... ? .... Dayax iyo qorrax aan isgaarayn... Shahwo ka timaado kalxamaha... ..... waxaas waa waxa hoos noo dhigay.. Alshabaab noo keenay waa in aan iska dulqaadnaa...

  • @user-xr9wo2mz9k
    @user-xr9wo2mz9k 3 місяці тому +16

    ADIGU WAXAAD LEEDAHAY CALAAMADIHII MUNAAFIQIINTA

  • @user-lf9yh6yw2d
    @user-lf9yh6yw2d 2 місяці тому +3

    Its not your bussiness sh shaydaan

  • @naciimomaxamedkulmiye6104
    @naciimomaxamedkulmiye6104 3 місяці тому +5

    Khayr allaha ku siiyo farta aan ku fiiqaynaa nunkarka raali kamanihin Illah waxaan ka baryeynaa in uu cadaabta naga haayo aamiin aamiin ❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 3 місяці тому +5

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 3 місяці тому +11

    shantaay waa saxanyahy waa inaad saa ucadaysa xaqa ama iska aamustaa

  • @NasriMohamed-qg1kw
    @NasriMohamed-qg1kw 2 місяці тому +6

    Talo wll salaada inaanad tukan baa muuqata salaada tuko ( wayo hadaad salaada tukatid shaqo kamaad dhigateen inaad dadka soo caydo)

  • @user-ge8uo6fs3u
    @user-ge8uo6fs3u 2 місяці тому +4

    Sheekh haddaa maa la caaayi lahaa waan in la soo dhaweeyo oon la sii eryin wixii xun ee ay leeyihiinna waa in gaar loogu sheego

  • @SaynabAxmed-je1zi
    @SaynabAxmed-je1zi 3 місяці тому +5

    Fananka alle ha soo hadeeyo ayaynu leenahay lakiin ilaahay kama xigtid sheekh SaaS ogow alle wuu soo hadayn karaa wuuna kaa camal fiicnankaraa

  • @hotnachanel7558
    @hotnachanel7558 2 місяці тому +2

    Nusayba sheekh adan siiro❤❤ dhal culimo oo kudayasho mudan❤❤❤❤❤

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681 3 місяці тому +6

    Waa runteda qofkasto waxa u qarsoon ayaa jiro

    • @hassansaid5472
      @hassansaid5472 2 місяці тому

      O mxa kamida. qof macsi kujira maccsida uba u qarson. ilahy labo waji marabo. ilahy wxba kama qarsonaba wx wal wa ujeda.

  • @khalif-w
    @khalif-w 2 місяці тому +2

    Sheikh shantay jazakaAllah kheyr. Allaha ku dhowro.

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 3 місяці тому +4

    Shiikha waa runtiis Alfannaan waa Sheydaan meelkastuu uu joogo

  • @crahmanalamaqabul8092
    @crahmanalamaqabul8092 3 місяці тому +2

    جزاك الله خيرا

  • @hodanyaasin4918
    @hodanyaasin4918 Місяць тому

    Adeer allah haku fahamsiiyo xaqa
    Ilahay xtaa muu fogayn qofka xumanta sameynaya ee wuxu yiri u nasteexeya oo so dhaweeya ha takoorina fananiinta laga yabaa adigaba inay kaa khayr badan yihiin

  • @Abdifitah1988
    @Abdifitah1988 3 місяці тому +5

    Shiikh dadka xun xun sawiradoda iska dhaaf waa iga talo wll sidaada kale maasha allah shiikhh alle haku xifdiyo

  • @abdikadirsheikhmohamed8075
    @abdikadirsheikhmohamed8075 2 місяці тому +1

    fanaanintu waa shayadiin weye iyaga iyo alle wax udhaxeeya ma jiran oo asraar ah wayo nagtu markay is khaawisey eemaankana wey tuurtey waa inay eebi utowbad kenan macsiyadana iska dhafan waa inay xishoodaan

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 2 місяці тому +1

    Kkkkkk sanad kahor baan iska daayey inaan dawaday shantaay caawa waan soo salaamay

  • @Daaciadan
    @Daaciadan 2 місяці тому +1

    jazakallahu kheyr Daaci shantaay

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 місяці тому +2

    Waar daalim yohow wadaadka sheeganayaa ka xishoo ilaahay oo muslinka ka hor dhaqaaq yaaa cawaan cawaan dhalay,, way kaa saxan tahay gabadhuye oo Isla yaaab please,,,,, wbtawfiiq

  • @AdoonkiiAllaah
    @AdoonkiiAllaah 2 місяці тому +2

    Naagahaan qaawan inaad soo galiso ma ahayn. Naagahaan ciyaarayaan indha walba oo arka dembigaa adigaa leh.

  • @fmg63772
    @fmg63772 3 місяці тому +2

    Ayagiina way fidnaysan yihiin ummadiina way fidneeyeen waana kuwuu nabigeena Scws heegay wax dhar ah dharna ana ahayn ayay qabaan waa kuwuu sheegay oo janada galid ay galan iskadaaye udugeeda xitaa mahelayaan rasuulkena ayaa noosheegay subxaanallaah

  • @user-yo2wn1hj4d
    @user-yo2wn1hj4d 2 місяці тому +2

    Wacaanow waykaa saxan tahay cay iyo qaylo waxba laguma helo deee ☑️shiikhad nasiiba ilhy ha xafido si wanaagsan nasteexo leh bay wax u wadaaa ilhy ha la garab galo teeda kale adiga shantaay ah iyo fanaaniinta ilhy waa u simantihiin in iyaga kaa khayr badan yihiiin way dhacdaa marka alle u laabo waryaaa muslinka caydaada ka daa waxba ha tarine

    • @TARBIYATALEEM
      @TARBIYATALEEM 2 місяці тому

      In munkarka la reebo ayaa lagu faray hadaad muslim tahay laakiin inaad ciddi ka hadashay aad ku bushiso waxay tusinaysaa inaad ku raacsan tahay, waxaan Alla ka baryayaa in qiyaamaha uu kula soo saaro naagahaas isqaawiyay, adigaaba ka mid ah sidaan filayo

  • @bima9383
    @bima9383 3 місяці тому +1

    Sh shantay mashaalah tabarakalah

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk 3 місяці тому +2

    Shiikh jazaakalaakhayar

  • @user-ee3ut9fm8g
    @user-ee3ut9fm8g 2 місяці тому

    Allah ha noo danbi dhaafo sheekhad nadiiba aad baan ujeclahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @WANAAGAAYAADADKADEEQA
    @WANAAGAAYAADADKADEEQA 2 місяці тому

    MAASHA ALLAH SHEEKHA CAQA WAA KU DHAWAAQ WAANA CADDEEYEY ALLE HANAGU ANFACO

  • @hotnachanel7558
    @hotnachanel7558 2 місяці тому +1

    Inuu asagoo sheekh sheeganaya dumar qaawan isasoo agdhigo may idinla saxantahy dadoow??????

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 3 місяці тому +1

    Sheekhoow maxaa kuu diiday inaad arin dhanka wanaagsan ka fiiriso? Hadii munker dhaco waxaa lagu tirtira acmaalwanaagsan oo istiqfaartu ugu horeyso, teeda kale addoomada Ilaahay waxaa xaalkooda og Rabbigii abuurtay oo kaliya, marka aniga aragtidayda sheekhadaan warkeeda waad ku degdegtay, maxaa yeelay iyadu si xikmadaysan ayeey u hadashay waxaana laga yaaba inay kuwo badan oo kuwaas aad sheegtay 18mai ay si caqliyana oo aan is ceebayn lahayn ugu caqli celiso.

  • @kalisocodkali4469
    @kalisocodkali4469 3 місяці тому +1

    Surah Al-Maidah 69 Kuwa Xaqa Rumeeyey iyo kuwa Yuhuudoobay iyo Saabi'iinta iyo Nasaara Ciddii Rumeysa Eebe, Maalinta Dambe (Qiyaamada) oo fala camal fiican cabsi korkooda ma ahaato iyo Walbahaar (Midna).
    Shantaay wuxuu ku soo cel-celiyaa in Ilaahay dadka u qaybiey 3.. Muminuun, munaafaqiin iyo Kaafiriin,... waakan Illaahay oo leh KAAFIRIINTA iyo MAJUUSTO WAA okey arintooda ... Shantaay aayadaas lama NASAQIN ( NASAQ WAA CAMAL BASHAR) .... Ma u baahnid in aad Nabi Maxamed RUMAYSO ... Haddii lagaa helo shuruuhada aayadan sheegayso arintaada waa okey diinta ISLAAMKA ... dabcan ... wax khilaafaaya diinta waa laga helayaaa.. aday kuu taalaa sidaad u xalin lahayd....

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 місяці тому

    Adigu hadaad sheekh tahey maxaa ku baey fanaaniinta qaawan ma youtube baaad ka dawaata yaa ku fadaxey inaad dawato

  • @Qaali12
    @Qaali12 3 місяці тому +3

    Illahow na astur, kommentigayga intasan kuso kobaya 😊

  • @hodanahmed5937
    @hodanahmed5937 3 місяці тому +2

    Run buu sheegay

  • @hilowsheikh9133
    @hilowsheikh9133 3 місяці тому

    Sh mansha aalah aalah ha ku barakeye

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 місяці тому

    Adigu 18 May baad ka soo hor jeedaa shekhnimd mid qabiil baan filyaa shaydanakna 18 may bukanku ku dhacey waa qolmaa tolow

  • @bushraaliseid181
    @bushraaliseid181 Місяць тому

    Shantaay Allah ku guuleeyo gabadhan waa khayr qabto laakiin maxay xumaanta u siyaasadaynaysaa?

  • @user-ri4nl8ru1b
    @user-ri4nl8ru1b 2 місяці тому +2

    waxn ummada alla haka qabto ninkan

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 2 місяці тому +1

    WAXAAN REERMIYIGA AHI ARSAAQADII AYAA UA-cam KA GASHAY . EEY EEY DHALAY OO DARBIJIIF AHAAN JIRAY INAAD TAHAY WAA LA OGYAHAY DIINTAAD HAYSATAA SOO TA MUSLIMKA LAYSKU QARXIYO MAAHA

    • @ahmedaweys9202
      @ahmedaweys9202 2 місяці тому

      Jaahilnimo ayaa kaa hadlinaysa qof an waxba ku gaysan aabbihi iyo isaga maxaad ku caayi

  • @SamraHussein-zz8tu
    @SamraHussein-zz8tu 2 місяці тому

    Waa la eegaya camalka ay ku jirto anagu camalkeeda kale ma ogin allah og lkn wixi an arkayno arkayna

  • @user-lw3zs2rv6z
    @user-lw3zs2rv6z Місяць тому

    ❤❤❤

  • @QaliIbrahimMahamud-go7wr
    @QaliIbrahimMahamud-go7wr 3 місяці тому +1

    Waa sax wll❤❤

  • @abdirahmansiat6
    @abdirahmansiat6 2 місяці тому

    Maanta unbaa arkay ninkan oo sifiican uhadlaaya wax unbuu caaayi jiraye

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc 2 місяці тому +1

    Shaykh Allah ha ku barakeeyo ee inanta si khaldan haw fahmin....waxay leeday si qalbigoodu u furmo hayska waynaysiinina ee soo dhaweeya oo diinta si xikmad leh ugu sheega

  • @hassansaid5472
    @hassansaid5472 2 місяці тому

    Wlh wa runtisa wxi danbi nakadhaca quran aya kadaba kenayna hadana xaki kasiwadayna. wale sidi abahed uma waacdinayso. jamahir hayelatid o baraha lakukuso dhaweyo ayay wada. marka dadka hortisa allah kucasine marka galika tihid aya wx qarsin khir samene miyay kawada

  • @hotnachanel7558
    @hotnachanel7558 2 місяці тому +1

    Diintu waa nasteexo maaha in lacaaayo waa in meel gaaban wax laga tusaaaa

    • @khadraomar9339
      @khadraomar9339 2 місяці тому

      waa runtaa, ilahay duqaan ha soo hadeeyo

  • @user-ge8uo6fs3u
    @user-ge8uo6fs3u 2 місяці тому

    Oo haddii quraanka la akhriyo yaa yidhi waa qalad midda kale ma waan ku badbaadaynaa Bay tidhi mise ilaahay baan ka rajaynaynaa inuu nag badbaadiyo

  • @user-rz9qi8dn4b
    @user-rz9qi8dn4b 2 місяці тому +1

    Shantaayaw ma sheekh ayaad tahy mise tuuris ayaad tahy midkeen kugu tirinaa

  • @ZakariyeZakariye-sd6do
    @ZakariyeZakariye-sd6do 2 місяці тому

    اَلسَلامُ عَلَيْكُم وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ‎
    نعم نعم نسلم الشیخ
    رغم الفاسق بفسقه الا ان الله یعلم ما فی قلوبهم هذا صحیح ولکن هناك فرق اذا کان الفاسق قد ظهر الفسق فإدا ظهر الفسق فیجب الرد الفسق بالاعلن
    ولکن مع مراتب فاذا فیجب علی الداعی
    أ. ان ینصحه سرا کما فی مقالة الشافعی فیما معنه اذا اذا نصحتنی بین ملإمن الناس قد فضحتنی واذا نصحتنی سرا قد نصحتنی
    ب. فاذا را الدعی ان النصیحة السریة ٛلم توقفه فیجب ان یخبر الناس المنکرا علانا کما ورد فی حدیث معناه ما بال قوم یفعلون کدا وکدا
    فأنصح الشیخ و کل داعن للخیر ان لا ینظر من فعل المعصیة فقط بل وینظر الناس التی تتأثر هدا الشخص فاذا رددت منکره علنا قبل ان تنصحه سرا قد یعند الناس من اخذ الحق وهذا ما لا یجب ان یحدث فالله الله الله للدعاة

  • @ismail25012
    @ismail25012 3 місяці тому +1

    Ada faafinaya xeta nagahan ad so digatay adigo sheegi karo magacoda

  • @Abdiyusuf490
    @Abdiyusuf490 2 місяці тому

    Abahed ayay usocotaa e ilaalo gaar ah halooyeesho warkas waxay rabtaa in ay kusiibato

  • @user-zt6gv3ck1o
    @user-zt6gv3ck1o 2 місяці тому

    qaawanina waaad ku sheegaysa waanad daawanaysa dhegaysanaysaana xgeed ka waalantay

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 2 місяці тому +1

    NO music in Islam.

  • @abdirahmanahmed3538
    @abdirahmanahmed3538 2 місяці тому +1

    Bkusoco sheekh beenlayda

  • @hotnachanel7558
    @hotnachanel7558 2 місяці тому

    Adigu soodigan soo dhigaya haablo qaa qaawan you tobekaaaga see wax uwadaa waar sheekhoow

  • @carinohope3117
    @carinohope3117 2 місяці тому

    Asc ❤❤

  • @mulidabdilahi7218
    @mulidabdilahi7218 2 місяці тому

    Shekh shaydaan yaa wax kaa dhagaysan adiga

  • @salimmohamedali1903
    @salimmohamedali1903 3 місяці тому +2

    WADANKEENA AYEEY LEEDAHAY ERAYGA EH WADANKEENA WAA MUNAAFIQ NIMO WAAYOO WAA BEEN ERAYGAAS WADANKEENA WADAN MA EHEE WAAGOBAL

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 2 місяці тому

    Adigu ma Allah baad dadka ka xigtaa
    Waar isku xishood, qofku inta uu nool yahay tawbad baa u furan, cid ka horjoogsan kartaana ma jirto, adigu diinta haka fiijin, qof kasta haddii uu Allah u laabto oo camalkiisa wanaajiyo, Allah isagaa u balan qaaday inuu u denbi dhaafi doono.
    Adigu Allah ka baq, dadka diinta ugu yeedh oo haka fiijin,
    Waxaad ku celcelinaysaa Hargeysa Hargeysa Hargeysa, ee ma dan gaar ah baad ka leedahay

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur1950 2 місяці тому

    Ma sidaasay ku tahay qof diin baratay.waa qof ay Somalilandnimada madax martay markaasay diinti ku geftay,Subxaanallaah

  • @user-rz9qi8dn4b
    @user-rz9qi8dn4b 2 місяці тому +1

    Maxad samo ka shaqyn naas ayaad ka sheekaysaaye

  • @user-mw9gu6yy4v
    @user-mw9gu6yy4v 2 місяці тому

    Adigu ilaahay ka cabso qaybka iyo waxa maqan waxba ka ogide 🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫

  • @ferdoesabdikadir
    @ferdoesabdikadir Місяць тому

    Shaydaan wa ninkaan sun siiya

  • @foosmahamud4785
    @foosmahamud4785 3 місяці тому

    Subxaanallaah yaab waaye wallee

  • @user-ge8uo6fs3u
    @user-ge8uo6fs3u 2 місяці тому

    Oo hadday caayi lahayd may u iman lahaayeen sheekh inanta dhiiri gali ha daba dhigane

  • @mohamedaliahmed3419
    @mohamedaliahmed3419 2 місяці тому

    Cidkasta ku dhegdheg oo ku raadso caanimo shantaay shaar madoobe

  • @Shotthemoon
    @Shotthemoon 2 місяці тому

    Tuug Alshabaaba waa in lagu dila Fataal

  • @ferdoesabdikadir
    @ferdoesabdikadir Місяць тому

    Cajuuskaan hala dilo yaa dadka ma ilaahay baa uga sokeysaaa

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 3 місяці тому +1

    Munaaaf yoow

  • @asiyasaeed7823
    @asiyasaeed7823 2 місяці тому

    Hhh ugbad iyo najma nashaad show waad daawata, sheikna ma tihide shaydan wayn baad tahy😂

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 3 місяці тому

    KUWAN ISLAM MA AHA SHEEKH ALLAHA HANUNIYO.

    • @khadraomar9339
      @khadraomar9339 2 місяці тому

      wa runtaa, adiga iyo sheekh shantaay ayaa islama, umada kale waa wada gaalo.

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 2 місяці тому

    Inanta ka hadh neefbaa tahee raga la tarmtam

  • @Ibraahindhereproducts
    @Ibraahindhereproducts Місяць тому

    Waxan uu shegayo waxba kama jiro
    Sheek shanty sababtoo ah
    Rasuulkena scw dadka dinta kabax sab ayuu unastexaynayay maxaa dhacay
    Qofka hadiii uu danbabo
    Ilahay hadii uu ka tawbadkeeno
    Ilaahay waa qafuru raxiim waa uu ka aqbalayaa waayo ilahay aya ku leh adoonkaygii danbaabay hadii uu ii soo labto oo uu danbi dhaaf iwaydisto waan ka aqbalay lkn aniga fikirkan qabo
    Qofka fanan ha noqdo waxuu rabo ha noqdo shekhadu way saxantay ma banana in la fogeeyo waa in la soo dhaweeyo oo loo nastexeyo kadib si dagan wax ugu sheeg waxa laga yabaa ilahay Inuu quluubtiisa soo celiyo oo uu wax kaa qato

  • @NafisaCabdilahi-go8es
    @NafisaCabdilahi-go8es 2 місяці тому

    Saqjaan waynaad

  • @AminaAli-fo2kc
    @AminaAli-fo2kc 2 місяці тому

    Sheekh sheydaan

  • @abdifatahmohamud620
    @abdifatahmohamud620 3 місяці тому +2

    Macsidaa 18may ee shegayso cadayn teeda ayaa lagaa rabaa sheikh qadiyadaha fadexda kala hadh hadad waxad shegayso ad cadayn u hayso keen hadii kale iska shaqayso wacdi ma wadide dadkaaga iska er eryo boss

  • @ZumayaHusein
    @ZumayaHusein 2 місяці тому

    Oo adigu ma shiikh ba tahay😅😅😅

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 3 місяці тому

    Sheekh dhegaha ku dhufo daanyeer kasta oo ka been sheega diinta Islaamka. Munkarkooda waa in laga hortagaa

  • @hotnachanel7558
    @hotnachanel7558 2 місяці тому

    Xataaa sheekhadayadii noo dayn maysid miyaa sheekhoow

  • @captainusopp4395
    @captainusopp4395 2 місяці тому

    kuwa niikinaya wax ma ka qabto intuu kuwey na soo eegayo 😂

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 2 місяці тому

    Danbi ay kugu tahay inaad tiraahdit Qayraat Illaahay iyo ayaga i dhaxeeyaa.
    Qof kasto Illaaha og Qalbigiisa.

  • @XaliimoMuuse-uv9dk
    @XaliimoMuuse-uv9dk 2 місяці тому +1

    غيري نفسك في االذىن

  • @bintucali7288
    @bintucali7288 2 місяці тому

    Xaqa aad sheegaysa muxuu yahay adaaba faafinaya dumarka qaawane

  • @khadrajama6756
    @khadrajama6756 2 місяці тому

    hush warya

  • @user-fe3cl3un9x
    @user-fe3cl3un9x 2 місяці тому

    Adiga Sheikh ma tihid nin diinta ku qaraabo ayaad tahay aqoon Fiicana waan kuu leedahay waxa aad degan tahay Masajidka Geed qalooc waxaad tahay qa’in aqlaaq Sheekh nimana malihid ee Adiga Allah swt u tooba keen waad ogtahay inaan Tuug weyn tahay Walaahi inaan kugu been abuuraneyni waa runtey

  • @kalisocodkali4469
    @kalisocodkali4469 3 місяці тому

    Sahih al-Bukhari 5236 .. Hadiithkan oo ka waramaya Caisha iyo Nabiga oo daawanaya Ethiopian ciyaaraya...barxadda masaajidka .... .... sida caadiga diinta wax walba waad ka helaysaa...... diidmo .. ogolaansho ... jahwareer

  • @Sheikh__Marwan
    @Sheikh__Marwan 2 місяці тому

    𝐃𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐢𝐧𝐭𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐲𝐧𝐚𝐲𝐬𝐢𝐝 𝐚𝐝𝐢𝐠𝐨𝐨 𝐢𝐧𝐭𝐚𝐧 𝐥𝐞'𝐞𝐠 𝐦𝐚𝐚𝐝 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐛𝐬𝐚𝐭𝐢𝐝.
    𝐒𝐡𝐚𝐲𝐝𝐚𝐚𝐧𝐲𝐚𝐰 𝐦𝐮𝐧𝐚𝐚𝐟𝐢𝐪𝐢𝐢 𝐡𝐚𝐛𝐥𝐚𝐡𝐮 𝐰𝐚𝐲 𝐤𝐚𝐚 𝐪𝐢𝐢𝐦𝐚 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐲𝐢𝐡𝐢𝐢𝐧.

  • @SamraHussein-zz8tu
    @SamraHussein-zz8tu 2 місяці тому

    Waa fitno

  • @kalisocodkali4469
    @kalisocodkali4469 3 місяці тому

    Ok.,, "jawaabta saxda ah" addoonka iyo Allah waxa u dhaxeeya nama quseeyso" sidee shantaay u raacay eraygaas.. bal aan eegno "Sheekh Shantaay "Baaba-jiis Cumro ma aadin dhaqan-xumadii ayuu iska wataa" daawo muuqaalkaas, shantaay oo ku jees-jeesaaya nin curyaan ah sida uu cumro/xaj u gutay.. buur u fuulay... ... ma Baaba Jeey qalbigiisa ayaad ku jirtay? ... Yaa kuu waramay? Shaydaan? habar kuuleey? ....

  • @amaljama9356
    @amaljama9356 2 місяці тому

    War hush

  • @raqiibmedia
    @raqiibmedia 3 місяці тому

    Adaaba dadka ka daran sawirada qaawan maxa muqalkaga uso saartay oo dadka u tusesa dambiga xumaanta adaaa faafinayo horta isa sax ilahay baq sawirka qaawan muqalkaga so saartay meeqo indho aya tusisay oo dambi ku leedahay maka fakirtay taas

  • @muhudiinyusuf6900
    @muhudiinyusuf6900 2 місяці тому

    Markii ay doqonimada kaa badato ayaad sidaan u hadli kartaa.

  • @user-yh7dh2ii5k
    @user-yh7dh2ii5k Місяць тому

    War dadka amaansii nio fataalyahow

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 3 місяці тому

    Malaha dad ka aduun baa wanaagsan ay aydhalay

  • @khadracali4640
    @khadracali4640 3 місяці тому

    Waruntii anba malintaan wan kayaabay inay u cudur daarto dumar wariyayaala iyo fanaaniin

  • @user-qj2yu4ht8t
    @user-qj2yu4ht8t 3 місяці тому

    Wax ayaana la soo barin layaab maleh

  • @user-ri4nl8ru1b
    @user-ri4nl8ru1b 2 місяці тому

    naga aaamus cuqubu kugu dhacdee ceebaha islaamka aad caayeyso jooji

  • @ismishxabib9830
    @ismishxabib9830 2 місяці тому

    Nonsense

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 3 місяці тому

    Nacadali kugu dhscdee gabarta dss

  • @suhaibabdilahi8520
    @suhaibabdilahi8520 2 місяці тому

    Neefyahaw adu mxd ogtahyy nacdal ba kugu taale 😡😡

  • @user-rw7pp3gf6i
    @user-rw7pp3gf6i 2 місяці тому

    Shiiqda nasiiba wy sexnthy ddka si nxris wx low shyga diinta waa nastexo mahn in qelo io canan la hurtimto qofka
    sheekow diinta adi ma lakuso dhibay ee adiga dep isku noqo😒
    Mid xasusnow in naak jirkeda gadan jirty in ey u naxristy drteda Jannda ku gshy
    Naxriista Eebe janada laku gala midas ya ka hoos bixin