Sheekh Shantaay "Abti Gabadhiisa ka Macsiyeesanaya oo Dhuuqaya waa dhaqan aan raad ku lahayn Diint"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 42

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 2 місяці тому +3

    Inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun
    Aaqiru zaman illaahow xaqa nagu dil iyo adigoo raali naga ah 🤲 yaa rabb

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 2 місяці тому +2

    Sheekh shantaay mansha alah sidaad umada xaga ugu hanuunineysid ajar alaha kaa siiyo wadanka burburkiisa waxaa ka daran runtii maskaxdii umada ayaa burburtey marka waa uu ku saxanyahay in uu umada hanuuniyo waana wajib wadaadada saaran jizakalah sheekh shantaay

  • @user-oo8ui9ig5l
    @user-oo8ui9ig5l 2 місяці тому

    aamiin , aamiin ,aamiin midkastoo umada muslimka ah fasaadinaya alle ha dhaafsho insha allaah . alla maxay umad galaafteen . shuyuukhdii kale ee soomaaliyeed meeday mid qudha kuma jiro oo sida sheekhan kelmada xaqqa ah usheega , maasha allaah sheekh shantaay jzk allaahu khayra jazaa .

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb 2 місяці тому +1

    SHAADIYO SHARAFLAAY XUMAAN FAAFISO UMADA ILAAHAAY HA DHAAFIYO AAMIIN HADAAN HANUUN LOO QORIN MA XISHOOTO IYO MAXISHOODAYAASHU IYO QOOMULUUDNIMADU WAA SOO BADANAYSAA AAKHIRO XAGAY MAXAY KAGA TASHTEEN .

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb 2 місяці тому +1

    SHEEKH SHAANTAAY INTA XUMI HAKU CAAYAANE CEEBEE ILAAHAAY HA CEEBEEYO HAKA AAMUSIN WAAN KUGU TAAGEERSANAHAY .

    • @user-hn2jx5xh6b
      @user-hn2jx5xh6b 2 місяці тому

      Xumaanta dadka faafinaya halanagaqabto please

    • @Ayan-le4hb
      @Ayan-le4hb 2 місяці тому

      @@user-hn2jx5xh6b kuwee la qabtaa ??? Wllkiis .

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 місяці тому +3

    Sheikh Jazaaka Allahu khayr.

  • @naciimomaxamedkulmiye6104
    @naciimomaxamedkulmiye6104 2 місяці тому

    Sheekh As calykum Sheekh waana dada aan rabnaa dhalinyaro waayeel hadaanahay jizaakumu Allahu khayr waa na waanisaa

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Місяць тому

    ASC SH SHANTAAY JZK ALFA KHEYR

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 2 місяці тому +1

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @wllmohayre9950
    @wllmohayre9950 2 місяці тому

    Jazaakumull allhu kheyran

  • @SICIIDHassan-hl9hp
    @SICIIDHassan-hl9hp Місяць тому

    Ilaahey Ha Dhaafsho Kuwaan Dadka

  • @SICIIDHassan-hl9hp
    @SICIIDHassan-hl9hp Місяць тому

    آمين يارب العالمين

  • @ashalul565
    @ashalul565 2 місяці тому +1

    Alaahu manajaynaa, ilaahow naga qabo fusuqa

  • @miskiomar4399
    @miskiomar4399 2 місяці тому

    Subxana Allah sheekhoow ka hadal xaqa

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 2 місяці тому

    Sh/shandaay kheer Allaha kusiiyo kuwa xumaanta samenayo iyo kuwa duubayo iyo kuwa agjooga intaba waxbo isma dhamaan kuligood shaqo halaga qabto Allaha shartooda nadhafiyo walal qof heesay ah ma asturna nimankana umakala soocno balwad iyo wax xuna wey ku tartamaan gabdhayar iyo kuwakalabo waa ilama ladhumiyey walidkood ayaa mas'uul ka ah

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 2 місяці тому +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @abdinur6152
    @abdinur6152 2 місяці тому

    Sheekhow warka si fiican u gudbi adigoon qaylinayn.

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Місяць тому

    Shiikh Shantaay Ninka Kaamarada ka duubaya Cabaas iyo gabadha yar ee saqajaanimada faafinaya waa in dowladu soo xirtaa

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk 2 місяці тому +1

    Shiikh shukran

  • @fowzahmed2694
    @fowzahmed2694 2 місяці тому +1

    Gabadha yar halaga badbaadiyo Cabaas

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 2 місяці тому +1

    Dowlada may xiraan waxan

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj 2 місяці тому

    Waligaa runta ka hadal shantay lakin waxan kugula talinayaa vedioyada hano soo bandhigin xun xun

  • @aminanasrafarah6093
    @aminanasrafarah6093 2 місяці тому

    Sheekhoow u ducee in ilaahay soo hanuunsho lkn habaarka kadaa

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 місяці тому

    Reer moqdisho Qudhun nimada

  • @Koyama548
    @Koyama548 2 місяці тому

    Subxanallah waxan wa qalad wlhi

  • @carinohope3117
    @carinohope3117 2 місяці тому

    Subxaanallaah

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 2 місяці тому

    Sxwey walahay shikhowo😢

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 2 місяці тому

    Cudurxun alaha ku rido awaluu castor iyo weyd la jiranaa ha loosoo duceeyo la lahaa canary kugu dhac dheh iyo kuba videos kaduubayo😢😢😢

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 2 місяці тому +1

    Bulshada ayey qatar ku yihiin !!

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 2 місяці тому

    Shadiyo wabanag.weyn laqabo.wamaxay.amxarkan ceebmaqabto yahuu hala xiro mise dayuska.qaba.abgaal ah yahuu

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 місяці тому

    Raali baad katihiin hadii kale waa
    Laguma Sameeyen Qadaad weyen
    Qudhunte

  • @Sultanhaq-u2x
    @Sultanhaq-u2x 2 місяці тому

    Kan gawadha shuminayo wa bastar. Saqajan ah kaan umada halaga qaabto ... sii degdeg ah .. shadiyo wa in laso qabta yaa u baneyi in nin ajinabi ka ah in ow tiintteda faraha la galo ... wa daanbi kawwir danbi ka ween majir ...

  • @kalisocodkali4469
    @kalisocodkali4469 2 місяці тому

    Nabi Nuux ilmhiisa iyo Xaaskiisa naar wuu ka bad-baadin waayey, sidoo kale Luud afadiisa.... Shantaay ma kuwaas ayuu ka fiican yahay? ..."Naftiina iyo Ehelkiina naar ka bad-baadiya" ... soo Shantaay qadar ma aaminsana, waxa dhan in hore loo qoray intii dadka dhalan? ...
    Wax lala yaabo in Shantaay gabdhiisa uu hurdada ka kicin karin?..... sabab?...
    Shantaay markuu leeyahay waa in ilmaha iyo dumarka la "EDBIYAA" waxaa soo galaysa la GARAACAA ...islaamka wuxuu soo jeediyey in dumarka la garaaco... haa... ka waran qof baqdin keliya ku hogaansamaya.. ma Illaah ayaa la qayaamayaa? .. waxaas waa waxa dumarka muslimka qaarkood markay ka hoos baxaan kuwa garaaca,,, ay dharka u tuuraan.. waa dad qasab ku jriay ee ma aha iimaan iyo aaminis....
    Ninka gabadha yar falka la sheegay ku sameeyey waa in la baaro? .
    Qof wayn qofkii timihiisa taabanaya isagaa goáankaas leh.....