Sheekh Shantaay oo ka hadlay Faa'idooyinka 10-ka hore ee Bisha Dul-Xaj

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2024
  • Sheekh Shantaay oo ka hadlay Faa'idooyinka 10-ka hore ee Bisha Dul-Xaj

КОМЕНТАРІ • 10

  • @naciimomaxamedkulmiye6104
    @naciimomaxamedkulmiye6104 3 місяці тому

    Scw scw scw scw scw scw scw aamiin aamiin Khayr allaha ku siiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fowzahmed2694
    @fowzahmed2694 3 місяці тому

    SScw scw scw scw ❤❤❤

  • @CabdirixmaandaahirKordhi
    @CabdirixmaandaahirKordhi 3 місяці тому

    Khaki.shantaay.jaasa.kakhar

  • @kalisocodkali4469
    @kalisocodkali4469 3 місяці тому

    Maalmo gooni ah ka faaiidayso.. Laylatu qadar lama yaqaano, maalmahaas ayuu ku jiraa... habeenkii saq dhexe ayuu Illaahay soo dagaa oo sugaa dadka wax waydiisanaya ( ilaahay oo dhulkan soo dagaya ka waran) waxaan waa fikrad dad la imaadeen... sheekada dheg-dheer ayaa ka fiican ... Diimaaha Illaah ( hadduu jiro) ayey Sharafta ka qaadaan...
    Illaah ictiraaf ka sugaaya reer bini Israel ( surah Baqara eeg)

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 3 місяці тому

    Sheikh maadka hadashid dagaalka kajira shabelaha dhexe oo u dhexeeya reer adeer Cusman please nagadaaya dagaalka please.

  • @kalisocodkali4469
    @kalisocodkali4469 3 місяці тому

    Illaahay ma markuu dhaaranayo yuu u dhaarayaa? .. markaa dhaaranayso waxaad ku dhaaranaysaa wax kaa sareeya?
    Markaad marqaati furayso .. (wadama diinta aaminsan) bible ama quraan ayaad ku dhaaranaysaa... waa maxay fikradan ka danbeeysa in Illaahay ku dhaaranaya wax? ku salinaaya bashar (nabiga) suuratul Axsaab... Illaahay iyo Malaaigta oo Nabiga ku salinaaya... Illaahii koonkaan dhan abuuray oo bashar ku salinaaya.... ?????

  • @kalisocodkali4469
    @kalisocodkali4469 3 місяці тому

    "Ma jihaadka ayey ka fadli badan yihiin" haa... laakiin adoo jihaadaaya hadaa dhimato, xoolahaagana bixiso ... ma ka fadli badno ... hmm .. shuqul qalin shubato ... ... Bilaha xurmada leh ( hadda yaa dagaal joojiya .,..alshabaab ma joojisaa dagaal) waxaa lahaa carabtii islaamka ka hor... xajka .. sidoo kale... islaamka wuu soo guuriyey ... in laba buur lagu dhex ordo.. haa waa dhaqankii carabtii sanamada caabudi jiray... Juhuud iyo Christian weligood Mecca ma imaan inta taariikhda la haayo... Ibraahim in uu mecca yimid (xitaa in uu jiray) ma la caddayn karo...

  • @kalisocodkali4469
    @kalisocodkali4469 3 місяці тому

    Islaanta (odayga) Nigerianka, Filibiinka, Soomaaliga, Jaadka ama umadaha kale ee laga rabo in ay CARABI ku tukato, carabaha kalena 7 qiraao loo soo dajiyey, Uthmaan ayaa gubay ( wax illaah ka yidim oo la gubaayo) si loogu fudeedeeyo lahjad af-carabi ah... quraan (Aisha sida ay sheegtay, suurah Axsaab) ri´ay cuntay oo ilaa hadda la hayn ,,
    Nabigu muxuu u qori waayey quraanka inta uu noolaa? .... Shantaay naga jaahil bixi ... Jah-wareerkaan nooga jimid carabta ??????? intaa iska dhaafto hablahaan is-luxaaya sheekadooda .....