"Naftiina iyo ehelkiina naar ka ilaaliya" ... Nabi Nuux iyo Luud muxuu uga ilaalin waayey.. Nabi Maxamed muxuu adeeradiis, hooyadiis (duco) uga ilaalin waayey. Shantaay dad ayuu rabaa in uu caayo isagoo diin ku soo gambanaaya.. Suuratul Nuur ... "Ha ku qasbina gabdhihiina adoomada ah sido haddii iyaga ay rabin" waxaas waa quraan, diin... Sheekadaan xijaabka Cumar ayaa waday markii hore Illaahayna wuu ku raacay.. aqriskta axaadiista si aad u fahantaay, waxaan uu shantaay ka dhigaayo in loo hogaansamo
@@umuclaahi5562 Ani diinta islaamka ma aaminin in Illaah ka timid sida carabtii 1400 sano ka hor ay la yimaadeen....diimaha bariga dhexe oo dhan waxaan u arkaa wax ay dad sameeyeen si ay ugu koontorolaan bulshadii waagaas jirtay
Sheeekh qeyr allahkusiyo poliska anshaxumada wa iney so xiran luzina iyo shadiyaba wayo wa dhul.muslin dhalinyarada ayakaga dayaneyso si degndeg ah wa dhaqanxumo in dumarka Isa so qawiyan ragana aykudhegdhegan
Shantaya dadka saan waa kusii fogaanayaan alle waxu kuyiri nabi muse iyo wallkiis haruun in hadal jilicsan kidhahan fircoon oo gaalnimo sheegtay maxa saan dad looma waaniyo plz adeer
Manshaallah sheikh waa runtaa may Allah swt reward you for shedding the truth
Masha Allah 🎉🎉🎉🎉
Asc. Illaahow soo hanuuni yaa Rabi.
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
Mashalaah Mashalaah Allaha ku xifdiyo
Masha Allah ❤❤❤❤ shukran sheikh shantaay
Wlh Ibna aadam ka caafimdaka wa ku sirmaan waxe alle xasuustaan mrki ee xanuun dareemaan allow xaqa na tus khaatimadana kheer inoga dhg
Kheir allaha kusiiyo sheikh shantaay xaqa iyo runta iyo fasaaadka kahadal waaa sax
Masha allah haka kawad sh soomalida run ta ma jecela
😢😢😢😢😢
Dadkani waa faasiqiin Allah iyo Rasuul kafurtay Allah hasooqabto . Nin dayuus ah Allah baan kamagangalay
Shiikh Soomaali Ah Oo Runta Kahadla Waaye Shiiqan
Walal shiiq shantay runta adiga oo shegayo dhimo ajir allaha kasiiyo difaca diinta islamka shiiq shantay run sheg alle ayaa ku garab tagan
Naaa kan cml Rabi baan ka magan galay
Sh adna uducee in Rabi so hadeyo
Qofki qamiis wato shiiq miya ninkaan weyn wuxu kuhadlaayo bal eek Shaadiyo shar kulaha hhhhh ninkaan dadka miyu caaynoya mise wuu u nasteexenoya mafahmin sheek ayu sheegana naasana iyo waxyaalo xun xuna wuu kahadla mida kale dumarka qaaqawan yaa ku baneeyay inaad daawato o reaction kabixiso sheekna waad sheegane umada wax fiican u sheek u nasteexe inaad caayso ma ah shantaayey saan wax kabadal 😷😷😷😛😛😛
Subhanallah
Scw scw scw
Waa runtaa sheekh
Sheikh shantaay aad uga soo hadal munkarkan iyo xumaantan umada lagu dhex faafinayo.
Qofki qamiis wato shiiq miya ninkaan weyn wuxu kuhadlaayo bal eek Shaadiyo shar kulaha hhhhh ninkaan dadka miyu caaynoya mise wuu u nasteexenoya mafahmin sheek ayu sheegana naasana iyo waxyaalo xun xuna wuu kahadla mida kale dumarka qaaqawan yaa ku baneeyay inaad daawato o reaction kabixiso sheekna waad sheegane umada wax fiican u sheek u nasteexe inaad caayso ma ah shantaayey saan wax kabadal 😷😷😷😛😛😛
Luuziina ma magac baa Subxanalaah wa magac gaaal
Xamar maxaa kasocda?
Waa sxweya wlahay
Kkkk😂😂😂😂😂shaadiyo shareey ku lahaa 😂😂😂😂😂😂
Sheekh shantaay dambigooda ayaga ayey dhibe maa iska dhaaftid
Laakiin umuday fitnaynayaan?
shiq horoy usoco
𝗗𝘂𝗺𝗮𝗿𝗸𝗶𝗶 𝗠𝗮𝗿𝗸𝗮𝗻 𝗪𝗲𝗬𝗯𝗮 𝗞𝗮𝘀𝗼 𝗗𝗮𝗿𝗲𝗲𝗡 𝗫𝗔𝗦𝗕𝗨𝗡𝗔𝗟𝗔𝗛.😳😳😳
Allow soomaali 7 sano oo Abaar iyo cuduro ku qabo, Rabbiyoow xaqa muuji oo daalimiinta xanuunji
Yur maxaa la habaartamee
ILAAH KUGU CELI HABAARKA OROMOW.
@@AfiyaIbrahim-tn8fn aamiin
"Naftiina iyo ehelkiina naar ka ilaaliya" ... Nabi Nuux iyo Luud muxuu uga ilaalin waayey.. Nabi Maxamed muxuu adeeradiis, hooyadiis (duco) uga ilaalin waayey. Shantaay dad ayuu rabaa in uu caayo isagoo diin ku soo gambanaaya.. Suuratul Nuur ... "Ha ku qasbina gabdhihiina adoomada ah sido haddii iyaga ay rabin" waxaas waa quraan, diin... Sheekadaan xijaabka Cumar ayaa waday markii hore Illaahayna wuu ku raacay.. aqriskta axaadiista si aad u fahantaay, waxaan uu shantaay ka dhigaayo in loo hogaansamo
Adiga, maxaad ka hadleeysaa ma muslim baa tahay mise😮
@@umuclaahi5562 Ani diinta islaamka ma aaminin in Illaah ka timid sida carabtii 1400 sano ka hor ay la yimaadeen....diimaha bariga dhexe oo dhan waxaan u arkaa wax ay dad sameeyeen si ay ugu koontorolaan bulshadii waagaas jirtay
😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅 sheeq shantaay caadi maha
waaruntiii wallahi
Majiro nin raga oo ogal xaskiisa ama xilihiisa oo qaawan nin kale laabta galinayo ilaheey igama dhigo Abdifataah oo kale waa nin liita oo xaskiisa futadeyda iyo jirkeeda lacag ku raadiya magaranayo inoo taagan yahay Ninka shaadiyo qawa waa duli nimo hala qabto meeye dadka kuwii xabsika dhigay dadka Xumaanta faafinaya subxaanallh
Sheeekh qeyr allahkusiyo poliska anshaxumada wa iney so xiran luzina iyo shadiyaba wayo wa dhul.muslin dhalinyarada ayakaga dayaneyso si degndeg ah wa dhaqanxumo in dumarka Isa so qawiyan ragana aykudhegdhegan
Shantaya dadka saan waa kusii fogaanayaan alle waxu kuyiri nabi muse iyo wallkiis haruun in hadal jilicsan kidhahan fircoon oo gaalnimo sheegtay maxa saan dad looma waaniyo plz adeer
Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh subxanllh subxanllh
Waar heedhe sidani waano maahee bal maad isku noqotid ood umada si quruxbadn wax ugusheegtid ilaahyba diinta dadka ugumuu hanjabine
✅
Qofki qamiis wato shiiq miya ninkaan weyn wuxu kuhadlaayo bal eek Shaadiyo shar kulaha hhhhh ninkaan dadka miyu caaynoya mise wuu u nasteexenoya mafahmin sheek ayu sheegana naasana iyo waxyaalo xun xuna wuu kahadla mida kale dumarka qaaqawan yaa ku baneeyay inaad daawato o reaction kabixiso sheekna waad sheegane umada wax fiican u sheek u nasteexe inaad caayso ma ah shantaayey saan wax kabadal 😷😷😷😛😛😛
Niman iyo naago isku dhexjira oo kala ajnabiya, waa danbi
Qofki qamiis wato shiiq miya ninkaan weyn wuxu kuhadlaayo bal eek Shaadiyo shar kulaha hhhhh ninkaan dadka miyu caaynoya mise wuu u nasteexenoya mafahmin sheek ayu sheegana naasana iyo waxyaalo xun xuna wuu kahadla mida kale dumarka qaaqawan yaa ku baneeyay inaad daawato o reaction kabixiso sheekna waad sheegane umada wax fiican u sheek u nasteexe inaad caayso ma ah shantaayey saan wax kabadal 😷😷😷😛😛😛
Naag haday hadalkaaga dhagaysanwayso .. waa in la tumaa sida uu shantaay sheegay, diintana qabto!.. Ninka hadduu dhagaysan waayo ama iska kibriyo.. maxay naagta samaysnaysaa .. sulux ( iska leq) ...
Abdifatah wuu celin waayey naagtiis in ay astuntahay wuu jeclaa isgoo qimaarka u celinayo dhowr mar ayan aragnay lakiin u duceey sas ka fiican
Shiikh danbi faafinaaya oo gabdho coowro ah dad tusaaya shikhoow dib isugu laabo dad aan video ga arkin ayaad tuseysaa
😂😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂
Asc shikh ku jihad intay naftu kugu jirto ajir aya kugu socdo
😅😅😅😅😅k
U nastexey oo wwaani rag iyo dumarba berta lagujiraa
adiga alaha kaqado😂😂 warceeb shaydanyahow😊
😂😂😂
Qofki qamiis wato shiiq miya ninkaan weyn wuxu kuhadlaayo bal eek Shaadiyo shar kulaha hhhhh ninkaan dadka miyu caaynoya mise wuu u nasteexenoya mafahmin sheek ayu sheegana naasana iyo waxyaalo xun xuna wuu kahadla mida kale dumarka qaaqawan yaa ku baneeyay inaad daawato o reaction kabixiso sheekna waad sheegane umada wax fiican u sheek u nasteexe inaad caayso ma ah shantaayey saan wax kabadal 😷😷😷😛😛😛
Shantaayoow adiga why don't you lower your gaze ???
Hooyada wasee sheekh gani gabdhaha nooka leexo 😂😂😂
Gandhah afka kalbax dhilaa kudhashee
Scw scw scw
😂😂😂😂