Sheekh Shantaay "Qamar Qamraawi iyo Ugbaad Aragsan Macsi tii ugu weyneed ayay ku Sameeyeen Nairobi"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лип 2024
  • Sheekh Shantaay "Qamar Qamraawi iyo Ugbaad Aragsan Macsi tii ugu weyneed ayay ku Sameeyeen Nairobi"

КОМЕНТАРІ • 56

  • @hafsohashi3263
    @hafsohashi3263 12 днів тому +3

    Isaga duceey hanuunka ilaahey baa haya adiga iyo ayaga cid haanuun Ku dhin doonta Allah baa u cili leh qof xumaan uu ku jira laguma caayo ee waa loo duceeyaa

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 12 днів тому +4

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-oo8ui9ig5l
    @user-oo8ui9ig5l 12 днів тому +2

    sax ,waa runtaa sheekh umada ayey duulaan ku yihiine alle ha ka qabto insha allaah ,aamiin , ha la habaaro habaar bay qabaane dowlad islaam ahna malaha umadu oo diintooda u ilaalisa allaah kariim

  • @HaykalXuseen
    @HaykalXuseen 12 днів тому +5

    Ilaahayoow towbada nagu dil alxamdulilaah calaa nicmatul islaam

  • @hawamohamed9455
    @hawamohamed9455 11 днів тому +1

    Rabi hanaga qabto dadka dhaqanka xun Rabi hanookaa dhaafo adigana maansha Allaah

  • @MindfulMedia07
    @MindfulMedia07 10 днів тому

    Shekho waa lagu waasiy ee aamus

  • @natural544
    @natural544 12 днів тому +1

    Allah hasoo hanuuniyo, shartodana allah hanaga badbaadiyo.
    Sh,shantay allah haku xafido ee halkaa kasii wad dacwada

  • @saidkaamil6018
    @saidkaamil6018 12 днів тому +2

    Bari baanu ka nahay Allah ha Soo hadeeyo waxani wa dhaqan xumo cad

  • @naciimomaxamedkulmiye6104
    @naciimomaxamedkulmiye6104 12 днів тому

    Waa runtaa shantaay diinteena Macaan allaha na jeclaysiiyo aamiin aamiin Allaha na na Asturo aamiin. Kuwaasne Caro Illah Illah ay noo keenin Illah aan ka magan galnay aamiin Aamin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fowzahmed2694
    @fowzahmed2694 12 днів тому +1

    Yes waakutaageeraa sidaa waxa xun uga dhiidhido❤

  • @SultanYonis-cp2lw
    @SultanYonis-cp2lw 3 дні тому

    WE ARE with your speech

  • @aminanasrafarah6093
    @aminanasrafarah6093 12 днів тому +1

    Khayr allaha ku siiyo sheekh, xaqa cadee waloow kaana mur

    • @asiyahmed-cs3ft
      @asiyahmed-cs3ft 8 днів тому

      Xalane waxa ka jira muxuu u cadayn wayey ?

  • @ahmedmuse2277
    @ahmedmuse2277 12 днів тому +2

    Waa kuwa ugu dhaqanka xun fanaanin ku sheega

  • @sayidmohamed3908
    @sayidmohamed3908 12 днів тому +1

    Subhanallaah Subhanallaah Subhanallaah yarabi diinta no ilaali

  • @user-zy1kz6wg4x
    @user-zy1kz6wg4x 4 дні тому

    Sheikh shantaayoow munkarka gacantaada ku suuli QORAY soo iibso sheekhunaayooow

  • @ahmeds6878
    @ahmeds6878 12 днів тому +1

    Waligaa shantaay maku soo qaatay farta taag 😂😂😂

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 12 днів тому +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 12 днів тому

    ASC SHIIKH SHANTAAY WAAD IGA QOSLISAY SIDAAD MAGACA UGU HESHID BARNAMIJ KASTOO AAD KASOO HADASHID QAMAR QAMRAAWI SHAADIYO SHAR IYO QAAR KALOO BADAN

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 12 днів тому

    Maasha Allaah Shiikha kheyrka sheega xumaantana reeba Jzk Alfa kheyr

  • @sahramuhumed9040
    @sahramuhumed9040 12 днів тому +1

    Subxaan ALLAH

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 12 днів тому

    War wuxu dhaqan xumaa bismillaahi raxmaani raxiim yaarabi

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 12 днів тому +1

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh yaab umadan allh haso hanuniyo subxanllh subxanllh acdubilh acdubilh

  • @user-lf5qf3gn6b
    @user-lf5qf3gn6b 11 днів тому

    Akhas waa. Khasiisiin

  • @suban974
    @suban974 11 днів тому +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 New Somali sheikh subhana Allah

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 12 днів тому +1

    Scw scw scw wcs

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 12 днів тому +1

    Aamiin Aamiin Aamiin adigana si lamid ah

  • @safiyai2843
    @safiyai2843 9 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @saidkaamil6018
    @saidkaamil6018 12 днів тому

    Sheekh shanty salaan sare sheekh fadlan 3 daqiiqo iyo bar ayaad hordhac ka dhigteee
    Waxaa qurux badan in aad barnaamijka toos u gasho markiiba hore hore ka gasho
    Waayo 3daqiiqo wa waqti badan runtii
    daqiiqad barkeed ayaad ku so koobi kartaa hor dhaca barnaamijka

  • @guled669
    @guled669 12 днів тому

    Qalbi ma leehiid sheikh

  • @user-xp2kh6zb7l
    @user-xp2kh6zb7l 12 днів тому +2

    Wa waxxun lkn adigana haso qadan e ka hadal xumanta

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 6 днів тому

    Adigaa ba ka rogtey denbigoodii sheekh shantaay

  • @KhadarHassan-qv1ye
    @KhadarHassan-qv1ye 12 днів тому

    Labadaa shaydaan ilaahay hanaga qabto,ilaahay baan uga dacwoonaynaa labadaa faasiq.

  • @Abdifitah1988
    @Abdifitah1988 12 днів тому +1

    Adiga iska dhaf dad xun xun
    Shiiq 5taay kheer noso gudbi

  • @star-ln1ke
    @star-ln1ke 12 днів тому

    Sheekh kuma arko wadankii hooyo kulama joogo hadana i agree ☝️ xaqa ku dhawaaq haba khadhaadhaadee
    Balse xukun ha ridin gaalnimo iyo dhilaynimp waxay rabtaa shuhaadp
    أربعة شهداء

  • @SaynabHasan-wz3fe
    @SaynabHasan-wz3fe 12 днів тому +1

    Alle hahadeeyo

  • @mohamedisackaliofficial8403
    @mohamedisackaliofficial8403 8 днів тому

    Sheekh reaction bixinaaya ninka baa igu horeeya 😂 weliba magac ninka ku raaxeysanaayo qamar qaraawi kulaha😂😂😂

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed9225 12 днів тому +2

    What sort of sheik insults people subxanalah talk nicely

  • @user-mc4yi8qs3j
    @user-mc4yi8qs3j 9 днів тому

    Shantay kolkol runta ayushega

  • @AfiyaIbrahim-tn8fn
    @AfiyaIbrahim-tn8fn 12 днів тому

    Kkkkk aniga Sheeqaan waa abdheed Iyaah.

  • @user-lf5qf3gn6b
    @user-lf5qf3gn6b 11 днів тому +1

    Naagaha iyo nimanka bilaa akhlaaqdaa dadka haka qabto uf

  • @rumaanmacalin
    @rumaanmacalin 9 днів тому

    Alah. Hanaga qabto

  • @user-cs8wy9pj5r
    @user-cs8wy9pj5r 12 днів тому +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ayanabdul3371
    @ayanabdul3371 12 днів тому +1

    Laba ciyaalsuuq

  • @hodanabdi6497
    @hodanabdi6497 6 днів тому

    Inta xun Ee diinteena. Iyo dhaqankeena doorinaysa. Ilaahay. Hanagaqabto

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 10 днів тому

    Ruunta usheeg wey kaadaren

  • @khadijabin8262
    @khadijabin8262 12 днів тому

    Cooskaa dhaama daroogada jaadka

  • @abdirahanbader6830
    @abdirahanbader6830 12 днів тому

    Qamar qamraawi sxp raxeyso 😂

  • @MindfulMedia07
    @MindfulMedia07 10 днів тому

    Dameer Dameer dhay Jahel foq Jahl
    Sheekad carabta weey dhamaatay
    Adiga ayaa ku baneeyay dadka inaad caydid
    Adiga ayaa jamaca ayaa ku balnqasday

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 10 днів тому

    Ugbaad arag xun waa jaahilad wixii dhalay iyo waxay la dhalatay ayaa hoogay oo ba'ay alla nacda

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t 12 днів тому

    Shaydaan shantaay xamar khaniisinta Joogta kawaran

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 12 днів тому

    Caadi baa layskaga dhilaystay dadka hortooda 2 dhilay weeye
    Xasbunallah wa nicmal wakiil

    • @umuabdullahi4380
      @umuabdullahi4380 12 днів тому

      Waxaa larabaa
      بالحكمة والموعظة الحسنة
      Waan ognahay in Allah nabi muse uu amray si dabacsan inu ula hadlo
      فقولا له قولا لينا لعله يتذكر أويخشى
      Marka khyr Allah kusiyee fasahadka Allah naga badbadiye udimri qofku ficilkisa xumado

  • @Sara-bl1vn
    @Sara-bl1vn 10 днів тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂