Sheekh Shantaay oo Farriin adag u diray Nin Jooga Hargeysa oo Difaacay Munkarka iyo Dhaqan xumada...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2024
  • Sheekh Shantaay oo Farriin adag u diray Nin Jooga Hargeysa oo Difaacay Munkarka iyo Dhaqan xumada Fanaaniinta

КОМЕНТАРІ • 27

  • @sheikhAlisubaneya
    @sheikhAlisubaneya 2 місяці тому +2

    Sheikh shantay jazakallah kheir ❤❤❤❤

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 2 місяці тому +2

    Sheekhoow waad saxantahay halkaa kwad howsha jazakallah kheyr

  • @xkadedkardhow3534
    @xkadedkardhow3534 2 місяці тому +1

    Ilaahay khayr ha kuusiiyo sidaa u shaaci wellsone sheekh.

  • @DhahirCalasow
    @DhahirCalasow 2 місяці тому +1

    Sheek shantay Quburaha skool poliseya mad ka xadashiid kuwan ba kasidarii sheek jazakallah

  • @user-yi9ot6xq3h
    @user-yi9ot6xq3h 2 місяці тому +3

    إِنَّ الَّذِينَ يُحِبُّونَ أَنْ تَشِيعَ الْفَاحِشَةُ فِي الَّذِينَ آمَنُوا لَهُمْ عَذَابٌ أَلِيمٌ فِي الدُّنْيَا وَالْآخِرَةِ وَاللَّهُ يَعْلَمُ وَأَنْتُمْ لَا تَعْلَمُونَ ﴾.

    • @nasramohamed4229
      @nasramohamed4229 2 місяці тому

      Saxiix jazakallah kheyr walal

    • @user-yi9ot6xq3h
      @user-yi9ot6xq3h 2 місяці тому

      Se sheekhu dawcda sida uu u wadaa maha sidii nabiga scw wax ka badal ha la dhaho
      dadka in lacaayo meelna diinta kagama jiro

  • @sarahaden8314
    @sarahaden8314 2 місяці тому +1

    Shekh shantaay saas ku soco muuji xaqa ha karhadaan kuwa u hiilinayo naagaha shaydaanul insiga ah

  • @osmanosman2224
    @osmanosman2224 2 місяці тому +1

    Ar shaantaayow dumarka qadan qaran saqraan iyo ugabaad arag xun ninka iyo habarti ee difaacayey habaran qaaqaaban hala yaabin sh,shataay weli ma maqashay rag iyo dumar kaso jeedo hargeysa oo allaha iyo diinta iyo Nabegena csw ku dhahayo waxan af keyga alla iga ilaalshey hadana alla iga ma keeno hadalka nuucaas ah subxaana laah oo laso xerey xabsi lageeyey oo maxkamad ku xukuntey dil toogasha ah sh, shaantay weli ma aragtey shekh iyo odeyal ka qeylinaayo danbigaas mar rer hageyso naago qaaqaawan waxe ka dhaxken gaaladi ingiriiska ee reer hargeysa allaha soo hanuunsho caami iyo culumo

  • @naciimomaxamedkulmiye6104
    @naciimomaxamedkulmiye6104 2 місяці тому +1

    Shekhayni khayr allaha ku siiyo aamiin aamiin noo soo ducee Malmö khayr badan aan ku jirna alaha noo aqbalo aamiin aamiin dini ka allaha noo fududeeyo aamiin 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur1950 2 місяці тому +2

    Ninkaas munkarka difaacaya waxuu u eg yahay Alshabaab diina waxba kama ogee hadal haysaga khasaarin sheikh shantaayoow

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 2 місяці тому +1

    REER SOMALILAND BADANKODA WAA YAHUDI MADOW.

  • @MascuudFarxaan-sp5dr
    @MascuudFarxaan-sp5dr 2 місяці тому +1

    Sax waa in larebaa mungarka

  • @fowzahmed2694
    @fowzahmed2694 2 місяці тому +1

    Munkar kuna looyaruuleyahay. Waxii xumaa baa la amaanayaa yaab

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 2 місяці тому +1

    Subaxnalah 😂😂

  • @BALBALARKA
    @BALBALARKA 2 місяці тому +1

    Kkkkkkkkkkk❤❤❤❤❤❤

  • @fowzahmed2694
    @fowzahmed2694 2 місяці тому +1

    Tan wax wen baa kaqaldan yaab

  • @deeqelmo5558
    @deeqelmo5558 2 місяці тому +1

    😂😂😂😂

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 місяці тому

    Kkkkkkkkkkkkkkk shiikh shataay waa booto miiran

  • @user-my5uq4tx2p
    @user-my5uq4tx2p 2 місяці тому

    Karbaash jamuuriyada Barida weeyn😂

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 місяці тому

    War shiikh yaa dadkale ini dabadhigay

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 2 місяці тому +2

    Kaso hadal.qaburaha lafaganayo

    • @sarahaden8314
      @sarahaden8314 2 місяці тому

      Qabuuraha kam fadli badno qabuurihi siinay oo ay reer mudug dageen cilmi barta

  • @sharifalistudio1459
    @sharifalistudio1459 2 місяці тому +1

    Sheikh NACAS oo kordhigan oo hoos dhigan oo godan waakana. View in la siiyo ma aha kan, hungirigaa meel xun ka galay.

  • @mohamednuradin7250
    @mohamednuradin7250 2 місяці тому +1

    Qabuuraha haduu ka hadli waayo munaafaq,,

    • @sarahaden8314
      @sarahaden8314 2 місяці тому

      🎉qabuuraha siinay oo la dagay kama fadli badna qabuuraha afka lala taagayo ee isku xishooo

  • @kalisocodkali4469
    @kalisocodkali4469 2 місяці тому

    Hal wax ha ku heshiiyaan?,,, kuwaan shiekh isku sheegaaya, hadday la soo kala baxaayaan .. ..shiekh hebel ayaa saas u fasiray, iyo hebel ayaan fasarkiisa ku kalsoonahay bla bla bla ... Lafti-nagaa firqo cusub miyey noqotay oo Islaam ah... 73 la sheegay, goormaa la soo dhaafay?.... cid og ma jirto firqooyiinka maanta jira tiradooda? ,,,, Shantaism firqo cusub oo xumaanta dumarka inta badan FARTA ku fiiqda, qaas ahaan kuwa ku jira soc-med