Sheekh Shantaay "In Korantada laga jarto Garoonka Aadan Cadde waxay dhaawac weyn ku tahay Dowladda"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2024
  • Sheekh Shantaay "In Korantada laga jarto Garoonka Aadan Cadde waxay dhaawac weyn ku tahay Dowladnimadeena, markii hore ayaa dhib lagu qabay Musqulaha Garoonka"

КОМЕНТАРІ • 11

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 2 місяці тому +2

    Meesha halaag iyo hoog baa kasocda ee iskaga taga muqdisho somaliyeey intaan laydinku halaagin subxanallah

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 2 місяці тому

    Allaha kuxafido sh/ shandaay runtaad kahadashey Allaha fahan siiyo madaxdeena somaliyeed

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 2 місяці тому

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @naciimomaxamedkulmiye6104
    @naciimomaxamedkulmiye6104 2 місяці тому

    Runta rabi aa kugu jecel sheekhow waa la daalay saan dowladnimo Ma ahan ee mwne cadaalad oo dadkiisa iyo dalkiisa wax u qabto allaha noo keeno qabiil kasta ha ahaado qofkii qabiil Sheeko waa in la xiraa

    • @kalisocodkali4469
      @kalisocodkali4469 2 місяці тому

      Runta haddii badh laga sheego, waa been! ... Xasan Shiekh ayaa soo xushay dadkaan damiiniinta ah, Xasan wax walba masuul ma ka aha, laakiin isagaa isku soo koobay wax walba, Barlamaanka musuqmaasuqay, Airport-kii ka dhigay goof dameeraad... hadana Shantaay wuxuu leeyahay mar 3-xaad ha sii joogo.. sabab? haddii waxaan dhibaato ah waddanka u keenay, markii horena aan ogayn in uu aqoon lahayn (marka qabiil, cuqdad laga reebo.) ...

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 2 місяці тому

    Xasan dhiiqo, Maalinkasto Waa Dhiiqo Cusub, Subxaanallah 🤔🤔

  • @Yusara256
    @Yusara256 2 місяці тому

    Somalia adu kale alahaa nubadiyo walhi qorbaan ku dhibatesanahay ku wa saa alaha naga qBato

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 2 місяці тому +1

    meeday naagtui soomaliand afka ku soo taagaysay meeday maxay laydhka u shidi wayday ma waxay qaadatay waxoogaagii soo xarooday😅😅😅

  • @dalnuurshe9328
    @dalnuurshe9328 2 місяці тому

    Runta ayaa kuu jeclahay