Sheekh Shantaay "Agaasime Saabey iyo Shacabkii soo dhaweenayay si xun ayaa loo Bahdilay, Isbaaro..."

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2024
  • Sheekh Shantaay "Agaasime Saabey iyo Shacabkii soo dhaweenayay si xun ayaa loo Bahdilay, Isbaaro ayaa loo dhigtay Garoonka Aadan Cadde"

КОМЕНТАРІ • 8

  • @user-dk7qh5wk7g
    @user-dk7qh5wk7g Місяць тому

    Sheeq qeer allha ku siiyo

  • @abdimoha9206
    @abdimoha9206 Місяць тому +1

    SHantaay qabiiliiste ayaa tahay oo daalinimo kaa badatay

  • @abdimoha9206
    @abdimoha9206 Місяць тому +1

    Asc Sh.Shantaay waxaan kugu diidan nahay difaaca ninka Xamar ku soo noqday waayo haddii uu bari ka ahaa maxuu baxsadka u noqday oo uu isku difaaci waayay isagoo Xamar jooga

  • @abdimoha9206
    @abdimoha9206 Місяць тому +2

    Maxkamada aad sheegeysana ina adeerkiis ayaa gudoominyayay waxa lagu haayana waa shimbiroo heysa

  • @KhaalidqardhoChannel
    @KhaalidqardhoChannel Місяць тому

    Sheikh runtada kudhimta

  • @abdimoha9206
    @abdimoha9206 Місяць тому +1

    Adigana waxii la dhacay ayaa lagaa quudiyay ayaan filaa waayo hadda ka horba in $50.000 aad ka qaadatay burcadbadeed aan filaayo inaad ka mid ahayd

  • @abdimoha9206
    @abdimoha9206 Місяць тому +1

    Maxkamada aad sheegeysana inuu yimaado maxuu ku diiday