Sheekh Shantaay "Baaba Jiis iyo Dhaqan Muslim waa kala fog yihiin"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2024
  • Sheekh Shantaay "Baaba Jiis iyo Dhaqan Muslim waa kala fog yihiin"

КОМЕНТАРІ • 33

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 3 місяці тому +4

    ASC SHIIKH RUN SHEEGAHA WANAAGA FARA XUMAANTANA REEBA MAASHA ALLAAH CAQLIGA GARASHADA IYO CILMIGA ALLAHA KUU BARAKEEYO

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 місяці тому

    BAABA ALLA MUXU LACAG BEN KU ARURSADEY WA KHAIIN ILAHEY KA FURTEY

  • @rodamahamoud
    @rodamahamoud 3 місяці тому

    Allahu Akbar

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 місяці тому +1

    BAABA WA BENLOOW ILAHEY KA FURTEY

  • @rodamahamoud
    @rodamahamoud 3 місяці тому

    Subhanallah

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 місяці тому +1

    BAABA WA SIXIROOW

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 місяці тому +1

    BAABA JEEY SHANSHI MA AHA WA DADKA KU BIIREY WA ITOPIAN AMA WA DADKA LAGA KENEY AFRIKA

  • @sicidowarsame3552
    @sicidowarsame3552 3 місяці тому +1

    Aamiin yaa rabi

  • @sicidowarsame3552
    @sicidowarsame3552 3 місяці тому +1

    Wa sax yaa ka dubay

  • @irshadnor4840
    @irshadnor4840 2 місяці тому

    Yaa kuraaciyay inaad kasheekayso ceebihiisa sidaas dadka waxlooguma shego dacwana ma aha waxaasi waa ceeb so faagid mana banaana Aakhiradaada u baq sheekh.

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 3 місяці тому

    Amin amiin amiin yaa raabi ❤

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 місяці тому +1

    BAABA DADKA AYU DHACA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 місяці тому +1

    BAABA WUXU SAMEYEY GALADA XATA ISKUMA QURTO

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 3 місяці тому

    Very good

  • @user-rp6zo7zi2h
    @user-rp6zo7zi2h 3 місяці тому +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂 walhi sheikh shantaay waa landheere

  • @CaafiTiens
    @CaafiTiens 3 місяці тому +1

    Diin aad jeediso ma dhageysto. Qof asaka ku dhaqmeen, soo
    I waninaa

    • @AMATALLAAH-qd3pq
      @AMATALLAAH-qd3pq 3 місяці тому

      Hadaadan waxbo kadhagaysan maxaa chanalkiisa kukeenay hada? Kkkk

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 3 місяці тому

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 3 місяці тому

    BAABA JIIS WAA MUNAFAQ.

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 3 місяці тому

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @BALBALARKA
    @BALBALARKA 3 місяці тому +2

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkjjkk

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 місяці тому +1

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 місяці тому

    MEQA JIIS O ASAGA KA SHARAF BADAN AYA JOGA

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow 3 місяці тому +1

    QOF KASTA ayaa adoon ah. Majiro QOF ILAAHEY abuuray hadana intuu DHABARKA ka taabtay ku yiri; “adigu ADOON ayaad tahay.” Colorkuu doono ha lahaadee. Dadka CAD ee dagaalada looga adkaado ayaa ADOOMEYSI soo MARAY kuwa MADOW ee la QAYAANAY ayaa ADOOMEYSI soo maray.

  • @abdikadirasheikh180
    @abdikadirasheikh180 3 місяці тому +1

    Seeed ku ogaatay shuuun 4 bilooda inuu kuyaaalo

  • @AhmedYusuf-od5jx
    @AhmedYusuf-od5jx 3 місяці тому

    Adiga yaa kuu baneeyey inaad Aidan ucaysid is xisaabi adiga kape taada aakhiro Ka tasho

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 місяці тому

    WAXA JOGA JIISAS BADAN O U DHAWACMEY WADANKA O WAXAAN KU DHAQMIN

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 місяці тому

    WA DADKA INGRIISKU KA KENEY KONGO MUSANBIKO QAARKOOD DIIN MA QABAN

  • @fatmanurein7436
    @fatmanurein7436 3 місяці тому +1

    Jiis ilaahey adigaba waa kaadhigi kara edeb hooyadaa kumabarin

  • @lulali6059
    @lulali6059 3 місяці тому +1

    🤣🤣🤣shiikh shantaayoow reer TikTok been ma ogiyee maxeey kaloo ku shaqeeystaan🤣🤣. Qufkii aamino baba jeey oo tahriib u socdo kaas ayaa ka daran. Kuwii afarta qabeen ayaa tahriib ku dhintaan baba jeey aqli ga kama maqna, lakin waxuu rabaa oo kaliya in la fiirsado. Jilaa weeyn waayey oo beenta ka ganacsado.

  • @abbasxagar3033
    @abbasxagar3033 3 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @leed.duulaa3794
    @leed.duulaa3794 2 місяці тому

    Sheeqaan waaba shactiro nool😂