Wxay allah ha unaxariisete ahmed hassan cawke iyo c/salan hereri ku wada dalxiisen curashadii sannadkii 1/1/2015 Ana wxan qoray faladan 1/1/2022 sabti 9:16 pm Wxan daawaday sagootintii xusen abukar carabow "xusen pepe" oo ka tagayay Malaysia kual alambure ila Australia Ana wxan ka soo qoray hargeisa somaliland near by hotel gulled the office of HPA (health poverty action )oon habenka joogay
Sydney opera house injinrerkii dhisay waxa la odhan jiray Jorgen utzon waxa uu ahaa nin Danish ah isagoon dhamayn buu ka soo tagay inta lays fahmi waayay dhaqaalaha ku baxaya owgeed waxaana dhaystiray wiilkiisii oo ilaa hadda ku nool Denmark
alle haw naxariiso cawke iyo dhamaan umada islaamka ah ba aamin aaamin ya allah
alle hawnaxariisto qabrigana hawnuuriyo janatul fardawsana hageeyo aamiin aamiin yaarabi
alle haw naxariisto axmed iyo xasan iyo waaalidkayba iyo islaamka oi dhanba aamin aamin
Allah ha u naxariisto cawke waa maalin jimcaa ahe iyo umada kale nabi muxamed 🥹🤲
Illhay ha unaxariisto cawke
alle haku naxariisto qabrigana haku waasiciyo cawke wuxu ahaa qof ku qaaliya dadka afka somalida ku hadla
Wxay allah ha unaxariisete ahmed hassan cawke iyo c/salan hereri ku wada dalxiisen curashadii sannadkii 1/1/2015 Ana wxan qoray faladan 1/1/2022 sabti 9:16 pm
Wxan daawaday sagootintii xusen abukar carabow "xusen pepe" oo ka tagayay Malaysia kual alambure ila Australia Ana wxan ka soo qoray hargeisa somaliland near by hotel gulled the office of HPA (health poverty action )oon habenka joogay
Historical 👋
Alle ha u naxariisto marxuum cawke Aamiin Aamiin Aamiin janaddii fardawsa alle ha ka waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin
Honesty Im in Sydney 27/8/2023 time 2:08 am Sunday miss axmed xasan cawke deep voice honesty even he was put up the late dictotar Siyaad barre
Ala ilahow u naxariso cawke
Alle hawnaxariisto cawke iyo umada muslimiinta ah ba
rabbi naxariistii naxariistii ha waraabiyo aaaaaaammmmiiiiiiiiiiiiiiin
ilahay haa unaxariisto aamin aamin cawke
Allaha naxariisto cawke abdisalan cimriga allaha udheereyo Waa barnaamij xiisa badan oo dalxiis ah Sydney Waa magaalo quruxbadan
Aloow unaxriiso cawke
aamiin
cawke alaaya raxmu raaximiin ilaahay janadiisa ha ka waraabiyo
suldaanka Pacificga mar cqani waan salaamayaa waqti hore ayaa wadanka SA wada joogi jirney
Alle ha Naxariisto Cawke
Ale haw na xariisto codkarkii waynee ee Cawke ilahay qabriga ha ku wasiciyo
Allaha unaxariisto cowke allaha noo daayana wariye hareri
Alle hawnaxariisto cawke
Horn Cabel tv thankssssss
ilaahay haw naxariisto wariye cawke
Alle haunaxariisto weriye cawke
Allo kuu naxariiso o qabriga kuu nuur Ahmed Hassan SUUFI CILMI [CAWKE]
Ilahay naxaristi janno haka warabiyo
Alle ha unaxariisto
cawke alle ha kuu naxariisto
allah ha uu naxariisto
Waxaan layaabay Cowke iyo Hareeriba Marka aay dadka wareysanayaan inta badan in aay waayaan ma'ahane waxa eey wareestaan dad kasoo jeedo Woqooyiga somaliya... Taas Maxaan dhihi karnaa????????
+Liban Ali Mohamud eboow caadi iska dhig nooh
Cunsuri ayad tahay wlahi ceeb waaye waxasi aboowe
Taas waxaan dhihi karnnaa...adiga ayaa xanuunsan...ee ilaah haku caafiyo
hhhhh waa biriij weyn iyo wa obre house waa sydney iyo waxaasoo waxa bi'iyey ninka ku hoos qayilay!!!! cawke ahaa alle hakuu naxariisto
ilahy haenaxariisto
Ilahow uu naxariso amin amin
Herari wariye culus oo dhegayssta dadka uu warka ka qaadayo alweys says haa haayo haaye means yes yes you always right
Allaaaah yarahma adeeer cawke
Wadankan aad ayaan u xiiseeyaa inaan arko
allah yarxamu cawke
Allah u naxariiso
Horn cable tv horta maxaad barnaamijyada ka kala shaxaaadan mar un full video soo galiya oo hakala goy goynina sxbyl
Allow umaxariiso
Sydney opera House 1959-1973 right
Allahayaw unaxriiso cawke
alle haunaxariisto
ALLOW KUU NAXARIISO COWKE
all yarxamu cawke
Alaha yarahma marxuun cuke
Dawarsi cajiiiiib ah
markan arkay meshan bufisba igu dhacay wlhi
Kkkk waxba buufis yu kugu dhicin Anaa jooga dhulkii ayaana u xiisay
الله يرحمة
Sydney opera house injinrerkii dhisay waxa la odhan jiray Jorgen utzon waxa uu ahaa nin Danish ah isagoon dhamayn buu ka soo tagay inta lays fahmi waayay dhaqaalaha ku baxaya owgeed waxaana dhaystiray wiilkiisii oo ilaa hadda ku nool Denmark
waxaso dhanba ninka ku qayla jabiyay