Maxaa ragbadan oo aan ogahay oo meesha aan ka arkoo aan waayo soowada qadanay kamuuqdaa iyo ragbadanoo soomali lajaray dhulkakkkkkkk hereri waa masaakiin waxba ma ogo. waar meesha nin nasiibleh Allah mageeyo.
Warbixin fcn kama bixinayan waagii hore 3bilood bay ahayd dowlada way ku adkaysay hada somalida hal bil baa loo ogolyhy visaha iyo bil cusbonaysin ah waagi hore visaha free bu ahaa. 2012 ayaa igu dambaysay aniga
@@gabariwahooyaded6714 haa waa calaf wll. Dad ka baxy ban garanaya dad ka bixi kari wayayna waa jiraan. Marka waa calaf waxwalba wixi ku qoran waayi maysid
Inta la socto inuu yahay camera man arimaheena like ha iisaaran
Scww. Salaad waa nin cajaaib ah MashaAllah. Waa nin daacad ah
Malaysia Will always Be The Best Place To study
And turkish
how much cost of study per year?
Malaysia , Meel Quruxdeedu Adduunka dhan ka muuqato 🇲🇾🇲🇾🇲🇾
Malaysia waxay ka mid tahay goobaha aan dalxiis ka ku imaan doono insha allah
I like live off Malaysia
Wariye C/Salan Herari Iyo Universal tvba Wad Mahdsantin🙏
wllhi macilankaa cawaale anoon soo hor istaagin wali ayaabaan taageeray farxaanimadiisa masha allah
Cajaaib Somalidda waa wadda safar. Allow wadanka noo hagaaji
Ninkiaa salaad layiraa😲😲
waa deero socoto
Filmed by ArimaHeena 👌
Abdi salaan hereri ilaahayi khayir haku siiyo.
Xaaji Xasan uun baan ka gartay.
mansha allah hereri iyo nin adag
Ninkan shaati madowga fadhi kudirir ayuu meesha ku hayaa. Aqoon la'aan ayuu ku hadlayaa
Hareeri rug cadaa📌👀❤
Video gaan waxaa duubay
Arimaheena keep going pro
3:40 qofki kowad hareri MANSHLH sxp
masha allah
waqtiga aan heerkaa gaarnay ee dadku ina bartay ama aan dawladaha aduunka caawin jirney waa waqtigii siyaad bare aun
Aboow siyaad may Allah grnt him jannah an maq fira
run ahantii malaysia nololsheda wey adagtahay dhankasta balse waa meel waxbarasho taaalo qofkii wax baranaayo balse wax kale mayalaan ganacsi hasheegin iyo qaxootigana magac ayaa kaaracaya moyeee wax qabad malahan
asad zxp tag islahabe meshu zxp ma meel xunba
beenta maaha wllo Nolosha malesia way adagtay
Waxan jeclahay inan imado malaysia hado alla idmo
Nolosha wax na iga shegi karta dhanka ijaarka guryaha, wax barashada Iyo sixirka cuntada ado mahadsanid walal
@@UmuAbdalla1 fadumo ana ina mesha ugura rabaye malaha iskucidirbanu nahaye maguurtay mise wajogtaa
Singapore baa Malaysia ka go'dey baan u qabay ee Malaysia iyadaa laga go'ay baan aaminsanaa
Malaysia ayaa Singapore iska goysay. Waayo abar bay ahayd Singapore waaga
Mashallah hareeri shaqo wacan
Ninka dhahay wax barashada High school aa ka qaalisan wax barashada PhD, wuu qaldanyahay. aduunka dhan, wax barashada hoose waa free, elementary-High school. wax barashada waxey lacag noqotaa markii Bachelor-PhD aad baraneysid. Bachelor wuu ka raqiisanyahay Masters, Masters wuu ka raqiisanyahay PhD
Malaha Malaysia arkin meesha laga hadlaa waa Malaysia ee mahan aduunka
Mida kale public private lagu kala dhahay
Maxaa ragbadan oo aan ogahay oo meesha aan ka arkoo aan waayo soowada qadanay kamuuqdaa iyo ragbadanoo soomali lajaray dhulkakkkkkkk hereri waa masaakiin waxba ma ogo.
waar meesha nin nasiibleh Allah mageeyo.
@@mymore195 abtow waa runtaayoo intaas waa jirtaa markaasay iska dhigayaan niman wax bartay iyo kuwa dadka u adeega waar kl wa la isyaqanaa show ilayn halkan waba qurbo nacasee c/hereri markuu meelaha kala tagana rag noocanoo kaluu inoosoo waraystaa isagu eed malahanee.
@@mymore195 alla walalo mesha hdan jogaye wana ku cusbahee nin wax bdan ogaha tahee halkee kaala so xiriraa war helaa talo helee
Qofkii labaad ahay alah naga aqbalo ramadanka
9000 kun
wll hereri aad bad umahad san thy wlhy maclumad wanagzan ka helay uso socdey imika tnx cami
gobolka kaso baxayse somaalilan miyaa hhh??
Warbixin fcn kama bixinayan waagii hore 3bilood bay ahayd dowlada way ku adkaysay hada somalida hal bil baa loo ogolyhy visaha iyo bil cusbonaysin ah waagi hore visaha free bu ahaa. 2012 ayaa igu dambaysay aniga
Haa qaadida qoxotiga war ma uhesaa
@@gabariwahooyaded6714 haa waa calaf wll. Dad ka baxy ban garanaya dad ka bixi kari wayayna waa jiraan. Marka waa calaf waxwalba wixi ku qoran waayi maysid
Ninka dhahay Austalia arday qaadatay ma arag anaa jooga Australia . Facts check uun weeye .
adaan arag ee way jiraan oo anaga ka mida xaaji !!
Faculty of engineering way qataan xitaa yagoo ku jira jamacada. Arday badan ayaan garanayaa oo jogta Australia oo ka tagtay Malaysia
Malaysia ka waa tuugo waana dad xun. Beaches
Universal T.v. 👍
Soomaaliduu sheegayaa taanu naqaano ma aha miyaa
Walal maleysiya miya jogta warbixin ayan rabayee
@@UmuAbdalla1 matagty malysia mise wrbixin radinysaa wll
100/25 lkn a jirto that math is not mathing
Somalida mlysia kunool qabiil baa dilay
Qurbana ma iskla qeybinayan salamaat
Martiyi waykala naxda
Africa Kenya garissa ayan joga mareykanka ayan kuwalacay anybody who can assist me
Good luck sisters nasiib wacan ayan kuu rajeyn
Allah help you
@@fatimabintutafe3792 haa abaayo
Nasir xuseen sahal boodo waa ax Malaysia nin jamacahad war koda ina siiya