Barnaamijka Xusuus Reeb= Waraysi Cornel Xasan Khayre Part 3 By Ducaale HCTV

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 41

  • @khadartuke3940
    @khadartuke3940 8 років тому +6

    waa taariikh muhiim ah oo IGA dhinayd waad mahadsantihiin kornayka iyo ducaale ba

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr 7 років тому +9

    Hassan waxa uu dhalay carruur aad u wanaagsan. Waa dad wax bartay oo dadnimo wanaagsan leh. Waxaanu Jecelnahay inay doorkii aabbohood ay ka ciyaaraan dhismaha dalka.

  • @mubaarignoorbiyossafiya7514
    @mubaarignoorbiyossafiya7514 2 роки тому +1

    Alle ha u naxariisto🥺🥺❤️

  • @kcabd8889
    @kcabd8889 6 місяців тому

    Waa one version musasal waa fiicnaan lahayd inuu rag badan oo askarta Somali kawaraysto taariikhda, xag qudhaan aragnaaye xaga kale Alla og

  • @mohammedabdi7061
    @mohammedabdi7061 2 роки тому

    Ninkan leadership skills, garasho iyo xilkasnimo ayaa ka muuqata.

  • @maxamedyuusuf2675
    @maxamedyuusuf2675 6 років тому +3

    waar nio xisbigan kulmiye habar jeclo dhaxal bay u heleen show 1967 ayay lahayen kulmiye party

  • @MrHoobifull
    @MrHoobifull 7 років тому +2

    Barnaamijyada xasuus reeb aad baan xiiseeyaa balse odey ducaale ayaaba sheekada kaa qasaayo waxaad moodaa in uu la joogay markii taariiqdaa dhacaysay !!!

  • @Afhayeentotal
    @Afhayeentotal 8 років тому +6

    waalee waa Taariikh top ah

    • @deeqaadan5030
      @deeqaadan5030 8 років тому +1

      hassan abdi kheyre laandheere

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 7 років тому

      maxaa keenay laandheeranimada iyo hawsheeda waxba laga hadlaye.
      silly comment.

    • @deeqaadan5030
      @deeqaadan5030 7 років тому

      Adigu ma nooca uu dhibayo waraysigu ayaad tahay walawayn

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 7 років тому +1

      Deeq Aadan maye xassan cabdi khayre waxaan u arkaa nin gob ah taariikhdana si cadaaladi ku jirto uga hadlaya intaan barnaamijkan xusuus reeb soo dhageysanayeyna kii ugu wacnaa baan u arkaa balse waxaan la yaabey laandheeranimadan waxa meesha keenay ileen barnaamijkuna ma aheyn mid reer qabiil ka hadlaye.

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 7 років тому +1

      waar anigu isaaq baan ahey xaggaad baanjuumaha koonfureed iigu shaambadeysay.

  • @despasitomagicdespasito7752
    @despasitomagicdespasito7752 5 років тому

    Wow wow that is true

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 7 років тому +4

    labo waxyaalood oo muhimaaba waan ka dhuuxey kow xisbigiisi uu furtey waxa la odhan jirey kulmiye hadaan yara kaftamo malaha de siilaanyo dhanka korneelku kasoo xigtey ta labaadna waxa weeye siyaad ayagoo dusha iska yaqaana ayaa korneelka arjigu u qortey raysal wasaaraha weli sugaaya ayuu si kadisa ugu yidhi siyaad oo isna marka damac ku jiro oo wasiirka arimaha gudaha ay xidhiidh hoose leeyihii waar garanameyno kuwane maad kulaba rogtid hhhh walaahi korneelka aad baan u taageera ilbaxnimo ayaa ka muuqata.

  • @bireeyegr643
    @bireeyegr643 7 років тому +1

    Ducaale waa muwaadin dhaba

  • @abdiwelihassanahmed1233
    @abdiwelihassanahmed1233 4 роки тому

    Odeygu waa wayo arag mnsha alh

  • @mohamedismail7251
    @mohamedismail7251 7 років тому +1

    Turkish leaders working yibir

  • @cabdisamadsaleban9542
    @cabdisamadsaleban9542 8 років тому +2

    ducaale waa qabyaladayste muxuuu u waraysan wayay ahmed mire ninkii dagaalkii ugu horeeyay ee wadanka somalilnd lagu xoreeyay hogàaminyay

    • @mahdicabdi9676
      @mahdicabdi9676 8 років тому +2

      cabdisamad saleban orta jidhif iyo dhagawayne ha waraysto markaana AXMED mire

    • @mahdicabdi9676
      @mahdicabdi9676 8 років тому +1

      cabdisamad saleban kuwasa ka mudan axmed mire

    • @mahdicabdi9676
      @mahdicabdi9676 8 років тому +2

      cabdisamad saleban adiga ka qabiilisan

    • @mahamedmohomoud5531
      @mahamedmohomoud5531 8 років тому

      cabdisamad saleban waa runtaa, hadaanu qabyaaladiiste ahayn wuxuu waraysanlahaa mujaahidka ugu wayn inta nool Ahmed mire mahamed nuux. saaxiib kuwan kuwii dhintayna sida lixle,mahamed cali, koosaar koodbuur, harag wafi, aadan salerban, ina askar, mahdi, habane iyo qaarkaloo badan.

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 7 років тому

      meesha ciise curaagte,jaallediid iyo dhagaweyne ay ka maqan yihiin axmed mire lakeeni maaye iska sabir yarkow degdegu ma fiicne.

  • @Afhayeentotal
    @Afhayeentotal 8 років тому

    cabdi samaad ceeb adba soowarayso deee ind

  • @ayanomar8772
    @ayanomar8772 7 років тому +4

    reer Somaliland wali yaa gaysay koonfur

  • @ساهرمنزر
    @ساهرمنزر 3 роки тому

    E

  • @xaruudxusseen3567
    @xaruudxusseen3567 7 років тому +1

    Waligay ma arag wariye beeleed

    • @mahamedmohomoud5531
      @mahamedmohomoud5531 7 років тому

      xaruud xusseen saxiib hadalka aad sheegatay waa runtaa waa wariye beeleed doonaya inuu taariikh aan jirin sameeyo agreed 100%

    • @mujaahidlibaax7185
      @mujaahidlibaax7185 7 років тому +1

      kkkkk ADER MIYAAD ILAWDAY AWJAMAC CUMAR CIISE IYO IDAAJAA RAGII RAGII KACAANKA BAYCHECK KAGA QAADAN JIRAY '''''inay taariikhda somalida ka SINEESTAAN

  • @ahmedusman6652
    @ahmedusman6652 8 років тому

    isku reer ba maahee maxaad sidaa u leedahay

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 5 років тому

    India ayaba xukumi jirtay soomaaliland. Sharciga india