22years and half beer geel maan cunin Insha waxaan rajeynayaa in markaan imaado meel aan beder aanan tagin beautifull waxaanse rajeynayaa sidaa abdisalaan iyo maamuluhuba sheegeen aan ka heli doono❤from uk❤
Wlhi waxan joga Mogadishu beeder hotel wa calami runti wana ku faraxsanahay halaburka wacan ❤ m.a waxan rajeyna aniga iyo my family inan boqono insha Allah ❤ thanks hareri
Cabdisalan hereri ad ayan ku salamey, ad ayan baro garamada u dawada Hotels dadka airport ka kasoo qaadaya hadana qeynaya, wadan ahan herka menu gadhin oo dad iska hoos shaqeysta ayeynu nahay inamada yar yar ee taxi wata iney u dayan ayey Ahmed ee walal arinta bal ka wani Thank you brother Waxan ka so salamaya canada
Maxaa inoogu wacan in aynu afka igriisiga ugu sheegno English ka waxyaabaha qaar. Anigoo 9 jir ah ayaa wadanka la iga kaxeeyay. Mana jecli in aan af qalaaad dhex geliyo afkayga. Somaaliga iyo 4 luqadood oo kale baan ku hadlaa Alxamdulilaah. Waxaan arkay somaali ku hadasha 9 luqadood. ❤😊
Waa dhibaato ka jirta Dhankastaba Dal Iyo Dibad ba runtii waanse kuu Hanbalyeenayaa in aad wali Sii xoojinaysid kuna Hadlaysid halkaa ka wad baan ku leeyahay Midaas iyada ahna Xalinteeda inaga ayaa inalaga rabaa in aynu Keeno wadadii aynu ku badbaadin lahayn
Aad iyo aad ayaan u heclaystay,horumarka aan caadiga ahayn ee Hargeysa ay gaartay. Waxaan magaakadan imid sanadkii 1982,Waa wakhti aad u dheex,Hadana aad ayaan ugu farxay. Wa Billaahi Tawfiiq.
Qorbo joogtu wadankii hotel la furo mooyaane wax kale ma hayaan iyagiibaa lacag wadanka ka raba pls wadanka maalgaliya oo warshada yar yar u sameeya si shaqo loogu abuuru dhalin yarada Una yaraado waxyabaha la soo dhoofinayo
Warshad soo saarta dawada cadayga iyo saabuunta oo 500 oo qof ka shaqayso ; ama beer weyn oo sisinta iyo digirta soo saarta ayaa 100% ka haboon oo la maal geliyo. Meel kasta Hotel dheer ayaa laga taagey, ayada oo aan baahi loo qabin. Yaa seexanaya Hargeisa ma dalxiis ajaanib ah ayaa yimaada? Way isku dayanayaan, waana jaahilnimo.
Xaasid xasaid dhalay adeer hargaysa way u baahnatahy hotelada inta hadeer ku taal Iyo qaarkalo badan ma ninka Hawshaa galay baad suuqa ka ogtahy o dantiisa ka taqaan? Adeer Adigu taada qaruxu ka jiro hagaajiso cidi talo ka waydiin maysee arag oo dhaaf Maxa kugu qasbay hadanad xaasid ahayn in aad barakayso Ee aad shubanka iyo calosha kusoconaysa halkan ula iman Ina qaraxoow
This kind of business will motivate the other Somali citizens who are in the diaspora to invest their homeland, as well as this beautiful international standard hotels will attract the other foreigners to visit out country Somaliland. Habibi come to Hargeisa 😅
Stops talking about Diasporas they're broken and they can't afford to invest in back home. Most of the diasporas people used to PAYE bills to their family and now they are poor broken their sons are in prisons or dead, parents are divorced, depressed, lonely. Most of the diasporas family are single mother.
,, ما شاء الله ما شاء الله تبارك الرحمن الرحيم الله الله يزيدهم نعم اللي عندهم يا رب ويحفظ بلد الحبيب صومالي لاند هرجيسا ويحفظ (رئيسنا) عبد السلام هريري يعطيك الصحه والعافيه ومن شر حاسد اذا حسد🎉🎉🎉🎉🎉💝💖🩶🧡🤎💛💚💜🩵
Masha allah waa hotel qurux badan talo yar waa siin lahaa boorka darbiyada ku xardhan sida fardaha ku badala boorar sawiro ah muujineyso quruxda magalada sida bada oo kle buuraha beeraha sawir qurxon laga qaaday cml ku dhajiya
Alle ha ubarakeeyo mulkiilaha bilic ,shaqo abuur iyo dakhliba way soo kordhiyeena dawlada waa in ay dadka maal gashanayana dalka udabacsanaato oo lashaqeysana ayaa looga bayan yahayna .
Mashallh hotel qurux badan oo adeeg hufan io walibana anigu aan aad ugu danbeeyo hotelada macamiishooda kawarqaba. Somalida waxa lagu xantaa dad customer care-ka aan aad ugu fiicneen .mashhallh Bader hotel 💯
MashaAllah HARGEISE Big Economic CITY in my mohter Land BEDER HOTEL Management very very Great congratulations From REER BURCO Family IN HYDERABAD we'll Done Abdi Salaaim Herrai mahadsinad wll
Wa shakhsi ad u qiimo io ixtiraam badan abdisalaan hereri hotelka uu noso tabiyey ee ad ka u quruxda badanlena wa barakoobi doona mnsha allh wanan imandona dhawan ❤
Manshaa allaah hargaysa somalia. Allow noo barakee waan jeclahay in reer wuqooyi ama reer somaliland ama isaaqba ay somalia kamid ahaadaan waligod ilbax aan iyaga ahaynba ma anaga hayna ❤❤❤❤ wlhi banan idin fasaxayn kkkkkkk
iska riyo ila qiyamaha ama na jeclow ama na nac lakinse jamuriyada barakaysane somaliland waa dal xora oo madax banan ila qiyamahana waa ahanaysa cida fasax uu bahani waa adiga oo uu bahan inay xalane iyo amisom ku fasaxfo
Am sorry anuu qofna ma caayo ikadaa dad dhan inaan caayee hadana cay maba awoodo hooyaday baan wayay dhawr bari ka hor oo ahayd reer somaliland ana waxaan ahay reer puntland marka somali oo dhan allaha barakeeyo @@karimhasan8967
somaliland is growing fast ilahoow nabada aan haaysano noo barakee (amiin)
It's impossible, meel caddaalad darro taallo iyo Nabad la iskuma helaayo....!!!!!.
🎉🎉🎉🎉🎉
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
@@sahalmohamed3477 Faqash xaasidnimadu Waa waxa Allah dawlad idiin siin waayayay
Ameen
Shakhsi qiimo badan weeyi Suxufi sare Abdisalam Hereri ❤
Cabdisalaan hareri cimri dheer iyo cafimaad ku rajaynayaa wariye cajiib ah
Beder iyo beer geel iyo hargeysa waa is in my wishlist 😍 💖 ☺ ♥
My kind a favorite
I'm here in hargaysa, thanks for the recommendation. Beder iyo beer😂
Welcome to Hargeisa ❤❤
Maasha Allah waxaan ka daawanaya USA 🇺🇸 California insha Allah waan soo visit garayn Donna beder hotel & beer geelkaba
😂😂😂😂so vistgarayn kulaha adoo darbi kabooda afsomaliga hakuciyarin
Darbi ka boodka visit ku maka mamnuucba
Mansha Allah
@@HamseMohamed-o3cafkeenu waa muhiim in la illaaliyo lkn dhalinyaradeenu waxad moodaa in ay wax aan la aqoon ku hadlayaan kkk visitgarayn kkk
Masha Allah waad mahadsan tahay Abdisalam Hereri sidaad noo tusayso quruxda Dalka
Masha Allah ilaahaw nabada noo barakee intan haysana sii yaa rabbi
Maasha Allah !!!
Hargeisa is developing very fast !!!
It’s capital city of somaliland!!!.
❤❤❤❤❤❤ good weather, Good food.
22years and half beer geel maan cunin Insha waxaan rajeynayaa in markaan imaado meel aan beder aanan tagin beautifull waxaanse rajeynayaa sidaa abdisalaan iyo maamuluhuba sheegeen aan ka heli doono❤from uk❤
anigu intaaa muuse biixii dalka hayste maaan cunin xaqiiq weyaaan 6sano
maalin kasta waan cunaa manshaa allaah
Saaka ku quracde anu😂
Wlhi waxan joga Mogadishu beeder hotel wa calami runti wana ku faraxsanahay halaburka wacan ❤ m.a waxan rajeyna aniga iyo my family inan boqono insha Allah ❤ thanks hareri
The way of marketing is very high wlhi 😂 Abdisalan gacanban ku tagaye
اللهم اجعل هذا البلد امننا وسائر بلاد المسلمين ... صومالالند جنة فردوس ... ♥️🤍💚📿🛐🤲🙏
ASTAQFIRULAAH janatu firdawsa ha barbar dhigin wll qli
@@murzal31ilaahayoow jano nooga dhig ma danbi baa!? Yaaa Cajiib🤔
🎉🎉🎉🎉
Wax baro laydin ku kari maayo afdheerina laydinka kari maayo wax hubso intad wax so qorin @@murzal31
اللهم احفظ بلد الصومال-لند واجعل بادن آمنن ❤🤲🤲❤
Dhulkaaga hooyo ayuun baa lagu hurdaa hurdo dhab ah ❤❤❤❤❤
Beer geel majecli beer ariga u xiisay masha allah reer Hargeisa horay u socda wll
Cabdisalan hereri ad ayan ku salamey,
ad ayan baro garamada u dawada
Hotels dadka airport ka kasoo qaadaya hadana qeynaya, wadan ahan herka menu gadhin oo dad iska hoos shaqeysta ayeynu nahay inamada yar yar ee taxi wata iney u dayan ayey Ahmed ee walal arinta bal ka wani
Thank you brother
Waxan ka so salamaya canada
Nin caqli badan ayaad tahay sxp. Alle ha ku daayo
Waa runtaa wll waana talo dhaxal gal ah
👍👍👍👍👍👍
Hargeisa waa socota wlhi ale habarakeeyo alahuma amiin❤
Hada la duqeynayaa 1988 2024 waana la duqeyn
@@awdal_landtv9275Alle haku caafiyo walaal
Aamn 🤲😍🥰
Hadadhulka lalasimayaa hargaysa qudhun
Hargeysa waa inaan inshallah beer geel oo fresh ah ka soo cunaa ❤
Anagaa kugu soo dhaweeyneyna 😅😅❤️❤️
@@mohamedabdirezaq4460 inshallah ❤️
Hotel aad u wanagsan m.a allaha u barakeeyo qof kasto dan ku qaba😊🤲
Maasha allaah illaahey ha Barakeeyo Hotelkaa iyo Ganacsigaa cusub❤❤
Maxaa inoogu wacan in aynu afka igriisiga ugu sheegno English ka waxyaabaha qaar.
Anigoo 9 jir ah ayaa wadanka la iga kaxeeyay. Mana jecli in aan af qalaaad dhex geliyo afkayga.
Somaaliga iyo 4 luqadood oo kale baan ku hadlaa Alxamdulilaah.
Waxaan arkay somaali ku hadasha 9 luqadood. ❤😊
Waxaad ogotaa dadku markay sii dabar go ayaan afkooda ayaa laga soo galaa iyo dhaqanka iyo eraybixinta markaa somaalidu meelkasta hajoogtee 100 sano soo socdah dhaafimayaan
Waxay u haystaan ilbaxnimo
Istusnimo unbaa u arkaa anigu
Waa dhibaato ka jirta Dhankastaba Dal Iyo Dibad ba runtii waanse kuu Hanbalyeenayaa in aad wali Sii xoojinaysid kuna Hadlaysid halkaa ka wad baan ku leeyahay Midaas iyada ahna Xalinteeda inaga ayaa inalaga rabaa in aynu Keeno wadadii aynu ku badbaadin lahayn
Waxan filaya inay qaar badan ka tahay Isla wayni waxay u arkan luqada English ka ah inay ka sarayso luqadaha kaleh
aad io aad baan ugu farxay jewiga hargeisa io hotelkaba Lascaanood ka daawanayaa Eebbe ummada somaliyeed beerkooda burcad isku mari i.a wan imaan hargeisa bilan hotelkanan degayaa.❤
Aamiin Aamiin wllo
Aad iyo aad ayaan u heclaystay,horumarka aan caadiga ahayn ee Hargeysa ay gaartay.
Waxaan magaakadan imid sanadkii 1982,Waa wakhti aad u dheex,Hadana aad ayaan ugu farxay.
Wa Billaahi Tawfiiq.
MashaAlah Hargeysa horu martay
Allow noosiisiyaadi 🤲🤲🤲🤲🤲❤
Ma shallah ilaahay. Ha ubarakeeyo mulkiilaha waxaan odhanlahaa waa guul usoo hoyatay Somali land
Nin garxajisaad tahee xagaa geeela❤
Mashaalla Beder Hotel ,best hotel in hargiesa well done
Mansha Allah waa qurux badan yahay laakiin waligey matagin hargeysa ❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Woow longtime axmed indho asalkii new hargeisa...wan salaamayaa.. walaaladiina wan garanyaa.. uur doox. Fuaad. Ninkii qaaliga ahaa dhintay siciid feedho ala yarxam axyaa new Hargeisa asalkii
Waa meel aad u cajiiba xiiso badana wa u qaadey mar waa inan wakhti wngsn ku qaato goray noqotaba😮
Mnshllh ganacsiga wangsan dadkii sameyay illhy wax khyr haka siiyo ay ka faidaan umada ku nagaado❤
ninkaa bunka kuu keeny sxb cabdi casiis keep going sxb
ما شاء الله تبارك الله
هرجيسا جميلة بأهلها ❤️❤️❤️👍👍
M.a adeer alle cimriga haku dheereyo waalid qiimo badan ayaa tahay adeer ❤
Waaaaw maansha Allah.waxaan ku talajiraa mar ka aan imaado waan seexandoono
alle how barakeeyo ganacsiga cida maalgashatey bilic iyo horumar kusoo kordhey weeye dalka
Reer jabuti baan ahay hadana farxad daradeed iyan u ooyay horowmarka ay gaadhay hargeyssa
Machallah tabarakallah
Masha Allah hargeyza Allah usiyaadiyo nimcadaa hestan iyo nebad gelyada hormarka allow ubarakee thank you ustaad hareri keep going 🎉🎉🎉🎉
Masha Allah waa hotel aad iyo aad uu qurux badan baan oraan karaa guuleysta daadka hotelka mamuula 🥰🥰🥰🥰🥰😍😍😍😍🙏🏽🙏🏽👍🏽👍🏽👍🏽🤚🏾🤚🏾
Mustafe saaxiib qali ah oo yaraantii isku garaas ahaan jirney
Qorbo joogtu wadankii hotel la furo mooyaane wax kale ma hayaan iyagiibaa lacag wadanka ka raba pls wadanka maalgaliya oo warshada yar yar u sameeya si shaqo loogu abuuru dhalin yarada Una yaraado waxyabaha la soo dhoofinayo
Waa dhiig miirato😮
Maa sha Allah. Cid kasta oo dalka horumar ku soo biirisa guul baan u rajaynayaa
Masha allah Beder hotel waan visit gareen doonaa inshaah
Mansha allah allah haa idin baraakeeyo ganacsiigaa
Ilhow nabda nosiyaadi yarbii❤😊
Masha Allaah
waa horumar wanaagsan
Allaha ubarakeeyo Hotelka
A Hareri waa mahadsanthy
marwalba waxaau utaagan tahay soo gudbinta barnaamijyo wanaagsan iyo horumarka soomaaliya meel walba ay joogaan .
Warshad soo saarta dawada cadayga iyo saabuunta oo 500 oo qof ka shaqayso ; ama beer weyn oo sisinta iyo digirta soo saarta ayaa 100% ka haboon oo la maal geliyo. Meel kasta Hotel dheer ayaa laga taagey, ayada oo aan baahi loo qabin. Yaa seexanaya Hargeisa ma dalxiis ajaanib ah ayaa yimaada? Way isku dayanayaan, waana jaahilnimo.
Haa walaahi waa ayaandaro in hotel uun business la iskaga daydo
Kolay nin ka 20 milyan galiyay oo lactiis ah ila maha in aad dantiisa ka taqaan tid samee adigu inta dadka jaahilku ku tilmayso
Xaasid xasaid dhalay adeer hargaysa way u baahnatahy hotelada inta hadeer ku taal
Iyo qaarkalo badan ma ninka
Hawshaa galay baad suuqa ka ogtahy o dantiisa ka taqaan?
Adeer Adigu taada qaruxu ka jiro hagaajiso cidi talo ka waydiin maysee arag oo dhaaf
Maxa kugu qasbay hadanad xaasid ahayn in aad barakayso
Ee aad shubanka iyo calosha kusoconaysa halkan ula iman
Ina qaraxoow
Dhulkaaga ka hadal tan dadbaa lehee
Jealousy ma’fiicna oo dadka wax u qir oo mashallah dheh. Dawada cadyga oo .3 jookta quud ma’ahan. Wish you the best✌🏾
Mansh Allah .good bless republiken of somaliland capital hargeisa .❤❤❤❤
Masha allah verryd nice hotel Sweden 🇸🇪 ayaan ka daawanayaa insha allh waan iman Asal fr Muqdisho/ Shibis thanks Abdisalan hereri🙏🙏♥️♥️
Ma sha alla bederhotel allow hargeisa nabad igugei wa soo argki isha alla ❤❤❤❤👏👍
Waa muqaal soo jiidasho leh insha allaah markaan hargaysa imaado waan rajaynayaa in aan imaado
This kind of business will motivate the other Somali citizens who are in the diaspora to invest their homeland, as well as this beautiful international standard hotels will attract the other foreigners to visit out country Somaliland. Habibi come to Hargeisa 😅
Stops talking about Diasporas they're broken and they can't afford to invest in back home. Most of the diasporas people used to PAYE bills to their family and now they are poor broken their sons are in prisons or dead, parents are divorced, depressed, lonely.
Most of the diasporas family are single mother.
@@KaltounHag😢😢
@@KaltounHag😢😢😢😢
This place really looks nice, and I've never heard of it before.
@@KaltounHagI agree I have been part of the diaspora and these people are wrong because they think our pockets are full of money
I like this hotel by far 👍🏾. I am going to rent this hotel when I come to Hergaisa
Maasha allaah Hargerysa hormar balaaran baa kamuuqda Huteel Badar mar hadii uu seexday wariye rugcadaa Cabdisalan Hereri waa idin barakoobayaa Isha allaah.
Manshala Bashir waa khabiir oo dhiirigaliya dadka dalka imanaya waxyaabo badan oo cusub kusoo kordhiyay hargaysa ubale iyo RV cusub
,, ما شاء الله ما شاء الله تبارك الرحمن الرحيم الله الله يزيدهم نعم اللي عندهم يا رب ويحفظ بلد الحبيب صومالي لاند هرجيسا ويحفظ (رئيسنا) عبد السلام هريري يعطيك الصحه والعافيه ومن شر حاسد اذا حسد🎉🎉🎉🎉🎉💝💖🩶🧡🤎💛💚💜🩵
aamiin yaabuj aamiin waayid xilwa ducaaj kafuw wala
اللهم امين امين امين امين امين امين امين يارب العالمين يارب العالمين 🤲🤲🤲🎉❤🎉
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Waa hanbalyeynayaa khadar jibriil hotel cusub ee laga daahfuray hotel bder
Man sha Allah illahay hurumarka illahay ha u siyaadiyo nabada yaa rabii 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Hargeysa har wanaag
MashaAllh Alle nabada ha noo barakeeyo Aamen 💚🤍❤️🥰 MashaAllh Somaliland Hora mar wacan❤
Masha Allah Alle ha u barakeeyo❤
mashallah abdisalaam addis ababa xillimaad nagu soo booqanaysaa inshallah
Hambayo hambayo raas weyn oo lagu soo hirto wiil iyo gabar Aamiin
Cabdi salaan hareri wa xayesiinasaa masha alh
Masha allah waa hotel qurux badan talo yar waa siin lahaa boorka darbiyada ku xardhan sida fardaha ku badala boorar sawiro ah muujineyso quruxda magalada sida bada oo kle buuraha beeraha sawir qurxon laga qaaday cml ku dhajiya
Wa imaanaya insha allah Summer time
Me 2 bisha lixaad
Qurxay
masha Allah be der hutel hargaysa caday baladal amnii Wal Iman 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Please, BerBera Hotel kadhisa
This hotel is so beautiful, Absolutely amazing. Everything is. ❤❤❤ 💯
BerBera way kulushahay walaal
Mashalah abdisalan herari ilaahayi adeer cimriga hakuu dheereyo
Masha allaah abadisalanow wan soo socadaa illaahay hagu simo wan imanayaa beri kii geela hay xasuusin
Alle ha ubarakeeyo mulkiilaha bilic ,shaqo abuur iyo dakhliba way soo kordhiyeena dawlada waa in ay dadka maal gashanayana dalka udabacsanaato oo lashaqeysana ayaa looga bayan yahayna .
MashaAllah hargeisa iyo Hotel kuba horay u socdaan laakiin ha hagajiyeen parking aad buu u liita iyo gawadhida dadka lugu shaqaynayo ha la badiyo❤
Masha allllah noooolaada dadk somalilan❤
Mahad sanid cabdisalaan hereri ama hereri media sida aad marwal ba wax cusub aad noogu soo gudbiso maashallah hore usoco inshallah
Mchallah tabarkalah ilaahy ha ubarkeeyo aamin yaarabi ❤❤
Maasha allah wadankena nimco ayaa tala
Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️
Mansh allah hormar wacan reer hargeisa... bur-burkii ka bacdi dalku hormar buu sameeyaya ❤
ما شاء الله اللهم بارك،
Allaylehe abdisalaan Hereri waa Hotel 🏨 Qurux badan weeye hargaysa hadaan imaado sanadkan meel kale dagi maayo
Beder wuxuu soo maray taariikh dheer restaurant Burco ku yaal buu ka bilaabmay weliba waxaa kasii horeysay xili uu cuntada wadanigaa oo qudha ahaa Dhoqoshay, markii danbe laydh iyo shirkadaa korontada ayaa kusoo biiray hada 5,star Hotel Allah ha u barakeeyo
Mansh allah waa horumar wanaagsan
Mashaallllah kuraaaxaso wadankaaga nolow❤
Masha Allah Masha Allah
Masha allah aad baan ugu farxay markaan arkay caasimadii dalkayga somaliland ee hargeysa oo aad u horu martay masha allah illahayow noo barakee
Masha Allah, may Allah bless somaliland, beautiful city of Hargeisa ❤❤❤
Walaahi nimada dhulkeeni taal nabada waa horumar.
Maansha allaah beer geelkaa iyo hotel isha allaah hargeisa waan imin iyo timacde iyo halkii shidhkii ilaahay igu sin
Masha Allah Hargeysa waa Dhismatay Allaha noo kordhiyo
Mashallh hotel qurux badan oo adeeg hufan io walibana anigu aan aad ugu danbeeyo hotelada macamiishooda kawarqaba. Somalida waxa lagu xantaa dad customer care-ka aan aad ugu fiicneen .mashhallh Bader hotel 💯
Maasha allah hereri iyo bk iyo badar iyo shaqaala hufan hutell casriya hargeysa hadh wanaag kuyaala somaliland ❤❤❤❤❤
2020 bn xazuzTa hbnki ay ciyryen togdher iyo perpera basketballkn an kadawnaynay ciyrta hargyza stadium stadiumna cazrki ay ku ciyryen gopolda kla ah marodijex iyo hawd elclasico ahyd hotel hotelkna gacanTa lgu hayay timetable mncha allah illhy ha u barakeyo ❤🎉
MashaAllah HARGEISE Big Economic CITY in my mohter Land BEDER HOTEL Management very very Great congratulations From REER BURCO Family IN HYDERABAD we'll Done Abdi Salaaim Herrai mahadsinad wll
Wa shakhsi ad u qiimo io ixtiraam badan abdisalaan hereri hotelka uu noso tabiyey ee ad ka u quruxda badanlena wa barakoobi doona mnsha allh wanan imandona dhawan ❤
Illahay haw barakeyo xajiga
Masha allllah ilaaahay haw barakeeeyo❤
Waana xayaysiis waana war. Classic Hotel.
Manshaa allaah hargaysa somalia. Allow noo barakee waan jeclahay in reer wuqooyi ama reer somaliland ama isaaqba ay somalia kamid ahaadaan waligod ilbax aan iyaga ahaynba ma anaga hayna ❤❤❤❤ wlhi banan idin fasaxayn kkkkkkk
iska riyo ila qiyamaha ama na jeclow ama na nac lakinse jamuriyada barakaysane somaliland waa dal xora oo madax banan ila qiyamahana waa ahanaysa cida fasax uu bahani waa adiga oo uu bahan inay xalane iyo amisom ku fasaxfo
MASHA ALLAH THANKS WLL QALI IINSHA AALLAH SOMALILAND IYO SOOMAALIYA WAA WALALO WALALNIIMADI LAGAMATA GIIN EE WAXAYNU NOQO NAAYA LABA DOOW LADOD OO JAR AAH OO JARNIIMA DOODU WACANATO IINSHA AALLAH GUULLL GUULLL SOMALILAND GUUL GUUL IINSHA AALLAH 🎉❤🎉❤
Mahadsid qliyeey hargeisa hadhwanaag ayaan ka soo salamayaa soomalida alle ha mideeyo❤
Xasidnimo lagu barorto qadadwaynba lagu yaqabe ragan isku 9bilood ba kudhalatene shaqysta hada rabtan ina la tartantan baror idin keeni mayse
Am sorry anuu qofna ma caayo ikadaa dad dhan inaan caayee hadana cay maba awoodo hooyaday baan wayay dhawr bari ka hor oo ahayd reer somaliland ana waxaan ahay reer puntland marka somali oo dhan allaha barakeeyo @@karimhasan8967
Masha allah
BEDER ALLOOW BARAKEE AAMIIN 🏆🏆🏆💙❤️💙❤️💙❤️
Maansha allaah. Allaah ha u barakeeyo ganacsatada inoo sameesay horumarkan . Allaah ha barakeeyo business ka sxbyaal
Warshado ayaannu u baahannay ummaddu shaqo ka hesho Hotellada faraha badan looma baahna