Calmaniyiiinta Asnamta Cabudaayo Gaalada U Shaqeeeyo Mashaaarkii Baa Laga Goostay Waa Khayr Badan Guul Baan Leeyahay Muslimiiinta U So Hooyatay War Ha Isku Madhaan Calmaniyiiina Iyo Gaalada Eee U Shaqeeeyaan Waxba Nagama Quseeeyo
Mareykan asagaa argagixiso ah oo nagu Haya marba Nin Xun oo burburiya dal iyo dad oo dantoda gaarka u fariista madaxtoyada ilaa guryihii shacabka iyo hantidi qaranka lagu badasho lacag jeebka lagu shubto . Iyo iyado shacabka bahan oo xamal taga oon Heli Karin wax Ku filan oo shilinki ay helaan uga qaadanaya siyabo kaladan oon sharci aheyn intii ay kuso yaciyaan Askar baahan oo gonidooda u baadaya .
itoobiya maa lagala tashanaa heshiika ay Somaliya lagaleyso wadanada ay downtown in ay heshiis la Galashiels. warbaahinada Somaliya waa in ay wararka ay sheegayan ay fiiriyaan wax ay sheegayan
Asc Asxaabeey Xasan Siyaasad Xume intii uu lacag ku bixin lahaa Shirkad Mareeykan ah Muu Dib u heshiisiin dhab ah ugu sameeyo Umada Somaliyeed oo dhan kii hubeey san iyo kii tabasho qabo oo dhan si Somalia si wada jir ah uga hor tagto Cadaw ga u bir tumanayo dhulkeeda iyo Badeeda ee imaaraad ka itobia iyo Kenya Xasan Siyaasad Xume wuu ku Fashil mayaa haduu sidan iska daba wareeg ah ku sii Jiro hogasminta Umada Somaliyeed ee uu sii wado loo Joojin Maayo iyo Wadamo siyaasadooda is diidan tahay Mid ba mar la heshiin tooda Xasan Siyaasad Xume hada waxaa hor taalo Fursad ugu weeyn ee ah Dib u heshiisiin Umada Somaliyeed oo dhan ah haduu qasaariyo Somali halka aay Maanta joogto weey ka sii hoos mari doontaa Ceel dheer ayuu ku sii ridi doonaa Reeysul wasaare Xamse ha rido talada dhulka ha dhigo sanadka u dhiman ha ku dhameeyo wadar ogol Dadka somaliyeed ah si wax u hagaagaan yuu naan jidka uu ku wado talada ku adkerysan si loo helo Somali heshiis ah Dalkeeda difaacato loo helo Cadaw geeda ka adkaato ilaaheey na Dan teeda Garan siiyo Aamiin Aamiin iinshaa Allah Qeeyr
Makala taqaan soomaliya iyo xasan sheekh warye mise xoolahaad ladaaqdaa😂😂😂😂
❤❤❤❤I
Xassan dhiiqo masaajidka wuu ku ugaadhsadaa 😂😂😂😂
Ismail ahmed dhiiqoow waxaa kuu qoran caacal iyo ooyin waxkale dalka kumalihid😂😂😂😂
Xassan dhiiqo masaajidku sadaqdii wuu kajaray ciidankii waa mushahar La aan?hhhh
Calmaniyiiinta Asnamta Cabudaayo Gaalada U Shaqeeeyo Mashaaarkii Baa Laga Goostay Waa Khayr Badan Guul Baan Leeyahay Muslimiiinta U So Hooyatay War Ha Isku Madhaan Calmaniyiiina Iyo Gaalada Eee U Shaqeeeyaan Waxba Nagama Quseeeyo
Mareykan asagaa argagixiso ah oo nagu Haya marba Nin Xun oo burburiya dal iyo dad oo dantoda gaarka u fariista madaxtoyada ilaa guryihii shacabka iyo hantidi qaranka lagu badasho lacag jeebka lagu shubto . Iyo iyado shacabka bahan oo xamal taga oon Heli Karin wax Ku filan oo shilinki ay helaan uga qaadanaya siyabo kaladan oon sharci aheyn intii ay kuso yaciyaan Askar baahan oo gonidooda u baadaya .
itoobiya maa lagala tashanaa heshiika ay Somaliya lagaleyso wadanada ay downtown in ay heshiis la Galashiels. warbaahinada Somaliya waa in ay wararka ay sheegayan ay fiiriyaan wax ay sheegayan
Xiriirka taraam lacag malugu gadan karaa hadaan ba gadan karno meel walba waxaan rabnaan ka fulin karnaa waana guul soomalya gaartay
Kuwan wexry ku washeen Lacg iyo xassan sheq mardhawana wax walbo wan iibsaneynaa
Xasan ha laxiro oomadaxtoyafa haloogu daato itopia hasooqabato xasan
Maraykanka ha baxo waxaa ku filan ruushka iyo turkiga.
Xasan gurguurte isagaa kooxda la qaraabta
War Ethopia waa caddaowga somaliya ninkaan somali mahan adigu ma? Ethopian baa tahay
Asc Asxaabeey Xasan Siyaasad Xume intii uu lacag ku bixin lahaa Shirkad Mareeykan ah Muu Dib u heshiisiin dhab ah ugu sameeyo Umada Somaliyeed oo dhan kii hubeey san iyo kii tabasho qabo oo dhan si Somalia si wada jir ah uga hor tagto Cadaw ga u bir tumanayo dhulkeeda iyo Badeeda ee imaaraad ka itobia iyo Kenya Xasan Siyaasad Xume wuu ku Fashil mayaa haduu sidan iska daba wareeg ah ku sii Jiro hogasminta Umada Somaliyeed ee uu sii wado loo Joojin Maayo iyo Wadamo siyaasadooda is diidan tahay Mid ba mar la heshiin tooda Xasan Siyaasad Xume hada waxaa hor taalo Fursad ugu weeyn ee ah Dib u heshiisiin Umada Somaliyeed oo dhan ah haduu qasaariyo Somali halka aay Maanta joogto weey ka sii hoos mari doontaa Ceel dheer ayuu ku sii ridi doonaa Reeysul wasaare Xamse ha rido talada dhulka ha dhigo sanadka u dhiman ha ku dhameeyo wadar ogol Dadka somaliyeed ah si wax u hagaagaan yuu naan jidka uu ku wado talada ku adkerysan si loo helo Somali heshiis ah Dalkeeda difaacato loo helo Cadaw geeda ka adkaato ilaaheey na Dan teeda Garan siiyo Aamiin Aamiin iinshaa Allah Qeeyr
IToobiya qalalaasaha iyo dagaalka ka socda iyoxasuuqa lagu dhamaadey dalkeed soomaaliya shaqo kuma lahan😂😂😂😂😂😂
Xasan xaraash Horsham shacabka soomaliyeed, waxaa tahay tuug ku
Caan baxay xatooyo xoolo Qaran, Xaraash dhulka dowladda.
❤❤❤