Asxaabta Nabi Maxamed CSw oo u qaxay Ethiopia - Barnaamijka Hereri iyo Ithiopia Part 2

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 126

  • @kusowaantay7088
    @kusowaantay7088 4 роки тому +10

    Farmaajo marka uu leyahay walalaheen itoobiya maxaa loola yaabaa🤔❓

  • @haashimcabdi9505
    @haashimcabdi9505 5 років тому +22

    Macha Allah Wlhi Barnaamij Qiimo badan ayaad noo soo gudbisay C/salaan Herari Allaha kaa Abaal mariyo

  • @hajiyare7657
    @hajiyare7657 5 років тому +10

    Ethiopia dhaman diimaha oodhanbaa taariikh ku leh
    Waa dad ilaashada goobaha taariikhda ah
    Halka somalidu dumiyaan oo iib geeyaan

  • @hajiyare7657
    @hajiyare7657 5 років тому +10

    Dowlada Turkey alle habarakeeyo waa shacab iyo dowlad ilaalisa dhaman
    Diinta islamka taariikhdeeda
    Iyo shacabkeedaba
    Alle habarakeeyo markasta waan uduceeyaaa

  • @aichahawa4375
    @aichahawa4375 4 роки тому +3

    Macha Allah Macha Allah radwayllahu anwoum Soubhanallah kouwa soo boodah Allahu naaganyo Turquie Allahu barakeeyo amène amène amène ScW ScW ScW ScW ScW ScW ScW ScW ScW ScW ScW ScW ScW

    • @naasirjamac1999
      @naasirjamac1999 4 роки тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @geeljiredaljire9188
    @geeljiredaljire9188 5 років тому +7

    Diinta Islamku waxay ka soo gashay Africa magaalada Saylac, waxaa ku cadeynayaa Ethiopia waxay ahaayeen dad kiristaan ah, diintoodaasi way ku soo fidin waayeen dhulka Somalida, balse Somalida ayaa ku Fidisay diinta Islamka dhulka Ethiopia, oo la dagaalantey gaaladii dhulka ku nooleyd oo ka dhigtey waxay muslimiyeen iyo waxay dhulka Ethiopia u riixeen, balse dad xabashi ah oo diinta Islamka Somalia soo gaadhsiiyey ma jiraan taariikhda ayay xadayaan, asxaabtu in ay magan ugu tagtey Boqor Nagaasha lama diidana, lakin islamku inagama soo galin Ethiopia.

    • @ahmedabdi604
      @ahmedabdi604 5 років тому

      Islamku wuxu somalida soo gaadhay Nabi Muxamed geeridiisa kadib lkn Muslimiinta waxay u hijroodeen taariikhds hijrada kahor

    • @khalilbotor2274
      @khalilbotor2274 5 років тому +2

      Sxb hijradi oo gu horesay ee tarixda islamka waa hijra ardul habash tas oo ahayd dalka ethiopia marka tarixda islamka sobaro

    • @rabiehassan8923
      @rabiehassan8923 5 років тому +2

      Xilgaas Somali lama sheegin Ethiopia nka ayaa diinta inooga horeeyey

    • @xasancadoow6090
      @xasancadoow6090 5 років тому +1

      Magacaaga aa laga fahmi karaa in aadan taariikhda islaamka waxba ka aqoon, tan kale aan ku xasuusiyee rag iska dhicin meesha ma taalo ee waxaa laga qiseeynayaa waa taariikh aam ah oo muslimiinta dhamaan guul u ah, marka seeylacaan aad sanka naga galineeysid naga dhaaf sxb. Mahadsanid..

    • @TheAbdullahi305
      @TheAbdullahi305 5 років тому +1

      Ethiopia they preserved the islamic history. Where is saylac wat proved that saylac was the entry of Islam. Show me evidence .

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 3 роки тому +4

    Rasuula scw.ayaa yiri aada dhulka xabashida waxaa joogo boqor ana agtiis acidna kagu dulminin.

  • @maryanhassan3042
    @maryanhassan3042 5 років тому +7

    Najashi iyo saxaabada alaha ka rali noqdo

  • @kamg3450
    @kamg3450 5 років тому +25

    MASHAA ALLAH
    HERERI WA QOF AAD U QIIMO BADAN BARNAMIJYADA WA HEER SARE.

  • @sulemanmohammed2214
    @sulemanmohammed2214 3 роки тому +1

    Tariqka wey dher tahay asxab badan aya imaday 2 mar aya habasha lo so hijroday.

  • @bashiirmuuse2328
    @bashiirmuuse2328 5 років тому +6

    Heerari horta indr wadanadii adunka oo dhan wad sodhamayse malaha wadan ku hadhay mabajiro miya

  • @faisalmahamud9140
    @faisalmahamud9140 5 років тому +10

    45:22 wilka Shaatiga barcelona Xiran Erdugan Kulahaa🤣🤣🤣

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 2 роки тому +1

      wiilkan waa banadiri Asalkiisa wa yamani Ethiopia jogaan ordigaan maxa iska galey

  • @keynaanmedia5329
    @keynaanmedia5329 2 роки тому

    Misaajidka weyn ee Addisaba musqul malaha iyo meel fiican oo lagu weysayto , marka sheekha runta haka hadlo, maxaa Muslim Ethiopia dib u dhigay

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 3 роки тому +2

    Qabuuraha in la dhisana ma bannaano.

  • @abdiwaliaadan3491
    @abdiwaliaadan3491 5 років тому +5

    hareeri english buu yaqaan lkn carabi ma yaqaan
    shiikha carabi buu yaqaan lkn englisj ma yaqaan
    sidaas darteed luuqad kle ayaa la isku waraystay saas yaa igu raacsan

  • @alinormohamed8315
    @alinormohamed8315 3 роки тому

    Sheekhu sidowsheegayo waxyaabaa kaduwan: jihaadku weerar iyo difaacba waa leeyahay. Waa in arintaa lacadeeyaa

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 3 роки тому +1

    Odayga run kamuusan sheegin itoobiya muslimiinta way gumaadday odaygan waa suufi,u shaqeeyo dawladda itoobiya.

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 5 років тому +1

    Asaxabti nabiga waxa so dhaweeyey najaashi.
    Ethopia waxay mudneyd in sooyaalka islamka baal dahab ah lagu qoro.
    Lkn carabti tariikhda waxay u wareejiyeen dhulki shaam .
    Iyagoo u quuri wayey ethopia o u ka talinayey boqor caadil ah.

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 3 роки тому +1

    Sheekha luqada carabiga waxaa ka yaqaano mulkiilaha tv ga.odayga aad uma yaqaano luqada carabiga.

  • @eye2eyeerigavo777
    @eye2eyeerigavo777 5 років тому +5

    Hereri mashallah Waa barnaamij fiican oo aad Somalidu ugu baahnayd muddo inay fahmaaan siyaasadda islaamka Ethiopia oo la qaldday muddo ka badan 500_sano...🤗 Casharka ugu weeyn ee laga qaadan karo barmaajikan waxa weeye in SOMALIDU fahmaaan in TANI tahay TAARIIKH muddo la qarin jiray siyaasad ahaan haddana haystaan FURSAD inay xukunka waddankan la wareegaan OROMO/SOMALI iyo qowmiyaha kale ee islaamka ah maddaama yihiin dadka ugu badan xaqna u leeyihiin inay xukunka ETHIOPIA kana ilaaliyaan dadka tirada yar ee siyaasad ahaan taageerada ka haystay reer-galbeedka Qarniyo badan....casharka kalena waxa weeye dardaarankii SHIIKHANI Somalida kula dardaarmay ISAGOO si dadban u tilmaamay inay SOMALIDU YIHIIN DAD JUHUL KA AH DIINTA ISLAAMKA... wuxuuna noo sheegay inaanay jirin DIIN ISLAAM ah oo dadka lagu Dilo xitaa hadday diimo kalageddissan kala aaminsan yihiin.... TANINA waa arrrin muujinaysa in waddanka Ethiopia leeyahay xadaarad fog oo aqooneed laakiin SOMALI yihiin DAD BAHAAYIN ka ah DHAQAN IYO DIINBA... Waayo su'aasha lays weyddiin karo waxa weeye haddii xukunka Ethiopia qabtaan muslimku Somalina qayb ka tahay sidee u xukumaysaa waddan haysta diimo kala duwan? Shiikhani wuxuu caddeeyey inuu leeyahay aqoon diimeed oo dadku kuwada nooladaan laakiin SOMALI IYAGII KUHESHIIN WAAYEY DIINTA ISLAAMKA MA LEEYIHIIN XADAARAD IYO AQOON AY KU XUKUMAAN DAD KA GEDDISAN DIIN AHAAN....?

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 3 роки тому +1

    Cabdiraxmaan jabarti wuxuu ku asaan yahay masar,waxaana dilay muxamed cali baasha,kuma asana itoobiya.

  • @sman9442
    @sman9442 5 років тому +3

    Mashallah waa wax lagu farxo hore barnaamickan oo kale wiilka turjamaya was cod funny 😆ah nice 👍 job

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 5 років тому +4

    History plus Tourism. Thanks Hereri.

  • @abdiwaasac2697
    @abdiwaasac2697 5 років тому +5

    Mahad sanid here

  • @abdilahihamse3829
    @abdilahihamse3829 3 роки тому +1

    Masha allah

  • @ahzaaabmoha7306
    @ahzaaabmoha7306 5 років тому +1

    Hareri barnaamijkan aad baalaa xiiseya dalal badana waku dhiman tahay sida dalka south afrika

  • @sulemanmohammed2214
    @sulemanmohammed2214 3 роки тому +1

    Xaaji cumar mufti ♥️🇪🇹

  • @ayancaday29
    @ayancaday29 5 років тому +4

    Masha Allah Universal TV hore usocda gull wacan 👍

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 5 років тому +3

    Hereri waa weriye qiimaha badan

  • @alieid8198
    @alieid8198 5 років тому +1

    Mash alh alaha idin xafido A. Hereri iyo Bahdisa Universal tv sida aad bulshada somaliyed uga haqab tirteen Ogaanshaha xogaha dunida Mahadsanidin

  • @نَذِيْريُوْسُفْ-ض9ي
    @نَذِيْريُوْسُفْ-ض9ي 5 років тому +4

    Waa barnaamij qiima badan

  • @AbdirizakHassan-rd7yc
    @AbdirizakHassan-rd7yc 4 місяці тому

    Mansha alaha cabdisalan

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 3 роки тому +1

    Aljaziira ayaa ka samaysay barnaamij a unfiican.

  • @sicidbuuxobuuxo7214
    @sicidbuuxobuuxo7214 5 років тому +4

    mahadsanid hareeri

  • @kimuumohamed6294
    @kimuumohamed6294 3 роки тому +1

    Anashiida magaceed🖤

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 5 років тому +3

    Great 👍

  • @AbdirizakHassan-rd7yc
    @AbdirizakHassan-rd7yc 4 місяці тому

    Scw

  • @xamsexalane7079
    @xamsexalane7079 5 років тому +1

    Maashaa allaah cabdisalaan herari waa wariye khibrad caalamiya ule shaqada wariya nimada iyo shaqada uuhaayo

  • @yahdhipato9679
    @yahdhipato9679 3 роки тому

    Masha Allah barnamij qiimo Allah janada haynagu kulmiyo👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

  • @ame3nksri303
    @ame3nksri303 5 років тому +3

    Qaybtii 3 meeday

  • @HassanAli-jy9iy
    @HassanAli-jy9iy 5 років тому

    Saxafi caalimi oo kashaxa geeska Africa iyo callamka. Oon kumushqullin qabyalad dad jacalley qabyad nacab S L iyo i w m waxay dhaqan utahey Cagmadhige

  • @biyooonline3508
    @biyooonline3508 4 роки тому

    Odegan mujirmka oo muslimoota nafta dhima shadoda kufaraheya

  • @libaaxcobra5986
    @libaaxcobra5986 4 роки тому

    Xabashada waligooda ayey been sheegi jireen......ethiopia waligeeda islam ayey aheed

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 3 роки тому

    WARIYE ABDISALAAN HERERI WAA HEER CAALAMI HALKA KA.SII WAD BARMAMUJADA TAYADA LEH EE AAD UMADA USO GUDBINAYSO

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 5 років тому

    Waa ruun itobiya muslimantu waa boqolkiba 65 qaaladu inay boqolkiba 20yahay inta so hadhayna waa caween wadamadan reer galbedkuna wax uu sawiran ini yahay balad gaalo oo afar oday oo salib sita iyaay marba so sawiran aay tokimo ka sameyan

  • @shiinecade4634
    @shiinecade4634 4 роки тому

    INSHA ALLAAH MAANTA KA BACDI LA IGA MAQLIMAAYO ITOOBIYA HALA DAGAALAMO HADAYSAN NADAAN DAANSAN HAREERI MAHADSANID SANAD KA BACDI

  • @mohametqalloaxmed4089
    @mohametqalloaxmed4089 3 роки тому

    Waxa halka uhamcelilayaa dhamaaan muslina adbaa islmaaya salamta mulinta

  • @jgogoingthingdozrknhgdfjk9909
    @jgogoingthingdozrknhgdfjk9909 5 років тому +1

    كيف هذا صومالي عربي ولايتكلم العربيه ولايفهم اللغه العربيه إلا بمترجم يترجم له اللغه العربيه إلى اللغه الصوماليه

    • @AAmm123
      @AAmm123 5 років тому

      نتكلم بالغة الصومالية ولا نتكلم بالغة العربية

    • @jgogoingthingdozrknhgdfjk9909
      @jgogoingthingdozrknhgdfjk9909 5 років тому

      @@AAmm123 لماذا الستم عرب

    • @youssoufosman4964
      @youssoufosman4964 4 роки тому

      @@jgogoingthingdozrknhgdfjk9909 لسنا عربا بل صوماليين.

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 2 роки тому

      @@jgogoingthingdozrknhgdfjk9909
      الصومال افريقين 70% الباقي عرب جايو من اليمن عاشين زمان قرنين ساكنين ف عاصمه مقذيشو
      شوف ترجمان هو عربي صومالي اصله يمن

  • @qadhaqadha9085
    @qadhaqadha9085 4 роки тому

    Masha allah herari tankis wllo culumada oromada iyo islaamka oromada waxan illahay uga bar yaya illahay inu quweyo amiin insha allah

  • @mohamedosman3368
    @mohamedosman3368 5 років тому

    Masha Allah wlhi waa taariikh aad iyo aad uwacan. Jazaka Allah khayran hereri iyo mulkiilaha tvga universal. Waxaa mahad gaar ah leh, dalka turkiga oo ah dadka qudhee danaynaya diinta islaamka iyo taariikhdooda.

  • @kchasso3
    @kchasso3 5 років тому +2

    ♥️🏃♥️

  • @minaahmed6474
    @minaahmed6474 5 років тому

    Sheekha ilaah hakoryelo masha allh somalida hadiba wadanka ethiopia lashego wax 40 sano kahor ayey muslimnimada kala weyn dadkana muslin nimeeyradinayan

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq 5 років тому

    Mahadsanidiin Inj. Ahmed, Cabdisalaan Hereri iyo dhamaan Universal Somali tv.

  • @khadarhassan74
    @khadarhassan74 5 років тому +1

    29:33 dad badan ayaa yimada halkan Ilaaa ogaadeen a yimaada hhhhhhh

    • @hajiyare7657
      @hajiyare7657 5 років тому +1

      Ogaadeniya deeganka somalida layidhaahdaa

  • @minaahmed6474
    @minaahmed6474 5 років тому +1

    Wlhi turki meelwalbo waa ayaga masha allh muslimiin dhab ah

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 2 роки тому +1

      meshaan turki ma ahan waa Ethiopia iska hubi Dadka meshan wa dad carab xlgaa turki islaam ma aheen

    • @naturallybeautiful1344
      @naturallybeautiful1344 Рік тому +1

      @@abdirahmanhusien6174well said, waa runtaa waa carab,

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 Рік тому

      @@naturallybeautiful1344 somalida turki arkeen dowldii cusmaniyinta maba oga imsa dowld ka horeysy mid kurdida mamulan ka horeysay Awey salaxu diin al ayuubi & dowdli cabasiyinta

  • @bileawil6095
    @bileawil6095 5 років тому

    Aad bad u mahadsan tahay wariye sare abdisalan hereri alle cimrigaaga ha saaidiyo caafimad qab sidad noola wadaagayso waayaha kala duwan ee aduunka ka jira

  • @asiyawarsame4833
    @asiyawarsame4833 5 років тому +1

    Masha allah

  • @asiyawarsame4833
    @asiyawarsame4833 5 років тому +1

    Masha allah

  • @abdirahindahir4614
    @abdirahindahir4614 5 років тому +2

    ليس صحابي اسمه شريف عبد الله.

    • @jgogoingthingdozrknhgdfjk9909
      @jgogoingthingdozrknhgdfjk9909 5 років тому +1

      وهل أنت تعرف الصحابه الذين هاجرو وتوفى في الحبشه أم أنك لاتعرف شي

    • @abdirahindahir4614
      @abdirahindahir4614 5 років тому +1

      subrzrdnj brnsislvcnngs ان اعرف جميع الصحابة الذين هاجر الي اراضي الحبشة مرتين. أسماءهم وعددهم مسجلة في كتب السير ولكن ليس هناك صحابي اسمه شريف عبد الله.

    • @jgogoingthingdozrknhgdfjk9909
      @jgogoingthingdozrknhgdfjk9909 5 років тому +1

      @@abdirahindahir4614 عطني أسماء الصحابه الذين دفنوا في الحبشه أو توفوا في الحبشه إن كنت صادق ولديك المعلومه الصحيحه كما تقول

  • @mustafeahmed9751
    @mustafeahmed9751 5 років тому

    Mashalah wanu jecelahy barnamijkaga cabdisalan hore usoco

  • @xasanxirsi737
    @xasanxirsi737 5 років тому +5

    Wariye dhamys tiran herari

    • @musebeegsi2594
      @musebeegsi2594 5 років тому

      Kkkkkkkkk Waaar nagaa.hubiya zhiikh.maaha

  • @axmedqd3768
    @axmedqd3768 5 років тому

    Wadaaddada Soomaalidu wax ha ka bartaan Sheekhaa reer Adis ababa.

  • @mubaaraksaney4812
    @mubaaraksaney4812 5 років тому +2

    Runti meeshaan waa meel muhiim ku ah ISLAAMKA.
    Carabta waa xaasidiin, dulkooda kaliya ayey doonayaaan.
    Mahaddanidiin msh%Allaah.

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 2 роки тому

      maxaa xasidiin ah Dhulka saxaabo ku dugan wana la og yahay Wena uso hijrooden dhaman wa carab marka wxa shegeyso waa maxey

  • @maryanhassan3042
    @maryanhassan3042 5 років тому

    Rabi raxmaan wuxuu noo sheegay inaan af iyo lyo hadalba

  • @Nasiim_media2024
    @Nasiim_media2024 3 роки тому

    Scw

  • @amigojama5686
    @amigojama5686 4 роки тому

    Jazakallah kher hereri

  • @djmaamis3167
    @djmaamis3167 4 роки тому

    Boqor
    Nigashe
    Ma waxuu ahaa
    Tigree mise amxaari??

  • @tvrarisdanguud4980
    @tvrarisdanguud4980 3 роки тому

    Scw scw scw

  • @libaxali4501
    @libaxali4501 3 роки тому

    Mashaaalah

  • @abdiwaxidshekhcumar7547
    @abdiwaxidshekhcumar7547 4 роки тому

    HARERI WALI MADAN SOO BOOQAN KOFURTA SOMALI

  • @mustafecabdiwali9983
    @mustafecabdiwali9983 5 років тому

    Asc wll Qoraalka Meesha Kuqoran Mafahmin
    Nabi maxamed oo uqaxay Itoobiya maxaad kawadaa

  • @كوكبابيارو
    @كوكبابيارو 5 років тому

    Mashaallah 👌💋👌💋👌💋💋💋🇪🇹💋🇪🇹💋🇪🇹💋💋💋💋💋💋

  • @laacraac19
    @laacraac19 5 років тому +4

    Meeshii ugu horaysay ee muslimiintu kasoo galaan Africa Waa saylac ee ka fiirso mudane

    • @NOGOBAAWI
      @NOGOBAAWI 5 років тому +2

      Somalia Ethiopia ayay diintu kasoogashay
      Ethiopia waa meshii koowaad Ee ay Asxaabtii nabigeenu kubadbaaday

    • @abdurahmanknowledge1736
      @abdurahmanknowledge1736 5 років тому +3

      Asc sxb axaadiista rasuulka s c w ayyeey kuqoran tahay inuu Ethiopia kasoo galay islaamku taarikhda ayyaa caddeyneysaa

    • @abdurahmanknowledge1736
      @abdurahmanknowledge1736 5 років тому

      Asc sxb axaadiista rasuulka s c w ayyeey kuqoran tahay inuu islaamku Ethiopia kasoo galay Africa taaridha ayya caddeyneysa iska hubso saylac islaamku kama soogelin ee waxkale nosheeg

    • @xiisadda4733
      @xiisadda4733 5 років тому

      cuqdad aad itoobiya u qabtid ha u qaadin muslimiinta itoobiya saylac ku lahaa kkkkkkkkk africa dhan mshay diintu islaamka kaso gashay wa itoobiya so shut the fuck up disgusting

  • @fadumomohamad4226
    @fadumomohamad4226 5 років тому +5

    Side yacni maan fahmin asxabta debadana waay ku asanyihin gudahana waay ku asanyihin?? 🤔 Takale ninka boqorka aha hadusan Muslim ahayn maxa masjidka logu dheex asay?? 🤔 Ta sedexad asxabtu inaay ku geriyotay ethoopia maaynu maqlin? 🤔 🤔.

    • @Abdisamaddaacad1
      @Abdisamaddaacad1 5 років тому

      Way jirtaaa way ku aasanyihiin wll

    • @faaresomer9016
      @faaresomer9016 5 років тому

      @@Abdisamaddaacad1 tarikhda dib u raac markii lagu dhibay saxaabada maka nabigu wuxuu dhahay ardul xabash aada waxa jira boqor cadila
      (mamaql dhee wll )

    • @jeedalcas4899
      @jeedalcas4899 5 років тому +2

      Boqorku markii danbe uu islaamay markii hore wuxuu ahaa kiristan

    • @alixashi1952
      @alixashi1952 5 років тому +1

      boqor najaashi allaha ka raadi noqdo waxu dhintay isaga oo mumin ah oo muslim saxiix ah nabigu scw marki uu najaashi dhintay salaatul jinaaso qaaib ah ayuu ku tukaday
      Najaashi taarikhda islaamak baal dahab ah ayui ka galay

    • @xiisadda4733
      @xiisadda4733 5 років тому

      nagu aamus waxd ogtahy malahane orod siirada nabiga scw soo baro najashi muslim buu ahaa marku dhimtay xitta nabiga scw wuxuu ku tugady janazatul qaaib wuxuuna ahaa qofkii ugu horreeyay ee lagu tugado janazatul qaaib

  • @Sada-qn6fd
    @Sada-qn6fd 5 років тому

    masha alah

  • @salahomar3883
    @salahomar3883 5 років тому

    22:00 - 22:50 waa talo fcn inay somalidu ka soo dhalaalaan 👌

  • @minaahmed6474
    @minaahmed6474 5 років тому

    %70waayo wey diidayan

  • @jararmedia9320
    @jararmedia9320 5 років тому

    Masha allaah herari waa nin qaali ah

  • @cabdirisaaqcabdi2434
    @cabdirisaaqcabdi2434 5 років тому

    20:00-22:50

  • @ysooyaalka6172
    @ysooyaalka6172 5 років тому +1

    Dhulka intaas saxaabi ku aasanyihiin ayey Soomaali rabaan inay weeraraan!

    • @MohamedAli-pk5qv
      @MohamedAli-pk5qv 2 роки тому

      No we only wanted what Allah has given us our land and peace and if another human won’t give you what is rightfully yours than you have do what you can but you cannot except abuse and slavery ever, sometimes death is better than living in those conditions, we as humans have to always avoid unnecessary bloodshed and you use the pen, violence should be the last result in a conflict

  • @abdulahihassan9420
    @abdulahihassan9420 5 років тому

    War turkey caadi maha madha allah

  • @yahdhipato9679
    @yahdhipato9679 3 роки тому

    Masha Allah Aabahay ayuu u Eegyahay Sheekhani haybad iyo karama kamuqata❤❤