Sydney Good Bye Party Program HCTV 2014 By Ahmed Cawke iyo Abdisalan Herari

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лют 2025
  • KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
    www.horncable.tv/

КОМЕНТАРІ • 10

  • @abokorhaji5668
    @abokorhaji5668 9 років тому +3

    allah ha u naxariisto AHMED HASSAN CAWKE, maxaa rag qiimo leh aduunyada ka tagey, nin qabiil muu ahayn nin soomaliyeed ayuu ahaa, halkuu joogo waa dareemi jirey , nin kaftan badan oo aan agtiisa lagu caajisin, qalbi furan oo calool xaadhan, samir iyo iimaan umada soomaaliyeed meel kasta oo ay aduunyada ka joogaan.

  • @somalimusic4591
    @somalimusic4591 4 роки тому +2

    Ilaahow unaxariiso 😭😭😭
    Video gan waxan daawaniya 06/09/2020

  • @mustafeahmed3942
    @mustafeahmed3942 8 років тому +5

    ax ax allaw kuu naxariiso maxaa rag qiimo badan aduunka katagay axmed xasan cawke allow qabriga kuu nuur

  • @senjowsenyoo9480
    @senjowsenyoo9480 4 роки тому +2

    ilahaay haa uunaxariistoo adeer cawkee

  • @abdullahikhayre53
    @abdullahikhayre53 Рік тому

    ILaahey ha u naxariisto aamiin yaa allaah.

  • @qrsefisbrn2656
    @qrsefisbrn2656 8 років тому +3

    ilaahay ha u naxariisto axmed hassan cawke

  • @amiirmusse7917
    @amiirmusse7917 10 років тому +1

    Waa barmamij wcn all reparters thnkz

  • @muusesiciidmulaax5767
    @muusesiciidmulaax5767 7 років тому +4

    ILAHAY HAWNAXARIISTO AXMED XASAN CAWKE WERIYE QAALI AH BUU AHA OO KU DAYASHO MUDAN

  • @abdijamah7083
    @abdijamah7083 9 років тому +2

    cawke aun

  • @MoShineArab
    @MoShineArab 10 років тому

    kkkkkkkkkkkkkkkkkk caadi maha walaahi programkan si xogaan u qoslay meesha waxba lays kulama hadhin, kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk