Barnaamijka Xusuus Reeb: Waraysi- Generaal Galaal VOL 3 By Ducaale HCTV

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 300

  • @abdirahmanjama8229
    @abdirahmanjama8229 3 роки тому +21

    ALLAH ha u naxariisto General Mohamed Nuur Galaal, anigoo taxanan daawanaya oo qaybta saddexaad wada ayaa shalay lagu dilay hotel afrik mogadisho, ALLAH isaga iyo intii kale ee weerarkii shalay ku dhimatayba ha u naxariisto

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 7 років тому +42

    He is a Somali veteran and military expert who did services for our country, and for that we should respect him and consider him one of our country'es heroes.

    • @hassanraghe8273
      @hassanraghe8273 3 роки тому +1

      He Was really a Somali patriot and hero. He was the only expert in espionage affairs. I liked to talk to him in russian language. He was
      well educated and had a comprehensive Knowledge in the military history. Till now,there is nobody, who can replace him.
      I liked his company.

    • @saacidomar8752
      @saacidomar8752 2 роки тому

      Nope he was tribalist who hated some of the Somali clans

    • @Json125
      @Json125 2 роки тому +1

      @@mohamedmire7660 Siyaad Af weyne Adeerkey waxa u dhaho kama daba hadli jirin 🤫 Waana Geesi u Soo Dagaalamay dadkiisa Siyaad afeey muxuu u qabtay qaranka

  • @AA-qs1rz
    @AA-qs1rz 3 роки тому +17

    Allaha u naxariisto adder maxamed nuur galaal
    Halyeey qaran

  • @vp-fv1eo
    @vp-fv1eo 2 роки тому +5

    General Galaaal😭 Greatest Somali General AUN!

  • @amiinyaasiin5711
    @amiinyaasiin5711 3 роки тому +6

    Masha allah gesiyadii wadan kayaga somali galbeed xoreynayay sorogal celiya intina nooli ✋🥰

  • @somalibanahay9128
    @somalibanahay9128 7 років тому +8

    Generalka cashir badan & taarikh badan oo somaliya ku saabsan ka faa'iday. Inshalah somalida cusub saraakiishooda hadanahay somaliya sharafteda waAn so Celin doona!!🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 2 роки тому +2

    Waxani waraysi lama odhan karo waa xadiis caadiya , anuu 2017 baan daawaday hadan dib baan ugu soo ceshaday allah ha u naxariisto general galaal

  • @garyaqaansomali1880
    @garyaqaansomali1880 7 років тому +4

    Clo Abwan yuusuf maxamed sugaal alle ha u naxariisto taariikhda ku xusantahay wuxuu hogaaminayey ciidamadii jiida hore ee jabhadii WSLF kana soo Hooyey Guulo Badan

  • @cirguje40
    @cirguje40 3 роки тому +1

    Allah ha u naxariisto General Maxamed Nuur Galaal Somali buuxa buu ahaa gob Somali buu ahaa ilaahayow u naxariiso adigaa wayn oo waaxid ah

  • @muhammadxusen5368
    @muhammadxusen5368 3 роки тому +3

    generaal galaal alow kuu naxariiso, waxaa dishay gacan ka xaqdaran, wuxuu ahaa geesi u soo shaqeeyay dalkiisa iyo dadkiisa

  • @omarali7115
    @omarali7115 7 років тому +11

    CALI XUSEEN WA JAMAAL CALI XUSEEN AABIHII ALA HA NAXARISTO

  • @idrisabdirahman8212
    @idrisabdirahman8212 7 років тому +1

    mudane ducaaale barnaamijyo hore ood soo galisay ma shaqayniyaa waxa ka mida duukiye sare maxamed ahmed xayd waraysigiisi ma shaqayniyo muuse biixi cabdi sido kale ma shaqayniyo adi barnaamijyo badani lama daawan karo bal soo hagaajiya incha allaah
    mahadsanid

  • @ahmetfarah3189
    @ahmetfarah3189 6 років тому +6

    Wan tageeraa tarakhda dagalkii 77soomalina manta way burburtee insha allaha waxan ku ducaystaa inaan soomali Mar xukumo xabashidana aan ku duulo soomali galbeedna aan soo xureeyo

  • @xaabsade9171
    @xaabsade9171 2 роки тому +1

    General kaan iyo generaalo badan oo uu kamid yahay General daauud waxay ahaayeen dad kaligood qorshe dagaal qoraya intay qol isku soo xiraan hadda dhamaantoodba far ma dhaqaajin karaan shisheeye uun gacanta utaagaan . Old is gold

  • @abdiabdillahi9179
    @abdiabdillahi9179 7 років тому +5

    ninkani taariikhbuu hayaa walina wuu yaryahay mawayna hhhhhhh
    làkiin soomaali wixii hore hadhaafto.

  • @mohamedhassan-xl7lf
    @mohamedhassan-xl7lf 3 роки тому +3

    Ilahay ha u naxariisto

  • @abdalladini8564
    @abdalladini8564 3 роки тому +2

    Allah yaraxma general mahamed nur galal wuxuu ahaay aabihii guusha iyo gobonimada wuxuu ahaay maskadii labadii dagaal 1964tii iyi 1977 midna lagu difaacayay gobolada wagooyi midna lagu xoreynayay somali galbeed
    Waxay ahayn inta uusan dhiman il looga faaiidayto dhismaha ciidanka

    • @MohamedAhmed-zn9jc
      @MohamedAhmed-zn9jc 2 роки тому

      Waxa layidha waqooyi ma jirto maney jirin marxumkani shaqale ayuu aha somali republic ka hoos shaqeeyey Somali republic is not back enough before 60 yrs ago

  • @warancade1600
    @warancade1600 7 років тому +19

    galaal waa geesi habar gidira
    balaayo wale ninbay hooyadi dhashay

  • @ibnu-raanahmed1
    @ibnu-raanahmed1 3 роки тому +2

    Allah Haw Naxariisto General Mohammed Nuur Galaal

  • @barremusse1464
    @barremusse1464 3 роки тому +1

    Ilaaheey hakuu naxariisto General Maxamed Nuur Galaal

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 3 роки тому +1

    ilahay ha u naxariistee ninkan iyadoo itoobiyan xamar joogo inu hadlo may ahayn waa kuwaa naftiisii loo qoonsaday ilahay ha u naxariisto

  • @sayfudiinqudus5767
    @sayfudiinqudus5767 3 роки тому +2

    Ilaahay ha kuunaxariisto

  • @AbdullahiSamatar-yt9su
    @AbdullahiSamatar-yt9su 5 місяців тому

    Allaha u naxariisto janatul firdaawsa allaha geeyo General maxamed Nuuro Galaal.

  • @dhaqandhoorchannel374
    @dhaqandhoorchannel374 4 місяці тому

    Allaha u naxariisto

  • @sofiaomar3202
    @sofiaomar3202 3 роки тому +1

    Allah ha u naxaristo marxuumka janada Allah ha geeyo

  • @mohamedabdalla6731
    @mohamedabdalla6731 3 роки тому +6

    Siyaad barre jaahil sanaayaa, nin xanuusan buu ahaa Ilaahay kuuma naxariisto

    • @ugbadomar5881
      @ugbadomar5881 2 роки тому

      Hhhh habar xumida bisinka

    • @OmarMohamed-db3iy
      @OmarMohamed-db3iy 2 роки тому

      daciif liito ayaad tahay oo waliba cuqdaad caloosha qabo jaahil ah.

    • @OmarMohamed-db3iy
      @OmarMohamed-db3iy 2 роки тому

      daciif liito ayaad tahay oo waliba cuqdaad caloosha qabo jaahil

  • @MAbdalle
    @MAbdalle 3 роки тому +5

    Cudurka qabyaaladda Ilaahay Soomaali ka dawee. Xaqiraad ayay keentaa qabyaaladdu waa cudur halis ah.

  • @iamvolontaryguy1269
    @iamvolontaryguy1269 3 роки тому +2

    Eebe ha unaxaristo balse wan ku dayo dona idin ka ilahay🇸🇴somaliya hanoolaato💪🇸🇴

  • @keyziabdullahimohamed7205
    @keyziabdullahimohamed7205 3 роки тому +2

    Masha alha waa gesi ka dhashay boqortoyo guul iyo gabanimo General galal

  • @waikanwakan2907
    @waikanwakan2907 7 років тому +5

    runtii jananku wuxuu daaha kaqaaday xaqiiq qarsooneed. waxaan rajaynaynaa in galaal laga diyaariyo biography giisa so loo soobandhigo so taariikhda somalida aysan u dhumin.

  • @hassanibrahim1233
    @hassanibrahim1233 4 місяці тому

    Nin dhintay waxba lama odhan karo aan ka ahayn Illaahay ha u naxariisto wixii kale waa wax dembi ah

  • @mohamedguled3137
    @mohamedguled3137 7 років тому +2

    General Galaal aad baan uga faaiideystay wareysiyadisa. waxaan rajeynayaa inuu buugaag badan qoro noo reebo

  • @najaahadam6795
    @najaahadam6795 3 роки тому +1

    allah how naxaristo aameeen aameeen

  • @maryanhaybe9154
    @maryanhaybe9154 3 роки тому +4

    Galaal raxuma hullaah

  • @abdirasaqahmed6724
    @abdirasaqahmed6724 6 років тому +6

    Odaygu Waa talyaani caadi ah

  • @zaksaid7099
    @zaksaid7099 3 роки тому +2

    This guy is real

  • @nimcoosman342
    @nimcoosman342 3 роки тому +2

    Allah subhanahu watacalaa haw naxariisto.

  • @qubqac9913
    @qubqac9913 7 років тому +20

    1954-1969, saraakiisha aqoonta leh waxay ahaayeen HAWIYE, markuu afwayne qabsaday dalka ayuu dalacsiiyay reer Miyi ay isku qolo yihiin

    • @mahdicabdi9676
      @mahdicabdi9676 7 років тому

      qub qac majeerteen baa casharkii u dabeeyay idinku dhigay gaalkacayo waxna KU qaadan maysaan

    • @qubqac9913
      @qubqac9913 7 років тому +2

      Saraakiisha uu tirinayo dhamaan, waa HAWIYE, galaal, Afdooje, Axmed Teerso, Indha qarshe, iwm

    • @mikereizz
      @mikereizz 7 років тому +1

      qub qac galaal isaga yaa qoray ciidamada miyanu nin daroda ahyn?

    • @qubqac9913
      @qubqac9913 7 років тому +1

      Galaal waxaa qoray, GENERAL DAAUUD IYO Cabdullahi CIISE oo lavaduba ahaa Hawiye, 1959, Daaroodka aad sheegayso xaguu joogay?

    • @waasuge7253
      @waasuge7253 7 років тому +3

      Waryaa Daarood iyo Hawiye inaga yareeya faanka. Wixii Italian Somaliland la odhan jiray military ma ay lahayn wixii ka horeeyay 1960gii, police bay wada ahaayeen, Darajo faalso ah ayey iskaga tusheen 1960gii maadama ay kitchenkii Somaliya ay maamulayeen. Mr Ducaale ma rabo inuu la murmo Col Galaal. Waxaa milatory dhab ah lahayd Somaliland. Haddii uu Col Galaal uu ka soo baxay Russian military university in 1968/9, Xasan Kayd iyo qaar badan oo Isaaq ah waxay ka soo baxeen Jaamacada ku yaal ingriiska 1950gii. Aad buu ugu salaaman yahay macluumaatka Col Galaal, waa geesi.

  • @idirisjamac5414
    @idirisjamac5414 7 років тому +3

    ninkan waa khabiir waxa fiican in wax laga faaidaysto somalidii caadiga ahaa ayuu kajoogaa

  • @ahmedopone4080
    @ahmedopone4080 3 роки тому +1

    6:00 Yaa ii sheego labadaas waxay ku kala duwan yihiinn?

  • @qubqac9913
    @qubqac9913 7 років тому +8

    Walaahi waa runtiis OROMADA nus waa Hawiye,

  • @najibmohamed21
    @najibmohamed21 3 роки тому +1

    Mudane caydu reeban,sida kale wad wanaagsan tahay oo warbixin muhiim ah ayad nala wadaagtey lkn mudane dhintey oo ilaahay oofsadey ayad maanta oo dhan afweyne haysaa,mawanaagsana,Allaha idin naxariisto dhamaantinba

  • @moproductionsstudio402
    @moproductionsstudio402 7 років тому +2

    Walaalahayaga woqooyi ee somaliland
    Waan u oglnahay
    Nabada iyo ictiraaf
    Waxaana u shergayaa wax somaliwayn layidhaahdo
    Ma imanayso
    Itoobiya
    Iyo qalbidhagax ku tusaale qaata
    Goota goosta
    Oo dawlad samaysta waanuu ku faraxsanahay nabadiina hargaysana iinsha alaah
    Viva Hawiye iyo isaaq wllo

  • @abdiato21
    @abdiato21 3 роки тому +2

    Allah Yarxamka Adeer 😭😭

  • @mohamedyussuf9664
    @mohamedyussuf9664 2 роки тому +2

    Gen galaal firkrad xun ayaan kafahansanaaa laakin wadani aqoon ciidan leh ayuu ahaaa. AUN

  • @fartuunaxmed9371
    @fartuunaxmed9371 3 роки тому +1

    general galaal allow kuu naxariiso halyeey qaran

  • @jaamacmaxamed140
    @jaamacmaxamed140 3 роки тому +5

    Waa ragi maskada laha wan muwadin dhabahi

  • @galadciiddheere4568
    @galadciiddheere4568 7 років тому +2

    masha allah my bro galal we remain for ever

  • @alifarhanaliyare9329
    @alifarhanaliyare9329 7 років тому +6

    Mohammed noor galaal was the best general ever lived in somalia

  • @nageegir1058
    @nageegir1058 7 років тому +4

    baraamijkan in laga sheekeeyo ma fiicna waayo waa sir

    • @ilaalyare6017
      @ilaalyare6017 7 років тому +4

      Waxsan sheeg adeer siru nooma qarsoona soo wasaradii gaashaandhigga calanka ethiopiya kama baban mar hore

    • @defensegeneral9893
      @defensegeneral9893 2 роки тому

      Anything that happen 20 yrs ago isn’t sir no more, it’s history

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 2 роки тому

    meed garaac ayuu ahaa Mr galaal
    faan ayaa ka buux warkiis Ali samarter waxbo ma aqoon dhaysan maayo anigu
    ragii 1997 xabaashii afka ciida uu daraay rag iga dheeh.lakiin General cadiifad kale ayaa ka buuxday.

  • @babblebayle9287
    @babblebayle9287 7 років тому +9

    ducaale maba oga corneal cirro meeshu ku dhintay. cinqilabki uu ku fashilmay in lagu qabtay oo toogasho lagu xukumay

  • @guledhamud1567
    @guledhamud1567 Рік тому

    allow u naxariiso ninku muxuu taarikh ka sheekeyay

  • @franklinrosevelt758
    @franklinrosevelt758 7 років тому +1

    waa sarkaal mudan inlagu daydo gen. galaal

  • @pouplays-e7c
    @pouplays-e7c 7 років тому +1

    General Mahamed Nuur Galal Is The Best Patriotic National Hero Somalia Ever Had!!!!

  • @abdinazirmouze
    @abdinazirmouze 3 роки тому +1

    walahi khabiir buu ahaaa

  • @trojanhorse7990
    @trojanhorse7990 3 роки тому +1

    What a man

  • @xaabsade9171
    @xaabsade9171 2 роки тому

    Allaha unaxariisto

  • @nabiilosman6368
    @nabiilosman6368 3 роки тому

    Allyarxmu general m n galal waxan dhagysan jiray qayabaha taxanhan 2017 ilaa 2021 hbn walba waxu ahaa libax

  • @Dabayl
    @Dabayl 7 років тому +8

    Dhulkaa aad u baa yaqanaa ninkani.

    • @bashirniklous8993
      @bashirniklous8993 3 роки тому +1

      Ninka dagaalka dhan qoray qaabka loo dagalmaya Allaha u nxariisto

  • @Djbabou1
    @Djbabou1 Рік тому

    Generaal Maxamed Nuur Galaal, waxaa uu ku dhashay meel u dhaw magaalada Ceelbuur ee gobolka Galagduud, wuxuuna waxbarashadiisa asaasiga ah kusoo qaatay magaalada Muqdisho.

  • @farhanalihalane2457
    @farhanalihalane2457 7 років тому +1

    General Maxamed Nuur Galaal waa nin wax badan Generalka ugu aqoonta badan xaga Militery Accedemyga ayuu ahaa 5 sano Military scholership ah ayuu kusoo qaatay Frus Acedemy in Moscow waaa schoolka ugu weeyn ee lagu barto Milateriga.

  • @yusufcabdi4349
    @yusufcabdi4349 4 місяці тому

    1-6-2024 ganeral maxamed nuur galaal ale ha u naxristo

  • @cabdalacali6183
    @cabdalacali6183 3 роки тому

    Aduunka qaa imiin waayay sidii xoolihii ayeey hub inisku keeyna dhiibaan sideey uguraaxeeys taan dagaaladeeyna afrika

  • @ilyaas3017
    @ilyaas3017 5 років тому +18

    Afkiina ka leexiya genenka caytamaya ninkaan waa ninlaan dheere ah oo waliba habar gidir ah

    • @mohamedmire7660
      @mohamedmire7660 2 роки тому

      Habar-Gidir waa Dugaagga Soomaalida..Cawaan!!!.

  • @abdikhadarmohamed1762
    @abdikhadarmohamed1762 3 роки тому

    Afweyne yuu kuwada a??

  • @mohamedyusuf7790
    @mohamedyusuf7790 4 роки тому +1

    waa kuma galaal

  • @mohameddeeq9122
    @mohameddeeq9122 3 роки тому

    M.a general galaal💪

  • @somalistories5037
    @somalistories5037 7 років тому +2

    first comment

    • @samiircisman1696
      @samiircisman1696 6 років тому

      nacal hooyada kuyal xazuuz reeb ka.daadihNaya waa inagumeed mahamed cali taarikhDisa wuu qiray jenaral gaalal lkn ninka barmijka watata waa ina gumees

    • @somalistories5037
      @somalistories5037 3 роки тому

      @@samiircisman1696 maxamed cali waa kee?

    • @somalistories5037
      @somalistories5037 3 роки тому

      @@samiircisman1696 maxamed caligan uu ka hadlayaa ma mujaahid maxamed cali baa?

  • @ilyasali1444
    @ilyasali1444 2 роки тому

    Gashaanle axmed terso iyo janaral galaal alla yaa raxmah

  • @abdi699
    @abdi699 3 роки тому +1

    Asc waxan ka xumahay in jenaralka aqoonta fican laha, aan laga qorin, arintaan muhimka u ah, Somali weyn. Allah rahma Mohamed nur galal, qabrigiisa qeyr illah ha ka dhigo. Waxay ila tahay dadka muracad ka ee Ethiopia la shaqeyaan inay dileen, ee ha labaro, madama ay nin qali, äh ay Naga dileen.

  • @sahrasheila4112
    @sahrasheila4112 7 років тому +13

    dhulkii somali galbeed oo loobaba ay manta 4 ogaden oo bada dhilif tiree ah baa ku leh somali nalama dhaho waxan nahay itopiyan duli

    • @garissatube3388
      @garissatube3388 7 років тому

      Naa ka seexo haku walan.Ogaden ku wasye

    • @sahrasheila4112
      @sahrasheila4112 7 років тому +1

      GARISSA TUBE hhhhhh maxey kuwas wasi karan ragba mahinee dameer yahay hadey wax isku hayan adiga haku taran

    • @garissatube3388
      @garissatube3388 7 років тому

      bajun yahay afomali-ga iska sax "bada dhilif" lama dhahe dabadhilif dheh lol.Dameerahana idinka hido iyo daqan uleh.

    • @MohamedAli-ki7op
      @MohamedAli-ki7op 7 років тому +2

      GARISSA TUBE rag ma tihid lkn rag lamood baad tahay dharka raga ku ciriiriya oo lkn garaadkaagu waa ka hooseeya ka dumarka gabdhahu marka gabadhaaba kugu filan waayo waxa tahay labalabuuf ayaa koofur laga yiraa noocaagu

    • @waasuge7253
      @waasuge7253 7 років тому +1

      GARISSA TUBE Somaliland dhuuso ayaa looga yaqaan adoo kale.

  • @somalistories5037
    @somalistories5037 3 роки тому

    Cali xuseenka uu leeyahay jabhadda ayuu madax ka ahaa waa jamaal cali xuseen ka musharaxa ahaan jiray aabihii.

  • @didierfrancois6742
    @didierfrancois6742 3 роки тому

    J 'adore la musique 😂❤️🍧🍨

  • @mohamedhassanabdullahi6014
    @mohamedhassanabdullahi6014 3 роки тому +1

    Alow ku naxariiso

  • @Abdirisak_jfy
    @Abdirisak_jfy 2 роки тому

    kabiir

  • @Maazim12
    @Maazim12 3 роки тому +3

    West Germany baa dhisay iimaanka Allah haka qaadee kkkkkk odaygu wa bahal

  • @waayeelkajaqafsada4962
    @waayeelkajaqafsada4962 5 років тому +1

    General Galaal hadalkiisa waxan ka dhadhansaday inuu ahaa nin laba wajiile ah oo Siyaad Barre hoosta ka necbaa lkn ka biqi jiray oo wuxu aaminsanaa qarsan jiray anigu waxan Legends u aqaan raga sida Caydiid, Cabdulaahi Yusuf, Salaad Gabayre iyo Caynaanshe oo kale.

  • @adansantur4677
    @adansantur4677 3 роки тому

    Waa oday qabyaalad ku gaboobay iyo dulmi , Wallee carawa waad heeysaa.

  • @kayhass2510
    @kayhass2510 3 роки тому +2

    AFWAYNE KULAHAA WALEE MAANTA NACAYBKII GOD BAD LA GASHAY

  • @dayaxnur2479
    @dayaxnur2479 7 років тому +25

    ninkaanu waa ninkii afweeyne iyo cali samatar iyo general ku sheegyadii gabdhaha afweyne qabay 26 maalmood muqdisho uga saaray ee lasocda kuwiinaan leh wuu faanayaa. ninkaanu waa hg lagana faan badan reerkaas kaliya gacanteey ka hadlaan. waxaana garanaya ninkii dagaal uga horyimid. weeydii america iyo ethopia reerkaas

    • @faaraxladane946
      @faaraxladane946 4 роки тому +2

      waa xaqiiq runtii hadalkaga 26 cisho ayey muqdisho iyo konfur oo dhan kaga sareen oo badhna Ethiopia ayey galeen cararkii badhna kenya xeryaha qoxonti ee kenya ku jira ilaa maanta faanka iyo beenba ilma afweyne ayaa yaqaana

    • @MohamedOmar-lr9zj
      @MohamedOmar-lr9zj 2 роки тому

      @@faaraxladane946 been bad isu shegteene nin walba gurigiisu ku noqday .atkay dowladi duntay, rer taako laga qabsadeyna maleh....SIDA MAJEERTEEN BARI, DHULBAHANTE S.S IYO CAYN...MAREXANA ILA GADO IYO DHUSAM MAREEEB IYO MUDUG DHULKA AY KU LEYIHI GEED LAGAMA QABASAN, OGADENA ETHOPIA , JUPALAND IKA KENYA DHULKOODA...SO PEACE ✌

  • @harunmacruf3602
    @harunmacruf3602 7 років тому +7

    qofka waxaa lagu gartaa inuu run sheegayo dhaliilahiisa iyo guulahiisa ayuu sheegaa. ..general galaal inuu dad laayey ayuu sheegay iyo sifaha uu kulaayey. ..lakin kuwa dhiiga dadka cabay ee geesiyada sheeganaya general galal ayaa ka dhaw walaw ay duufsadeen oo badwaytaa ay ka awood bateen oo kula shaqeeyey xaqdarada.

  • @garyaqaansomali1880
    @garyaqaansomali1880 7 років тому +3

    xaqiir Gacanyare u ahaa jaale maxamed siyaad bare AUN maanta inuu ugu yeedho afwayne waa dadnimo xumo oo xitaa intii uu noolaa aan maalina mucaarad noqon qashin

    • @hamadaboss8855
      @hamadaboss8855 4 роки тому

      Taariikhda gadaal ugu laabo rag badan ayaa siyad barre ula shaqeynaayay si ay sirta ugu gudbiyaan cidooda asaga iyo groupkii kale ee isku qabiilka ahaa markii laga shakiyayna in la dilo ayaa la gooyay waana baxsaday galaal

    • @abdirhmanmohamedali7753
      @abdirhmanmohamedali7753 3 роки тому +1

      Aflagaadada jooji qashinyahow

    • @amiirmohamed480
      @amiirmohamed480 Рік тому

      Afwayne lacnad korkiisa ha ahato ninka somali taariikhdeda baabi'iyay.

  • @awilsuleiman4250
    @awilsuleiman4250 4 роки тому

    hwluhu way bad naaayeeen waqtigaaasi

  • @omarali7115
    @omarali7115 7 років тому

    Waa rijiimkii siyad bare kuwii ugu dara oo ka agdhawaa madax tooyada kuna jiray ragii qaybta ciidamada ugu awoodaha waynaa wax badana ka og xasuuqii iyo burburkii loo gaystay umada reer somaliland waa eedaysane wa dambiile

  • @Dabayl
    @Dabayl 7 років тому +4

    Walaahi taarriikhda warkeeda ma seeganaa. Shay ama laba seegay. Amaan Andom wuu ku saxsanaa , lama socon Mingustu,, laakiin kama taganayn ciidamada inqalaabka dhigay. Waxaan ka yaabay sidii u yaqaaano magacyada madaxdaa itoobiyaa... Aaway kuwii afka qadhmuunaa, ee ilma Siyaad Barre. Bal keenaa nin sarkaal sheegtaaa oo sidaa u waramaaa.. ?

  • @stoppstopp
    @stoppstopp 7 років тому +1

    Suaalihii la weydiin lahaa laguma weydiin barnaamujka intan la weydiinayo ee uu ka waramayo warkeeda waa la hayaa laakiin markii Gen.galaal iyo cabdiqasim madaxweyne cigaal ay khiyaameeyeen intay yimaadeem hargaysa ayay cigaal kula heshiiyeen in shirkii carta lagu qabtay hargaysa lagu qabto intay lacagtii qaateen ayay djibouti ka degeen

  • @Shaacuur
    @Shaacuur 7 років тому +3

    20:30 iyo 29:00, 33:15 u fiirso naagnimada intaa le'eeg nin is faansha waa rag isnuugtay beentuna waa shay xaaraan ah

    • @nabadraadshe
      @nabadraadshe 7 років тому

      Sir Burhaan Waa sida aad sheegay . Waa nin isfaanshay. Wax waliba aniga, aniga. Been badanaa ninkan. Wuxuu daba dhilif Siyaad barre oo caado qaato ah.

    • @somalillandpure1423
      @somalillandpure1423 7 років тому +3

      Sir Burhaan haduu wuxuu ahaa ama sameeyey sheegtay markii kuwaad ahayd aaseen ma faan baa? bal maxaad ku beeninaysaa oo aad sheegi kartaa? nala wadaag hadaad leedahay waa beentii e tan ayaa sax ah, ma haysid saw maaha oo ha sheegan waxaad samaysay galaalow baad leedahay iska aamus oo aflagaada jooji.

  • @geeloowgulaaloow9966
    @geeloowgulaaloow9966 7 років тому +10

    hadii uu been sheegaayo morgen soo weydiiya

    • @muhamedcumar9482
      @muhamedcumar9482 4 роки тому +2

      Moorgan wax uu garanayo malahan ee waxa uu u joogey meesha qabiiil ee aqoon malahan . Iyo unuu dadka uu dilo bes oo kaliya.

    • @najjahmajjid4354
      @najjahmajjid4354 4 роки тому +1

      Sxpky gAlaal ba hadloya wax loga bahan yhy aya iska yar

    • @saacidomar8752
      @saacidomar8752 2 роки тому

      Sareeye Guuto Ahmed Saleebaan Dafle baaa nool 😄 ninkaa Sadexaad ee 5tii Galaha Kacaanka ugu awooda badnaa iyo ninkii 20 ka Sano Sirdoonka Somalia madaxda ka ahaa kana Sirdoonka Somalia NSS tii Sirdoonkii Africa ugu halista badnaa DAFLE hadana ciidamada Somalia waxaa ka darajo sareeyay oo Kali ah Siyaad Bare iyo Cali Samatar
      ninkaaas baa nool
      Muxuu Galaal sheegayaa 👊😄

  • @marikafarah761
    @marikafarah761 Рік тому

    😂 ducale jooji jujuubka cabdilahi arkar ed meesha ku cidhiidhyeso

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 7 місяців тому

    Kkkkkkkkkkkkkkk Fuleey Faan Badan Iga dheh!!!....×××××÷××××...

  • @husseinqasim788
    @husseinqasim788 7 років тому +4

    liibaax libaax

  • @barleexalibare8505
    @barleexalibare8505 7 років тому +6

    beenlaw markii ragi lamida kahaa dhintay baad is faaninaysaa

  • @musehaaji2224
    @musehaaji2224 7 років тому +4

    MOORYAAN WAYE OO GARAASHLEY AH

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 7 років тому +1

    War ninkan been badanaa!!! Wax waliba Waa aniga . ANIGA ANIGA ANIGA ANIGA KELIYA . Weligeey ma arag nin ka been badan. Waa yaab!!!

  • @DrIlYaasMArab
    @DrIlYaasMArab 5 років тому +1

    Habaar badanaa ninku 😤

  • @raagesiciid1621
    @raagesiciid1621 3 роки тому +1

    mujrim.muxuu.dad.laayay.somaliya.1977

  • @sahracali4435
    @sahracali4435 7 років тому

    miyanay qalad anayn in sir iyo kaarto qaran weligaaba bur bur oo intaa le eg in la bixiyo?

  • @awardere
    @awardere 3 роки тому

    Aun awoowe

  • @hanadubah9067
    @hanadubah9067 3 роки тому

    Araarso waxay hawd galbeed ka xigtaa degmada Xarshin , waxay galbeed waqooyi na ka xigtaa Cobale