- 120
- 5 197 590
Codka Ubax Podcast
Sweden
Приєднався 2 тра 2020
CODKA UBAX: Sirta Maanka
Cabsi, murugo, werwer, walbahaar, iskubuuq.. intaasiba waa xaaladaha fudud ee qofka soo wajahi kara, dhanka caafimaadka maanka. Asma Dhamac oo ku takhasustan cilmigan ayaa ka warramaysa. Daawasho Wacan!
Переглядів: 10 908
Відео
CODKA UBAX: Fanka & Suugaanta: Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed"
Переглядів 12 тис.День тому
Waa barnaamijka Fanka & Suugaanta. Waxa ku casuuman Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed". Daawasho wacan!
CODKA UBAX: QAXII SUUDAAN
Переглядів 10 тис.14 днів тому
Dagaalka Suudaan ka qarxan sannadkii 2023-kii, sidee ayuu saameeyay dhallinyarada Soomaalida ah ee halkaas wax ka dhigan jirey? Daawasho wacan!
CODKA UBAX: ABDI ADDE
Переглядів 17 тис.28 днів тому
ABDI ADDE waa muuqaalsameeye ku shaqaysta telefoonkiisa, muuqaallo qurux badanna soo gudbiya. Daawasho wacan!
CODKA UBAX: Waan Is Guursannay 4
Переглядів 35 тис.4 місяці тому
Waa qaybtii 4-aad ee taxanaheenna "Waan Is Guursannay", sidoo kale waa qaybtii u dambaysay ee sheekada Farxaan iyo Rooda. Dhegaysi wacan!
CODKA UBAX: Waan Is Guursannay 3
Переглядів 29 тис.4 місяці тому
Waa qaybtii saddexaad ee barnaamijkeennii "Waan Is Guursannay". Dhegaysi wacan!
CODKA UBAX: Waan Is Guursannay 2
Переглядів 29 тис.4 місяці тому
Waa qaybtii labaad ee taxanaheennii "Waan Is Guursannay". Dhegaysi wacan!
CODKA UBAX: Waan Is Guursannay 1
Переглядів 43 тис.4 місяці тому
Waa taxane cusub oo la magac baxay "Waan Is Guursannay". Waxa uu xoogga saarayaa qisooyinka dhegaystayaasha ku xidhan Codka Ubax iyo jacaylada guulaystay. Waa qaybtii kowaad. Dhegaysi wacan!
CODKA UBAX: Fanka & Suugaanta - Nimcaan "Qays Galbeed"
Переглядів 16 тис.7 місяців тому
Waa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta, waxana maanta ku casuuman abwaanka da'da yar ee Nimcaan "Qays Galbeed". Daawasho wacan!
CODKA UBAX: Waa Layga Guursaday 8
Переглядів 33 тис.8 місяців тому
Waa barnaamijkeennii Waa Layga Guursaday, qaybtiisii 8-aad. Qaybtan waxa aynu ku wadaagi doonnaa laba sheeko oo ay soo gudbiyeen laba gabdhood. Labadan sheeko waxa la kala yidhaa "Allow Hargab Ka Dhig" iyo "Inantu Aniga Ma Aha". Dhegaysi wacan!
CODKA UBAX: Fanka & Suugaanta - Cabdirisaaq Xasiliye
Переглядів 57 тис.8 місяців тому
Waa mar kale iyo barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Waxa marti ku ah Cabdirisaaq "Xasiliye". Daawasho Wacan.
CODKA UBAX: QORAALKA & DHAQANKA
Переглядів 13 тис.8 місяців тому
Muna Axmed Cumar waa qoraa wax ka qorta dhaqanka Soomaalida. Waxa aannu kala sheekaysannay isbedellada qoraalka, kuwa dhaqanka, iyo wacyiga bulshada. Daawasho wacan!
CODKA UBAX: Barnaamija Caafimaadka
Переглядів 6 тис.9 місяців тому
Maxaad ka taqaannaa qanjidhka thyroid-ka la yidhaa? Waa Dr. Mariam oo ka warramaysa isbeddelka ku yimaadda qanjidhkan iyo sida uu dadka u saameeyo. Daawasho wacan!
Khilaafyada Soomaalida
Переглядів 5 тис.9 місяців тому
Maxaa soo celceliya khilaafyada Soomaalida, taariikh ahaan sidee loo xallin jirey, caqabado noocee ah ayaa se hor taagan in tabashooyinka la xalliyo? Mawduucan waxa aan kala sheekaystay Cabdiraxmaan Sheekh Xasan "Musaabaqo". Daawasho wacan!
Fanka & Suugaanta: Rawda Cabdiwahaab "Dhalgobeed"
Переглядів 31 тис.9 місяців тому
Waa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Waxa maanta marti ku ah Rawda Cabdiwahaab "Dhalgobeed". Daawasho wacan!
CODKA UBAX: Dimuqraadiyaynta Tacliinta
Переглядів 12 тис.Рік тому
CODKA UBAX: Dimuqraadiyaynta Tacliinta
CODKA UBAX: Gabayga "Qaayasoor" ee Cawaale Deeqsi
Переглядів 18 тис.Рік тому
CODKA UBAX: Gabayga "Qaayasoor" ee Cawaale Deeqsi
CODKA UBAX: Silsiladda Jacaylka ee Muxubbo-Heellood
Переглядів 13 тис.Рік тому
CODKA UBAX: Silsiladda Jacaylka ee Muxubbo-Heellood
CODKA UBAX: Halista Qaabnololeedka Soomaalida
Переглядів 5 тис.Рік тому
CODKA UBAX: Halista Qaabnololeedka Soomaalida
Xagaa laga helaa inantan
Masha allah tabaaraka raxmaan waan ka faa'iiday xalqadan , ilaahay ha barakeeyo aqoonta gabadhan ❤
Waxasoo dhan waxaa ka daawo ah qofka muslimka ah marku xanunsado quranka iyo wardiga inu aqristo
❤codka ubax iyo dhalgobeedba waan salamaaya xaqiiqada nolosha qarsoon ee qalbiyadena ayuu koobsanaya barnaamijkani❤❤❤😢
Su'aal waxaa jirtay ku saabsanayd Khaladka Fahanka dhinaca uu doonaba ha ahaade oo barnaamijyadii hore ku jirtay si kastaba ha ahaate Khalad fahanku bulshadeena aad buu ugu badan yahay
Masha allh waa barnamij fican
Stress ka wllkay bay so wajahay wadanka wan ka maqnaa anuu balse waxy xafdu samaysay way xidhay markii hore wayo wu walanyy bay dhahen kadib cilaj ba lagu xidhay, waxn imaday isago qiyamihiisa la shiday maskiin ka yar then dr. Bulxan ban u geyy wu fcnyy. Mrka bulshadeenu wacy galin badan way u bahanty. Qolada ilaajkana inay la dabagalo wan so jeedin laha, wayo dadka si uma galaan😢dhibkisay dhib ugu daran subhanallah
Hargeysa ma laga heli karaa meel psychotherapy ah oo dadka lagu caawin karo
Farxaan Murtidiisaa Cajiibaba 😮👏🏼
Alaya raxamo 🤲😰😭
Wll qofka naxariista laga rabo waxa laga yaabaa in uu isagu naxariis u baahan yahay
Dhawr sano ka hor ayuu igu dhacay wallahi cid i dareenta ayaan waayay in aan ayaan dooni jiray hadana waan is adkayn jiray oo ha jilcin ayaan is odhan jiray markasta aamuska ayaan door bidi jiray iyo in aan iska seexdo wax daawo ah ma qaadan oo qof yar ayaan ahaa manaan shaqaysan jirin ILLAAHAY ayaa i daaweeyey alx 😢
Wll inanta meel lagaga xidhiidho maa soo dhigtid
Thank you ismail and asma Allahuma barik
Codka ubax shib zayidka barakaysana so qabo
Daraasad ma jirtay horta odhanaysa 5 tii qof ee soomaliyeedba 3 ba waalan kkk alle ha sahlo soomalida oo dhan wacyi gelintu sidaa ma ku gaadhaysa waa maya, tuulooyinka oo kale iyo dhaqancelinta qurbaha oo iyaduna oo markaba lagu tuuro cilaaj. Werwerka iyo walbahaarku waa xaalad kooban haddii wacyiga qofku dhisanyahay ama familygiisu yahay mid isku duuban.
next wll amal haybe
2025😢
In 2020 depression waaliya igu dhacy waxaan kufakary in aan nafta iska qaado ma aanan garanyn runtii waxa ihaya anigoo weliba ruuxiyan u kaban yacnii salaaddayda waan tukan jiray waan ducaysan jiray xataa salaatulaylka waan ukici jiray! Runtii Ilaahy wuxuu iifududeeyey fahanka carabiga, englishka iskuma fiicneen,bacdayn calaamadihii oo dhan ayaan weydiiyey somehow waxaa isoo baxay nin af carabi ku hadlaya wuxuu yiri in aad ogaato mushkilad kuhaysatay waa dawada barkeed bacdayn ayuu yiri symptomskaa hadaad isku aragto waa depression wallaahy need iga soo baxday waayo wax walba aan aqoonaa waan isku dayey waxaan daartay ruqiyah oon is iri il ama xaasid ama jiniyaa kugu jira iyaduna khalkhal gaar ah aan kaqaaday Alxamdulillaah waan kacaafimaaday noloshiina waan jeclaaday
Allah hakuugu wado wll
Wlo maxad samaysay uu kaaga tagay
@fatism448 huno socod badan,khaasatan subaxdii,Ilaahay lasheekeyso usheeg wax walba yacnii detailka yar yar haka tegin ,waxaan xasuusta xilliyo aan dhihi jiray ilaahow waxan garan maayee wuu idhibay,Rabigeygiyoow kan kaliya ee ifahmaya waa adiga waxan iga fogee, Eeg eeg waxaan dareemaya in layr gudahayga ka daarnaa uu damay! Rabii isoo celi plz Biyo badan aan quraan ku akhriyey cabi jirey Journaling,(afkaar walba idhibaysa waan kuqori jiry Familyga dhexdiisa qof baa kujira,dadka kaduwan oo ku fahmaya waxaan xasuusta in laydhihi jiray heedhe maxaa kaa khaldan qofkaasna uu iiga warrami jiray waxyaalahaan kufiicnahay wey ilasheekeyn jirtey Abyo mar alaale oohini iqabato iskuma celinjirine waan ooyi jiray Camal la'aanta yacni Firaaqa waan iska ilaalin jiray waxbaan isku mashquulin jiray... :)🫂
Waa 3aad aan daawado muuqaalkan inuu sidiisa u xiiso badan marka laga tago 2jeer ee kale waxaan u daawaday jacaylka aan u qabo wadanka suudaan❤
Codka ubax mawduucyo aad u nuhiim ah ayaad mar walba ka hadashaa Guulayso ustaad ismail cali ubac
Wax fiican baad ka hadlaysaan lakiin Dadka aad la hadlaysa Af-ingirisi ma wada yaqanan. Isku day in aad Af-soomali ugu sharaxdo. Kalsonon ku qab afkaag.
Welcome back dhal.gobeed❤🫡
Runtii mawduucyadan oo kle waa kornin mskaxeed iyo kawar qabka nafta mahadsanidiin 🙏
Sheekooyinkii aad kasheegeen kirtay mee wll
Msha allh aqoon loo bahanyahay
Af - Soomaliga ma aha in afka la is qabto oo cid goona an loo afduubo. Waxa run ah in Jaamacad [ University. ] afafka looga baxo ; waxa aan arkay qof wax dhiga oo ku takhasus qayb afka ka mid ah sida luqada aan hadda wax ku dhigto Svesnka - språket oo leh takhasusyo kala duwan. Af - Soomali-ga in jaamac looga soo baxay bay ku horeeyaan reer magaal-ku.
Manshalah barnaamijyadaada waan jecelnahy wll❤
Mawduuc muhiim ah ayaad kahadasheen thankz Ismail C Ubax
Waalayga guursaday halkay ku dambaysay
Wcs wwb Wallo ismacil waxaan u xiisnay (qisooyinkii waa layga guursaday ) Ee aaway
Waa Mahadsan tihiin
CODKA UBAXA barnamijyada cafimadka soo badi sxb
Ku mahadsanid wll wa barnaamij an xiseyneyey inad marun so gudbiso ❤️
Mahadsanid wllo
Salaadaada Uun Eeg Sida ay Tahay Hadaad xanuunadaan isku aragto.
Dhamaan dadka somaliyee illaahey dartii igu cawiya
ismaciilow Runtii wax badan ayaan kaa faaiday Mahad sanid sida aad ugu qeeb qaadaneeso Kobcinta maandha dhalinta Somaliyeed Guuleso sxb intee guuli jirto🧠💯💯
Codka ubax Sxb 3 years ayaan kugu xeranahay Guuleso from Mogadishu 🧠💯
ua-cam.com/video/aCQK9pcFZN0/v-deo.htmlsi=ID2KmPrxhSrSbAzH
First Codka Ubax mid ka mid ah channelada aan xiiseeyo❤❤❤
I’m first
💔🥺
Cajiib ❤
Waaaa sheekoyinka xiiseeyo wlhi m.a
Inan iyo bad baad soo casuumtey❤
Passport Somalia. Maad wadatay ileen somali land laguu garanayee😅😅😅😅😅😅😅
Masha allh
❤️❤️❤️
Asc