Allah naxaristi janno haka warabiyo rawda walasheed intii dhimatayna Allah haw naxariisto gabadh wanagsan baa no keentay Ismaaciil mahadsanid laba aqoon yahan ba is helay mashallah ❤❤
5:38Xaqiiiq weeye midaasi aan ku sii darsadeee xiisihi xasuustii badnayd fakarkii badna danayntii joogtada ahayd ayuun baa kaa yaraanaysa mooye lkn jacaylkaasi mid kaa ba aya maahan anigu 2015 kii ayaan gabar jeclaaday waana jacaylkii ugu horeeyy ee aan qof u qaado markaas ayaanan qaan gaar ahaaa gabadhaas 1 sano ayaan wada soconay anoo diyaar u ah inaan guursado ayay is badashay uun sababto ah marar badan ayay iga cudur daaratay inanay guur diyaar u ahayn markii ugu danbaysayna buuq dhacay ka dib nio inabad gali ayay iska soo jartay inta ka badan xidhiidh kan ma sii wadi kareee wloow bilo ka bacdi nafsigii soo celiyy oo aay dib iiga codsatay inan isku soo laabano may suurtoobin anoo wali jecel balse ka calool go ay oo go aan ka gaadhay wlhy ilaa imika hadii kalmada jacayl la soo hadal qaadaba yadaa igu soo dhacda alx wllow aan is cafinay iyaduna hooyo tahay oo marwo la qaba tahay
Dunida cafisba ugu fcn lkn dadka aya fahmi wayay qimaha u ke yahay cafisku❤ ddnimo qofki dhowrtow waa heli malintadeh naftda dhayalsi ha badin😢ddnma lo yahay cishqi eh
Aniga Ah Bare Jamacaded Kuna Sugan Jijiga Waxa aan leyhay Dadka Hal abuurka leeh waa dad hadalo caad Cad oo Sheekado iyo Interview goodu u aad u wanagsan yahay Aad ayaan uga Mahadsan tahay Sida Quruxda badan Ee ay Nogu so Gudbisay Mansoyinka iyo Murtida Intaa iyo In kabadan Waa ka Sugayna Waxa kle oo aan si kal iyo laaba u Mahadcelinayna Codka Ubaha
Waxan ahy gabdha dhalinyara waxan ku nolahy somaliya 2022 ayan waxan kaso tegy gobal ka mid goblada somaliya waxan imday goblki an ku dhashy waxan haben habeena ka mid isbarany wli dhinyar o wan isbarany mudo yar ka dib waxa u iso bandhigty xidhidh wan ka aqbly mudo ka dib waxan ku labtay goblkn ka imid isna wuba iso racayo halkasu jamcad ka bilby waan jeclday wilki caqabdi ba iska batay mudo ka dib waxan ka deramy is badal balse waxba imu shegine wan kala hadhyn ano jecl o waliba ilamynya waxan jogi kari wayay goblki waxan xasuusanya isgi waxan gonsady inan bal iskagatago goblkoyo ki an kudhashye an isku barany ku labto wan imday kasi darn o wab meshan isku barny wan iskala nola xanuunki jeclka mudo yar kadib waxa la iso sheagy inu tahriiby igasi xanun badano awl wub iga agdhawa balse jeclki wu igusi badanaya marba marka ka danbysa sand iyo bdha ka dib ayu habeen habeend ka mid ilaso hadaly waxn ceshan wayay ilmad waxa u i shegy inusan wali gudbin lakin u rajynyo wan u b Haablayay waliba u sheagy waxa kasto an somray waxa u isheagy inu wali i jeclyahy wan ku faraxo hayga fogde wan weshanyo wan jecla mudo an lam isbuc gadhin marku ila socday ina jeclahyna arky ayu i sheagy inusan hada xidhidh diyar u ahyno balse si cad ayu i dhahy iga fogow waxa kasto wan odhan karayay wan dhahy lakin akhirki wa u iga o golday inu ila jogayo intana aniga unba xidhidhinyo radinya wan u samrayo waxan islahy isgib dhibne ha dhibin balse mudo yar ka dib lanbrkibu iga badashy xanuun badan ka dib ano xanuunki la nol hadan wan isadkaynyay wakbti yar ka dib hadan wa wu ilaso hadaly isago shalynya ina shegaya inu khldamy qof waxa jecl ban ahye wan sodhawayay balse habeen ayu nolsha sidi an jeclanlaha iyo sidi u jeclanlaha iska warysany mar walbna waxa u ilahyahy iga rali noqo wan ku jeclahy ana anba qalbigu i gubny habeenk ka dib wa u i blocked 🚫 hadan habeen afrd ayu ilaso hadaly ina sheagy inu wali i jeclahaye an cafiyo waxa kasto xanuuno an marayb wan u sheagy walib ina jeclahy balse xaly ayu i black cawa haben iga murugo badan imaso marin ila taliya waxan codsanya ina wxi tala ilaso wadgtan wariye ismacila hadu arko ilso xidhidho😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 sacdu wa 2:1 wa bishi /5 shand 2024
Bulsho dookhu ku yar yahay, aqoonta dhexdeeda talana ay koobantahay. Meesha kaliya ee xogta rasmiga ah ka helana ay tahay wararka bulshadu hayso un. Lakiin wax badan oo fiicana leh, intaa aan soo sheegna sidee loga badali karaa?
Allah naxaristi janno haka warabiyo rawda walasheed intii dhimatayna Allah haw naxariisto gabadh wanagsan baa no keentay Ismaaciil mahadsanid laba aqoon yahan ba is helay mashallah ❤❤
Codka ubax waxaa ka muuqata cilmi iyo waayo aragnimo habka barnaamijyada loo soo gudbiyo, waan idin salaamay dhamantiin.
Aad wyen
❤الحب الحقيقي ليس له نهاية سعيدة، لأن الحب الحقيقي لا ينتهي أبدًا.❤
M.a gabadhan Qurux, cilmi iyo Deganan hadal aýuu alle ku manaystay alle ha dhawro noloshana ku guulee
Codka ubax the most influencer in our society keep going pro❤
Alah ya cizak waxan odhan karaa waa podcast tigii ugu wacna een arko ❤❤
❤codka ubax iyo dhalgobeedba waan salamaaya xaqiiqada nolosha qarsoon ee qalbiyadena ayuu koobsanaya barnaamijkani❤❤❤😢
Allah u naxariisto qof walbo oo dhintay iyo abayo 🥹🤲🏻
Jacaylka dhabta ah ma dhamaado lkn waa lala noolaan karaa xaqiiq❤
Allahuma barek qof nolosha fahansan ❤
Dhal-gobeeed runtii waaa magac ay u qalanto abwaanadan dada yar😊🎉❤
Abwaanad baa so baxday mudo is qarinasay😂 hada loo yabaa dadki wax tirin jiray dhalgobeed🎉 amazing (jufo gang)😂
Alle ha unaxaristo walasha iyo muslimiinta kaLe o dhan🤲
Ismaacil muuqalada nooso badi ustaaad fadlaan
MashaAllah a sister with Qurux dabeeci ah. Gabdho sidii hore sida gabadhan oo kale Ku noqda
Xaqiq waye qofna hasin intu mudanyahy in kbdn 😢
Allah ha u naxriisto
Gabadh ilahay wayaha waxa ka baray wow 👌
Alle ha unaxariisto wll iyo dhamaan muslimiita intii dhamatyba
ألله يرحمها ويغفر لها ويجعل قبرها روضه من رياض الجنة
Alle ha u naxafiistowalasha iyo intii nag dhimatayba
5:38Xaqiiiq weeye midaasi aan ku sii darsadeee xiisihi xasuustii badnayd fakarkii badna danayntii joogtada ahayd ayuun baa kaa yaraanaysa mooye lkn jacaylkaasi mid kaa ba aya maahan anigu 2015 kii ayaan gabar jeclaaday waana jacaylkii ugu horeeyy ee aan qof u qaado markaas ayaanan qaan gaar ahaaa gabadhaas 1 sano ayaan wada soconay anoo diyaar u ah inaan guursado ayay is badashay uun sababto ah marar badan ayay iga cudur daaratay inanay guur diyaar u ahayn markii ugu danbaysayna buuq dhacay ka dib nio inabad gali ayay iska soo jartay inta ka badan xidhiidh kan ma sii wadi kareee wloow bilo ka bacdi nafsigii soo celiyy oo aay dib iiga codsatay inan isku soo laabano may suurtoobin anoo wali jecel balse ka calool go ay oo go aan ka gaadhay wlhy ilaa imika hadii kalmada jacayl la soo hadal qaadaba yadaa igu soo dhacda alx wllow aan is cafinay iyaduna hooyo tahay oo marwo la qaba tahay
Waa xasuus boog ku taal kolba mar ka ay ku cuncunto uun ba ka xigta inaad soo xasusato jacaylkaa
@@yazinmaxamed1597 aad iyo aad sxb
Dunida cafisba ugu fcn lkn dadka aya fahmi wayay qimaha u ke yahay cafisku❤ ddnimo qofki dhowrtow waa heli malintadeh naftda dhayalsi ha badin😢ddnma lo yahay cishqi eh
Cajiib😢
@@AmiiroMohameth aad iyo aad
Gabdh degan oo wanag bdn ka muuqda mnshlaah ilaahay how naxariisto wll😢
Podcast ga Kaliya ku raaxysto dhagaysigiisa 😊❤
Allaha u naxariisto walaasha huuno😢
Podcast ka waanku haystaa weli maay dhiciin codka ubax oo ohin dubaya😊
Waa midakaliyeey kagag helo❤️🤣
Jeclaan lahaaya inu 1saac ahaado goor uu iga dhamaday ma aqaan🎉
Wax mood inaa anig iga hadalyso😢😢😢
Machallah tabarakallah très belle vidéo ❤
Wiilkan wa jclahy crush ku ahy ❤😂
Walal mcn allah ha u naxariisto adiga io famaligana samir io imaan ha inaga siiyo ❤
Allow unaxaristo 😢
Tolw xagan ninkan kala xidhidha qalbiga I gubnye😢😢😢😢😢
Oo maxaa ku haya 😢😂
Codka ubax wa nolosha yda❤😢
Mashalah horay usocda wllyal❤❤
Waa barnaajum dhammaystiran oo labada qof ee is warsanayaaba u diyaarsanyihiin doorkooda.
Allah u naxariisto walashay amiin amiin amiin
Masha allah daganaanta gabadha😫❤
How she is cute ❤
Cajiib ❤
Ismaaciilaw waanku salaamay
Aniga Ah Bare Jamacaded Kuna Sugan Jijiga Waxa aan leyhay Dadka Hal abuurka leeh waa dad hadalo caad Cad oo Sheekado iyo Interview goodu u aad u wanagsan yahay Aad ayaan uga Mahadsan tahay Sida Quruxda badan Ee ay Nogu so Gudbisay Mansoyinka iyo Murtida Intaa iyo In kabadan Waa ka Sugayna Waxa kle oo aan si kal iyo laaba u Mahadcelinayna Codka Ubaha
Cajisloownio da daal waad nagu liiditaaa eee🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Tolaw xagn ninkan kala xidhidh qalbiga I gubnye 😢😢
Alle wllo qaali qalbiga ha kuu qaboojo❤❤❤
Rawda cabdiwahaab❤❤
Aad pan idinzalamay rawda c aadan iyo izmacil pa😍🙏
Waalay ka guursaday xalqadii xigtay masanadaa sugnaa walaalayaal waxa idinkaa nabaree naga soo boobsiiya 😔
Alle ha u naxariisto😢😢
Ugu dambeyntii inan qimo bdn wey itimid❤
Rowda ama warda❤
oof calayk.
wlhi waa gabadh illahay xikmad siiyay .
xasuuso badan ayay igalisay.
ilaahay janada ha geeyo
Studioyahan magalade weye horta
Hargeisa
Best barnamj❤❤❤
i didn't see something like this unforgettable experience
Waxan ahy gabdha dhalinyara waxan ku nolahy somaliya 2022 ayan waxan kaso tegy gobal ka mid goblada somaliya waxan imday goblki an ku dhashy waxan haben habeena ka mid isbarany wli dhinyar o wan isbarany mudo yar ka dib waxa u iso bandhigty xidhidh wan ka aqbly mudo ka dib waxan ku labtay goblkn ka imid isna wuba iso racayo halkasu jamcad ka bilby waan jeclday wilki caqabdi ba iska batay mudo ka dib waxan ka deramy is badal balse waxba imu shegine wan kala hadhyn ano jecl o waliba ilamynya waxan jogi kari wayay goblki waxan xasuusanya isgi waxan gonsady inan bal iskagatago goblkoyo ki an kudhashye an isku barany ku labto wan imday kasi darn o wab meshan isku barny wan iskala nola xanuunki jeclka mudo yar kadib waxa la iso sheagy inu tahriiby igasi xanun badano awl wub iga agdhawa balse jeclki wu igusi badanaya marba marka ka danbysa sand iyo bdha ka dib ayu habeen habeend ka mid ilaso hadaly waxn ceshan wayay ilmad waxa u i shegy inusan wali gudbin lakin u rajynyo wan u b
Haablayay waliba u sheagy waxa kasto an somray waxa u isheagy inu wali i jeclyahy wan ku faraxo hayga fogde wan weshanyo wan jecla mudo an lam isbuc gadhin marku ila socday ina jeclahyna arky ayu i sheagy inusan hada xidhidh diyar u ahyno balse si cad ayu i dhahy iga fogow waxa kasto wan odhan karayay wan dhahy lakin akhirki wa u iga o golday inu ila jogayo intana aniga unba xidhidhinyo radinya wan u samrayo waxan islahy isgib dhibne ha dhibin balse mudo yar ka dib lanbrkibu iga badashy xanuun badan ka dib ano xanuunki la nol hadan wan isadkaynyay wakbti yar ka dib hadan wa wu ilaso hadaly isago shalynya ina shegaya inu khldamy qof waxa jecl ban ahye wan sodhawayay balse habeen ayu nolsha sidi an jeclanlaha iyo sidi u jeclanlaha iska warysany mar walbna waxa u ilahyahy iga rali noqo wan ku jeclahy ana anba qalbigu i gubny habeenk ka dib wa u i blocked 🚫 hadan habeen afrd ayu ilaso hadaly ina sheagy inu wali i jeclahaye an cafiyo waxa kasto xanuuno an marayb wan u sheagy walib ina jeclahy balse xaly ayu i black cawa haben iga murugo badan imaso marin ila taliya waxan codsanya ina wxi tala ilaso wadgtan wariye ismacila hadu arko ilso xidhidho😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 sacdu wa 2:1 wa bishi /5 shand 2024
Cod kar weye gabadha❤
Fadlan noo warayso Cawood cukuse iyo Adam sahan
Codka ubax aad baan u tageera waa maanso aad cajiiba
Alhe hu Naxriisto jano haka waraabiyo
Miyaay dhibtay
MashaLaah ❤❤❤
Allah ha uu naxaristo walalo
Allah hawnaxaristo
Rowad❤🎉😢
Ilhy ha unaxariisto qrxy
We often confuse limerence with love
Allah ha unaxariisto
Aad bey mahadsantahay radwa weedhsame ayaa wuxuu hore u idhi “ sida lo riyoon karo adii loo rumeyn karo cid ba mey rafaadeen”
Allh unaxariisto
Codka Ubax, Qof sidaada oo kale Barnaamij u daadihin yaqaan, Soomaali kumaan arag!
Nio maalinkasta vedio ankaa aragna💯💯💯💯💯🙏
Waawo m.a ❤❤
Codka ubax❤my fv chanel
Jaceliya jacelka ❤
Codk ubax my only podcast
Alle hownaxaristo
Codka ubax WAA podcast tiga kaliya EE fahansan wuxuu Soo gudbinaayo khibradna way ka muuqataa, ha Ku daydaan Ku yaryar
😂 masha Allah 🎊
❤❤❤❤
Abwaanad Rawda
Bad weynta hadaad ku maydho ma baa'ba'o Shaw jaceyl ku
Taxanihii waa layga guursaday mee
Ilaahay quluubteena ha mideeyo sidaa aan kuu block gareeyayna waad ugu jiraysaa lkn walhi aduunkan kuugu jecelahay dao😢😢
Qofkd jeceshy sided uga adkesan kartaa mudada intasleg
She looked beautiful i wouldn't mind inaa doonto inkasto lafta naga anka helin
Inantani ayaan kaaba u eegaa😮
Qofki koowaad😊
Biskiinkani Dood buu kuu hayaa e' soo qabo
😢😢
Waxan yari waxbaa dhex ceegaaga iga walle.
Waan kaa mahdinayaa ismaaciiloow saaxiib.
❤🎉
Abwandan ayaanba ka dagan tan waab taftaf badan tahay wllhy😂
Faylasuufyo is wareysanaya.
Talow manaa laysameeyey maansada maan Rabin lkn danbaa keentay inaan block qofkaan ragg gayaankayga ah aan ka jeclaaday hadana aaan ku qasbanaaday inaaan block si aaan uurkutaalo uqaadin
Alhmdulillh hadda waan soo kabtay kabasho wangsan Alhmdulillh
Intee Qof blocksaray xumaan igama aheyn foodolee wayo😂
Bulsho dookhu ku yar yahay, aqoonta dhexdeeda talana ay koobantahay. Meesha kaliya ee xogta rasmiga ah ka helana ay tahay wararka bulshadu hayso un. Lakiin wax badan oo fiicana leh, intaa aan soo sheegna sidee loga badali karaa?
Asc
Qofkii labaad
Camel maankii ka duubi jiry mnt kamu duubin
Ismail wll abwaan saar noosoqabo
ɪsᴍᴀᴄɪʟᴏ ᴀʙᴡᴀᴀɴ ᴄᴀʙᴅɪ ǫᴀᴀᴅɪʀ ǫᴀʟɪɴʟᴇ sᴏᴏ ǫᴀʙᴏ ᴘʟᴢ