Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Wiilkan ale ayaa garaad iyo daganan iyo qurux iyo asluuba udhameeyay mansha alaah ale ha usiyaadiyo ❤😊abwankayga
Lama helo waqtigan qof daganan,garaad, qurux io aqoon isku hela allhuma baarik abdirisak 👑 wx badan baa ka faa'iday manta ani ahaan 35:28
Codka Ubah waxaaan rajaynaayaaaa inaaaan malin un kasoooo muuuuqdo. Barnaaaamij yada aaan ugu jecelahay waxaa kamida SUGAAAANTA . Iwrm ❤❤❤❤ prod cast ugu fiiiican gayiga somaaalida that’s my idea 💡
WAXAAN AHAY AGOON WAALIDKEED JIRO WAA ITABATAY😢 ilaahow walidkayga udanbi dhaaf waxaad isiisay fursad aysan dadka qaar haysan😢
Codka quruxdiisa iyo erayada wacan markay isku darsamaan iyagaa ba wata furayaasha qalbiga❤ maasha Allah
Waad iga dhex hadashay isku sibay inoo soo gaadhen erayada😊
Xasaliyiyye waadna xasilissee adna eebbe haku xasiliyo wll !
Mahadsanid wll ismaaciil ubax.
Abwaan qaaliya alle haku xifdiyo ❤
Walal isoo jawab
Abwankaan Facebook ayaan kalasocday waa isojiitay ama isameeysay 😭tixdii uu katiriyay gabadhii yareed ee lakulmay Inaan qisadaas dhameystirto ayaan jeclaystay WAXAAN AHAY AGOON WAALIDKEED JIRO WAAA IDHAMAQDAY WLLHI😢😢😢 illahayow intii agoon ah oo abehood iyo hoyadood dhinteen ama kas udayaceen RABIYOW ummada somaliyeed aaabe iyo hooyo ugadhig
Horta hargaysa ddka abwaninta xge kla imadan waba wada abwanin mid yar io mid waynba ilhy amarkii ❤❤❤
DADKAY KASOO JEEDAANBAA WAAYE ABAWAANDA OO DHAN ILLAAHAYBA HIBO USIIYAY
Dadka bini,aadamka ah ayaa Kala sheego wacan ama macaanba wiilkan sheekadiisa runtii miyay sii socoto ayaan islahaa dadka qaarna miyay dhamato ayaad odhan Mansha alh wllo codka Ubax adiga waan ku salamaya sidoo kalle wllo🙏🏾
Barnaamij xiise leh oo qurux badan baad soo gudbisa ismaciilow Alle ha ku sharfo huuno
Mashallh.illhay wuxu ugu deeqay daganan io aqoon abwaan abdirisaq xasiliye.❤️
Ismaacilow waa la iga guursaday so celi ❤
Masha Allah aad baan uuga helay barnaamijka Hore usoco adna cabdirisaaq xasiliye
Fv podcast ❤
Codka ubax wa barnaamij xiisa badan oo cajiib ah ❤❤❤❤❤❤
Codka ubax waa podcast aan aad udhagaysto waxan rajaynaya inan Malin uun kursiga kuso gudbin doono suugaantayda
Abdirisaaq xasiliye , my classmates 😊
Abwaan maskaxda rabi hakuu barakeeyo
Ascww walaalayaal, Ismail iyo Abdirisaaq Allaah ya cizak. Ismail, runtii barnaamijyadaada iyo martidooda qiimaha badan aad baan u sugaa.
Ninkaa yar ee xasiliye waa hiboole dhab ah guulo badan ka gaadh nolosha huuno❤
Xasiliye waa abwaan caqli iyo degnan isku darsaday❤
Best podcast 🎉
Ismaacilow mar kale noo soo qabo abwaan xasiliye
Suganta.aad.ban.kujecely..wll.❤❤❤❤
Waa layga gursad miyaad jojisay wll please no so daaaa 😢😢😢😢😢
Ninkan aad ban u tageraa🎉❤ Xasiliye
Ma.n abwaan xasiliye qof qiimo badan ❤❤
Wxn ahy agoon wldkeed jiro💔😢Wlhy waa fariiin culus😢
Waa layga guursaday soo daa dee ismaacilow ❤
Kibirkiyo santaagaad lahayd suuro bixintooda 😂😂😂😂😂Tolow ma aniguu iga hdlayaa
Waxan sugayay wa la kenay abwankan dad badan waraystay lkn cawa nina waraysana codka ubax❤
Mshallaah waa nin dhaLinyaro ah oo garaad badan
Suugan casriyeysan oo dhalintu fahmayso ayuu leeyahay xasiliye.
Mashallah abwaan
xasiliye facebooc iyo tiktoka isku naqaanay coda ubaxa waad kumahdsanthy hadad you ube nogu kenthy ❤
Podcast fiican hore usocda Abwaan kuna waa mahadsan yahay
Masha Allah abwan abdirisaq ubaxow barnamijka xiga insha Allah abwaan saar
Mansh allh abwaan xaasiliye❤
M.a AllE haku BarrakeeyO abwaan ❤
Masha aalha ❤
Waa layga guursadey qiso ah baa kuu hayaa xagaan kuugu soo gudbiyaa
Waa layga guursaday waan uxiisay❤
Abwaan aaan jeclaha ❤
Monzha allah fav podcast🎉❤
Mar labaad soo qabo abwankan❤
cabdirisaaq qiso ayaan kuu hayaaye wan ku soo diry
Xasiliye & Ismacil❤👏👏👏
Xasiliye wx bdn ba ka faaidy😢 allha daye
Horta abwaandu hadal badanaaa ma naxriista wajigoda ka muqataa
Next sahro xassan daahir i,a
Abwaanka maskaxda alle haw barakeeyo
Xasiliye ❤
M.a abwaan xasiliye
Aadan sahan soo qsbo wllo
Woow barnamij waa dhaafay
Niyaw anuu abwaankan waan jeclaaday plze iga gaadhsiiya cidii garanysaay hana ila yaabina 🤦♥️🥲
Ubixii waxaan ahy ka dhexbaxay abaarta😰😰😰
Suugaanta iyo jacaylka wax wayn baa ka dhexeeya
Mashallah
Samirkaygii okale ma heshay ruux kusidan doona😢
Caruuskii 🎉❤
😢😢😢😢😢😢ax danbi aanay galin bay la dhibaatoonayaan awlaadaasi
Abdirisaq abdirahman Muhumed “Xasiliye”
Inaankaa meel ayan isaga cabeeco nahay ruuxa inta aan wada joogno wan tixgeliyaa laakiin hadaan ka tagno ma xasuusto
Maansadaasi aadbay ii taabatay.
Mansha allah❤
Ala abdirisaq wa xasiliye dhaba
Sabbteda Walow aad laheyd Kala socdaalkena mansada aan ugu jeclahay 😢😊
First 🎉
Second 🎉😂
Mansha allah
Podcast qeyb labaad malahan miyaa 🥹❤️
wanku ilmeyey xaqiiqtan mnsadaaa isaseeg
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Cajiib wayr maansada
Inta iska seexata aan la seexin😢😂
Emotional 😔 😔
Dantaa na tiri inaan ku qanacno mooye maanan rabin inuu dhamaado barnamijku😢
Barnaamij labad kaso samee wlle.
Qaryaan zeko inaad no keento ayan rajaynaya ismaacil
35:45
4 ayaan wax jeclaaday wlhy 😂
Legit
Ismaaciilow qaryaan zeko soo qabo
❤❤
Mahadsnaid
💔💔
oo walipa jacal ah
😢
labo jaahil oo isku caamiraaya walaahi wa qosol🤣🤣somalidu in ay jaahil yihin waxad ku garanaysa waxay raban in ay hadal caan ku noqdan in ay hadal wax ku saxaan in ay hadal nolol ku heelan walaahi wan la yabay aqliga somalida
𝐼𝑠𝑚𝑎𝑎𝑐𝑖𝑖𝑙𝑜𝑤 𝑠𝑥𝑏 𝑎𝑏𝑤𝑎𝑎𝑛 𝑠ℎ𝑖𝑙𝑘𝑒 𝑠𝑜𝑜 𝑞𝑎𝑏𝑜❤
❤❤❤❤
😢😢😢😢
❤️❤️❤️
❤
Wiilkan ale ayaa garaad iyo daganan iyo qurux iyo asluuba udhameeyay mansha alaah ale ha usiyaadiyo ❤😊abwankayga
Lama helo waqtigan qof daganan,garaad, qurux io aqoon isku hela allhuma baarik abdirisak 👑 wx badan baa ka faa'iday manta ani ahaan 35:28
Codka Ubah waxaaan rajaynaayaaaa inaaaan malin un kasoooo muuuuqdo. Barnaaaamij yada aaan ugu jecelahay waxaa kamida SUGAAAANTA . Iwrm ❤❤❤❤ prod cast ugu fiiiican gayiga somaaalida that’s my idea 💡
WAXAAN AHAY AGOON WAALIDKEED JIRO WAA ITABATAY😢
ilaahow walidkayga udanbi dhaaf waxaad isiisay fursad aysan dadka qaar haysan😢
Codka quruxdiisa iyo erayada wacan markay isku darsamaan iyagaa ba wata furayaasha qalbiga❤ maasha Allah
Waad iga dhex hadashay isku sibay inoo soo gaadhen erayada😊
Xasaliyiyye waadna xasilissee adna eebbe haku xasiliyo wll !
Mahadsanid wll ismaaciil ubax.
Abwaan qaaliya alle haku xifdiyo ❤
Walal isoo jawab
Abwankaan Facebook ayaan kalasocday waa isojiitay ama isameeysay 😭tixdii uu katiriyay gabadhii yareed ee lakulmay Inaan qisadaas dhameystirto ayaan jeclaystay
WAXAAN AHAY AGOON WAALIDKEED JIRO WAAA IDHAMAQDAY WLLHI😢😢😢 illahayow intii agoon ah oo abehood iyo hoyadood dhinteen ama kas udayaceen RABIYOW ummada somaliyeed aaabe iyo hooyo ugadhig
Horta hargaysa ddka abwaninta xge kla imadan waba wada abwanin mid yar io mid waynba ilhy amarkii ❤❤❤
DADKAY KASOO JEEDAANBAA WAAYE ABAWAANDA OO DHAN ILLAAHAYBA HIBO USIIYAY
Dadka bini,aadamka ah ayaa Kala sheego wacan ama macaanba wiilkan sheekadiisa runtii miyay sii socoto ayaan islahaa dadka qaarna miyay dhamato ayaad odhan Mansha alh wllo codka Ubax adiga waan ku salamaya sidoo kalle wllo🙏🏾
Barnaamij xiise leh oo qurux badan baad soo gudbisa ismaciilow Alle ha ku sharfo huuno
Mashallh.illhay wuxu ugu deeqay daganan io aqoon abwaan abdirisaq xasiliye.❤️
Ismaacilow waa la iga guursaday so celi ❤
Masha Allah aad baan uuga helay barnaamijka Hore usoco adna cabdirisaaq xasiliye
Fv podcast ❤
Codka ubax wa barnaamij xiisa badan oo cajiib ah ❤❤❤❤❤❤
Codka ubax waa podcast aan aad udhagaysto waxan rajaynaya inan Malin uun kursiga kuso gudbin doono suugaantayda
Abdirisaaq xasiliye , my classmates 😊
Abwaan maskaxda rabi hakuu barakeeyo
Ascww walaalayaal, Ismail iyo Abdirisaaq Allaah ya cizak. Ismail, runtii barnaamijyadaada iyo martidooda qiimaha badan aad baan u sugaa.
Ninkaa yar ee xasiliye waa hiboole dhab ah guulo badan ka gaadh nolosha huuno❤
Xasiliye waa abwaan caqli iyo degnan isku darsaday❤
Best podcast 🎉
Ismaacilow mar kale noo soo qabo abwaan xasiliye
Suganta.aad.ban.kujecely..wll.❤❤❤❤
Waa layga gursad miyaad jojisay wll please no so daaaa 😢😢😢😢😢
Ninkan aad ban u tageraa🎉❤
Xasiliye
Ma.n abwaan xasiliye qof qiimo badan ❤❤
Wxn ahy agoon wldkeed jiro💔😢
Wlhy waa fariiin culus😢