CODKA UBAX: Sirta Maanka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 32

  • @Yassiruna
    @Yassiruna 2 дні тому +9

    Mawduuc muhiim ah ayaad kahadasheen thankz Ismail C Ubax

  • @nam12865
    @nam12865 День тому +6

    In 2020 depression waaliya igu dhacy waxaan kufakary in aan nafta iska qaado ma aanan garanyn runtii waxa ihaya anigoo weliba ruuxiyan u kaban yacnii salaaddayda waan tukan jiray waan ducaysan jiray xataa salaatulaylka waan ukici jiray!
    Runtii Ilaahy wuxuu iifududeeyey fahanka carabiga, englishka iskuma fiicneen,bacdayn calaamadihii oo dhan ayaan weydiiyey somehow waxaa isoo baxay nin af carabi ku hadlaya wuxuu yiri in aad ogaato mushkilad kuhaysatay waa dawada barkeed bacdayn ayuu yiri symptomskaa hadaad isku aragto waa depression wallaahy need iga soo baxday waayo wax walba aan aqoonaa waan isku dayey waxaan daartay ruqiyah oon is iri il ama xaasid ama jiniyaa kugu jira iyaduna khalkhal gaar ah aan kaqaaday
    Alxamdulillaah waan kacaafimaaday noloshiina waan jeclaaday

  • @cnajeebcrasheed3615
    @cnajeebcrasheed3615 2 дні тому +7

    Codka ubax Sxb 3 years ayaan kugu xeranahay Guuleso from Mogadishu 🧠💯

  • @sharmaakeahmed1039
    @sharmaakeahmed1039 2 дні тому +1

    Codka ubax mawduucyo aad u nuhiim ah ayaad mar walba ka hadashaa Guulayso ustaad ismail cali ubac

  • @Nuseyma
    @Nuseyma 2 дні тому +3

    Ku mahadsanid wll wa barnaamij an xiseyneyey inad marun so gudbiso ❤️

  • @Cmc956
    @Cmc956 20 годин тому +1

    Hargeysa ma laga heli karaa meel psychotherapy ah oo dadka lagu caawin karo

  • @dr.khyriabasheir5064
    @dr.khyriabasheir5064 19 годин тому

    Stress ka wllkay bay so wajahay wadanka wan ka maqnaa anuu balse waxy xafdu samaysay way xidhay markii hore wayo wu walanyy bay dhahen kadib cilaj ba lagu xidhay, waxn imaday isago qiyamihiisa la shiday maskiin ka yar then dr. Bulxan ban u geyy wu fcnyy.
    Mrka bulshadeenu wacy galin badan way u bahanty.
    Qolada ilaajkana inay la dabagalo wan so jeedin laha, wayo dadka si uma galaan😢dhibkisay dhib ugu daran subhanallah

  • @saadaqyare9394
    @saadaqyare9394 17 годин тому

    Masha allh waa barnamij fican

  • @Hasanka.13
    @Hasanka.13 День тому +1

    Daraasad ma jirtay horta odhanaysa 5 tii qof ee soomaliyeedba 3 ba waalan kkk alle ha sahlo soomalida oo dhan wacyi gelintu sidaa ma ku gaadhaysa waa maya, tuulooyinka oo kale iyo dhaqancelinta qurbaha oo iyaduna oo markaba lagu tuuro cilaaj. Werwerka iyo walbahaarku waa xaalad kooban haddii wacyiga qofku dhisanyahay ama familygiisu yahay mid isku duuban.

  • @NiciimaCcasiis
    @NiciimaCcasiis День тому +1

    Wll qofka naxariista laga rabo waxa laga yaabaa in uu isagu naxariis u baahan yahay

  • @maxamedciiseibraahin6936
    @maxamedciiseibraahin6936 День тому +1

    Codka ubax shib zayidka barakaysana so qabo

  • @NiciimaCcasiis
    @NiciimaCcasiis День тому +1

    Dhawr sano ka hor ayuu igu dhacay wallahi cid i dareenta ayaan waayay in aan ayaan dooni jiray hadana waan is adkayn jiray oo ha jilcin ayaan is odhan jiray markasta aamuska ayaan door bidi jiray iyo in aan iska seexdo wax daawo ah ma qaadan oo qof yar ayaan ahaa manaan shaqaysan jirin ILLAAHAY ayaa i daaweeyey alx 😢

  • @Zackary-zi1lz
    @Zackary-zi1lz 2 дні тому +1

    Manshalah barnaamijyadaada waan jecelnahy wll❤

  • @SharafAbdiwalli
    @SharafAbdiwalli 2 дні тому +3

    Wcs wwb Wallo ismacil waxaan u xiisnay (qisooyinkii waa layga guursaday ) Ee aaway

  • @inayonis3418
    @inayonis3418 2 дні тому +1

    CODKA UBAXA barnamijyada cafimadka soo badi sxb

  • @sumayaahmed4629
    @sumayaahmed4629 День тому

    Thank you ismail and asma Allahuma barik

  • @Dugsiiyemedia
    @Dugsiiyemedia 2 дні тому +1

    First Codka Ubax mid ka mid ah channelada aan xiiseeyo❤❤❤

  • @Sirayyanle
    @Sirayyanle 2 дні тому

    Mahadsanid wllo

  • @AnisaHared
    @AnisaHared 2 дні тому +1

    Sheekooyinkii aad kasheegeen kirtay mee wll

  • @MUSTAFEDOLLAR22-r7r
    @MUSTAFEDOLLAR22-r7r 2 дні тому +1

    Dhamaan dadka somaliyee illaahey dartii igu cawiya

  • @Sirayyanle
    @Sirayyanle 2 дні тому +2

    Salaadaada Uun Eeg Sida ay Tahay
    Hadaad xanuunadaan isku aragto.

  • @ftouz
    @ftouz День тому

    Wll inanta meel lagaga xidhiidho maa soo dhigtid

  • @xayleaxmed7625
    @xayleaxmed7625 2 дні тому

    Msha allh aqoon loo bahanyahay

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 2 дні тому

    Wax fiican baad ka hadlaysaan lakiin Dadka aad la hadlaysa Af-ingirisi ma wada yaqanan. Isku day in aad Af-soomali ugu sharaxdo. Kalsonon ku qab afkaag.

  • @warthabihi3592
    @warthabihi3592 День тому

    next wll amal haybe

  • @nimcoqaniqani8557
    @nimcoqaniqani8557 2 дні тому

    Runtii mawduucyadan oo kle waa kornin mskaxeed iyo kawar qabka nafta mahadsanidiin 🙏

  • @qancisokukis2496
    @qancisokukis2496 2 дні тому

    Waalayga guursaday halkay ku dambaysay

  • @Mohaed-31
    @Mohaed-31 2 дні тому

    Af - Soomaliga ma aha in afka la is qabto oo cid goona an loo afduubo. Waxa run ah in Jaamacad [ University. ] afafka looga baxo ; waxa aan arkay qof wax dhiga oo ku takhasus qayb afka ka mid ah sida luqada aan hadda wax ku dhigto Svesnka - språket oo leh takhasusyo kala duwan.
    Af - Soomali-ga in jaamac looga soo baxay bay ku horeeyaan reer magaal-ku.

  • @cnajeebcrasheed3615
    @cnajeebcrasheed3615 2 дні тому

    ismaciilow Runtii wax badan ayaan kaa faaiday Mahad sanid sida aad ugu qeeb qaadaneeso Kobcinta maandha dhalinta Somaliyeed Guuleso sxb intee guuli jirto🧠💯💯

  • @Khaled_Yusuf
    @Khaled_Yusuf 2 дні тому +1

    I’m first

  • @Jacfar6
    @Jacfar6 2 дні тому

    ua-cam.com/video/aCQK9pcFZN0/v-deo.htmlsi=ID2KmPrxhSrSbAzH