CODKA UBAX: Hadhiwaa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лют 2025
  • Hadhiwaa waa buugga cusub ee uu qoray Maxamed Haldoor, kaas oo uu kaga warramayo waayihiisa caafimaad iyo isbeddelkii ku yimid. Daawasho wacan!

КОМЕНТАРІ • 483

  • @sacdiyodiriye9282
    @sacdiyodiriye9282 Рік тому +10

    Dumarku waacajiib bal eeg wiilka qisadisa doorka wayn ee ay kaqateen ilahow aduun iyo aakhiraba na amaanso rageenana noo xafid oo kadhig kuwo qiimehena garta 🤲😢

  • @janagale6469
    @janagale6469 Рік тому +81

    Waa videoga ugu horeyy oo codka Ubax kabaxa oo aan dhamesto wllkie waan u duceynaya waxana rajena in uu Malin oo uso labandona lexadkisa insha'Allah 🤲

    • @KhadanAhmed-yx9nb
      @KhadanAhmed-yx9nb Рік тому

      Amiin Amiin wl

    • @sundusnour7901
      @sundusnour7901 Рік тому

      Wlhi anba sido kle warysigana igu horeyo Wll maxmed illhy lixaadkisa ha uso celiyo

  • @deeqamahamed5863
    @deeqamahamed5863 Рік тому +12

    M.a waa codkar waa farxanii waa imaan Qabte waa Wayo Arag Manaa Lahaa isLa weyni waana ruun zheeg😢Allow cafimaad tama zii yarbii🤲

  • @ayanessa1004
    @ayanessa1004 Рік тому +3

    Allaw waxaan kugu baryayaa 99kaaga magac iyo114ka quraanka ah inaaad wll mahamed haldoor uso celiso laxaadkiisii waan dareemi karayaa caqabada ay leedahy inaad waydo laxaadkaaga waaayo aabo waa bukaan ku jira xaaaladan oo kle alle ha caafiyo dhaman inta xanuun dareemysa

  • @imraanabdull1748
    @imraanabdull1748 Рік тому +3

    😢😢😢 bookaas waan rabaa sideen ku helaa , ilahay lixadkaa hakuu soo celiyo😢❤

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 11 місяців тому +1

    Masha Allah Mohamed haldoor waa qof qiima badan oo wax badan laga faaiiday
    Cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo walal Mohamed
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Dahabo24
    @Dahabo24 Рік тому +4

    Gobonimadi akhlaadi diinti ixtiramki dhaqan wanagi wax walba waad koobsatay..alle cimriga io cafimadkaba haku barakeyo wll maxamed haldoor🥰

  • @MaryamaBanadir
    @MaryamaBanadir Рік тому +6

    waa shakada igu horeysay oo an waaqti siyo walalkey maxamed rabi lixadkaga haku soo ceeliyo🤲🤲😢

  • @Mohamed16830
    @Mohamed16830 Рік тому +51

    Waan ku farxay walaalkay inaad soo qabato maxamed haldoor waa muxtarim wanaagsan oo daacad ah ilaahay yaqaan mansha allah walaalkay laxaadkaaga alle hakuso celiyo reer hargeisa habeenka isha allah madax iyo shacab waa lagu camiri goboladana waad gayan insha allah dhulka kale somaliyeedn inaad gaadhsiinayso ayaan jeclahay walaal farxad ayaan daawan kari laayahy markale walaal alle hakuso celiyo laxaadkaaga❤🥰🤲

  • @NajmaMohamoud-h9i
    @NajmaMohamoud-h9i Рік тому +15

    His story makes me cry 😢😢Waxan ku jirey xalada uso maray 3 months o anan awod u lahyn inan socdo ilahyna cafinad isisey laxadkeygana iso celiyey alx😭😭ilahy ha cafiyo cid kastoo xanunsan

  • @AnfacD
    @AnfacD Рік тому +1

    Masha Allah. Hashiwaa waa magac aad u wayn oo taariiqda gali doono. Oo samayn wayn taariiqda dunida ku yeelan doono. Waa mahadsantihiin kuligiin.

  • @mahizey22
    @mahizey22 Рік тому +1

    Wareysiga wallkey haldoor caawa daawaday Iilahey lixaadkiisa ha uso celiyo 😢🤲🏻🤲🏻

  • @FarduusMuuse-xt7ey
    @FarduusMuuse-xt7ey Рік тому +1

    Wllky samir badanow alle ha ku caafiyo insha allah adigo lugahaga ku soconaya alle ha ika tuso insha allah wan ku ducaaaynaya wllky maxamedow😢😢

  • @maxamedcalii646
    @maxamedcalii646 Рік тому +4

    Maxamed Haldoor waa igaar baraabo ah oo firfircoon muddo ayaan social media iska naqaan , waxaana jeclahay in aan buugiisa aqriyo , waana dhiiiri galinayaa , guuleyso

  • @kaltunabdidirie2226
    @kaltunabdidirie2226 Рік тому +7

    Illahay laxadkaagii haku soo celiyo waxaan rajenaya in anaa angano adigo lugahaga ku socoda allhuma aamiin🤲🏻🤲🏻

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 Рік тому +3

    Great maxamed haldoor thanks for inviting him in your platform guulayso haldoor.

  • @MunnaYuusuf
    @MunnaYuusuf 11 місяців тому +2

    Rabbi caafimaadkaaga dib hakugu soo celiyo walaal

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 Рік тому +4

    Sidan muuqalkan ugu bogey ma malayn kartid dhowr mar ayan kuso ceshtey Mohamed haldoor waa nin aftahanimo iyo dadnimo isku darsadey ilahay caafimad taam ah ban kaga baryey walalkeey ❤

  • @axmedabdilahi8896
    @axmedabdilahi8896 Рік тому +4

    Illahey caafimaad kaad rajeeneyso haku siiyo wllo wlhi wn ku farxey wareysigaage

  • @BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd
    @BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd Рік тому +17

    Mansha allaah Maxamed haldoor qof nolosha wax badan ka fahansan ❤😊

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 Рік тому +11

    MaanshaAllah noloshabu reer miyigay macaan u sameysaa 😂😂 inanka kama hadlaayo laxaadkiisa waayo qofku qalbiguu ka la'xaad beelaa isagu lakiin waa qof qalbiga ka la'xaad qaba 🥰Da'daalka xagaa ka sii wad walal.

  • @khadrayuusuf4684
    @khadrayuusuf4684 Рік тому +4

    Maasha allaah ilaahay wax kastood ku faraxdo ha kuu fudaydiyo caafimaad sareecana allah ha ku siiyo Aamiin

  • @Mahdaapdirsak37
    @Mahdaapdirsak37 Рік тому +5

    Haldoor iyo hadhiwaa ❤
    Allah hakugu guuleeyo rajadaada allahna hakuu soo celiyo laxaadkaaga😢

  • @AwoAbdirizakMohamed
    @AwoAbdirizakMohamed Рік тому

    ILhy wxn uga barayay wlakay maxamed HaLdor in uu aLL caafimadkiisa uso ceLiyo 🤲🤲🤲اللهم امين🤲🤲🤲

  • @abdulhussein873
    @abdulhussein873 Рік тому

    Msha alah maxamed haldoor ama maxamed hadhiwaa wllo alle waxaan kaaga baryay inuu alle kuusoo celiyo laxadkaga alle hakuudeqo cafimaad taam ah bahda codka ubax idinkana aad ayaad u mahadsantihiin

  • @KhalidJamac-j6j
    @KhalidJamac-j6j Рік тому +4

    Guulayso wll qaali alleh caafimad taama haku siiyo

  • @AyaanAhmed-o1u
    @AyaanAhmed-o1u Рік тому +7

    Mashallh haldoor qof qiimo badan akhlaaq leh illaahy lixaadkaagi hakuu soo celiyo walaal ❤

  • @najiipkaape
    @najiipkaape Рік тому +1

    mahamed muuse jaamac haldoor waa geesi ku dayasho mudan ilaahay laxaadkiisa ha u soo celiyo waxan rajaynayaa buugaasi inu u noqon doono qadarka rabbi ka sokow dhaqaale uu ku meel mari karo idamka rabbi
    walaal guuleyso labada daaroodba
    mahadsanid ismail abdi ubax mahadsanid ustaad

  • @Moali003
    @Moali003 Рік тому +1

    Masha Allah haldoor waa halgamaa buugaaga waan iibsan walaal adina ilaahey riyadaada hagu rumeeyo.

  • @الدَّاعيَةأمُّالخير

    Insha allaaah wllo waad helin idamka alle riyaadaada rabi waa kuurumayn . Insha allaaaah wllo maxamed🤲🤲🤲🤲 . Qfwanaagsan rabi kaadhigay 😢

  • @Ayandagaan
    @Ayandagaan Рік тому +2

    Mcha allha mahamed haldoor waa inan hami fcn alle ha u rumeeyo riyadiisa iyo hamigiisa

  • @hiboabdillahi400
    @hiboabdillahi400 Рік тому +7

    Ismail abdi ubax nin degan akhlaqleh aqoon kuduugqnthy waraysigiisana laga caajisayn wll maxamed haldorka waligaa ahaw

  • @cabdixafiidelmi4329
    @cabdixafiidelmi4329 Рік тому

    Masha allah qof qalbi wanaagsan ayaa tahay.
    Waxdan waana ka faa’iiday mahadsanid.

  • @sacdiyodiriye9282
    @sacdiyodiriye9282 Рік тому

    Ilaahow lugihiisa usoo celi iyo caafimadkisa iyo dhamaan inta asaga lamidkaa 🤲ilahow riyoyinkisa oo khyra urumee

  • @safiomohamedabdullahi3597
    @safiomohamedabdullahi3597 Рік тому +1

    Insh allah malin wa ku rumowi dontaa hadu alle yiraahdo caqabadaha ka so baxday waaa kuwa dhiiro gelinta naftaad walasha ugu so baxday runti walaltinimada sifaheyd waa na dareensiisay dadka kle ee aad afka u tahay waxa u rajynaa ina ka baxaan ee nolasha imtixandeyda alle idin fududeeyo insh allh

  • @hamdamohud557
    @hamdamohud557 Рік тому

    Allah waxaan kaaga baryayaa walaal cafimaad iyo adoo cagaaha kusocda illahay wuu kugu simyaya aamiin yaarabi

  • @sawturaxma5667
    @sawturaxma5667 Рік тому +3

    M.a maxmed haldoor waa qof hami sare leh oo aan isdhiibin runtii waa qof adag waxan Alle uga baryaa inuu caafimadkiisa dib uhelo🤲❤

  • @hibackaden9246
    @hibackaden9246 Рік тому +4

    Masha Allah wl Allah guulo ka badan aakhiro iyo aduunba haku gaadhsiiyo runti qof ku dayasho mudan batay

  • @janoinashiekh5121
    @janoinashiekh5121 Рік тому +13

    Masha allh walaal mohamed haldoor guulayso markasta illaahyna waxaan kaaga baryayaa inuu dib kuugu soo celiyo lixaadkaagii isagaa waxkata awooda adiguna qof qalbi wanagsan oo qadarta alle ku qanacsan baa tahay waligaaba ha dheeliyin❤ ismaaciil codka ubax nin aan waraysigiisa jeclahy mahadsanid walaal adiguna

  • @ximpiloohmohammed8702
    @ximpiloohmohammed8702 Рік тому +3

    Allaah ha ku ziyadiyo cafimd qabka iyo caqliga saliimka ah wll Mohamed Haldoor❤

  • @caashomuuse-k7u
    @caashomuuse-k7u Рік тому

    Masha allh wllhi waa Qof qalbiwanaagzan alleh ha urumeeyo riyadiisa ah inuuu mar uun lugihiisa kusocdo insha allh ,caafimaad taamana hasiiyo

  • @Naima90900
    @Naima90900 Рік тому +1

    Mashalaah mahmed haldoor indr guulayso inta nolosha kudhiman waxad tahay qof adag onolosha wajiyo faro badan laso badaashay

  • @cashamohamuth9869
    @cashamohamuth9869 Рік тому

    😢😢😢😢 illhy swt sabirkagu ku eegayaa Abalkaga alleh jano hakaga dhigo wl qov karti ,dadnimo, aqoon ,naxariis intba siyeybaa tahe hore u soco wl

  • @hmacaan
    @hmacaan Рік тому +12

    ALLAHA RAXMAANKA waxan kaaga baryayaa inuu lixaadkaga kuuso celiyo hadafkasta aad ledahayna kugu guuleeyo INSHA ALLAH bishan bisheeda iyo wakhtikaloo badan adigoo lugahaaga kusoconaya ayaan ALLE kabaryayaa inaan ku arko ❤

  • @ileysfarah1586
    @ileysfarah1586 Рік тому +3

    Mogadisho intee laga heli karaa mohamed walaal caafimaad taam sh allaha ku siiyo🤲

  • @guleedaxmed3093
    @guleedaxmed3093 9 місяців тому

    Aduunyadu waa imtixaaan markastana waa in aad aaamintaa qadarka ilaaahay nolosha adag waxa lagaga baxaya zamir iyo dulqaad oo aad ilaahayna aamintaaaa😢

  • @xamdacisman8941
    @xamdacisman8941 Рік тому +1

    Mashaa allllah wllo mohamed haldoor inshaa alllah waad cafimadaysaa. Anigu waxan aaminsanahay inaad socondoonto tas ayay naftaydu ishegaysaa. Wanay rumoobaysaa hadii rabi ogolaado

  • @hoodoibraahim2512
    @hoodoibraahim2512 Рік тому +2

    Ilhay haku cafiyo wlloh mahmod haldoor riyada haku rumeeyo runti qof aad uqalbi wngsan tahay mashaallah ❤

  • @samdasagal9955
    @samdasagal9955 Рік тому +1

    Mnsha Allha Alle ayaa iminka iyo yaqiinta uu xoojiyay Alle Qofu jecelyu imtaxamaa Alle imtaxanka haw fududeyo insha Allha inan mar la kulmaan rabaa Alle laxadkiisa haw so cesho insha Allha 😢

  • @NajaxMaxmed-lf6ew
    @NajaxMaxmed-lf6ew Рік тому +2

    Maxamed haldoor wa dadka tirade yar ee dadka tusaalaha u ah illhy hakula garab galo hayaankaga iyo hiigsiga fog ee ad nolosha ka leeday wll❤️

  • @qaalibashiir3883
    @qaalibashiir3883 Рік тому +1

    Walaalnimadu wa wehel dhaba. Allah haysu kiin daayo🥰
    Buuggaa aqrintisa ina nasiib uyeesho baan rajaynayaa inshallah.

  • @muniich1944
    @muniich1944 Рік тому +3

    Illahow wllkeen lixaadkisa usoo celi wlh waa nin raga masha Allah❤

  • @khadracismaan966
    @khadracismaan966 Рік тому +1

    Mansha.allah wllKie alle haku xifdiyo brother ❤🤲😭🤲🤲😭

  • @mariyabintuadem2267
    @mariyabintuadem2267 Рік тому +1

    Masha allah maxamad hàldoor qof nolosha waxbadan ka soomaray😢😢😢

  • @mrouahmettalh7891
    @mrouahmettalh7891 Рік тому +4

    HALIYAY_HALDOOR_HADHIWAAA GUUL3YSO WALALO LABADA DAAROODBA❤😭😭😭😭😭

  • @NasriinFaisal-wq5xk
    @NasriinFaisal-wq5xk Рік тому

    Allah ha ku caafiyo wllo laxaad kaagana Allah ha kuu soo celiyi wllo.
    Ana iigu duceeya wiil an wllo nahayay ayaa 3years xanuun sariis u saaran iigu duceeya in laxad kiisi u soo celiyo 🤲🤲🤲🤲

  • @amiiramohet4021
    @amiiramohet4021 Рік тому +5

    Illahay waxaan u waydiiyey inuu lixaadkiisii usoo cesho 🤲 waraysiga kan xigana isagoo laxaadkiisii qaba oo laafyonaya aanu dawano ❤‍🩹

  • @KhadanAhmed-yx9nb
    @KhadanAhmed-yx9nb Рік тому +4

    Wll maxmed haldoor waxn kugu duceynayaa caafimad waara insha Allah halkad rabto wad gaadhi ilahey hakula garabgalo amin insha

  • @hamdiabdulkadirhassan6058
    @hamdiabdulkadirhassan6058 Рік тому

    Masha Allah Maxamed Haldoor waxaan u rajeynaa In uu lixaadkiisa dib u helo insha Allah.

  • @rumaanmaxamud7236
    @rumaanmaxamud7236 Рік тому

    maxamed wll alle haku caafiyo inaad lugahaaga dib iskugu taagto ayaan alle kuu weydiinayaa buugaasna Rajadaada alle hakuu rumeeyo. buuga hadhiwaana aad baan u danynayaa waxan rajeynaya in aan kehelo meeshan joogo

  • @cawocabdi3828
    @cawocabdi3828 Рік тому

    Mnshallah Mohamed alle cafimad haku siiyo sidoo kleh alle laxadkaagii dib hakugug soo celiyo guulayso if io akhiroba Wll ❤👏🏻

  • @amirasiciid392
    @amirasiciid392 Рік тому +2

    1saac iyo 3daqiiqo oo qiimo badan bah i ahayen insha alah waan ibsan dkna buuga wiilkan idinkuna iibsada 🥰hadhiwa🥰🥰🤗❤

  • @m-kaiser3651
    @m-kaiser3651 Рік тому +2

    Alle cafimaad kaagi kuu soo celi adoo talaabsanaya inshallah alle ka rejeynayanaa bro

  • @johraxmohamed
    @johraxmohamed Рік тому +1

    I.a wll Maxamed waad caafimaadi Ilaaaahay idankii 🤲

  • @quruxsanxasa1562
    @quruxsanxasa1562 Рік тому +2

    Masha allh wllo wax badan waad samiirtay allh kugu guuleyo intii ku haray i.a ❤❤

  • @amalosman4596
    @amalosman4596 Рік тому +1

    Ismaacil waa nin ixtiraam badan intanu qofku hor iman ayuu taarikh nololeedka qofka darsaa😊

  • @xamdaxikma6999
    @xamdaxikma6999 Рік тому

    Mansha allah maxamed da,diisa iyo maskaxdiisu isma leh guulsyso wlloh🥰

  • @queenxasan2220
    @queenxasan2220 Рік тому +1

    Masha allah maxamed haldoor lle waxan kaaga baryayaa inaad maLinuu lugahaagii dib igu socoto ❤❤❤❤

  • @Ùpdùlqaðìr
    @Ùpdùlqaðìr Рік тому

    DR GABOOSE. MY ROLE MODEL😊😊.
    Adna Allaha ku caafiyo wll

  • @afjanoabdilahi6458
    @afjanoabdilahi6458 Рік тому +1

    M.a hadhiwaa iyo maxamed haldoor nin dadaal badan oo aan isdhiibain😊😊 love isara

  • @yelioxzeolite6678
    @yelioxzeolite6678 Рік тому +1

    Qalbi walba qiso gaara ku duugan Allow cafimad taama kusii walal haldorow😭😭❤️

  • @xamsemaxamed8295
    @xamsemaxamed8295 Рік тому +4

    Maansha alah wll inta nolosha kuu dhimana alle hakugu guuleeyo.

  • @nimao_ayaan
    @nimao_ayaan Рік тому +2

    Illahay hakuu barakeeyo hno mohamed caafimad tama Allah hakuziiyo😢

  • @abdirahmanismail6855
    @abdirahmanismail6855 Рік тому

    MASH allah zxp ilaahay caafimaad taam ah ha ku siiyo

  • @NajahYakup
    @NajahYakup Рік тому

    Maxamed haldoor nin hanleh alle hakula garan galo wll insha allaaah adigoo lugahaaga ku soconaaya ❤❤❤❤

  • @deeqafarxaan
    @deeqafarxaan Рік тому

    Waligy buug ma iibsan lakiin ka mahmed haldooor insha allh waa iiibsnya ❤ilhayna haku cafiyo wll🤲🥺

  • @nawaalelmi1558
    @nawaalelmi1558 Рік тому

    Nalashaydah madawan codka ubaxa lakiin cawah Haldordartiih usogalay hal hakucafiyoh wllo

  • @nurahmed5131
    @nurahmed5131 Рік тому

    Ilaahy ha ufududeeyo howlihiisa walal mahamed

  • @Sara-ib9bu
    @Sara-ib9bu Рік тому +1

    Ilaahayaw rabiyow raxmaanow usoo celi lacagtiisa

  • @JaamacBarbaraawi
    @JaamacBarbaraawi Рік тому +1

    ألحمد لله رب العالمين 🤲❤
    Ugu horayn mahad oo dhami alle Wayne SWT ayey usugnaatay alhamdulilaah alhamdulilaah alhamdulilaah
    Marka labaad waxa aan aad ugu mahadinayaa daadihiya barnaamijka ismaaciil codka ubax iyo haldoor mohamed hadhiwaa waa barnaamij aad muhiim u ah mudanna in wakhti lagu bixiyo waan mahadinayaa haldoor mohamed hadhiwaa iyo ismaaciil codka ubax alle Wayne SWT raali haydinka ahaado walaaladayow mohamed runtii tusaale nool oo muuqda ayaad tahaye guulayso labada daaroodba idamka alle inshallaah walaalkayow
    Alle Wayne SWT cafimaadkaagiina dib hakuu siiyo walaal lixaadkaagina hakuu soo celiyo Aamiin aamiin aamiin walaalkii haldoorka ahaayow❤😊

  • @asmacumarelmi6955
    @asmacumarelmi6955 Рік тому

    Waraysi aan dhagaysto waa midki ugu qiimaha badanaa ayaan odhan karaaa
    Wllo maxamed haldoor alle swc cafimaad sareecan ha kuu siiyo ❤

  • @husseindaud8040
    @husseindaud8040 Рік тому +2

    Monsha alah Walal Ale Haku Dhawro Meel Sare Ayan Ku Rajenaya Brother Never Give Up🙋‍♂️

  • @hawamohamud1394
    @hawamohamud1394 Рік тому +1

    Allha ku caafiyo wlll wlhi waan iibsan hadaa puntland keento caafimaad taam ahna alha ku siiyo😢😢😢

  • @Kowserkeyf
    @Kowserkeyf Рік тому +2

    M.shaLLH M.sH waan ku farxsanhy inaan dhagaysto codka waliba wallken mahmed haldor hadalikiso waxa ii noqdey shidaal 😢😢😢

  • @UbaxAbdi-yf4dh
    @UbaxAbdi-yf4dh Рік тому +1

    Alle hakuu fududeeyo waxkastoo jeceshahay wll

  • @xanaanduale4937
    @xanaanduale4937 Рік тому +1

    mnsha allah maxamed haldoor qof nolosha wax bddan ka fahansan❤

  • @AminaAhmed3428
    @AminaAhmed3428 Рік тому +2

    Mcha Allh wll Marna hays dhiibin Alle hku Guuleyo labada darodba❤

  • @qubalagadali9703
    @qubalagadali9703 Рік тому +1

    😊inshlah caafimad taama Eeebe Be haku siiyo wllo Adiyo umada kalaba waxaan rajay naya inad malin uun cagahaaga isku taag tid. Buugas wana rajaynayaa inuu nasogaaro gara haan qurbaha

  • @amiiraamiira1728
    @amiiraamiira1728 Рік тому

    ale haku cafiyo wllo waxan kugu ducaynayna ia ale rajadada ku rumayo❤❤

  • @Kafiyaa
    @Kafiyaa Рік тому

    😢😢😢 wll maxamad cafimad kaga Allah kuso celiyo i.Allah wukuso labani malahaga wanagsan kutagno .

  • @KeifNour
    @KeifNour Рік тому +6

    Maasha,allah wll wlhi waxatahy qof kanool qalbiga bal anigo lixad kayga qaba wax maso sarin adigo naafo ah ba buug qoray wxna iska dhadhiciyey inan qori karin wxn xasuustay sh.mustafe maru yiri maskaxda laga curyama uuna kashekeyey sh.axmed yasin oo falastin aha oo curyan aha sameyey ururka xamas uu kubilby dhagax adegsigisa manta uu qabri ku jiri iyago adegsanya xamas hubka noocyadiisa wax kumaada wlhi wll wn ku duceyey madaba ardayad ahy oon sikle wax kugu tari karin walal rer bosaso bn ahy waxan rajaynaya inad notimado wxna wax kabarta jamcada bosaso oo lagu qabty buug hore wll wa codsi noo imow ana bugagu wxu noqonaya bugi uhoreyey oon gato meelkasta aanka keno oon aqriyo madaba wax la aqriyo aan necbhy aan happy kunoqon lknse buugagu haduu isoojiitay waxba ileh sida isku dhan

  • @cabdiraxmaanobsiiye226
    @cabdiraxmaanobsiiye226 Рік тому +3

    Mnzha Allah wll qalbi wanagzan hami sare leh alle haku guuleeyo waxaan rajaynayaa in alle kuu rumayn doono hamigagaa insha Allah
    Vediogii iigu samaynta badnaa ee aan codka ubax ka daawado

  • @abdrskjustjust9456
    @abdrskjustjust9456 Рік тому +10

    Cawke iyo ismaaciil ubax dhinaca wareysiga aad bay isu shabahaan

  • @iqromaxamed5430
    @iqromaxamed5430 Рік тому +1

    Masha alllh maxamed Muslim ilahay haku xafido lixadkada alllha ku sooceliyo wllle

  • @FaatushAlii-ih8vl
    @FaatushAlii-ih8vl Рік тому

    illhy cafimad taam ha ku siiyo mahamedow wll 😢

  • @AnfacD
    @AnfacD Рік тому +1

    Wariye caan ah waa noqon kartaa ee Allaha walal guushaada gu gaarsiiyo.

  • @samarassan6
    @samarassan6 Рік тому +2

    M.a wll mcne maxamed horey u soco

  • @kifahmohamed3585
    @kifahmohamed3585 Рік тому +2

    Ilhay cafimad hasiyo lugahisana haku istajiyo book 📖 waan jeclan lahaa in aan helo qurbahana wan jogaa

  • @mohamedfamous3491
    @mohamedfamous3491 Рік тому

    Waad dadaashay wllky dhib badan waad soo martay alle laxaadkaagii ha kusoo celiyo 😢😢😢

  • @sihaamosman873
    @sihaamosman873 Рік тому +2

    Masha Allah moha haldor alle haku barakeeyo wllo❤waxa thy wiil fariid ah book nola so dhaqso rer muqdisho hada nahay ino keen 🎉hdal kaga midna ima dhafin wllhi saaid u xisenayay wana 12:38 AM habeen nimo 🙌😊