CODKA UBAX: Gabayga "Qaayasoor" ee Cawaale Deeqsi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Waa gabayga "Qaayasoor", waxa tiriyay Cawaale Deeqsi. Goobtu waa Jigjiga. Daawasho wacan!

КОМЕНТАРІ • 16

  • @safahomer.
    @safahomer. Рік тому +3

    Abwaan cawaale deeqsi hibo cajiiba buu leeyahay Mashallaah❤️

  • @Caaqil_lyrics
    @Caaqil_lyrics Рік тому +2

    Codka ubax barnaamij yadiina waan u bogay waad mahadzantiin

  • @Bogasho1
    @Bogasho1 Рік тому +1

    Abwan deeqsi shakhsi aan ixtiram mudan

  • @hassanmataan1980
    @hassanmataan1980 Рік тому +1

    Qummanaantu waa dhabar adayg qumac jiilaale

  • @abdullahahmad5635
    @abdullahahmad5635 Рік тому

    Gabay cajiiba

  • @raxmocismaan8528
    @raxmocismaan8528 Рік тому +1

    mansha alllh abwane❤

  • @saousandidar3234
    @saousandidar3234 Рік тому

    MashaaAllah tabaraka Allah wa gabay waano ah

  • @cfitaaxxasan1293
    @cfitaaxxasan1293 Рік тому

    Pert 2 comson

  • @saynabfaarax345
    @saynabfaarax345 Рік тому

    maasha allaah gabay qiimo badan

  • @janoinashiekh5121
    @janoinashiekh5121 Рік тому +2

    Masha allh❤

  • @umalkheiraden3941
    @umalkheiraden3941 10 місяців тому

    Buugag badan ayaan ka ibsanyaa wiilkas halkeen kalo xidhiidha wll? Aadbu iiga qoiraysiyey walhi.

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 10 місяців тому

    Qaddarkana ha eedayn dartaa godob u naafoobay

  • @muusiga
    @muusiga 8 місяців тому

    Dhaqan buu ka sheekaynayaa isagana dhicyada madaxa ayuu xiirtay isma ogaba

  • @hassanmataan1980
    @hassanmataan1980 Рік тому

    Keligaa waxaad qaban kartoo qaaliyaa jira'e

  • @qalin-maal.4683
    @qalin-maal.4683 Рік тому

    Eesh qiyaasaka

  • @Burco_bila
    @Burco_bila Рік тому

    Ismaacilow podcastiga wanka helay plze hanaga jojin hadan qurbajogta nahay wanu u bahnayn luqadayadi o podcast ah e weliba qisoyinka walayga guursaday adban uga helay wan wada dhagaystay sidan welka ugu xalayy hada qaar cusub ban kaga fadhiya dee inder 🤪