Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Allaan kugu dhaarshaye Xasam daahir ismaaciil weedhsame soo casuum inadeerkay ismaaciil C Ubax waa haddaad tixgalinayso, codkaga bulshada.❤
Ismaaciilow Xassan Daahir "Weedhsame" inoo soo casuum ina adeer ilaahay kheyr haku siiyee lejenkaas
Mahadsanid Ismaaciil. Rawda suugaanteeda aad baan u jeclahay. ❤
Rawda cabdi aadan runtii waa qof goba alle ha daaye aad ban kuu salaamay wlal
Rooda Cabdi inader ilaahay maankiyo garashada hakuu barakeeyo
26:30 wllhi waa waaqaca haysta maanta qoysaskeenna. War dumarkeenna an wakhti siino ragoow.
Hal-Abuurad iyo Farshaxan Sugaaneed Runtii Waad Asiibtay Qoraa.Salaam Labbadiinuba.🙏
Abwaan weedhsame soo qabo, waa labeenta bulshada e.
First person m.a inan ilahay gobonimiyo hibo siiyay😊🎉❤
Mnsha allah Rawda dhalgobeed markasta noo soo casuum
11:21 hadaan ahey curad reer uweyn adduunka waxaan unecbay qof imaamula waalidkey weligey wey igu kalsoonayeen imaney kontoroolin anagu raga nocasa isma fahano waxan umaleya inaanu kalsoniba qofku igu laheyn. Kalsonidu waa cajiib!!!!
Rawda dhal gobeed Ya salaam❤
Wey Abwanad guuleyso❤
Yaasalam, Ismaaciil & Dhal-gobeed.
Wedhsame noo soo casuum ilhey bn ku dharshee
Rawda❤
Welcome back 🙏 ❤
Weedhsame ino keen ismacilow plz
Inader maxad Boqorada inooga kicisay
Abwaan weedhsame soo qabo
First Comment
Nuxurka hadalkeedu waa haasaawihii oo suugaymaysan. Dhaqanku waxa uu gun dhig u yahay in hadalo murti ah wax lagu qeexo, laguna tusaaleeyo.Gabadhu halkeedii bay wax dhigtay. Qoraaladii Marie Curie iyo dubbe hoostii.
Axmed cismaan aw xasan weeye ninka laga hadlayaa
Waxaad soo Qabataa weedhsame
Gabadha markuu jacaylku dhulka ijiidaday maxaan u baran waayay 😢
Thanks 🥰
Gobsan ❤
Weedhsame next ka dhig
Next weedhsame ,Tnkz😊
Kaa doortay macaan dadaKorkeyga waxaan ku sareyMarkaad kaligey I doorteyKadeeedkana ibaa diideyKal iyo lamb bn jeclesteySidad kurbo iga dhowrtayDadka badi koonka saraanAdaan kugu koobay ruuxdaKaboo waxaan iri macaaneKasheyda ku doogso maalin Quluubta kortaa kutiriAdaan koonga ka jecldayAdaan kaliga ku doortoKifaax ku qaba agtaadaKabo cashaqa Macane ku diirso
Weedhsame
Weedhsame soo qabo Next.
Zahip wali waxan KasugaYan BarnaaMijkii Ahaha waan Gusadey ?
Abwaan weedhsame
Next weedhsame
Reerki idoor necbiya heesaha yo qudhanka ayaga sameeya
😂😂 yaa ku keenay , qudhun baa tahay somali idinkaa halkaasi dhigay
Nooga bax meesha waadiga naga maaarmi lahre😂😂😂😂😂😂😂😂 doqnoow
First
Ismacilow Ana isoo casuum rawda Anaa u qora eraydee😂😅
Ahmed abdi xirsi so qabo wlal ismacil0w
ua-cam.com/video/f5GNVEfB0fI/v-deo.htmlsi=IP1mQWoRsquMQLOR
Waar shaarubahaaan iska xiir waa fool xumee
Allaan kugu dhaarshaye Xasam daahir ismaaciil weedhsame soo casuum inadeerkay ismaaciil C Ubax waa haddaad tixgalinayso, codkaga bulshada.❤
Ismaaciilow Xassan Daahir "Weedhsame" inoo soo casuum ina adeer ilaahay kheyr haku siiyee lejenkaas
Mahadsanid Ismaaciil. Rawda suugaanteeda aad baan u jeclahay. ❤
Rawda cabdi aadan runtii waa qof goba alle ha daaye aad ban kuu salaamay wlal
Rooda Cabdi inader ilaahay maankiyo garashada hakuu barakeeyo
26:30 wllhi waa waaqaca haysta maanta qoysaskeenna. War dumarkeenna an wakhti siino ragoow.
Hal-Abuurad iyo Farshaxan Sugaaneed Runtii Waad Asiibtay Qoraa.
Salaam Labbadiinuba.🙏
Abwaan weedhsame soo qabo, waa labeenta bulshada e.
First person m.a inan ilahay gobonimiyo hibo siiyay😊🎉❤
Mnsha allah Rawda dhalgobeed markasta noo soo casuum
11:21 hadaan ahey curad reer uweyn adduunka waxaan unecbay qof imaamula waalidkey weligey wey igu kalsoonayeen imaney kontoroolin anagu raga nocasa isma fahano waxan umaleya inaanu kalsoniba qofku igu laheyn. Kalsonidu waa cajiib!!!!
Rawda dhal gobeed
Ya salaam❤
Wey Abwanad guuleyso❤
Yaasalam, Ismaaciil & Dhal-gobeed.
Wedhsame noo soo casuum ilhey bn ku dharshee
Rawda❤
Welcome back 🙏 ❤
Weedhsame ino keen ismacilow plz
Inader maxad Boqorada inooga kicisay
Abwaan weedhsame soo qabo
First Comment
Nuxurka hadalkeedu waa haasaawihii oo suugaymaysan.
Dhaqanku waxa uu gun dhig u yahay in hadalo murti ah wax lagu qeexo, laguna tusaaleeyo.
Gabadhu halkeedii bay wax dhigtay. Qoraaladii Marie Curie iyo dubbe hoostii.
Axmed cismaan aw xasan weeye ninka laga hadlayaa
Waxaad soo
Qabataa weedhsame
Gabadha markuu jacaylku dhulka ijiidaday maxaan u baran waayay 😢
Thanks 🥰
Gobsan ❤
Weedhsame next ka dhig
Next weedhsame ,Tnkz😊
Kaa doortay macaan dada
Korkeyga waxaan ku sarey
Markaad kaligey I doortey
Kadeeedkana ibaa diidey
Kal iyo lamb bn jeclestey
Sidad kurbo iga dhowrtay
Dadka badi koonka saraan
Adaan kugu koobay ruuxda
Kaboo waxaan iri macaane
Kasheyda ku doogso maalin
Quluubta kortaa kutiri
Adaan koonga ka jeclday
Adaan kaliga ku doorto
Kifaax ku qaba agtaada
Kabo cashaqa
Macane ku diirso