Khalad-fahanka Baraha Bulshada

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лют 2025
  • Siyaabo gurracan ayay Soomaalidu inta badan u adeegsataa baraha bulshada. Waxa aannu sheekaysannay Cabdillaahi Xasan Ganey. Daawasho wacan!

КОМЕНТАРІ • 47

  • @_faatax
    @_faatax 10 місяців тому +5

    Barnaamijyada noocana way fiican yihiin waana wacyi galin waxaan idiin soo jeedin lahaa Waynaynta af somaliga iyo waliba eryada cusub ee luqada qalaad inaad af soomaali ku hal abuurtaan
    Mahadsanidiin

  • @ZuhurAbdilahi
    @ZuhurAbdilahi 10 місяців тому +3

    Amiin samadoon soo qabo ❤

  • @firdowsanouh3473
    @firdowsanouh3473 10 місяців тому +3

    Wll wa layga guursaday noo soo Celi😢

  • @MaryanSalad-li4xc
    @MaryanSalad-li4xc 10 місяців тому +3

    Podcast yada somaliga ku baxa waa mid ka keliya aan sida khaaska ah ugu xidhanahy. Guulayso walaal ❤❤

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 10 місяців тому +4

    Soo labasho wacan codka Ubax mansha allaaah walalo qali ❤

  • @maidaabubakar3977
    @maidaabubakar3977 10 місяців тому +3

    naso celi ruweydii waleyga guursday😍💕

  • @NadiiraAbdulaahi
    @NadiiraAbdulaahi 10 місяців тому +5

    Walaal ismail laso dhakhso ❤

  • @abshirjibriil4559
    @abshirjibriil4559 10 місяців тому

    ❤maansha allah codka ubax soo labaasho wacan waan uxiisnay barnaamijki waa layga guursaday❤😊

  • @bisharoali2095
    @bisharoali2095 9 місяців тому

    M.A wiilkan waa qof qibradbadan leh m.A nosobadi shekadisa🙏

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 10 місяців тому

    Abwaan cabdillahi xasan xaji cabdillahi ganey ❤

  • @zagal_faisal1013
    @zagal_faisal1013 9 місяців тому

    Abwaan Cabdilahi xassan ganey ❤

  • @korodhsoaqoon
    @korodhsoaqoon 10 місяців тому +1

    Thanks for sharing

  • @ubahhayaan5598
    @ubahhayaan5598 10 місяців тому +1

    Soo labasho wacan Codka Ubax ❤

  • @zagal_faisal1013
    @zagal_faisal1013 9 місяців тому

    Waa leyga guursadey baan sugeynaa ismaaciilow,ana qisadeyda iga qaad .

  • @MaxamedJama-uu8qz
    @MaxamedJama-uu8qz 10 місяців тому

    Soo laabasho wacan, ustaad.

  • @bisharoharuun8609
    @bisharoharuun8609 10 місяців тому +1

    Horey usoco walalo 😊 runtii waxaa noo thy role model sharaf ayaad leedayhy

  • @khadramaxamuud5652
    @khadramaxamuud5652 10 місяців тому

    Thank you codka ubax

  • @AD20H74H
    @AD20H74H 9 місяців тому

    Barnaajimkan waad la raagteen inuu 2018 soo baxo ayey ahayd anyway wa wacyi galin wanagsan mahadsanidiin

  • @mokta_r87
    @mokta_r87 10 місяців тому

    Aamin samadoon soo qabo adoo mahadsan walaaal

  • @a.rashiidmaxamet8826
    @a.rashiidmaxamet8826 10 місяців тому

    Si ilbaxnimo le ayay u so gudbiyeen
    M.a

  • @khaalidawdal4703
    @khaalidawdal4703 10 місяців тому +1

    Abwaan Cabdillaahi Xasan waa haldoor buuxa.

  • @CabdiReermagaal-c3l
    @CabdiReermagaal-c3l 10 місяців тому

    Wow 2 legend ❤keep going

  • @SiciidMaxamed-o2r
    @SiciidMaxamed-o2r 10 місяців тому

    Amiin samadoon soo Qabo Wll Codka Ubax

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9yp 9 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CawoCuud
    @CawoCuud 9 місяців тому

    Mshallhhhh wllky ismaciil

  • @khadaripraahim8784
    @khadaripraahim8784 10 місяців тому +1

    First comment ❤

  • @Nomadlivenow
    @Nomadlivenow 10 місяців тому

    Waa barnaamij wacan.

  • @Maqashiiyemedia
    @Maqashiiyemedia 10 місяців тому

    M.a come back wacam🎉

  • @xamdiahmed6343
    @xamdiahmed6343 10 місяців тому +1

    Walal wiigii halmar xitaa manaa soo daysid barnamijtada manfaca badan

  • @ahmedmohamedabib5097
    @ahmedmohamedabib5097 8 днів тому

    Su'aal waxaa jirtay ku saabsanayd Khaladka Fahanka dhinaca uu doonaba ha ahaade oo barnaamijyadii hore ku jirtay si kastaba ha ahaate Khalad fahanku bulshadeena aad buu ugu badan yahay

  • @cabaasjire9412
    @cabaasjire9412 9 місяців тому

    bulusha waxaad la waadatay Barnaamij wanaagsan Adiga iyo Abwaan cabdilaahi xasan Waada Mahadsantihin

  • @moomar4185
    @moomar4185 10 місяців тому

    Walahi Abwaanku waa fanny .

  • @abdikaniawol
    @abdikaniawol 4 місяці тому

    Xalqaddan waan ku celceshadaa waa funny qaabka uu abwaan cabdillaahi uga warramayo somalida iyo social media ha jajajaja.

  • @kaýsesuĺayman
    @kaýsesuĺayman 10 місяців тому

    wll wax ka danbeeyay qaar odanaya podcasti haddna aan hayn bilaa macani ah

  • @ramlodiirow6161
    @ramlodiirow6161 10 місяців тому

    Wan ku xisanay😢

  • @mubarakmk1527
    @mubarakmk1527 10 місяців тому

    Ma la odhan karaa Waa barnaamij la soo xaday 😂

  • @ahmedmha6
    @ahmedmha6 9 місяців тому

    Malmahan xge C.O

  • @RAAGSAALE
    @RAAGSAALE 10 місяців тому

    Adkaatay adkaatay 😂

  • @shakirismail5818
    @shakirismail5818 10 місяців тому

    Soo noqon wacn codka ubax

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 9 місяців тому

    Hhhh maanta podcast gu waaba xan caadi ah ismail iyo cabdilahi baa dadkii public u xamanaya😂

  • @maxamedibrahim-h4v
    @maxamedibrahim-h4v 10 місяців тому

    ❤😂😂❤❤❤❤😂😂😂❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤😂😂

  • @Zackpodcast20
    @Zackpodcast20 10 місяців тому +1

    Codkow abwaan saar maad noogu soo casunto Podcast ❤

  • @Abdilahimahdi5555
    @Abdilahimahdi5555 10 місяців тому

    Kan ma podcast mise waa baroorcast 😂😂

    • @VivaWNP143
      @VivaWNP143 10 місяців тому +4

      duqsiguu sheegayay baad tahay abwaanku haha

  • @jamaalibraahim4180
    @jamaalibraahim4180 10 місяців тому

    Cabdilaahi xasanoow kuma aqaano waanse kugu darsaday imika miyaan ku baloog gareeyaa mise adigaa ksaari. Kkkk

  • @safiahasan-wm1nl
    @safiahasan-wm1nl 10 місяців тому

    Somalida ADD attention deficit disorder ayaa ku badan sababtaasay u jecelyahiin inay muuqdaan meel walba

    • @Bureeqo-c2r
      @Bureeqo-c2r 10 місяців тому

      Attention deficit hyperactivity disorder