Explore Somalia with Said Fadhaye
Explore Somalia with Said Fadhaye
  • 87
  • 1 977 034
DALXIISKII SANADKA - KOKO BULLE & PUNTLAND
@KOKOBULLE-it5so Familykeeda & Asxaabteeda ayaa Safar Dalxiis waxaan kusoo kala tusnay meelo ka mid ah deegaanada Dalxiiska ee Puntland.
Sifiican u daawo oo subscribe SAAR
Переглядів: 80 653

Відео

Mareero - QURUXDII SOMALIA! @KOKOBULLE-it5so
Переглядів 34 тис.14 днів тому
Waxaan booqannay Mareero, #bari #Somalia @KOKOBULLE-it5so @MUtaama @CawaleKoronto
SAFARKEENNII BAYDHABO & KOKO BULLE
Переглядів 70 тис.Місяць тому
Waxaan safar dalxiis ku tagnay magaalada Baydhabo, safarkaan waxaa nagu wahelisay @KOKOBULLE-it5so oo socdaal dalxiis ku maraysa Somalia!
SAFARKII KOKO BULLE EE MUQDISHU
Переглядів 298 тис.Місяць тому
This documentary follows @KOKOBULLE-it5so a popular Somali UA-camr, as she returns to Mogadishu after many years abroad. Through her vibrant personality and fresh perspective, we will see Mogadishu not just as a city recovering from hardship, but as one that is growing, thriving, and full of beauty and culture. The film captures Koko’s emotional homecoming and her journey to rediscover Mogadish...
DALXIISKII LA’ISKU ARKAY EE EYL
Переглядів 18 тис.Місяць тому
DALXIISKII LA’ISKU ARKAY EE EYL
SIDEE LAGU TAGAA EYL?
Переглядів 40 тис.Місяць тому
Muuqaalkaan waa Safar dheer aan u galnay Garoowe ilaa Degmada EYL. Waxaan u mahadcelinayaa Wasaaradda Warfaafinta oo nagu casuuntay Safarkaan, Sidoo kale waxaan u mahadcelinayaa shirkadda dalxiiska ee Dalmar Plus iyo dhammaan dhalinyaradda nala safartay.
Dalkeenna Sidaan Maxaa u diiday?
Переглядів 4,7 тис.2 місяці тому
Arboretum: #somalia MAXAA U DIIDAY?
SOMALIA: Ma laga faa’iideystaa WABIYADA?
Переглядів 6 тис.2 місяці тому
SOMALIA: Ma laga faa’iideystaa WABIYADA?
XAMAR - MARKEEDII UGU HOREYSAY!
Переглядів 29 тис.2 місяці тому
RUKIA BULLE OO AH WERIYE KA TIRSAN NTV KENYA AYAAN MARKEEDI U HOREYSAY KUSOO DHAWAYNAY XAMAR. MAXAY KU ARAGTAY? FIKIRKEEDANA MA ISBEDELAY? BAL DAAWO
MARAAKIIB SHISHEEYE OO DAGAAL XOOGGAN KU HAAYA KALLUMAYSATADA.
Переглядів 25 тис.2 місяці тому
Eyl, a small town on the northeastern coast of Somalia, is home to generations of fishermen. For centuries, these waters have provided a livelihood for the people of Eyl, sustaining families and fueling the local economy. But today, the fishermen of Eyl face challenges that threaten their very existence. Illegal fishing by foreign vessels has depleted the fish stocks, leaving local fishermen st...
MAXAA KA JIRA #BAARDHEERE?
Переглядів 13 тис.3 місяці тому
MAXAA KA JIRA #BAARDHEERE?
Sababta loo sameeyey ‘MARKABKA’ BAARDHEERE!
Переглядів 20 тис.3 місяці тому
Sababta loo sameeyey ‘MARKABKA’ BAARDHEERE!
CAJIIB - WAX KA BARO BARAAWE!
Переглядів 42 тис.3 місяці тому
CAJIIB - WAX KA BARO BARAAWE!
MAXAAN KUSOO ARKAY BARAAWE?
Переглядів 106 тис.4 місяці тому
MAXAAN KUSOO ARKAY BARAAWE?
QAAMQAAM - DIIDDAY QABYAALADDA & GEED JARIDDA?
Переглядів 39 тис.4 місяці тому
QAAMQAAM - DIIDDAY QABYAALADDA & GEED JARIDDA?
NOLOSHA & BARWAAQADDA DOOLOW, SOMALIA!
Переглядів 43 тис.5 місяців тому
NOLOSHA & BARWAAQADDA DOOLOW, SOMALIA!
DAARUSALAAM - XAAFAD CASRI AH!
Переглядів 29 тис.5 місяців тому
DAARUSALAAM - XAAFAD CASRI AH!
Waa Sidee Waxbarashada Sare Ee #Somalia?
Переглядів 17 тис.5 місяців тому
Waa Sidee Waxbarashada Sare Ee #Somalia?
SOMALIA: Mala tagi karaa BALCAD?
Переглядів 36 тис.5 місяців тому
SOMALIA: Mala tagi karaa BALCAD?
XAMAR: Ma laga maarmay dalxiiska saxaraha Dubai?
Переглядів 13 тис.6 місяців тому
XAMAR: Ma laga maarmay dalxiiska saxaraha Dubai?
Maxaa Ku Dhacay Fankii @aarmaanta?
Переглядів 36 тис.6 місяців тому
Maxaa Ku Dhacay Fankii @aarmaanta?
LONDON: MAXAA LAGU ARKAY CUNTADA SOMALIDA?
Переглядів 90 тис.7 місяців тому
LONDON: MAXAA LAGU ARKAY CUNTADA SOMALIDA?
LONDON VLOG - Top 5 Places To Visit!
Переглядів 13 тис.7 місяців тому
LONDON VLOG - Top 5 Places To Visit!
LONDON TAXI - MAXAA 3 SANO LOO BARTAA?
Переглядів 73 тис.7 місяців тому
LONDON TAXI - MAXAA 3 SANO LOO BARTAA?
Doha Vlog: The best places to visit!
Переглядів 9 тис.8 місяців тому
Doha Vlog: The best places to visit!
SOMALIA | Iskool Bolisiyo - ‘Goob Stresska U Fiican’
Переглядів 18 тис.8 місяців тому
SOMALIA | Iskool Bolisiyo - ‘Goob Stresska U Fiican’
SOMALIA: Iskudarkii Goobweyn & Quruxdii Somalia
Переглядів 19 тис.8 місяців тому
SOMALIA: Iskudarkii Goobweyn & Quruxdii Somalia
FUUMA - Waan La Yaabay!
Переглядів 19 тис.8 місяців тому
FUUMA - Waan La Yaabay!
LASCAANOOD: DAGAALADDII KADDIB MAXAA IS BEDELEY?
Переглядів 28 тис.9 місяців тому
LASCAANOOD: DAGAALADDII KADDIB MAXAA IS BEDELEY?
Safarkayagii Laascaanood
Переглядів 31 тис.9 місяців тому
Safarkayagii Laascaanood

КОМЕНТАРІ

  • @naimo3372
    @naimo3372 35 хвилин тому

    From Koko Bulle 🎉

  • @nujuumnajib7557
    @nujuumnajib7557 42 хвилини тому

    Jah saaid u ban u jecladay mahadsanid said fadhaye🎉

  • @aayatulaah4821
    @aayatulaah4821 Годину тому

    Dad badan oo reer puntland baan.eyl wali tagin ama arag

  • @ZizuYasin
    @ZizuYasin 2 години тому

    koko masaran gariyashan hala soqabto🤣🤣🤣🤣😁

  • @AmiiraAli-t4k
    @AmiiraAli-t4k 2 години тому

    So difference 🎉❤

  • @Hayaannabadeed
    @Hayaannabadeed 3 години тому

    Soomaaliya Soomaali baa leh. Soo dhowaada hooyo❤️❤️❤️❤️👏👏👏

  • @faraxfanto
    @faraxfanto 4 години тому

    channel subscriber dhaha oo dhirigaliya said fadhaye wa muwadin ay ka go antahay inuu dadlkaga quruxdiisa iyo dhaca wngsan ku tuso thanks wll

  • @abdirahman07
    @abdirahman07 4 години тому

    Bro you deserve more than this

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 5 годин тому

    Masha allh Somaali hada nahy Dhul wa heysanna ee ilahy Haqa Ha Na fahamsiiyo I.a One day waan aadi doonaa

  • @abdifatahyare8352
    @abdifatahyare8352 7 годин тому

    Qarashka ku baxayo iisoo sheega aan imaadee

  • @GelleBashir
    @GelleBashir 8 годин тому

    Waxaan is lahaa Langkawi Malaysia iyo Bali Indonesia u dalxiis tag lkn wadankii baaba xeebo qurux badan kasoo baxeen, Eyl wan i maanayaa. Hala taageero guys channel kan, qurux wadanka buu soo gudbiya.

  • @parcautohamda4710
    @parcautohamda4710 8 годин тому

    masha allah lahuma bariik yaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa allah ka duulqad somali qaflada iyo nacaybka la isku galiyaya illahaw umada somali quluubtooda midee nimcada an arkayno ayuu galku naga xasadaya quruuxda dhulkena dawada masha allah from djibouti

  • @nazdalaan
    @nazdalaan 9 годин тому

    Beautiful land… ridiculous

  • @jasintz9245
    @jasintz9245 11 годин тому

    I am dying to visit Puntland, my parents are from here. Can’t wait to visit, little bit nervous though as I never visited Somalia before

  • @HusseinabdulahiHusni66
    @HusseinabdulahiHusni66 12 годин тому

    Somalia 🇸🇴 hanoolaato 😢😢❤

  • @canabeeyfruitplatter8859
    @canabeeyfruitplatter8859 16 годин тому

    MashaAllah ❤

  • @EngAbdirahmanHaji
    @EngAbdirahmanHaji 19 годин тому

    Maashaa Allaah waa degaan qurux badan. Ilaahay amniga iyo horumarka ha u siyaadiyo.

  • @haamze
    @haamze 21 годину тому

    Saidow koko laascaanood nogu keen an hawd ila nuugal ha ku dal xistee

  • @Boqorka.figradaha
    @Boqorka.figradaha 21 годину тому

    Waan ogaa Gobtu Xagaa in ay naga jirto guud ahaan Dalku Nabad baa Gob lagu noqdaa Somaliyeey ❤

  • @sundussaid3650
    @sundussaid3650 21 годину тому

    Ducumery cajiiba weeyeh siciid wllo alle abaalkaga janno haku gudo sida aad bilicda puntland usoo bandhigaysid

  • @shokanitube1219
    @shokanitube1219 22 години тому

    KOOKO WELCOME BACK qalpi ❤👸

  • @AsmaaKheyr
    @AsmaaKheyr 22 години тому

    Reer puntland inaa ahy Malaga daremaa😭🇸🇱✅️

  • @QueenRiyaq-x9i
    @QueenRiyaq-x9i 22 години тому

    Mashaall ❤❤❤❤

  • @Caskaawi
    @Caskaawi 22 години тому

    Fadhaya m.a zxb gacan dahabi ayaa tahay magaalooyinka soomaaliywwd sidaad quruxdooda u Soo bandhigayaa m.a zxb guulayso

  • @aishaawed1867
    @aishaawed1867 22 години тому

    Mashallah muqaal qurux badan dhul allaaaah nimceyey mashallah

  • @AhmadAbdullahi-p6u
    @AhmadAbdullahi-p6u 22 години тому

    Ssc goorme iman😊

  • @v8ccv8cc
    @v8ccv8cc 23 години тому

    mogadishu to eyl meeqa qarash ku baxeeso

  • @XaajiDirirka
    @XaajiDirirka 23 години тому

    Amazing wallaahi 👏👏👏

  • @somaliforex7744
    @somaliforex7744 23 години тому

    Said wll guuleyso wan ku mahdsan tahay shaqada aad haysid

  • @FartunShire-n3m
    @FartunShire-n3m 23 години тому

    masha allah

  • @AminaAhmed-o4n
    @AminaAhmed-o4n День тому

    Mash allah❤

  • @DeeqoCisman-k8m
    @DeeqoCisman-k8m День тому

    Iytr😅🎉🎉🎉😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤

  • @museabdullahi6273
    @museabdullahi6273 День тому

    What a video.

  • @Computer-knowledge-education

    😢😢😢😮

  • @amran2010
    @amran2010 День тому

    ماشاءالله تبارك الله ❤ From koko🥰😍

  • @FaadumoAbdirizak-b4s
    @FaadumoAbdirizak-b4s День тому

    Mnsh alah

  • @WariyeMahadkoofi
    @WariyeMahadkoofi День тому

    Msha alah war waaba another level muqalka iyo goobtuba dhulki uduga mar wan ku dalxiisi i.a ilahay qabyaalada ha inaga saaro somali from hargeisa sLand❤❤

  • @xaawosiciid122
    @xaawosiciid122 День тому

    Omg lagama sheekyn karo❤

  • @bintudhabaake5803
    @bintudhabaake5803 День тому

    Kooxda camerada gacantoodu way fadhida m.a alle gacintiina ha inii barakeyo ❤🎉

  • @ubaxbaashicali
    @ubaxbaashicali День тому

    Masha Allah runtii waa wax lagu farxo in dhulka soomaliya uu qurux badan yahay warbixinta Aad ayaan oga helay

  • @Sacad57Goud
    @Sacad57Goud День тому

    Ninkan Somali cid edit ka taqaab ma jirtaan is dhahay! manchallah

  • @zakiabdi8701
    @zakiabdi8701 День тому

    Mashallah dhulka quruxdiisa, Koko iyo family keeda quruxda ay dhulkooda ku dareemeen, dedaalka iyo kartida iyo sida uu waqti u galiyo dalxiiska soomaaliya walaal Said fadhaye intuba waxay ka dhigeen muuqaalka mid aan laga xiiso go'een, waxaan aaminsanahay hadii la geyn lahaa Xaabo, Murcanyo iyo bariga fog ba dalxiiskaas inuu bil ku qaadan lahaa 😂😂😂

  • @waliiidjiboutiensofficiell13

    Midaa kaleh edit ayaa igaa gadan...anii edit sifican ayan uu garanayaa lakin youtub waxbaa masoo dhigoo

  • @Maram-Yahya-h6p
    @Maram-Yahya-h6p День тому

    My appeal to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that it is not my right to comment on your channel, but God is my witness that our circumstances are harsh and forced me to do this. Please forgive me. My brother, there is still a brotherhood of faith. I asked you for a bag of flour. My brother, we women cannot go out among men. There is still a woman with you. My brother, God has honored you. You are men. We are women. We cannot go out or work like you. My brother, where is the brotherhood of faith in your hearts? We are women. There is no brotherhood, no mercy, no compassion, no humanity. And give good tidings to the patient. It is the greatest hope while waiting for what we want. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' How many times I called and talked and tried hard, but no one responded. Oh man, we are with you. My mother ordered us food from the restaurant. More and today. My mother left. Crying. She said, Why are you crying, my mother? She said, My daughter, I ask. God, that I may be honored by death. She said, Why, my mother. She cursed us. She said, "My daughter, today the restaurant owner insulted me. I said, 'Why?' I said, 'How can I be better than people?' I ask God, my daughter. May God gather me. With death alone, a gathering that is better than this humiliation and this humiliation. It is true. I am saying this. It diminishes my value and respect. But, man. I swear to God that I did not say this. I kiss your boots. I am so hungry that my conscience no longer allows me to let you go and ask us for food. I kiss your boots, man, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, man, I kiss your boots, man. He has caused us harm, my brother, so that we can buy a kilo of flour and pay the rent. My brother, have mercy on us. He who is in the show will have mercy on you, He who is in the sky. My brother, this is my WhatsApp number: +𝟵𝟲𝟳-𝟳𝟯𝟳𝟰𝟱𝟯𝟯𝟰𝟯. Whoever can help us, message me on WhatsApp. We will send him the full name. He will transfer us as much as he can. May Allah reward you. Allah knows that my family and I, our house rent is 15 thousand Yemeni riyals per month, and now we owe 45 thousand for 3 months. The owner of the house is one of those people who do not have mercy. By Allah, my brother, he comes every day and humiliates us and talks about us and wants to throw us out of the house and into the street because we were unable to pay him the rent. We will have until the end of the week, and if we pay him, he will swear by Allah that he will throw us out into the street without mercy. See my situation for yourselves. I ask you by Allah, the Living, the Eternal, to help me. By Allah, the Almighty, even at night we cannot sleep from fear. We do not have mattresses or blankets to warm ourselves from the cold. Everything is flooded from the rain, and we have no one but Allah and then you. My brothers, I kiss your boots, don’t turn me away empty-handed. Help us with whatever you can. Is it acceptable to you that we live in this place? We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters and your honor, and help me with whatever you can. May God reward you with good =>[[}>] ^][/*&;;&;&&;•̥·°꒰·̮ •̥·°🎉😢😢 😢😢😢😢😢..،.،.،.

  • @XaawoBashiir-n8l
    @XaawoBashiir-n8l День тому

    ❤😊

  • @MA-rf6sg
    @MA-rf6sg День тому

    Commentka dadkaa mashallah waxaa ficaan goreey thank you reer puntland caay iyo aflagadoo baadaan baan kuu arkeey social media markaa thank you reer somalia wallahi puntland reerkasta waa welcome we are dad goob ah

  • @skyabdig4893
    @skyabdig4893 День тому

    waa aamini waayay eeba nooga baxeene macnaha qabri meey u maleenaayee meesha eey u socdaan???

  • @HIMACFILMS
    @HIMACFILMS День тому

    Maansha allah Great work Bro

  • @MahadAbdi-b1x
    @MahadAbdi-b1x День тому

    Mansha allah dal iyo dadbo bilic qurxon koko mahadsanid adi iyo family kagah

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 День тому

    Safar u qurux badan Maansha Allaah Allaha xafada putland