DAARUSALAAM - XAAFAD CASRI AH!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 чер 2024
  • Waxaan booqannay xaafadda Daarusalaam, waxaan u mahadcelinayaa maamulka iyo dhamaan asxaabtii na soo dhawaysay.
    Subscribe saar

КОМЕНТАРІ • 65

  • @adirizakahmedfarah4919
    @adirizakahmedfarah4919 Місяць тому +9

    Xaafalad caalami ah mudqisho 7km ayee u jirtaa , disaporaha waa meel eey ugu maarmeen kenya iyo qaaligeeda iyo dugsi iyo diin na ciyaalka eey u heleyaan mashllh

  • @amalabdulla6049
    @amalabdulla6049 Місяць тому +11

    The beauty of the video makes me excited to visit my homeland❤️🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥👏🏻👏🏻

  • @user-mg8er6id5q
    @user-mg8er6id5q Місяць тому +9

    Let the animals free, adiguba in jeel lagu galiyo majeclaateen.

  • @chipahe3412
    @chipahe3412 Місяць тому +7

    muuqal sameeyaha ugu fiicn soomali
    big support ❤🙋‍♂️

  • @ZakiQanciye12
    @ZakiQanciye12 Місяць тому +6

    Dagmada darussalam dheh

  • @diriehirsi2883
    @diriehirsi2883 Місяць тому +3

    Ilaahayoow wadanka noo Nabadee

  • @fe8445
    @fe8445 Місяць тому +2

    Dalka waa inaan dhisano. Lugaha laysku dhegin. Xaasidnnimo layska dhaafo. Kelyo dhaqida waan ku farxay.

  • @harithturab
    @harithturab Місяць тому +1

    wax somali leedahay oo qurxoon hadaan arko dar allaa iskaga farxaa mashalah

  • @moliban8133
    @moliban8133 Місяць тому +5

    Video qurux badan Ustaad Said 👏🏿😍

  • @Nima.Mahmoud
    @Nima.Mahmoud Місяць тому +2

    ما شاء الله ❤️🥹

  • @husseinabdi6396
    @husseinabdi6396 Місяць тому +1

    Dareslaam ha dhehin ee Ratiweyne dheh

  • @Suulcayn
    @Suulcayn Місяць тому +1

    Muuqaal aad u qurux badan oo ay ka muuqato khibrad heer sare oo saxafinimo.
    Mahadsanid

  • @sakariyesaeed955
    @sakariyesaeed955 Місяць тому +1

    Ambiga ka muhiimsan shiekhow

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 Місяць тому

    Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar from Yurub

  • @buraale134
    @buraale134 Місяць тому +2

    Mashallah horumar wacan

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 Місяць тому

    Masshaallah magac uga wanaagsanbmaniro daarusalaam dagmo quruxbbadan magacaas ayaa u qalma si nabada Ale ugu waariyo dagmo magaccablaga badalay ayaa jirta wardhiigley warta nabada

  • @Suldaan-Maakhiri
    @Suldaan-Maakhiri Місяць тому

    M.a meeshan waa wax kale , UA-camrkan waxa uu soo gudbiyo iyo dadka ku xidhan isuma dhigmaan kor halo qaado odayga oo ugu yaraan half million halogu cimaamado ama millionka dhmaystira ❤

  • @MaxamedSaabiyo
    @MaxamedSaabiyo Місяць тому

    Masha Allah walaal guuleyso

  • @mohamedmukhtaar6929
    @mohamedmukhtaar6929 Місяць тому +1

    Zxpkay Awaale aadban usalamayaa gadaalkasoo bax dheh Saidow
    Waan kaaga mahad celiayaya zxp waqtiga iyo juhdiga aad galisay soo gudbinta muuqaladaan quruxda badan Channelka hada is badal qurux badan baa ka muqda noosoo badi zxp mahadsanid

  • @hawaluul1649
    @hawaluul1649 Місяць тому

    Masha allah.aniga mardhow ayaan usoo gurirabaa insha allah❤

  • @yacqubaliahmed3437
    @yacqubaliahmed3437 Місяць тому

    dagmada rati wayne ahaa masha allah

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 Місяць тому +2

    Rati weyne! Looks nice

    • @xamdixasan4905
      @xamdixasan4905 Місяць тому +1

      Avr abgaal IQ 😂

    • @bongasasa3895
      @bongasasa3895 Місяць тому

      @@xamdixasan4905 hayeey! So you smell Abgal from a distance right? Ilko qolof! Wiifoow aan Reer Mudulood sarnay doesn’t cut the mustard cabibti! Xamar dhan Rati wayn aa loo bixinaa!

    • @AFDiini1722
      @AFDiini1722 16 днів тому

      @@xamdixasan4905 65 IQ 😂😂😂

  • @QansaxChannel
    @QansaxChannel Місяць тому

    Music background music magicii

  • @Tawakeljamaal21
    @Tawakeljamaal21 Місяць тому

    Amazing video 🎉

  • @fe8445
    @fe8445 Місяць тому +2

    Ma rabtaan wadankeena inuu hagaago? Fitno wade waxba soo kordhinayn nacayb mooye ha dhageysan hana taageerin.

  • @yaaska3957
    @yaaska3957 Місяць тому

    mahadsanid said

  • @mahamudutaama8851
    @mahamudutaama8851 Місяць тому +1

    Amazing

  • @QansaxChannel
    @QansaxChannel Місяць тому +1

    Siciidow Zxb ad baan kaga mahdcelinaya sida fiicaneee dalka quruxdiisa usooo bandhigto nio waxaad iga caawisa music background music Vidoe saaran magaciisa adoo mahadsanid

  • @abdiladiifmuuse3155
    @abdiladiifmuuse3155 Місяць тому

    Degmada Daarusalaam aad bay u diyarsantahy dhan walba taasina waxay ku tusaysaa in casimadu ay horumar la taaban karo samayanyso
    adna wad ku mahadsanatahy soo sarida bilicida casimada umada somaliyeed

  • @bashiromar6095
    @bashiromar6095 Місяць тому

    Keep going bro ❤

  • @NOAMINVESTMENT
    @NOAMINVESTMENT Місяць тому

    sxb waa Degmo

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io Місяць тому

    Rati miyaan daajineeynaa marksan dhaheeyno Ratiwreyne

  • @sundusmohamed2792
    @sundusmohamed2792 Місяць тому

    Koko bulle community post keeda kaso raacay mashallah muuqaal quruxbadan❤❤

  • @MuseIsmail-M18S
    @MuseIsmail-M18S Місяць тому

    My brother

  • @user-uh5hc8ei5g
    @user-uh5hc8ei5g Місяць тому

    M.a

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 Місяць тому

    From.Koko

  • @Thewho444
    @Thewho444 15 днів тому

    It’s empty place why

  • @mrhamble6031
    @mrhamble6031 Місяць тому

    Arey waa Rati weyne maha

  • @NajiShow
    @NajiShow Місяць тому

    ya salam waxaasa Muqaal ah.

  • @user-is4pj7ly7q
    @user-is4pj7ly7q Місяць тому

    Daaru salaam zebra ma leedahay walaal bal iga soo jawaaba bada dhinaca maku haysaaa?

    • @kickoff-fj5ur
      @kickoff-fj5ur 18 днів тому

      1) Darusalam Zebra ma leedahay ? MAYA
      2) Badda Miyey dhinaca ku haysaa ? MAYA oo magalka wax yar waa ay ka baxsantahay

  • @saabiriinaxmadmaxamad7947
    @saabiriinaxmadmaxamad7947 Місяць тому +1

    Daaru Salam ❎ rati weyne ✅

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi3544 Місяць тому

    Asaalam aleykum all Somali waxaa kajiraa qabiil qaraan ama dolaad maka jiroo waxaa firini Kenya o somalida sidaa lacag u kiliyaan sorry about it’s a shame

  • @RealSavage7
    @RealSavage7 Місяць тому

    Copy and paste houses and development that prioritizes profit over practicality.
    Anything is good though for a country like somalia, but urban planning must be considered now instead of later. So many houses packed together like fishes in a tin 😮
    Inshallah one day I plan to create my own development and thriving neighborhood in somalia. I will make sure to actually plan instead of hasty cheap developments showcased by darusalaam. Just because we are in a developing position dosent mean we deserve an inferrior quality.

  • @hakraofficial379
    @hakraofficial379 Місяць тому

    degmada daarusalaam runti waa degmo aad loo maal geliyay runti waxaan aragnaa sidey u dhisan tahay
    waxaana mesha kasii maqnen amnigii oo waa degmada ugu amniga badan 20 degmo ee gobol-ka banaadir waligeed lama sheegin daarusalaam ayaa falal amni daro ah ka dhaceen waxaa mahad celin mudan ilaah kasokoow shirkada hormuud telecom somalia oo markasta u taagan hormarinta dalka iyo dad-kaba iyo intii kaloo ka qeyb-qaadatay dhismaheeda intaasna kuma joogsanaayo ee ilaa gadaal stete-ya cusub ayaa ka socda dhismahooda

  • @kingabulceesh2484
    @kingabulceesh2484 Місяць тому

    Dagmada ratti-wayne❤

    • @Diyeeshe12
      @Diyeeshe12 Місяць тому +1

      Rati ha kuugu durduriyo😂