Runtii waa gabar aad u qalbi wanaagsan waxa yaab leh halka ay booqashadeeda ka biloowday waa wax xitaa aysan ku fikirin wasiirada dowlada ka tirsan angu gabadhan ma aqaan balse mustaqbalkeeda iyo fikirkeedu waa mid sare. Horey u soco abti..❤❤
Markaan daawaday muuqaalkan waxaan soo walaashen hodan naaleye allaha u naxariiso koko dadka social media ku jiro waxey kaga duwantahay aragtida iyo aqoonta iyo damiirka. Sidoo kale said fadhaye marnaba lagama aamusi karo quruxda muuqaalka oo ay ka muuqato xirfad aad u sareysa, dalkeena dhalinyaro sidaan oo kale ah ayuu u baahnyahay runtii 🇸🇴
Aaad u weyn hodon naaleey muuqaalad noocaan so gudbin jirtey si ay dad u tusta dalka in laso boqan karo ama la iman karo balse iyada iyo zowjkeeda qaraxay ku dhinteen waxan nasiib daro ah gabar tan iyo burburkii dalka ka maqneed o dalka imatay ay dunida tuseysay in somali la iman karo aan cabsi jirin bls gabadhi iyo zowjkedaba qarax lala beegsaday halkasna waaxa ka cad in somali amnigeda la isku haleen karin malinti hodon iyo seygeda la diley aadan ugu naxay amni kama jiro somaliya siba muqdisho xabad qof iska ridayo qof kale aan wax galabsan ku dheceyso o halkas ku geeryonayo somali qabyalad dishey iyo musuqmasuq ALLOOW noo gargaar AmernYAA ALLAH🤲😢💔
Video wlhi top waaye sidoo kle our beautiful queen wan ka helyn qabka usharaxday wax walba oo khuseeya wadanka wllkay gacntaa quruxda badan Allah ha kuu barakeeyo Video mnsha Allah ah waaye
M.a bilicda dhulkaga so bandhigtay wxay kaga dhabaysy hdalki aha dhulki hoyo fursdo badn ba iga muqda ayna youtuberadu arkayn 1m comen son queen koko❤❤❤❤❤❤❤❤❤
That was a phenomenal video! The way you blended visuals and narrative was truly impressive. The attention to detail and the emotional depth really set it apart. Looking forward to seeing more of your work!
Best video aan daawado bishan, Masha allah wll Run ahaanti waan jeclahay inaan noqdo conte creator siiba barta UA-cam ,waxaad tahay legendnada aan ugu jeclahay. UA-camka .👏👍👍👍
Camera man ka gacantiisa wax la siisto baan jirin waliba waa maskax & Muruq & Maal wada socda bal qiyaas inta muuqaalkaan waqti & qorshaba gashay 🙏😳😮❤️
First one minute markaan daawaday ayaa soo qoray commentigan. You're so professional, sidaad u duubaysid muuqaalada. Daawasha muuqalka ayaan sii wadanayaa. Mahadsanid bro
Mnshllh Congratulations to the content creator, the vidiographer.....qofka vidiogan dubay gacantiisa wey ufadhiisa, keep going....Ua doing good job of marketing the potential of Somalia ✊✊✊
Said Sxb gacantada Allah kubarakeeyo Film baad nadaaawadsiisay Anigoo si xiisenato muuqalka dhamaaday , koko wlshey Adna nooso dhawow minika minikaaga waaye❤
As a Videographer i give this 10/10 good job Said and Koko.
Vediogan waqti ayaa galay qof gacantiisa fadhisane wuu dubay what a Camira man keep goin sxb
And olso the editor 😉
Kokobulle runty way taqaana sida lodiyaariyo barnaamijyada documentariga ah.good job walaal
Camera man📸ka hal mar u sacbiya🤌🏻
👏👏👏👏
👏👏👏👏👏
👏👏👏👏👏👏🎉
👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
Runtii waa gabar aad u qalbi wanaagsan waxa yaab leh halka ay booqashadeeda ka biloowday waa wax xitaa aysan ku fikirin wasiirada dowlada ka tirsan angu gabadhan ma aqaan balse mustaqbalkeeda iyo fikirkeedu waa mid sare. Horey u soco abti..❤❤
Her last statement recalls me of Hodan Naaleeye mission. Allow janadii firdowso geey Hodon amiin.
Markaan daawaday muuqaalkan waxaan soo walaashen hodan naaleye allaha u naxariiso koko dadka social media ku jiro waxey kaga duwantahay aragtida iyo aqoonta iyo damiirka.
Sidoo kale said fadhaye marnaba lagama aamusi karo quruxda muuqaalka oo ay ka muuqato xirfad aad u sareysa, dalkeena dhalinyaro sidaan oo kale ah ayuu u baahnyahay runtii 🇸🇴
Aaad u weyn hodon naaleey muuqaalad noocaan so gudbin jirtey si ay dad u tusta dalka in laso boqan karo ama la iman karo balse iyada iyo zowjkeeda qaraxay ku dhinteen waxan nasiib daro ah gabar tan iyo burburkii dalka ka maqneed o dalka imatay ay dunida tuseysay in somali la iman karo aan cabsi jirin bls gabadhi iyo zowjkedaba qarax lala beegsaday halkasna waaxa ka cad in somali amnigeda la isku haleen karin malinti hodon iyo seygeda la diley aadan ugu naxay amni kama jiro somaliya siba muqdisho xabad qof iska ridayo qof kale aan wax galabsan ku dheceyso o halkas ku geeryonayo somali qabyalad dishey iyo musuqmasuq ALLOOW noo gargaar AmernYAA ALLAH🤲😢💔
same feeling here
Barnamijkaan koko chanelkeda ayuu kufiicna iyadaa veiws badan
Haddaba kan wuu kacey viewskiisa fiori almost 100k
Waa isku mid wiilkay faa ido uthayba subscribe kisa batay xita
Ninkan baa waqtigiis iy maskaxdiisa geliyey marka asaga xaq uleh inuuso gashto❤bariiskisa ma siine gabdha
Video wlhi top waaye sidoo kle our beautiful queen wan ka helyn qabka usharaxday wax walba oo khuseeya wadanka wllkay gacntaa quruxda badan Allah ha kuu barakeeyo Video mnsha Allah ah waaye
Dunida masoo marin qof Ka wanaagsan Nabi maxamed scw scw scw ❤️❤️❤️❤
Scw❤
Scw❤
صلى الله عليه وسلم🤲❤❤
Ayyyy koko videoga quruxdiisa wakhti baa gly❤
Videogan kor uqaada please team koko😭❤️❤️waxbadan uqalmaaaa
M.a bilicda dhulkaga so bandhigtay wxay kaga dhabaysy hdalki aha dhulki hoyo fursdo badn ba iga muqda ayna youtuberadu arkayn 1m comen son queen koko❤❤❤❤❤❤❤❤❤
What a professional camera-man and editor
1m views kani wa u uqalmaa 🎉
haa futeey
Boqortooyo is heshay wleeee 🎉❤❤❤❤❤ Koko and said 🎉❤❤❤❤
Saciid fadhaye gacantaada waa 10/10 masha allah Hat's 👒 off bro...
Waaana kaaga mahadcelinayaa
Sida quruxda badan oo dal jaceylka leh ee aad ummada somaliyeed uguso gandhigeysa quruxda dalkooda❤️🇸🇴
Guuleyso walal👋
M.a gabadhan horumarka dalka dhankasta tusaale kakeentay horumar wcn koko bulle
That was a phenomenal video! The way you blended visuals and narrative was truly impressive. The attention to detail and the emotional depth really set it apart. Looking forward to seeing more of your work!
Waa muuqaal leh dareenno kala duwan.
Hats off to you saciid 👏🏾🙌🏾
She reminds me of Hodan Naleyeh may she rest in peace.
Mnsha Allah si qurux badana loo duubay koko Bulle way dadalaysaAlle ha barakeeyo ❤
Woow Mashallah beautiful video ilike from Dijbouti 🇩🇯
mansha allh tabarakalah koko wa verry educated girl alahuma barik wlal❤
Koko waa gabadh yar oo ilhy ku manaystay talent,qurux,codkarnimo,aqoon,aragtiwanaag,iyo weliba naxariia masha allahy isha aadanaha ilhy haka haayo wll koko bulle❤ runtii markaan arkay waxaaan soo xasuusta hodan naaleye ilhv iyadana ha uraxmado😢
Sido kale said fadhaye wll ilhy gacantaada hakuu barakeeyo aad ban ugu xiranahay videoyada aadka uquruxda badan aad noso gudbiso❤gacan dahab horey usoco boowe❤noso badi videoyada nocano kale ah ❤ i will hope inad malin uun sawir iga qaadi doontid❤
From puntland specially growe❤
Muuqaal fikir, waqti iyo xirfadba kulansaday. Hats off to you sxb Said Fadhaye. 👒👏👏
Best video aan daawado bishan, Masha allah wll Run ahaanti waan jeclahay inaan noqdo conte creator siiba barta UA-cam ,waxaad tahay legendnada aan ugu jeclahay. UA-camka .👏👍👍👍
M..A aadba ugu mahadsantahy sxb sida uga shaqeesay muuqalka dalka alle hanoo nabadeeyo Aamen 🤲
Team koko meshan ma jogah 😭🙌😻
Well documented piece 🙌 Congratulations Said and your team too 🥰
Am telling you itz very rare to find a daughter like koko...she if off to change the nation
She’s a real person we need wlhi quruxda wadankeena so bandhigte❤
Best film maker and fav youtuber mr saidfadhaye
Wooow our country walhi amazing this video waa isaameyey m.a wadankaygaw guulayso goorwalba😢🎉❤
MAsha allah sheekada iyo editing qaabka lo duubay muuqaalka intuba 💯
My favorite koko ❤
Amazing vedio m.a koko 🔝💯🙌✅️
Camera man ka gacantiisa wax la siisto baan jirin waliba waa maskax & Muruq & Maal wada socda bal qiyaas inta muuqaalkaan waqti & qorshaba gashay 🙏😳😮❤️
Cododka Kooko waxaa mooda in hal waqti la duubay waliba hal meel farsamada, Muuqaalada iyo aragtidaba waa cajiib masha allah
Said fadhaye bro aad iyo aad Ayaa umahadsantahay sida wacan bilicda wadanka noogu soo gudbiso mar walba ❤❤
Mashallah koko dalkeen maqnashahaan ka maqanahy waxey natusisay dhinacyadiisa wanagsan dadka kale dalkeen dhankoo ka liitay na tusaan❤❤❤❤❤
Thaks again Said Fadhaye and team.
This camera man +directer+ edit woooow amazing top one 👏👏👏👏👏🎯
First one minute markaan daawaday ayaa soo qoray commentigan.
You're so professional, sidaad u duubaysid muuqaalada.
Daawasha muuqalka ayaan sii wadanayaa. Mahadsanid bro
Eyl waa meel aad u qurux badan bulshada deegaankaas dagan waxaan leeyahay deegaankiina ilaashada haday noqoto nadaafatad iyo amnigaba
Mnshllh Congratulations to the content creator, the vidiographer.....qofka vidiogan dubay gacantiisa wey ufadhiisa, keep going....Ua doing good job of marketing the potential of Somalia ✊✊✊
Vedio kaan wllhi qof ka edit gareeyey waa gacantiisa wey fadhisaa❤❤❤❤
The best editor ever in Somalia 🎉
Favorite UA-camr said fadhaye😊
Best videographer in Somalia 🇸🇴 said fadheye cinematic video 🎉👍
❤❤❤Thank you sweetheart we need more young ladies like you . I’m so proud of you .
Said Sxb gacantada Allah kubarakeeyo Film baad nadaaawadsiisay Anigoo si xiisenato muuqalka dhamaaday , koko wlshey Adna nooso dhawow minika minikaaga waaye❤
Documentary qurux soo jiidasho leh Masha alah alah noo siyaadiyo nabadda❤
Thank You brother Legend🎉
Kokodena qurux badan❤💝👸🏻
Smart girl ❤😘💋
Kuwa kale ee Caanka ah
dhaqan Xumo iyo Cabtooynimo
oo kaliya ayay soo kordhiyaan.
Gabadhaan Caanimadeeda
Laguma Khasaarin
Incredible video koko bulle +said 🎉❤❤
Amazing muqaalkana waa ka helay sido kale cameramanka gacantiisa way fadhisaa m.a kokk adna waxa thy gabar ilaahay caqli kumanayste allaha ku xafido
Very emotional video about the students.
Ar maxuu yahay muuqaal duube cajiib ah ga cantaada allah hakuu barakeyo wll said
What a moment 😢
What videography said and good job Koko 🙏👏👏👏
Koko❤❤❤
Saa Ufaraxsanaa Ayaa Murug Iskubadaly 😭 Muqalka ardayda Dhagolayasha Runti Aad Ulaqiroday
ilahey Ha usoceliyo Maqalkoda 😭😭
Best Vedio nin gacantiisu fadhido iyo qof mug iyo miisaan leh guleysta idim alle.
i just wondering the videography absolutely epic
Masha Allaah Said Fadhaye waxaa tahay Camera man aad iyo aad ugacan qurxoon ilaahay hakuu barakeeyo Koko Bulle masha allaah waa iga maseer siisay markaan soo hana qaadey baan qurbe imid wadankaygana meelo badan kama tagin muuqaalkaan aad buu ii hiyi kiciyey wadankii inaan imaado. baan sugi la ahay ilaahow noo barakee dhulkeena Soomaaliyeed. ilaahoow midee Soomaaliweyn
U killed it bro 👏 steps ka aad isugu xij xijisay xalqadaha muqalka I like 👍 it bro and thank u
The best vedio keep going wll✨
Mama koko maxamuud buulle Allah ha ku xifdiyo dalka hooyo haloosoonoqdoo wuu idiin baahanyahay from Djibouti 🎉🎉
Wlhi video ka qurux bdn ma arkin 😭❤ l miss you mogdisheyyyy
M.a kooko walahi dad badan baa dhan taa wlll ilaahey ha ku xafido❤
I like your channel bro Manshallah Somaliya Ha israacdo, Qabyaalada Hadhacdo!!!
Maashaalaah adeero wankuguh hambalyeynayaa geesinimodaadads
koko bulle fans only like👍❤
as photographer i give this 10/10 saxiib mahdsanid video qurux badan oo lagu raaxaysan karo oo aan lagu caajisayn baad naala wadaagtay
Video qurux badan waye dalkeyga quruxdiisa waaku farxay dalkeyga hooyo waa u xiisay
Intee ka jirta hada
It’s amazing videos, thanks to the explorer
What a professional guy said fadhiye ❤🔥👋
Keep Going Koko❤
Koko qalbi wanaagi oo qofa❤
Koko bulle gabar wax baraty❤
Waw the beautiful side of muqdisho aya na tusteen thanks
masha allah zxb gacantaada wey fadhidaa kaliya music dhambe lee gaabi hadalka xogaa la maqlo
coca waa qurux ley sidoo kale camera manka waa fadhiyaa gacantiisa masha Allah🎉❤
Best video editing and video quality....
She has a beautiful heart wlhi koko
The best Video ❤
Koko, waad iga Oohisay. Feeling very overwhelmed
Video ga editing woo shidan yahay❤🎉
Wallhi manta hadii aan haysan lahaa wax yar oo hantiya wax ayaan u qaban lahaa yaa allh aloow awodada lacag igu sii duco lee u awooda manta😢😢
Vedio ka qurux badan waligay madaawan ❤ I love it wlhi 😊
Abbb Alaabtaan caadi ma ahan 👏🏾
Masha Allah tabarakallah illahey ha xafido iyada dhaman walidinteda yaa Rabi yaa Allah
Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah
Amazing Video. Those videos inspire and encourage our Somali people who live abroad. Koko, you're an example for them.
Best editing wlh alaabtaan waan aqaanaa
Weyyyyy ❤koko❤❤
high quality and professional clip
Amazing 👏
M.a boqoradeen koko❤
👏👏👏👏👏👏👏 Masha Allah so beautiful ❤❤❤❤ team koko ❤🎉
Incredible work brother.