Marka ay timaado content creation nuxur leh dadka sameeya Soomaalida dhexdeeda qofka koowaad ee igu soo dhaco waa Siciid Fadhaye iska mana lihi e, runtii aad ayaad ugu habboon tahay e horey u socodnimo balaadhan ayaan kuu rejeynayaa.
Walaahi hadii wasiirada lagu xusho dhalinyaro garanaya dalxiiska iyo sportska ay u dhiibaan dhalinyar fahmaysa shaqadooda lakiin oday qayilaya all the time ayaa sports loo dhiibayaa waa ceeb
Dal waa haysanaa lakiin dad caqli leh baanaan haysan, Umad Caqligoodu uu yahay Qabyaalad, Dhac, Boob, Cay, Qosol maalaa yacni ah, Kan xun oo loo sabac tumo, kan wanaagsan oo la dhaho adigu waxba ka kala ogide update soo noqo, intaas oo dhan umad ay caqligoodu intaa uu dhaafi waayay Dee dib in ay u socdaan mooyaane horu socod haka sugin 😂
Waddankena quruxdiisa ayad na tustay ee ilaahay aduunka hakugu janneeyo akhiirana jannada hakugu casuumo.
War Lamiiga nodhiisa asxabey War ila Garissa ka imanena ❤ Somalia💪💪 🇸🇴
Eyl waa meel aad u qurux badan
Aad ayaad ugu mahadsantahay muuqalada aad markasta noo soo gudbisid waa kuwo dal jaceyl ah
Wadaniyad ka muuqato. Hanaga daalin muuqalada noo soo badi
Mahadsanid bro
Mahadsanid bro!
Said Hamze barre isku cod eeka. Muqaal qurux badan 👏🏽
Run ahaantii sxb wan kaaga mahadcelinaa mrkasta muqalada quruxda badan aad wadanka quruxdisa naguso bandhigtid horay usoco sxb
Mahadsanid sxb
MasuuuL reer somaliland ahaY wadankiina wn jeclhy side u imaDa aan ku dalxiiso ee InshallaH goor uun wan iman
Qofna kaama xigo masuul dhul soomaliyeed inoo imow
Lagaama xigo wall ee imow dhulkenna qurxda bdan🎉❤
Wadankeena kaliya mahn adaaleh ❤❤ wllo😊
Run ahaantii muuqaaladaada aad ayey u xiiso badan yihiin
Waxaan ku leeyahay hore u soco bro.
I am sujuu EYL is in my bucket list what a beautiful place ✌️can’t wait to visit inshallah
Wow amazing sxb shaqo adag ba no haysa guuleyso awowe 👍🏽
Reer eyl is xirqama oo jidka dhista si magaalada niigu hor marto.aniga xitaa wixi karankeyga waa niigudarsanaa
Horu mar wcn inan mar uun imadan rajaynayaa from buuhoodle🤝💯
Said wll guuleyso wan ku mahdsan tahay shaqada aad haysid
Manshaalaah i love ❤e❤y❤l❤ waan Iman doona inshalaah ❤❤
Said fadhaye inaan maruun kulanaan rajynyaa wllky from jig Jiga 🎉❤
Insha Allah bro
Manshala dhalinyarada hadii saas loo dhiirigaliyo oo qabiilka laga koro taas ayaa dhalinta somaliyeed whit out siyaasad iyo qabiil la isu booqdo
Masha Allah Eyl beautiful city
Mashallah brother keep up the good work
Thanks brother!
Mansha allah horumar wacan
Guul Puntland and Somalia
Dawladda Puntland land iyo shacabkeedu waa inay dhisaan jidkaas iyo ka garacad.
Magaaladana dhulka waa in raqiis laga dhigo
Muqaal iyo sheeko sameeyey somalida ugu wanagsan sxb guulayso🫡
Mahadsanid walaalka!
Alla Qurux Badnaa ❤
Marka ay timaado content creation nuxur leh dadka sameeya Soomaalida dhexdeeda qofka koowaad ee igu soo dhaco waa Siciid Fadhaye iska mana lihi e, runtii aad ayaad ugu habboon tahay e horey u socodnimo balaadhan ayaan kuu rejeynayaa.
Sicidow Gudomiye muqalkan wax badan kasugayay kumahadzanid
Bilic soo bandhigaha weyn somaliya o idil said sxb guleyso e aada u mahadsan tahay
Mahadsanid brother
Thanks!
Yaaa ALLAH dalkeyga😢
Supper UA-cam channel
Mashallah
MashAllah 🎉🎉🎉
Mahadsanid sa'ed fadhaye ❤
Walaahi hadii wasiirada lagu xusho dhalinyaro garanaya dalxiiska iyo sportska ay u dhiibaan dhalinyar fahmaysa shaqadooda lakiin oday qayilaya all the time ayaa sports loo dhiibayaa waa ceeb
Guuleyso Walaal❤
M.a gulayso bowe❤
Good long live somali
Cajiib.
Hero
Guuleyso bro
Wadada xooga saara si ay u fududaato sucodka
Guleyso walaalka.
Mahadsanid bro
Sxb guulyso
❤❤❤❤❤❤❤
Ma Indian ocean baa mise Gulf of aden
Indian Ocean waaye
Dal waan heysanaa lkn dadkii???😢
Dal waa haysanaa lakiin dad caqli leh baanaan haysan, Umad Caqligoodu uu yahay Qabyaalad, Dhac, Boob, Cay, Qosol maalaa yacni ah, Kan xun oo loo sabac tumo, kan wanaagsan oo la dhaho adigu waxba ka kala ogide update soo noqo, intaas oo dhan umad ay caqligoodu intaa uu dhaafi waayay Dee dib in ay u socdaan mooyaane horu socod haka sugin 😂
Maxmed siyad barre aya yiri dhul bn ka tagay dad kama tegin
@@11naa44😂😂😂 imow maxed siyad noqo plz
Dhulkaan dad waleeyahay kanga Lee u tasho
Warya edab yelo dhuul lakala leyahay majiro@@Epic_laughs17
Tuulada qalalan majeertoonow nagadaa haynaga walineee laasgeel iyo shiikh baanu xayaysiin waynaye
Ciise muusow foodada dhaafa kkkkk😂😂😂😂
Kkk Dabacayuun adigu OROMO saw adigii ahaa maxaa kaa galay tuulooyinkayaga. Na sii dhaaf
Hhhh waxba kuma kala duwana shiikh iyo eyl ❤