@@Cabdi_Maxamuud_Cabdiwaa xuduud beenaad Xadkeena waa ilaa isielo dhinaca kale ilaa herer Adiga hadii been iyo in dhulkeena la qaato lagaa dhaadhiciyey dad nool waa joogaan oo taariikhda saxda la socda oo markay gaalada na qaybsanaayeen aan ilaawaynin Adoo kale ayaa sahlay in nala qaybsado 😢😢
@ Said: This is unequivocally magnificent presentation of Doolow -Somalia. We need more people like Said and his team to show case the exquisiteness of our county. I'm troubled by the problems facing farmers. Is this something young people can collectively come together and explore the root causes (natural... Example acidic rain due to green gas emission or man-made... Example excessive use of fertilizer, over grazing etc ). Thank you Said
Aad baan u nacay odayaasha siyaasada ee heshiin waayay 30 sano. Dhabtii way nala hareen. Barwaqadaa Soomaali ka badan & sharafteenii iyagaa hortaagan. Feeling sad and angry walaahi.
Intaas hadaad fahansantahay waad qalbi fiicantahay allaha ku sharfo Dadkuu wadanka u baahanyahay baad ku jirtaa ee halganka dhinacaaga ka wad Insha Allah odayaashaana talaabo sharci waa faqsan baa laga qaadi doonaa maalintay noqotoba insha Allah shacabku waa inuu kacaa oo odayaashaana la soo wada xiraa daba dhilifka u ah dowladaha shisheeye iyo wixii soo raacaba Soomaaliya ha noolaato ✌️✌️
Somali weyn alle ayaa u maqan ma jiro hal siyaasi u maqan. Arinka ah biyaha inu dalaga ba ba'sho ma ahan arin sahlan waxayna u bahantahay baritan waxan ogahay bereeylada somalida intoda badan in ay dhulkooda kaso carareen baahi darted hada doolaaw wadadas ayee ku socata hadii aan laga garin allow somaliweyn yaa u maqan
ar meeshaan yaa i geeyo walee sidaan beer u tacban lahaa un waxey noqon laheyd mid lala yaaabo sbbtoo ah beeraha aqoon fiican baa u leeyahy maxaa yeelay si toos ah baa u barty laga soo bilaawo 2015 ilaa maanty baa ku dhex jiraaa
Marka koowaad Siciid Fadheeyow aad iyo aad baan kaaga mahadcelinayaa muuqaaladaada sida heerka sare ah ee aad u soo diyaariso taasna waxaynna muujinaysaa Experience -gaaga muddada dheer ee aad ku soo dhex jirtay majaalkan, laakiin hal mid ayaan aad u dhibsadaa taasi oo ah dadka sheegta Maamulka deegaannada dhaca xudduudaha sida kan Doolow oo kale oo qaabka hab-tabintooda qaabka darran ee ah in ay yidhaahdaan dhanka Itoobbiya ama Doolowda itoobbiya ayagga oo odhan karayo Deegaanka soomalida ama xuduud beenaadka aan laleenahay itoobiya in qaab noocaas ahi u soo tabiyaan warbixinaddooda wax kaman cinaya annigu garan waayay waa haddii ay jirto e, annigu waxa aan ahay dhalinyarada Dawlad deegaanka Soomaalida weliba Gobolkaygu waa ka dhaca daanta Baay ama Doolow--Baay oo waa Gobolka Afdheer haddana marka ay dhagahayga ku dhacaan hab-tabinta gunnimada ah ee dadkaasi aad ayaan uga xumaad.
Doolow xuduud ma aha ee waa xad beenaad,
jiilka yaryar Haloo sheego wax sax ah.
Mahadsanid Saif fadhaye muuqaalka quruxda badan eed kasoo diyaarisay Dagmada doolow.
Liq oo aqbal waa xuduud rasmi ah oo labo waddan wadaagaan 👋
@@Cabdi_Maxamuud_Cabdiwaa xuduud beenaad
Xadkeena waa ilaa isielo dhinaca kale ilaa herer
Adiga hadii been iyo in dhulkeena la qaato lagaa dhaadhiciyey dad nool waa joogaan oo taariikhda saxda la socda oo markay gaalada na qaybsanaayeen aan ilaawaynin
Adoo kale ayaa sahlay in nala qaybsado 😢😢
@@maxamuudcali2564 Waxaan ogahay in aad riyo dharaareed aad ku jirtid waxaan macquul ahayna aad maanka ku haysid, Dhulkan aad sheegaysid Ethiopia shadaal ayey ka qodatay Iilaahayna mooyee cid kale kama fur furayso, markaa toos oo dantaada raaco 👋

@@Cabdi_Maxamuud_Cabdi Orom yahoo ka yaac meesha ha dhuuman
Itoopi mijiirto kuligood wa duul 🇸🇴 Somali,NFD iyo Somali galbeed kulii waa duul Somali,Somali Weyne haheshiiso. We will rise and shine
ilahay haidiin barakeeyo. maanta idinkaa nasiib baddan oo wadankiina jooga. iska daaya qabyaalada oo dalkiina dhista.
Brother these videos are cinematic and are all pieces of art. Mashallah 👌🏾
شكرا سعيد مبدع دوما ماشاء الله عليك
تحياتي وسلامي لك
من مكة
تحيا الصومال 🇸🇴🇸🇴
Mansha allah Saaxiib Aad Baad Umahdsan tahay Waxaan Soo Xasuustay Channelo Waa weynoo ajaaniba markaan arkey Sidaad Udiyaarisey Muqaalka
Music Background magiciisa iisheeg mahdsanid wll ❤
Guuleyso bro!
@@SaidFadhaye_ music background magaciis wll adoo mahadsan
@@SaidFadhaye_music Background ma ga ciisa iisheeg zxb qali
@ Said: This is unequivocally magnificent presentation of Doolow -Somalia. We need more people like Said and his team to show case the exquisiteness of our county. I'm troubled by the problems facing farmers. Is this something young people can collectively come together and explore the root causes (natural... Example acidic rain due to green gas emission or man-made... Example excessive use of fertilizer, over grazing etc ). Thank you Said
Music Background magiciis zaaxiib Siciidow
Mashalah gabdhaha halkas fadhiya quruxbadana.ilahayba gabdhaha somaliyeed qurux iyo sharaf kumanaystay
Ustaad Sa'ed fadhaye hore u socod wanaagsan
Waa qalad in la dhaho .dhulka Ethiopia.
Somali galbeed dhulkeedu waa uun dhul somali wada leedahay
wow, this is really beautiful, Thanks for the amazing filmmaking! Top of the top.
Glad you enjoyed it!
Maa shaa allaah qurux badanaa meesha allaah
MashaAllah Dal Allah waana siiyay, Alx. Eebe hanaga dhigo kuwii kafa idaysto
Maa shaa Allah nabad Iyo dowlad dalka wada gartah alle ha na siiyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍
Amin
Libax caasimada dawladda koonfur galbeed ee baraawe ta plz
2:29 muuqaalka kan ayaa marax ka dhigayaa waxa uu ku hadlayo
Guuleyso wll Said
Wow ur one of the best UA-cam maker keep it up Sir
Sxb doolow iyo Liiban iyo afdheer iyo daawa wa soomali anaga itoobiya garanmeyne
Greetings Said. Mar kasto waa ku mahadsan tahay muuqaalada faaíiadad leh aad noo soo gudbisid.
Video qurux badan iga dheh. Lkn ninka kahadlaye beeraha wqbiyada halabaaro macquul inlasumeyey duqa magaalda il gaar ah kufiiri masaakiinta.
Maashaa allaah reer Tilley
Such an amazing video but the music was very distracting and loud! Pls upload no music versions for ppl who dont like music
Nice. Everyone should see the video.
Masha allah. ❤️❤️
Walaahi dhul jano baraka Allah
Dal barwaaqo oo billaa dad ah waa soomaaliya kalluun beero xoolo foox maydi xiji laba webi togag dalxiis baddo intaas baan haysanaa 10malyan baa nahay Aduunka waxaan ka nahay qoxootiga ugu badan dunida Illaahay soiomaaliya nimcadeeda ha tuso
Wlh cadi ma ahan qaabka ad edit garysay doolow ayadana caadi ma ahan Afgooye cml wye ma.a sxp soomalia o dhan kso wareg manta kua arky subscibe wa ksaray baidoa balcad jawhar afgoye melhas imad
Mansha allah reer doolow ale heyni barakeeyo dhaqter bilaash hadad heysatan wa guul weyn hore u socda beeraha wa muhiim❤
Waa magaalo isticmaar kujirto xabashidi eey guumeeysato iyo dad isdhiibay oo la heeysto
Aad baan u nacay odayaasha siyaasada ee heshiin waayay 30 sano. Dhabtii way nala hareen. Barwaqadaa Soomaali ka badan & sharafteenii iyagaa hortaagan. Feeling sad and angry walaahi.
Intaas hadaad fahansantahay waad qalbi fiicantahay allaha ku sharfo Dadkuu wadanka u baahanyahay baad ku jirtaa ee halganka dhinacaaga ka wad Insha Allah odayaashaana talaabo sharci waa faqsan baa laga qaadi doonaa maalintay noqotoba insha Allah shacabku waa inuu kacaa oo odayaashaana la soo wada xiraa daba dhilifka u ah dowladaha shisheeye iyo wixii soo raacaba Soomaaliya ha noolaato ✌️✌️
Good content
My beautiful country 💕💕💕💕💕💕💕
Thanks
Xuduudka ethiopia ❌ Xaduud beenaad
Masha allah
MashaAllah 💕
2021 Baan Tegay Doolow Gedo Jubaland Somalia 🇸🇴
Delta resorts xaggee ku taal ma aadan qeexin..
Dolow Somalia sxb
Soo badi vedeogaa sxb😅 😂😅
Sxb ninka dronta hayana igu salaan waa khabiire
Somali weyn alle ayaa u maqan ma jiro hal siyaasi u maqan.
Arinka ah biyaha inu dalaga ba ba'sho ma ahan arin sahlan waxayna u bahantahay baritan waxan ogahay bereeylada somalida intoda badan in ay dhulkooda kaso carareen baahi darted hada doolaaw wadadas ayee ku socata hadii aan laga garin allow somaliweyn yaa u maqan
😢😢😢😢!!!
We only 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
ar meeshaan yaa i geeyo walee sidaan beer u tacban lahaa un waxey noqon laheyd mid lala yaaabo sbbtoo ah beeraha aqoon fiican baa u leeyahy maxaa yeelay si toos ah baa u barty laga soo bilaawo 2015 ilaa maanty baa ku dhex jiraaa
waa lugu haya dhul beero ee dadka deegaan raadi
Sxb anaa kuhaye xagee jogta adiga dhulwayn oo wax walbo lagu beerikaree
Wariyahan khibrad malaha dhul xuduudo beeleed ayuu ku raftay iska soo sax dadka soo warayso next time Insha alaaah any way keep going
Dolow ilahow iney sidan ueken 2018ki ayaa igudambeysay qorax kulel ayey aheyd
26 Juan hambalyo ❤❤
Ya Allah Waxa Na Siisay Dhul barwaqeed ilahow nabad na Sii Said Waku Mahadsan tahay Vediogaaan quruxda badan ❤
Manzh allh❤
Waryaa xadmaaha ee waa xadbeenaad
Marka koowaad Siciid Fadheeyow aad iyo aad baan kaaga mahadcelinayaa muuqaaladaada sida heerka sare ah ee aad u soo diyaariso taasna waxaynna muujinaysaa Experience -gaaga muddada dheer ee aad ku soo dhex jirtay majaalkan, laakiin hal mid ayaan aad u dhibsadaa taasi oo ah dadka sheegta Maamulka deegaannada dhaca xudduudaha sida kan Doolow oo kale oo qaabka hab-tabintooda qaabka darran ee ah in ay yidhaahdaan dhanka Itoobbiya ama Doolowda itoobbiya ayagga oo odhan karayo Deegaanka soomalida ama xuduud beenaadka aan laleenahay itoobiya in qaab noocaas ahi u soo tabiyaan warbixinaddooda wax kaman cinaya annigu garan waayay waa haddii ay jirto e, annigu waxa aan ahay dhalinyarada Dawlad deegaanka Soomaalida weliba Gobolkaygu waa ka dhaca daanta Baay ama Doolow--Baay oo waa Gobolka Afdheer haddana marka ay dhagahayga ku dhacaan hab-tabinta gunnimada ah ee dadkaasi aad ayaan uga xumaad.
Eraygaa ani wuu idhibaa bowe wax xuduud ah majiro dalkeena waa inaa xoraysanaa oo midownaa anoo Garowe jooga ma jecli in ladhaho kililka shanaad waa itobiya gobolka waqoyi barina ladho keenya qadiyadaa waa ku yaraa ilaa markaa so caqliyaystay ilaa hada waa ka gubtaa wana necbahay guul dadka somaliyed dhulkeena🇸🇴🇸🇴❤❤
Itoobia biya sumaysaa 😢😢
Mala hubaa warkaas
@@SaidFadhaye_ Haa 💯
Dibada ngo yada kayimado waayo
God's paradise on earth I only discovered the beauty of my country through its creative lens@said fadhaye thanks🔥
Mahadsanid 🙏🏾
Please don't mention it☺️
Gaarisa ila diri dhawa ..
Waa dhul somali leedahay waxa Ethiopia la dhahaa ma jiro
Wax baaritaan kusameeyay majiraan miyaa waxa sababay cudurka beeraha galay
Aad ayuu ii cajab galiyay muuqaalkaan
Mahadsanid bro!
DHUUSEEY MEEL MAA LOBIXIYE CAJIIB
Biyaha malaha waa la sumeeyey. Soomaaliya waxaa jira hay'ado reer Galbeedka ah oo beeraha kala dagaalama!
Itoobiya ma aha halka ay xuduud la leedahy ee wa deegaanka soomaali galbeed
Somali Iyagaa Dhulka Dadkale Siinayo Waa in Lasoosaaraa Jiilcusub oo Wadaniyiin ah.
Somali. Aduudooda Waa Dhamaadka Harar Xagaana Marsabeth Meeshuu Kudhamaato.
Dadkeena Weeyrafaadsanyihiin.
Doolow DDS waaye
That entire land is somali. Wrongfully written borders
Ku
Juba Kuma dhamaado goobwayn ee Bada ayuu Ku shubaa
Dhulkeena barwaaqo ayaa taalo allow noo siyaadi reer dowlow igu salaan
War dhuulkan barwaaqada ah dhista somaliyeeey
Bulshada Doolow abalweyn ayey ku hayan mahadsaniid saaxiib qiimo badan.
Xuduud beenaad weeye
Carab kuwooda baahana waa akhii tacaawim kuwooda wax haystana yaa cabiid? Micnaha vidoe Somaliya lagama fiirsan karo. Waxaan xasuustaa 1991 Yeman ineey bada xeebtooda nagu celiyeen oo xataa biyo noo keena diideen. Yaa leyla yaa bin Diin iyo Carab iskuma qaldee.