@@Maryann12q ma dhimanayo hadaan rabbi idilayn jaahil ma ihi.adigu se ma I saxaysaa mise waa I magaysaa? Wll ninka qoraalkan iska leh soomaali miyuu ku hadlay isaga u jawabayaa ma garan karo inuu soomaali fahmaayo iyo inkale Qurbu jooga.Adiguna qoraalka soomaaliga baro inta aadan dadka afka dheer iskala soo galin.Mahadsanid.
Waa arrin aanan lagu baraarugsanayn inta badan dhibaatooyinka kalluumaystayaasha ay ku hayaan marakiibta shisheeye ciddii wax kaqaban lahaydna ay ka jiifaan Alle haku nabad yeelo dhallintaas sharfan howshooda wacan Mahadsanid walaal
Marki qabiil qabiil la inoo kala gooyay calamo gooni gooni ah kala sameysanay ayaa loogu talagalay in dadkeena lagu ciilo dhulkooda ciil badanaa rabbi talo kufilan💯
wadan maran oo umadiisii ay ku mashquulsan tahay qabyaalad iyo xifaaltan Somalia illaah ha usoo diro madax kabadasha wadcigan adag. ummada somalia qalbiyadooda ha waa fajiyo in wadankooda ay dhistaan oo ay isku duubmaan.
Iska hadal ma fiicno ee nin weyn cml u hadal nabiga dad gaalo oo hanuun ugu duceyn jiray adigana waxaad habareysa muslimiin, Bal adiga hadaa somali ka fiican tahay waajibkaada ugu horeeye ee ah caabuditaanka allah maka soo baxday ileen midaas aa ugu muhiimsane mise shan salaadoow oo hal idhaafsii camal aa tukataa, qof waajibka allah inta tabartiis kaso baxay sidaan uma hadlo.
@@Jibriil571Beentaa ma aha soomali dulinimo ayay doorteen, in ay ka baxaana ma rabaan, madaxda in looga kaleetiyo ayay mudan yihiin intaan hada aan arkayno wayba ku yar tahay 😂
Dadkeeni manta ma sidaana u danbeysay in Bad iyo Bari ba loogu dulleysto Ciil badna wlhi ciila muqalka u dhamaysan wayay xoolahagi halagugu gumeysto sorry dadkeygow 💔😭
With the amount of coastline somalia has it could be a coconut superpower in the region if it really wanted to be. Lots of useful products come from it as well. Pistachios, banana/plantains, pineapples, pomegranate, olives, lentils, figs, date palms, tigernuts, peanuts..lots of potential.
3:21 dhaliyarada somaliyed intey qabiil io tiktok ku jedan waka qayradkii lagu ranayo qaar kabdan oonan ogayna wayjiran yaa wax loo shegaya ileen waa dhagax dadka jiro manta laba malin un bay qirodan😢
Maanta aniga hadii aan u tago n imankaa Somalida isku sheegaya qabiil ahaan ayay ii dilayaan, marka Somalinimo loo danqadaa waa dhamaatay.Nin walbaa wuxuu hoosta ka galay dowlad goboleedyo qabiileysan. dalku wuxuu doonayaa Somalinimo laakiin umadii aan ka dhashay qabiil ayaa waalay.
Alla ciil badanaa way oo way wax aadan waxbo ka qaban karin allaah ayaa waydiin doona madaxda soomaalida umaday udhaarteen in sidaas gaalo iyo ajanabi ugalaan alloow ciil badanaa
😢😥😢والله هاذا شي محزن لمايحصل للمواطن الصومالي اوكي اين الدوله او الحكومه التي تبيع كل يوم مكان خافو من الله واتركو الشعب المسكين يعيش بحوريه في البحر والبر 😢
Waa ayaan daro iyo il xumo in aan lenahay dal lkn eeysan jirin dowladnimo dhab ah oo uheelan shacabkeda dhaarta nin kasta oo madax ahi ku dhaarto waa in uu ilaaliyo dalka dadka iyo diinta aaway dhaartas ma kaliya inta kitaab ka gacanta lagu haayo ayeey ku egtahay waa nasiib xumo Dhalinyarada somaliyed ee ila midka ah waxaan leeyhy ogaada xaqiiqada dhabta ah feejignaada dadka hari doona ama waxaan eey sameeynayaan jiilkaan inaga weeyn nadiifintooda laga sugaayo waa anaga marka feejignaada.
One solution ba xalkeenu ku jira. Dhamaan madaxda Somali uu talisa in aan nolosha siyasada ka saarno iyaga iyo ciyalkooda qolqolkoda aanay soo dhaafin.
Waa nasiib daro wlhi mahadsanid sidaa usoo ban dhigtay
Codka shacabka dulman
I’m watching this video from uk I’m so angry how my people struggling 😤
Aniyo adigaba.
Can you believe that these thieves were licensed by Puntland authorities and the federal government?
Miyaad dhimaneysa hdda afkaga hooyo ee somaliga ku hadashiid war jahil ba tahe horumar miya u maleysay english
@@Maryann12qDadka adoon caayin si wacan wax ugu sheeg, soo lagama yaabo inuusan somaliaba arag waligii, hadana uu dalkii kaa jecelyahay.. ha is ceebayn si fiican dadka ula hadal.
@@Maryann12q ma dhimanayo hadaan rabbi idilayn jaahil ma ihi.adigu se ma I saxaysaa mise waa I magaysaa? Wll ninka qoraalkan iska leh soomaali miyuu ku hadlay isaga u jawabayaa ma garan karo inuu soomaali fahmaayo iyo inkale Qurbu jooga.Adiguna qoraalka soomaaliga baro inta aadan dadka afka dheer iskala soo galin.Mahadsanid.
Waxay u bixiyeen burcad-badeed, iyaga ayaana ah Burcad dhab ah.
Amazing👏👏
Waa arrin aanan lagu baraarugsanayn inta badan dhibaatooyinka kalluumaystayaasha ay ku hayaan marakiibta shisheeye ciddii wax kaqaban lahaydna ay ka jiifaan Alle haku nabad yeelo dhallintaas sharfan howshooda wacan
Mahadsanid walaal
Dalkaga sidas halagugu gumeysto xanun ka dara n ma jiro😭😭😭
Somaliyey kaca❤
War dhaliyarooy waxaa sameysataan doon weyn oo aad saarataan qoriga shilkaha ama zuuga ee ku garaaca maraakiibtaas shisheeye ee kaluumeysanaayo...
Cajiib nio Nin dhulkiisa difaacan Cid u difaaci mayso anigoon Waligay bad arag Kuna Noolayn Somalia haddana Waxaan Aamin sanahay inaan leeyahay Badaaa Ninmankaa Ay joogaan Oo halkaan Ayuu iga hayaa Ciil iyo dulmiga Haysta Masaakintaa Marka dhalinyaradaas Ha difaacdaan Dhulkooda iyo badoodaba
Mahadsanid mudane
Wadan bila dawlada somalia ne thy ogaden cadawgi
Keep going brother Your video quality is top mashallah 👌
Gacan dahab guuleyso ustad
😭😭😭😭😭ilaahow Cadowgaa Badeena Haysta Naga qabo🤲🤲🤲
Maxaa Ka Xun Waddankaaga Shisheeye hakugu dhex hanjabo?
ALLAHDULILLAAH DHAH. ka duceysta shartooda illaahey ha idinka qabto
waa ku mahadsanthy sıdaad xogta noola soo wwadaagty
ALLAH CIIIL BADANAAA.
Keep going
Marki qabiil qabiil la inoo kala gooyay calamo gooni gooni ah kala sameysanay ayaa loogu talagalay in dadkeena lagu ciilo dhulkooda ciil badanaa rabbi talo kufilan💯
Mahadsanid Siciid.
Reer EYL please boos iib ah ma helayaa oo bada saaran
Inaan guri ka dhistaan rabaa
Wlhy qurbaanu ku dhimanay
Please
Reer Eyl waa inaad sooqabsataan maraakibtaas oo maxad furasho aad kaqadatan
wadan maran oo umadiisii ay ku mashquulsan tahay qabyaalad iyo xifaaltan Somalia illaah ha usoo diro madax kabadasha wadcigan adag. ummada somalia qalbiyadooda ha waa fajiyo in wadankooda ay dhistaan oo ay isku duubmaan.
waa mhdsnthy maadama dadkas dhibtoda aad so bandhigty
Somali ilaahay ha sii duleeyo, waayo iyagaa duli nimo doortay, aakhirana naarta soomali ilaahay haku guro. Badna ma jirtee qashinkaa lagu guraaye isaga taga meesha !!
Iska hadal ma fiicno ee nin weyn cml u hadal nabiga dad gaalo oo hanuun ugu duceyn jiray adigana waxaad habareysa muslimiin,
Bal adiga hadaa somali ka fiican tahay waajibkaada ugu horeeye ee ah caabuditaanka allah maka soo baxday ileen midaas aa ugu muhiimsane mise shan salaadoow oo hal idhaafsii camal aa tukataa, qof waajibka allah inta tabartiis kaso baxay sidaan uma hadlo.
@@hdhh0 40 sano duco la waday, way kasii dartayba, qoom dulinimo doortay duco iyo quraanba mari maayo sxb !!
Ilaa awoowgaa baa duco uun waday
@@Jibriil571Beentaa ma aha soomali dulinimo ayay doorteen, in ay ka baxaana ma rabaan, madaxda in looga kaleetiyo ayay mudan yihiin intaan hada aan arkayno wayba ku yar tahay 😂
@@Jibriil571 koley soomali naarta waa ugu duceeysay adigana somalidas aa ka mid tahay ogow.
Somaliya,badeda,in lagudilo,iiyada,uu,sababa,sawabto,ah,qabil,bamadax,maray,somaliya,alla,ha,uu,gargaro,inti,muslim,wanasan
Dowlada soomaliya ayaa u saxiixday 4 sano iney kaluunka gurtaan waa ka xunahay waa doqonimo oo burcad badeed aya ka ilaalineyna ayeey ku leyihiin waa tuugo 😢😢😢😢😢😢
Alle hanoo gargaaro ❤
Dadkii lahaa bada isma difaaci karaan halka isla madaxdii sharafkood ilaalin laheed ey xoogaa malayin siis teen dadkood ha ahaaden mid federal & mid m/gobled walhi somali meel walbo waalooga soo duule lkn anaga ayaaba cml iska dhigane dhexdeena waa isku baa ba'anay cadow shisheeye waa naga dharge
Add English subtitles, it will spread the message further
Soomaaliweyn
Dadkeeni manta ma sidaana u danbeysay in Bad iyo Bari ba loogu dulleysto
Ciil badna wlhi ciila muqalka u dhamaysan wayay xoolahagi halagugu gumeysto sorry dadkeygow 💔😭
This is so sad illahay Somalia 🇸🇴 ha u gargaaro wallahi aad baan uga xumahay in dalkeeyni na lugu gumeysto
Markayabtasi. Wa budhca badeed mareykan ah o khayredkena dhuqaya
So sad💔
Siyaasiyiinta soomaaliya ayaa ka masuula in maraakiibta shisheeye gurtaan kheyraadka dhex ceegaaga waxay ka qaataan xoogaa tar oo sandareerto ah, iyaguna malaayiin doolar ayay ka sameeyaan.
Very important video 😢😢😢
Sida aad video yaga usameeyso🎉❤
Senator Daahir ayaanle makujiraa.
Siyaasiyiin caan ka ah Puntland ayaa heshiis kula jira shirkadaha kalumeysiga ee dawladaha shisheeye.
Meeday dowladdii iyo maamulkii dalkan masuulka ka ahaa
With the amount of coastline somalia has it could be a coconut superpower in the region if it really wanted to be. Lots of useful products come from it as well. Pistachios, banana/plantains, pineapples, pomegranate, olives, lentils, figs, date palms, tigernuts, peanuts..lots of potential.
Ciil badana😢
qabyalad iyo qabqable ayaa halkaaa innadhigay this is unfortunate
Waxa dihi laha xabad drones oo xitiyiinta laga soo gato aya lugu ilaalina kara bada
Waa naseeb darro wllhi adeero , Dadka caalamka waxay bixiyaan canshuur lacagtaasna waxaa la lagu bixiya adeega dadka sidi dhismaha wadoyinka , schhoolada , kamacadaha , isbiaalo , iyo in LA soo ibiyo qalab hub ah sidi lugoo difaci lahaa Dalka iyo dadka , lkn somalia dadka canshuurta way bixiyaan lkn caloosha siyasiyinta Ayee ku dambeysa , waa naseeb xumo waa Ayaan darro In dalkaga iyo badada iyo xeebtada lagugu caabidsado
Dadka iyo shacabka Eyl waxay mudanyihin in wax laga qabto caqabadana iyo dhibatoyinka marakibta shisheye
waa in Deni laga qabto horta. Asaga iyo dowladiis ayaa ka dambeeyaa
wlhi waa wax laga xumaado in dalkeeni rag wasiiro ah cunaanoo iibiyaan inagoo dhalinyaro ah na ka baahi qabno
Dalkan waxba ka qabsan waynoo wuu dayacanyee aynu maalinba qayb iibino. (cuni waaye waa loo cunaa)
Wa halkee
Dalkeena waa la heestaa
Dowlada arintan waa iney wax ka qabata ama waa in dhalinyradda somaliyeed is abaabulan oo badooda wardiyeystaan
Horaa loo yiri "Nin aan Ciidan la heyn Ciil Kama Baxo". Waxaa halkaas na dhigay ee cadawgaas na boobaaya na baday waa Wax magarato anaga naga mid ah.
Siyaad Barre AUN
@@LexlutherVII Aamiin yaa Rabbi 🤲
@@aadamisports446 Somalidu runta iyo xaqiiqada way neceb yihiin, AUN 🙏
@Duqa-magaalada Somalida runta ma jecla, mana isticmaalaan maskaxdooda
Siyaadbare marasuul buu ahaa fidnadaba asaa bilaabaye @@LexlutherVII
Somalia ilahay ayaa umagaan
Wlhi somaqli mel walba eey jogaan dhiba haysta
Hadey dagalamaano waxaa la dhahaa waa burcad😢😢😢
Anaga waan ku raaxaysan waynay wadankeena iyo kheyraadkiisa sababtana waa anagoo is neceb.
Marka dunida in iska daldashaan maxaa diidaayo.
Laandheran ahy iyo dhulkyga kama kalumesan kro 😂😂😂😂
Turki Gu markuu imaado Waa la didinaa tuugta badeena ku jira ado kana turkigu waa idinka macaamilaa
Waa wax Aad u naxdin badan xaqiiqdii, muwaadiniintaas somaliyeed ee badoodii loogu yimid hadana lagu dhibaateeyy 🤨.
DHIBAATADA WAXAA INOOGU WACAN WAA QABIILADA IYO CALAMADA FARAHA BADAN WAR SOOMAALINIMO MEEL KA HOOSEYSO YAANAN ISTAAGIN AQAL TIIR LA'AANTII KALIGII MATAAGNEEN HADII AAN ISTAAKULIN TABAR YEELAN MAYNO EE KAYASHADA CADAAWUHU ISKU TIIRSANAADAA.
MashAllah
ma ahan in shati la siiyo shisheeye
انا لله وانا اليه راجعون
madaafii qaata guba markabkaad aragtaan idinkuna isu xoogbadan kansomaliga lashaqaysta dila
Walaal maraakiibta Waa cadowgii marka dowladaaha muslinka wayisku diraanoo calamadooda ayxirtaan marka dowlad meeshakumahaynee baarlamaanka x sheekh baaiibsadayee ilaahow shicibkeena gargaar oo c /laahi farmaajo noo keen aamiin aamiin kolayxaqeena markaas Ayaan helaynaa Aamiin amiinkolaydowlad Dowlad baa kaa celi see Maxay. Tahay dowlada aamusan
3:21 dhaliyarada somaliyed intey qabiil io tiktok ku jedan waka qayradkii lagu ranayo qaar kabdan oonan ogayna wayjiran yaa wax loo shegaya ileen waa dhagax dadka jiro manta laba malin un bay qirodan😢
*30 milyan baa bada dhan chiness looga gaday waqtigi farmaajo yaa is weeydiiyey???*
Marakiibta jariifka waxaa keeney madaxda dalka, dowlad dhexe iyo kuwa dowladgoboleedyada. Jariikaas ee shacabkooda u malegeen ba keenay inay shacabka kheyraadka ilaahay siiyey aysan ka faaideysteen. Khaasatan Deni wuxuu keenay dalka Jariif aan loo hooyo iyo aabe yeelin.
Maanta aniga hadii aan u tago n imankaa Somalida isku sheegaya qabiil ahaan ayay ii dilayaan, marka Somalinimo loo danqadaa waa dhamaatay.Nin walbaa wuxuu hoosta ka galay dowlad goboleedyo qabiileysan. dalku wuxuu doonayaa Somalinimo laakiin umadii aan ka dhashay qabiil ayaa waalay.
waxaan waa nasiib daro runtii
Alla ciil badanaa way oo way wax aadan waxbo ka qaban karin allaah ayaa waydiin doona madaxda soomaalida umaday udhaarteen in sidaas gaalo iyo ajanabi ugalaan alloow ciil badanaa
Nice
Iyaga iyo madaxda soomalida.ayaa ah burcad badeed isu kashaday ummada masaakiinta ah waa xaq in kuwaas laga dhiciyo khayraadka badeena alloow naga qabo
Shisheeyaha Soomaaliya iyo Puntland ayaa rukhsad siisay. 😂❤😂
soomaaliyee goormee dhibatada ka baxeenaa?
Mashallah ❤❤❤
Where is punt land governor
Where is your uncle fake vila wardhiigley leader
Xuutiyiinta iyo iran waa in aan weydisanaa caawinaad…. Si eey noo siyaan hub😂iyo drone aan isku difaacno
😢😥😢والله هاذا شي محزن لمايحصل للمواطن الصومالي اوكي اين الدوله او الحكومه التي تبيع كل يوم مكان خافو من الله واتركو الشعب المسكين يعيش بحوريه في البحر والبر 😢
Williams Mark Hernandez Sandra Rodriguez Robert
Sad 😢
Walaal waxa sidaas kuu galayo waa dani waayo dhamaan marakiibtaas waxaa lacag ka qaato dani
Koleey xaqiina waa soo dahri doontaa
Subxanalah.Somalia illahay aya u maqan.iyo Tag iyo Haween,geesiyala oo wadankoda difaca.😡😱
Ilaahay uma maqna ha gafin qoom ilaahay ma bedalo ilaa ay nafahooda bedelaan waa aayad quraana
Dawlada fadhidka muqdisho ayadaa license soo siisa tuugta badaha xaalufinaaya
Qabyaladay dahalkagi qareera.bulshoyinka calamka awoododi waay mideyan ee hadudaha ayay kuilashadan.balse anaga qabilkasta qabilkale ayu difaac uga jira.hubkii iyo ragii dalka difaci lahaa halkaas ayaay jiraan.damiirki awi ila aqira zamaan ma sidaana!
Dadkaas cidu wax uma qabato markaas baa canshuurtooda suud lagu wada xirtay
Naclatulaah
So sad 😢
Cishib cumada aynu inagu isku sababnay weeyan laandheere ayaynu isku dilayna nolosha dhabtaana laangaab ayaynu ka nahay la iska cuno waxooda ay caqa ulahayeen
ALLOW ALLE
Waa ayaan daro iyo il xumo in aan lenahay dal lkn eeysan jirin dowladnimo dhab ah oo uheelan shacabkeda dhaarta nin kasta oo madax ahi ku dhaarto waa in uu ilaaliyo dalka dadka iyo diinta aaway dhaartas ma kaliya inta kitaab ka gacanta lagu haayo ayeey ku egtahay waa nasiib xumo
Dhalinyarada somaliyed ee ila midka ah waxaan leeyhy ogaada xaqiiqada dhabta ah feejignaada dadka hari doona ama waxaan eey sameeynayaan jiilkaan inaga weeyn nadiifintooda laga sugaayo waa anaga marka feejignaada.
Dawladaha qabiilka een dhiiga ushubno may bada inoo ilaaliso dadkeenu waa xoolo 😂
Ciidanka bada puntland ma brank ba
One solution ba xalkeenu ku jira. Dhamaan madaxda Somali uu talisa in aan nolosha siyasada ka saarno iyaga iyo ciyalkooda qolqolkoda aanay soo dhaafin.
WHERE IS THE GOVERNMMENT????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????
😢😢😢
Dahabshil iyo hormuud iyo amal--sida ugu dhaqsiyaha badan waaa in ay 50 domood ciidnka ah ku soo gadaaan….🧐
Ya umalesay shirkadahas ine leyihin marka lacaq waydisanaysid?
Dowlad la aanta weeye waxaasi
Qoriga kornet ladhahaayo halagu hubeeyo ilaalada badaha