Reer Puntland runtii waa horeeyaan la isma xasdo, Been badan baa laga sheegay waana laysugu tagaa xiliga kaftanka, waa reer adag isla markaasna iska dhicin iyo waxtar labada waa leeyihiin, Dadka soomaaliyeedna waa soo dhaweeyaan.
M.a reer puntland wa dad gob ilhy hano barkeyo bulkenna puntland inta og koko mrky Malaysia ku noqto asad warsi ka qadi donna❤ love u so much pyo kowsar mohamud bulle gulsoh
Anooo afka kala haya muqaalki igu dhamaaadey 1dii waxan ahaaa dadkiii jeclaa meel kasta ka dalbanayey iney koko puntland timaaado mhdsanid said wakhtiga qurux badan aad noga faaideysey I'm proud puntlander an koko funs ❤
Commentka dadkaa mashallah waxaa ficaan goreey thank you reer puntland caay iyo aflagadoo baadaan baan kuu arkeey social media markaa thank you reer somalia wallahi puntland reerkasta waa welcome we are dad goob ah
These Puntland landscapes are breathtakingly beautiful. What a beautiful. Bravo for the quality of the video. I hope to visit one day insha Allah, from Djibouti.
Masha Allah. Thank you so much brother Said Fadhaye!!!! I cannot wait to come home and do my Puntland experience travel!!! Ilaahay Ha iifududeeyo Safarkeeyga Dhul Udug Puntland!! 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
Msha alah war waaba another level muqalka iyo goobtuba dhulki uduga mar wan ku dalxiisi i.a ilahay qabyaalada ha inaga saaro somali from hargeisa sLand❤❤
M.a wlhi fidiyowga wa ku raaxeysta bilaash looma dhihin dhulki uduga i.a mar uun wa imaan doona dad xadariyin waaye dhabti guuleysta dhamaan shacabka reer puntland❤
Maansha allaah ilma bulle si qurux badan buu dalxiiskinu idinku so dhamaaday allaaah baa mahad iska leh oo nagu beeray dhulkaas aadka u quruxda badan iyo nimcoyinkas dabiiciga waxaa kalo aad ugu mahadsan dadki wadankaan hormarkisa quruxdisa iyo amnigiisa gundhiga u ahaaa marka sadexad waxaa ku mahadsan maamulkena hada ka jira iyo shacab waynaha reer puntland guud ahaan oo nabadaas sabab u ah waxaan kalo halkaan uga ducayn dadki in halkaan aan so garno u god galay oo naftooda no huray waxaan leyhy mirihii aad beerten baaan guranaynaa ee godka allaah ha idinku janeeyo ❤❤❤❤❤
Mnsha Allah video qurux bdn wlhi family bulle dad aad uqurx bdn oo jacylka wlltinimo ee faraha badn ka muuqdo mnsha Allah sidoo kle video aad uqurux bdn oo gacan fadhiday lagu duubay
Waaa ku mahadsantahy said fadhiye decumentiga ama qurxda puntland ee aad marwalba soo badhigtid koko iyo teamkeedana waxaa leeyahay dhulku dhulkini weeye marar kloo badana waa idin soo dhawynaynaa adiga soomalida kle usoo dalxiis imaata puntland waa hooyadii somalia qof kastoo soomaali ah baa lagu soo dhaweyna team ahaana aad ba umahadsantihiin 🥰✌
masha allah lahuma bariik yaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa allah ka duulqad somali qaflada iyo nacaybka la isku galiyaya illahaw umada somali quluubtooda midee nimcada an arkayno ayuu galku naga xasadaya quruuxda dhulkena dawada masha allah from djibouti
Wa first time an arko marnamij zidan o kale ah o qrx badan intan badan chanalks aduunka muqaLkan o kale dawlado aya mal galiya zida DW o kale amazing ✌️🦁 ninki muqaLka dupay e diyariyay more time ayu galiyay runti 🥰
Been ma fiicne talxiiskan koko familygeda waxu soo soo saaray bilicda putland oo an ka indha xirnen,anigaba wa qaba dareenka ah dalxiis dhulka ❤wa jeclahay maalin wa samen doona
Said bowe maxaad baratay film makaer miyaa baratay waxan simply waa high level wax somalidu ay u diyaar sanatahay inay fahmaan ka wayn bowe ilahay haku barakeyo xirfadada mansha Allah barakallah.
lays ma xaqiree dhul bari baa jira waa dhul aad uqurxbadan waa halka ay kukulman gacanka cacdmed iyo bada india waxakale oo dhulkaas alle siiyey buuraha qurxda leh dalxiiskana kuwangsn waa alx hadu dhul somaliyeed yahy cidna makala laha ❤
@@Really2025 No. It's republic of Puntland! PUNTLAND FIRST! 🇸🇱🇸🇱. Reer koonfur hadda tihiin, waxbarasho iskataga please. PUNTLAND is Gobolo United not one gobal 😂😂😂. Subhana'Allah
Reer Puntland runtii waa horeeyaan la isma xasdo, Been badan baa laga sheegay waana laysugu tagaa xiliga kaftanka, waa reer adag isla markaasna iska dhicin iyo waxtar labada waa leeyihiin, Dadka soomaaliyeedna waa soo dhaweeyaan.
Thnks wllo
Horta Ma ila Aragtay Soomaali Oo Dhan Baa Xumaanteena Iyo Dhibkeena Jacel? Meelwalba Dacaayad Raqiiis Ah Beey Lataaganyihiin Iyo Xaasidnimo Iyo Xumaan. Waxaas Lakiiin Uma Joojino Saa Haddeey Caaqibo Leeyihiin, Iyagaa Naftoodda Wax Uqabsanlahaa Dadkaas Reer Puntland Isugu Taga Iyo Xin Awoodoodda Kumasooo Ururteen. Thanks Walal. 🇸🇱🇸🇱🇸🇱
Reer Puntland waa Boqortooyada Daarood iyo Dhashii Suldaan Cali Yuusuf, Soomaalidana xadaarad sare ayaay dheeryihiin! Ku dayasho ayaay mudanyihiine, xasad iyo xagxagasho ma kudna! Guul baan idiin rajeeyey. From Gedo
@@Madaxey-r2f Thanks ina Adeer Qaali. Daarood reerkaan ugu jecelnahay ee aanu korkaas ka ilaashano wallee Waa Sade Daarood. Waxba Ha Eegin Odayaasheena Marba Kusi iskatuurta.
@@Cici_mimiKkk. Kursiga wiil iyo Aabbihii baa kala rita ina adeer! Haddii aan nahay Mareexaan Gedo waxaan nahay dadka aanan aad ugu mash quulin xurgufaha kuraasta ku saabsan ee Reerka ka dhex dhaca, Puntlandna waaba saldhigga Daarood! Guuleysta!
Koonfur Baan kudhashay oo Kubarbaaray. Kadibna Qurbahaan Aaday. Waligeey Ismalaheeyn Puntland baa Dhulka Noocaaan Ah Leh Oo Siddaan Uquruxbaddan ama Meel Soomaliya Kutaalo Ayaa Siddaan Ah. Masha Allah Tabaara'ka Allah. 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
Abtiyow koofurba wey qurxonthay lkn amni majiro Allah amni ka dhigo
@@RIYOKAABTEC666 aamiin waad ila aragtay konfur qudaar baa kabaxda xeebo wabiyo jaziirado ayay leedahay lkn amni maleh alle hasiiyo❤
@@khadiijaabdqadir I.a abaayo Mar un amni waan heli doonaa ☝️
@@RIYOKAABTEC666 Maya. Buuro maleh koonfur waana Dhul hoose oo kulul. Badaheedu nadiif maahan sidda Puntland. Biyaha iyo wabiyaddu Iyo Beeraha Aad Sheekteen Intuba Puntland Waa kulansatay. Xaasidnimo Joojiya Oo Uqira In Dhul Udug Puntland Badaha Iyo Xeebaha Soomaaliya Iyo Africa ugu Qurxoonba Rabbi Siiyaay. Masha Allah.
@Cici_mimi sxpow mugdisho ayaad tagtey koofurbaan tagey yaa lagugu maqlin waxaas xifatanka jooji, buuro malahn ha dhihin aniguba waan kuu soo tirin karaa wabi malihid lkn buuro waan leeyahy , Buurhakaba , buur eylo , buuraha bakool, War joog sxpow somalia cidna cid uma fani karto hadii ay cid faani karto waa koofur runta igu Imow puntland dhul qurxoon oo nbd ah dhirtiisa aan la jerin lkn koonfur amni Dorothy ayaa ka jirta
M.a reer puntland wa dad gob ilhy hano barkeyo bulkenna puntland inta og koko mrky Malaysia ku noqto asad warsi ka qadi donna❤ love u so much pyo kowsar mohamud bulle gulsoh
Beautiful. Forget about Maldives. I can’t believe this is Somalia. Marsha Allah.
Anooo afka kala haya muqaalki igu dhamaaadey 1dii waxan ahaaa dadkiii jeclaa meel kasta ka dalbanayey iney koko puntland timaaado mhdsanid said wakhtiga qurux badan aad noga faaideysey
I'm proud puntlander an koko funs ❤
Sidoo kale wallahi aad baan uga xumaaday in vloggii dhamaaday lkn 3 jeer baan Ku ceshaday!!
Commentka dadkaa mashallah waxaa ficaan goreey thank you reer puntland caay iyo aflagadoo baadaan baan kuu arkeey social media markaa thank you reer somalia wallahi puntland reerkasta waa welcome we are dad goob ah
ManshaAllah. Muuqaal cajiib ah Fadhaye. Marwalba Puntland waxaa waxa leh dadka Soomaaliyeed waana gurigooda. ❤️
These Puntland landscapes are breathtakingly beautiful. What a beautiful. Bravo for the quality of the video. I hope to visit one day insha Allah, from Djibouti.
Masha Allah. Thank you so much brother Said Fadhaye!!!! I cannot wait to come home and do my Puntland experience travel!!! Ilaahay Ha iifududeeyo Safarkeeyga Dhul Udug Puntland!! 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
Waan ogaa Gobtu Xagaa in ay naga jirto guud ahaan Dalku Nabad baa Gob lagu noqdaa Somaliyeey ❤
Masha Allah aabahay AUN ayaa macalin ka ahaan jiray 1978 Kii magaalada eyl. One day I will visit insha allah
Insha allaaah aaabe allaah ha u naxaristo xiligaan dad qadiimi ah oo aaabahaa maalgishtay waad ka helin insha allaah
Msha alah war waaba another level muqalka iyo goobtuba dhulki uduga mar wan ku dalxiisi i.a ilahay qabyaalada ha inaga saaro somali from hargeisa sLand❤❤
manshaaaaaa alaah runtii waxaan iska ankiraynaaa runta ssoomaaliya hadii horumar aanlarabno somaaliyeey hogaanka wadanka aanugadamayno mj waa garaynaa soomaliya hormarleh frm hg
masha Allaah aad iyo aad baan uga helay muuqaalkaan waliba aan ugu farxay ilaahay umadeenna oo dhan hormar iyo nabad hannoo wada siiyo , puntland waa dhulkaygii aan gaar ahaan aga soo jeeday , aad iyo aad baad u mahadsan tahay walaal said fadhaye video aad u qurux badan iyo editing heer sare , ilaahay haku barakeeyo.
Amazing wallaahi 👏👏👏
What a beautiful trip.. I really enjoyed watching the views.. Absolutely amazing ✌🏾.
Markle inaad so labataan bn rajyn puntland wa gurigii qof walba oo Somaliyeed 🇸🇴 hormar wacn bowe from garowe ❤
Dhulkan Quruxda Badan Iyo Xebahan Quruxda leh Ilahay Somalia Ugu Deeqay Kwrm Hadii Aan Wali Qabiil Ku mashqul sanahay Ilahow Naga Madobey Qabyalada❤
Puntland aad bay u qurux badantahay waa dad xadaaro leh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Bisinka war filmku macaan badanaa!!!! Aduun kaluuba igeeyay, lkn waa nagu yarayseen. Farsamada iyo vlogs-kuba waa wax aan laga sheekayn karin. Waa mahadsantihiine noosoo badiya🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️
M.a wlhi fidiyowga wa ku raaxeysta bilaash looma dhihin dhulki uduga i.a mar uun wa imaan doona dad xadariyin waaye dhabti guuleysta dhamaan shacabka reer puntland❤
Am so proud inaa dhulkaas kasojeedo hadana koko aan taagero ay varxad kusodhaweyne ❤
We're so proud ❤
Maashaa Allaah waa degaan qurux badan. Ilaahay amniga iyo horumarka ha u siyaadiyo.
Said fadhaye what a video bro waaxaani waa another,level😮😮 guuleyso kaabe.
Maansha allaah ilma bulle si qurux badan buu dalxiiskinu idinku so dhamaaday allaaah baa mahad iska leh oo nagu beeray dhulkaas aadka u quruxda badan iyo nimcoyinkas dabiiciga waxaa kalo aad ugu mahadsan dadki wadankaan hormarkisa quruxdisa iyo amnigiisa gundhiga u ahaaa marka sadexad waxaa ku mahadsan maamulkena hada ka jira iyo shacab waynaha reer puntland guud ahaan oo nabadaas sabab u ah waxaan kalo halkaan uga ducayn dadki in halkaan aan so garno u god galay oo naftooda no huray waxaan leyhy mirihii aad beerten baaan guranaynaa ee godka allaah ha idinku janeeyo ❤❤❤❤❤
eyl qurux badana ilhow ii ogolow inaa ku soo dalxiiso waqtiyi badan😢❤❤
the best video 3 time to watch thanks said fadhaye
Mnsha Allah video qurux bdn wlhi family bulle dad aad uqurx bdn oo jacylka wlltinimo ee faraha badn ka muuqdo mnsha Allah sidoo kle video aad uqurux bdn oo gacan fadhiday lagu duubay
Koko somali weey ku raxeystay dalkeeda hooyo dalxiis ciil uma qabto hadaba dakxiiseysid koko cml udalxiis❤❤❤❤
Reer puntland inaa ahy Malaga daremaa😭🇸🇱✅️
Masha allah, runtii muuqaalka aad ayuu u qurux badnaa, wuxuuna u qalmaa in 1Milyan iyo ka badan in la saaro, wax laga sheekeyn karo ma ahan.🎉🎉🎉🎉
Buntlan dhul io dad wey ledahay hada les xasden weligay matagin hada igu horeyso arko masha allah nabada ilaahey ha idin siyadsho
Waaa ku mahadsantahy said fadhiye decumentiga ama qurxda puntland ee aad marwalba soo badhigtid koko iyo teamkeedana waxaa leeyahay dhulku dhulkini weeye marar kloo badana waa idin soo dhawynaynaa adiga soomalida kle usoo dalxiis imaata puntland waa hooyadii somalia qof kastoo soomaali ah baa lagu soo dhaweyna team ahaana aad ba umahadsantihiin 🥰✌
Masha allah Puntland qurux badana allow noo dhoowr dhulkeyna masha allah 2024.
Hablaheena Somaliyeed waa gob gob dhashay ,Majerteenia state garoowe love from Jubaland
Masha allah dhalinta Somaliyed da daaala Garoowe waa Janada dhulka uduga 2024.
Not qabiil
Koko iso puntland way is barteen said adi teamkaaga soo dhawaada mar walba ❤❤
Maashaa allaah koko mahadsanid dhulkeena baad na bartay anagoo yurub joogna
Vedio giii ugu qurruxda badna aan arko 2024❤❤❤❤❤❤❤
masha allah lahuma bariik yaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa allah ka duulqad somali qaflada iyo nacaybka la isku galiyaya illahaw umada somali quluubtooda midee nimcada an arkayno ayuu galku naga xasadaya quruuxda dhulkena dawada masha allah from djibouti
Koko qarnigan gabdhaha gabadhoodi il bili adan allaha kaa haayo abyo ❤️👍👌
Masha alahh Said fadhaye iyo koko bulle wad kumahdsn tihiin ina biLicda puntlnd aad so tabisaan 🎉❤
mashallh vidio qurux bdn iyo dhulkena quruxbdn and reer bulle shidn😮😮😮😮
Msha allah this is another level bro keep going from kooko
Mnshalah marar bdn noo soo laabta ilma bulle ❤
You deserve an award for this 🎉🎉🎉
Wa first time an arko marnamij zidan o kale ah o qrx badan intan badan chanalks aduunka muqaLkan o kale dawlado aya mal galiya zida DW o kale amazing ✌️🦁 ninki muqaLka dupay e diyariyay more time ayu galiyay runti 🥰
Been ma fiicne talxiiskan koko familygeda waxu soo soo saaray bilicda putland oo an ka indha xirnen,anigaba wa qaba dareenka ah dalxiis dhulka ❤wa jeclahay maalin wa samen doona
Maasha Allah waantagey meelkasta oo ay tageen qofkii tagey baa kasheekeenkara ❤️
Dhulkeena soomaaliyeed wuxuu leeyahay goobo dabiici ah oo aad u quruxbadan waana la arki la'yaha qabyaalad iyo faragalin shisheeye awgeed rabbi dalkeena nabad hanooga dhigo dadkeenana ha mideeyo i.a.
Masha Allah. Allaha wadanka dhan saan u nabdeeyo. Beautiful Puntland.
Mashallah dalkeen quruxdiis ayaad natusteen jazzakum Allah
Dhulki uduga puntland from xamar👋🏿
Mnsha allah bro videoga waqti baa galisey ilaahay gacanta haku barakeeyo
Said bowe maxaad baratay film makaer miyaa baratay waxan simply waa high level wax somalidu ay u diyaar sanatahay inay fahmaan ka wayn
bowe ilahay haku barakeyo xirfadada mansha Allah barakallah.
Keep up the good work walal. Let the world know the Beautiful Somalia
Mashallah sacid keep up D❤
Masha Allah Tabarakllah aad beey uqurux badathy wllhi caadi maaha❤
Fadhaya m.a zxb gacan dahabi ayaa tahay magaalooyinka soomaaliywwd sidaad quruxdooda u Soo bandhigayaa m.a zxb guulayso
Mashallh Mashallh Ilaahay aminiga iyo quruxda dalkeenna Hano xafido
I am dying to visit Puntland, my parents are from here. Can’t wait to visit, little bit nervous though as I never visited Somalia before
Is the most peaceful region in Somalia. Masha Allah. Don't hesitate to visit. I'm sure you'll love it.
Omg 😱 Qurux badanaa Ilaahay ha iikaso inaaa Mar Tago insha Allaaah❤
Masha Allah muuqaal aan laga caajisayn Thanks Said Fadhaye.
Masha Allah runtii waa wax lagu farxo in dhulka soomaliya uu qurux badan yahay warbixinta Aad ayaan oga helay
THIS IS WHAT I AM DREAMING FOR WADANKAAGA KUDALXIIS. INSHALLAH ONE DAY
Koko thank you very much for this amazing video.
Anigoo reer puntland ah baan dhulkaas tagin oo jaanis uhelin I will be there insha alah thanks coco
Ducumery cajiiba weeyeh siciid wllo alle abaalkaga janno haku gudo sida aad bilicda puntland usoo bandhigaysid
Waaaaw masha alaaah waa dhul qurux badan❤❤❤❤
Adinka oo inta badan ban rajeyna in aad soo noqotaan insha allah from eyl daawad
The best video
Maashaa allaah ❤ keeping going puntland mahadsadin idinkuna
Mashallah muqaal qurux badan dhul allaaaah nimceyey mashallah
Bro you deserve more than this
Mansha allah dal iyo dadbo bilic qurxon koko mahadsanid adi iyo family kagah
Masha Allah dalkeena aaad buuu uqurux badan yahay❤❤
lays ma xaqiree dhul bari baa jira waa dhul aad uqurxbadan waa halka ay kukulman gacanka cacdmed iyo bada india
waxakale oo dhulkaas alle siiyey buuraha qurxda leh dalxiiskana kuwangsn waa alx hadu dhul somaliyeed yahy cidna makala laha ❤
Jah saaid u ban u jecladay mahadsanid said fadhaye🎉
From Eyl with Love!!
Masha allh ilaahey hanu xifdiyo dhulkeena puntland
putland waxay isku darsatay barwaaqo io amni alh haydin siyadiyo 🇸🇱🫶🙏
I like your programs very much because of their good quality. Maybe it means something.
Koko abaayo..Hargeesa. sii aad..iyo Jigjiga .iyo Jabuuti. ❤❤❤❤❤ 5
Man Sha Allah somali waa dad is jecel siyaasi ayaa kala qoqobaya
Kooxda camerada gacantoodu way fadhida m.a alle gacintiina ha inii barakeyo ❤🎉
Mash Allah kooko walaasheed isku cod walahi❤❤❤❤❤
masha allah waa muuqaal qurux badan
aad ayaad ugu mahadsantihhin sida aad noo tusteen quruxda qarsoon ee wadankeena, is this our country? we don't need to go somewhere else for a trip
Mansh Allah koko bulle ❤
Soomaaliya Soomaali baa leh.
Soo dhowaada hooyo❤️❤️❤️❤️👏👏👏
Dalka Puntland 🇸🇱❤️
You mean Gobolka puntland?
@@Really2025 No. It's republic of Puntland! PUNTLAND FIRST! 🇸🇱🇸🇱. Reer koonfur hadda tihiin, waxbarasho iskataga please. PUNTLAND is Gobolo United not one gobal 😂😂😂. Subhana'Allah
@@Cici_mimi 😂😂😂😂😂😂 khayaali cajiib badan , anigana dal baan sameesna let’s go
In another 10 years puntland will look almost like Dubai of east Africa, beautiful place.
Cosoble haloo sheego meeshaan barwaaqada, amniga iyo ilbaxnimada ka jirta
Muqaal was dhafay Yarkaan editkisa Waa another level 😮
Waxaan waan waligay kuma hamiyin inay somalia kutaal
Noso badiya muqalada noocan ah
Dhalin yarada shaqadan haysa hala dhiri galiyo❤
Man shalah puntland alha dhowro ❤❤
Mashaall ❤❤❤❤
Masha allh Somaali hada nahy Dhul wa heysanna ee ilahy Haqa Ha Na fahamsiiyo I.a One day waan aadi doonaa
Djibouti kaalay sxb ❤❤❤❤❤
❤❤❤❤ mansha allh 😊😊 wankahelay 😊😊
Video quality 10/10
Qurxis ex qarxis magaaladan ku dhashay❤