SIDEE LAGU TAGAA EYL?
Вставка
- Опубліковано 7 лют 2025
- Muuqaalkaan waa Safar dheer aan u galnay Garoowe ilaa Degmada EYL.
Waxaan u mahadcelinayaa Wasaaradda Warfaafinta oo nagu casuuntay Safarkaan,
Sidoo kale waxaan u mahadcelinayaa shirkadda dalxiiska ee Dalmar Plus iyo dhammaan dhalinyaradda nala safartay.
Im from Mogadishu hadana waxan ku noolahay dhul shisheye lakin nasiib allaha igu daro in aan dalkeyga sidaan o kale ugu dalxiiso from mogadishu to gobolada dhexe to puntland to somaliland inshallah , Ku raxeysta dalkiina, aad baa idin salamay dhamantin.
Masha allah garoowe magaalo qurux badan from Burco waan idiin soo booqan laha ma awoodo😢
Waa ku soo dhawaynaynaa Abyo dalku waa dalkaagii, Dadkuna waa dadkaagii, Eyl, Bosaso iyo dhamaan dhulka quruxda badan waan kugu soo dawaafinaynaa, Boorsadaada kaliya soo qaado
Diyaar sxb wanku sharfayna boqorqda burcay
Sheeqow Heesaha iskadafa wayo faaido malahan, Adun iyo Aqiiro,
Videoga Ely waan suugikarlaahay,
Safar wacan Asxabta
Masha alaah dhul udug puntland 🇺🇿♥️
Amazing vocation shb mahdsanid , vLog aN kU RaXaysTay iyo degamadaaN ku koray 👏❤
Gabarta xinaysatay ee isha qac ka siisay , ha la illa raadiyo, I am in love finally !!
Illahay ha barakeeyo dhulka soomaliyeed dhamantii ❤
Masha Allah Vlogg Cajiib ah sida iskugu xirtay deeganadaa ilaa eyl
Masha ALLAH Said Fadheye soo dhoweynta reer Mogadishu ❤❤❤❤❤❤
Beautiful videos, thank you, brother horey u soco
vidio qurx baan baa nala wadaagtey alle haku shrfo
Said your vlogger card never declines 😂😂😂. I wish I could pay you to be a full time ALL Somalia vlogger Amasador, you do it better than most and your travels are diverse and interesting, your cinematography is 🔥.. guulayso walaal waligaa. ❤❤
Mahadsanid walaal!
Manshaalaah Guul Guuleyso mr fadhaye boqorka soo gubiyaha quruxda somalia Hadan helay chanelkada hore u soco wana ku subscribe.dakxiis eyl waa dalxiiska ugu quruxda badan i love ❤e❤y❤l❤
Sheeqow Heesaha iskadafa wayo faado malahan, Adoon iyo Aqiiro,
Videoga Ely waan suugikarlaahay,
Safar wacan Asxabta
Saxib aad aya u muqalo qurxoontay wana dawada inshalah mar wan samene kuwa oo kale wada jirna mar inan kula taravel gareyo ayan rajeen
MUUQAL sameeyaha ugu fiicn soomali
🙏🏾
Said fadhaye❤ hore u soco legend dalxiis ❤EYL❤
Ya salaaaam mxan mar hore kuu baran wyey any way
Aadban muuqaladaada ula dhacy❤
Maasha Allaah waa qurux jawiya, and I liked it.
Masha Allah Eyl its beautiful city
Said Fadheye bro you deserve 2 million subscribers keep the good work well done nice videos
Thank you so much 😀
Masha Allah qurux badnaa dalkena❤
MASHALLAH EYL is definitely in my bucket list .
Safar xiiso badan oo aan ilaawi doonin ❤
Roobks marku da oh dhulkn dhan cagaar buu noqon saane way ka quruxbadnaan insha alla
wa xeeb walaal
Said keep going bro ninka kaliye ee ii dalxiis geeyo dalka iyo dibadaba anoo sariirteyda jiifo 🫡🫡🫡🫡🫡
Masha alaah waaye meel fiican waaye
Maashalaah. So beautiful. Somalia if the ministry department and its citizens put a great effort it could generate millions just from both Somali diaspora and the local ones. Also, I wish every regional government could built the main highways which connects regions and cities, to shorten trips, reduce accidents, transport goods easily, etc. when Somali people will realize tribalism is deadly cancer that only results destruction and prevents lasting peace and prosperity. I pray to use our minds accordingly.
Saidow wllow video ga waa nagu yareysay intaa inu ka dheeraadan rabay aadbaana kusalamaya wll wax qabadyada fiicane aad wado 9kana 10 dhaqso ubadal hh Asc
Dhashtay ilaa hadda aan ku riyoodaa eyl mana awoodo tagisteeda i.a mar uun tagi
Mash allh Said allh kusharfo muqal quruxdisa wata kasogudbise
Mahadsanid!
Pure talent🎉
Said fadhaye big fun brother ❤🙌
Cajiib mahadsanid sxb said
Eyl Puntland. Long live Puntland
maansha allaah walaale
mash allah said iyo teamkiis
Thanks aboowahay Siciid Fadhaye
Qurux Weynaa Masha Allah
Said Fadhaye Bro Guleyso Hormar Balaraan Kuu Rajeyna ❤
Guuleyso
Caajib.Ogow nafta ku ooman adige!❤
Wow❤
Good
Garacad taga please 👍👍👍👍👍👍
Golden Hands mr.fadhaye😊
Thanks!
Mashalah can’t wait to visit 🫶🏽❤️
Shaqo wacan Said!
waxa kaliya ka dhiman waa in la hormariyo wadooyinka si socodku u noqdo mid aan lagu daalin
Aad iyo aad
Waaw waaw
Maansha allah geella quruxda badan, Somali Waa Somali, wherever you go, we are one clan with different issues, but we are all Somalis after all, let us get along and move this shitty country Forword, we can do it us one Somali united!!!
Safar qurux badn io muuqaal cajiib ah said fadheye nio uma qalantid 24k subscribers really anyway Guuleyso wllky
Keep going bro🎉
Thanks 🔥
Cajiib🔥
Hees ayada oon la dhagasanaynin lama dalxiisi karo miyaaa
Lama Haayo Weli Qolo Quraan Ama Wacdi Dhegeysaneysa Oo Dalxiisaysa Oo Naagaha iyo Nimanka isku Milmin
Amazing
Thanks!
Imisa garowe hadaa ka abxeeysid lagaa qaadayaa
Wali ma tagin inshaa Allah next time waan ku raacin said
Insha Allah
From asad hagio ❤
Soo dhawoow Nawal!
😍😍
This is my dream I hope one day I can make this🎉❤
Amazing Gacan dahab Said fadhaye Guuleyso Bro❤
Cajiib👏🏾
Wuxuu ahaaaa safer qiimobadan
M.a
I Loveeeee!!! your videos ✨️🤩🫶🎀
Thanks
Ma dhul qurxoon
heesta reer jebouty ba laha
Reer puntland ma hilib keliyaa laga cunaa
Somali dhulka ilahay uu ku beeray iyo sida ay uga calaf la'a yihiin ma la oran karaa waa umada ugu nasiibka xun aduunkaan, Somali markii la arkay in ay iska dhex taagan yihiin Qol malab iyo hilib ay ka buuxaan oo aysan cunin calafka hor yaala kana tahriibayaan oo ayba ka cararayaan Dee waataa laysku qabsaday, ETHOPIA AAN ISKA SIINO SOMALIYAY BADAAN DHEER EE, ANAGUNA AAN ISKA TAHRIIBNO
140 Macejkovic Rapids
Eyl dhulkayga nabad gal
❤
Sxb saciid salaan sare ,
Waxaa iigu kaa dambeysay nairobi kenya xiligii aan joogay GURYA SAMO STUDIO.
BY. AHMED SIXTEEN
Ahmed sixteen waa ku salaamay bro
Deeni calol muxu wado ugu dhisi wayay ? Wadooyinka fb u soo dhigo ma faan iyo suura sidan ayayba dadku ugu silcayan wadadee
Xasan Culusow argagixisad haka xoreeyo ok!
Reer Eylkii hore baa hankaan idinka salaamaya Siciid iyo dhaliyarada martida ahba. Siciidow peace and reconciliation kii 34 sanno laga sugayey siyaasiyiinta ma istiri dhalinyaradaaba meelmarin karta maadaama ay baari ka yihiin hoogii iyo bi'ii dhacay? waayo ilaa si dhab ah loo heshiiyo, saas bay iskaga dabameeraysan, South africa iyo Rwanda ayaa saas loo heshiiyey🤣
Cumamadaada lama haysan karo !!
Sagalioc baan ujeedaa
Igu salaan
Please 🇸🇴♥️Sxb calanka qabiilka meesha kadhiga waa meel somaliyeed
Don't misunderstood that flag is the state of Puntland flag!
Wan jeclan laha punt land Lkn ma helaya dad sidan Ii Kala bara magalada🥹
Dhaqan islaam nimo iyo dhaqan soomaaliyeed ku dhaqma oo rag iyo naago aan isqabin isdhexgalka kadaaya oo bara umada dhaqanka fiican si ay bulshadu unoqoto bulsho waxtar ah oo uunan kufaafin dhaqanka xun ee qolyaha surwaalku ku dhegan yahay ee diirka diyaanada iska qaaday een waxtarka mid aduunyo iyo mid aakhiroba ku taxaluqin ubilaaba umada soomaaliyeed jiil waxtar leh oo fekeraya inay dhulkooda horumariyaan
yutubara soomali sid xoog dhamaaystiran bulshada ku xidhan loogu gudbiyo habaar aya kaga dhacay!!!!! bal had ninkan muxu noo sheegay? wAXA LARACO NOMA SHEEGI, INTA SAC LOSOCONAYO NOMA SHEEGIN! Waar sida yutubarada aduunka information ka u soo gudbiyan usoo gudbiya ama nagadaya cantara baqashka
nagatag maalinta dalxiiska kulahaa😏uff