Ma xeebtaas quruxda badan ee zeylac baa itoobiya loo saxiixi karaa waa maya waa goob saxaabadu imaaden oo barakeesan aan ilaalsano oo somalida dhan dalxiis ha u imaato❤
Balse Waxad ogaata Magaalada Berbera Keliya Dhulka Strategy kama aha Xitaa Xaga Cirka Ayay Strategy Ka tahay oo Waxa istcimaala NISA Markay Dayax Gacmeedyadda Dirayaan Waana Halka Meel ee Dhulka iyo Space Ka Isku xidha!
Magaalada Saylac, waa halka la sheego taariikhda in ay saxaabadii jacfar binu abuu daalib iyo ragii la socdey kasoo dageen markey ardul xabasha usocdeen, magaala sumcad leh insha allah waa iman doona
Seylac waxeey u baahantahay maalgalin. Aad ayeey u burbursantahay ama u dayacantahay. Dadkeeda dibadda jooga oo wax heyato ha maalgaliyaan. Mogadishu Somalia 🇸🇴 loves you
Horta wa iska hadashay Saylac dumarkina lqgu qabi jiray Meshan 19 ogas oo ciise aya lagu boqray 15000 sano ku dhawaad Xafajo wax wa shegan taqaan balse Ri gees kama jabin taqanid afka nolay camud hada tarikh ledahay ogaska duday ee melaha rafanaya so hooya
@@alihassenroble4633 malaha saylac shiniile ayad ku qaldaysa xagan Unesco dhul kama qaado ee raga aya leh samaroon ah shiniile imanso haddii kle sidaadii ayad xadiidka ku dhaafin
Mansha allaah somalia yaaaaa dhaha is cuna wadanka quruxda badan illaahay siiyay may hagajistaan illaahay wadan qurux badan oo hadana qani laakiin dad ma.haystaan
@ QADAADWAYN DUNIDA WAAD KU CIILAN TIHIIN GOOGLE GAL KU QOR FACTS ABOUT SOMALIA FAILED STATE 30 years QARAX Awowyasha reerkina Kala badh ku madheen Harappa hoos u dhig QADAADWAYNEY👌👌🫰
Somaliiyee seylac magaalo qurux badan waaye ka dhiga magaalo weyn insha Allah Allahuma amin 🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋
Zeylac mxeysan dadka u dagin inta xafado ama guryo uun miyaa ku yaala, zeylac io borama io gabiley io galkacyo io garowe io barawe io kismayo wn jclhy ina tago mar un insha allah
Macha Allah dear brother, You have done an excellent job of natural and cultural heritage. We must plan to do several missions to study terrestrial and marine biodiversity.
Merci beaucoup pour cette vidéo sur l’histoire et le présent de la ville oubliée Zeïla. Votre vidéo a fait resurgir ma volonté de me rendre un jour à Zeïla et avant cela d’explorer autant que possible l’histoire qu’elle renferme.
Mahadsanid sanid you showed us the land of our grand fathers. What a beauty and historic place's. Zaylac ❤ I hope one day i wil visit it Dawlada somaliland dadka waa in ay usameeyaan wadooyin iyo dekad ku xidha gobolada inteeda kale. Dhibaatada dadku ay hada wajahayaan waa wado la,aan siiba xiliyada roobka dadku magaalada kama bixi karaan. Doonyo ayey isticmaalaan.
Heedi sahan wlhi khabiir aad u wayn keep going sxb meherad walba oo u galo waxbuu ka iibsadaa si uu u dhiiri galiyo qaarkood way baayacaan way ka baxaan other youtubers
Mash'allah Saylac waa ina dalken farta ka bixin insha'allah... Sxb Sare bal aa kugu casuumo magaaladey Hobyo Godan oo 4 sano ku noolaa aa shaqo culus ku heyna sida geenyada madow safar ku timid. Welcome sxb
Fadlan 10 kun oo like iyo Share
Eriteria Facebook:
facebook.com/share/1Di4bH1J1v/?mibextid=wwXIfr
Waan ku salaamey geedisahan mar un ayaan kula kumidoona in shaa allaah sxp
WAADNAGA RAGTAY GEDISAHANOW ( VEDIO YADADA MALIN WALBO SODHIG )❤
ZAYLAC WAA SOMALILAND. LAAKIIN ADIGU WAXAAD TAHAY GUUG WALAWEYN AH OO BEENTA KA SHEEGA SOMALILAND. WAA LAGULA SOCDAA.
Marhaba
@@GeediSahan Legend Eratareya waan ku salaamay Ilaa boorama ayuu kula socday ✅️
Ma xeebtaas quruxda badan ee zeylac baa itoobiya loo saxiixi karaa waa maya waa goob saxaabadu imaaden oo barakeesan aan ilaalsano oo somalida dhan dalxiis ha u imaato❤
ZAYLAC WAA SOMALILAND. SOMALILAND UMADA SOMALILAND AYAA LEH
IS CADE HORTA QADAADWAYN MISE YAA TAHY NIO QUDHACOW
yaa ku yidhi saylac baa la iibinayaa 😂😂😂
Somalia 😅😅😅😅😅somali baa leeh midnimoo ❤ waa laayiii iyo awood.
@@mohamedallaleh-v9h muze waad zirantahy 😂😂
Seylac waa enladhisaa wayoo waa magaalo istaaji ah barbara Ayadaa kasii muhiimsan guul somalilnd
Balse Waxad ogaata Magaalada Berbera Keliya Dhulka Strategy kama aha Xitaa Xaga Cirka Ayay Strategy Ka tahay oo Waxa istcimaala NISA Markay Dayax Gacmeedyadda Dirayaan Waana Halka Meel ee Dhulka iyo Space Ka Isku xidha!
@@InahaashiSaylac waxay isu xidhaa saddex qaaradood Africa, Aasiya iyo Yurub... Waa dekada ugu Strategy san Africa🙏
Waa SOMALILAND
Magaalada Saylac, waa halka la sheego taariikhda in ay saxaabadii jacfar binu abuu daalib iyo ragii la socdey kasoo dageen markey ardul xabasha usocdeen, magaala sumcad leh insha allah waa iman doona
Seylac waxeey u baahantahay maalgalin. Aad ayeey u burbursantahay ama u dayacantahay. Dadkeeda dibadda jooga oo wax heyato ha maalgaliyaan. Mogadishu Somalia 🇸🇴 loves you
Saylac my town Sl Samaroniya Bahaber Celi Awoowyaashay allaha unaxariisto ayaga nasoo gaadhsiiyay ❤
Ciyaal tikyok aya tahay qabyalada meesha ka daa wll
War saylac hadaaledahay ana cissa borame ayan leyahay ee ane wada riyono
Boorama dhul ciise wayne😂😂
Mashallaah Mashallaah Dhulkii Boqortooyadii ADAL EMARATES GADABUURSI AMA SAMAROON Like Saar haddii aad jeceshahay in somali Taariikhdeeda la barto 🌟
Kkkk xafajoy ha ku riyoon saylac dad 2000 borama ka imid ku yelaan maysid
@@ciisesalal2098 Walaal Aflagaaadadu waa ceeb marka hore anigu Samaroon ma ihi waxan ahay Isaaq lkn waan aqaana dhulka Gadabuursi Awdal guud ahaan 100% Samaroon ayaa daga Ciise wuxuu dagaa Jabuuti oo lala degen yahay wll
Riyad ku nozhahay de ma istidhi hadayna samaroon lahayn ma ciise waraabe leh anaga yaab aragnay
@@AyaanJano-m3g oo ma dadkan borama kawada imiday ee hudhaydka ibinaya aya leh mayorku wa non ciise ah
@@ciisesalal2098 9ka madaluug waa cali madaluug, miskiin madoobe ciise..🤣🤣🤣🤣🤣
Dadka saylac ku abtirsada ee Naanaysta qaatay somali waa samaroon jaamac saylici.sheekh ibraahim saylici .clraxmaan saylici. Iyo abtigayay hada hadlaya ibraahim saylici ❤❤❤ awoowyashay ❤❤❤❤
Horta wa iska hadashay
Saylac dumarkina lqgu qabi jiray
Meshan 19 ogas oo ciise aya lagu boqray
15000 sano ku dhawaad
Xafajo wax wa shegan taqaan balse
Ri gees kama jabin taqanid afka nolay camud hada tarikh ledahay ogaska duday ee melaha rafanaya so hooya
Iska riyo walal.riyadou waa bilash. Waa ano irahda anoo cissa borama lenahay.dhagta tatoomo magashe ee riyo .
@@alihassenroble4633 malaha saylac shiniile ayad ku qaldaysa xagan Unesco dhul kama qaado ee raga aya leh samaroon ah shiniile imanso haddii kle sidaadii ayad xadiidka ku dhaafin
Amba borame ciise leh Adeer dhulkan aya leh ciise
Hhhh ciise waraabaw dintuba kumy soo gadhin wligaa @@alihassenroble4633
Mansha allah samaroon taarikh badan ayey haystaan
waa muuqaalkii iigu xiizaha badnaa Aan dawado -Geedi sahan thank you pro
Mansha Allah video caajiba Ka duubtay saylac Somaliland ❤
Somaliland maxay wax ku qaban wayesay walahi
Casimadii adal empire al samaroonia ❤
Waan dhisaynaaa i.a
Al samaroonia iskariyo,raag baa iskale oo dhisanaya.
Samaron hoyada maa siisay !
Zailac magala cisee gobalka salal
@@mahamoudhassan2012dadka leh aad sheegeyso maxee qabanayeeen intaas oo sano nosheegbo
Kkkk ifat empiré xeer cisse
Waa magaalo qadiimi ah SaylaC
Waa magaalo Taarikhdii hore ka muuqato , masaajid
Keep going Geedi Sahan Bro
Masha allah geedi sahan waad ku mahadsan tahy intad nagu soo booqatay saylac tariikhda saylacna aad soo saartay
Mancha alah walal Taariikh du waa muhiim Dhulkeenu waliba iyadoo dhawr qaybood ah soo Gudbi inshalah❤
Dowlada cusub ee CIRO waa in ay ka furto madxaf saylac lugu ururiyo asarta tarikhiga ah balanti wada weyn ee saylac kadib MR CIRO 💚⚪️❤️🧡🧡🧡
Waxan ka helay ninkaa imika soo dagay waa nin taariikhda yaqaana ee magaalo caasimada kasoo guuray masha allah allah haku barakeeyo
Waxaan dhihi karaa waa mahadsantahay walal geedi sahan, masha Allah, barakallah fiik, keep goings .👍🏽👍🏽
Mansha allaah somalia yaaaaa dhaha is cuna wadanka quruxda badan illaahay siiyay may hagajistaan illaahay wadan qurux badan oo hadana qani laakiin dad ma.haystaan
Zaylac awdal state of somalia mashallah qurux weye
Dhul samaron saciid 😍
Saylac waa Magaalo Xaddaaradeed.Waxaan Jeclaan lahaa in ganacsatada Somaliland Maal gashtaan si ay u Noqoto. Il dalxiia.❤
Wado la’aan hormar majiridoonto.
Mashalaah Zaylac quru
Allow cadowga itoobiya nooga qabo
ZAYLAC SOMALILAND AYAA LEH. SOMALILAND UMADA SOMALILAND AYAA LEH
@@hanalanderhhhhh hadda ma waxkle uu ka hadle inteee soamliland ugula carareee dadka
May Allah protect and bless Somalia with peace and prosperity..Amen
SOMALILAND ♥️
FAQASH FAQASH WAYSTAY OO DUNIDA KU CIILAN ISKU DUNI KUMA WADA NOOLIN XISHO DUMARBAAD TAHE
Luqadaada ayaa qiimo iyo qaayo kugu leh ee ku hadal fadlan.
Maxaad inan ta Ku caysay Ina gubeed Daarood in UU kudhabo was kufaraxsanahay hadaa nahay from Banadir😅@@markoozchannel2821
@@Atarax32in ay qurbaha kudhalatay anba kubarbaartay aya lagayaaba laakin hadiba ay intaasi iyo dhulkiiba ay garanayso waa wax ilahay lagumahadiyo kuwo badano an garanayn dhulkii hoyo aya jira oo qurbaha kudhashay anba kubarbaaray
The land of my grandfather (Allahu yarxamahu). He was from Lughaya.
SAYLAC, SOMALIA 🇸🇴 mashallah. Dhul samaroon..
NIO DUNIDA SIDEED UGU NOOSHIHIN QADAADWAYN WALIGIIN FAQASH KA ILBIXI MYSAAN
Xoolo waa Somaliland
Calankaa shaydaanka naga cun saylac waa somalinad
Yeb, SAYLAC WAA SOMALIA...
Waa SOMALILAND
Wanna dhul ciise ah
I follow you because I see my dad in your video ❤
maanshallah magaladaa TAARIIKHIGA AHAYD SAYLAC WAA LOO BAAHNAA BARNAAMIJKAA
Inasha alhaaa masaajidkaa anigoo ah nin gadabuursi ah yaadhisaaya insha alhaa🎉
Waxaa tahy yaa ku weydiye hadaa wax dhiseyso Adoo alle kaashaneyso alle dartiisa udhis
😅😅
Samaroonow like ta la dhaca
Sheekh C/raxman Zeylaci AU oo Owliya Allah ahaa diintana fidin jiray baa ku duugan
✅saylac inay tahay dhulka ugu taarkhada wayni gayiga africa waa Biyo kama dhibcaan laakin taarkhada aanga aasanay wallahi ❤❤
Adal Empire ❤❤❤❤ mashallah dhulki awoowyashen Allow barake
Aya ku yiri adal awoowyasha aya xakumayey
@ hada aya xukumayey anan Samaron Said aheyn
@@sakinahss3237 saylac mayer ku wa ciise adeer is dajii
@@SahalRoblehAwalehmidgaan bilaa taariikh ah baad tahay
Hadanu dhalinta samaron nhy wa inaynu maalgashana magalada saylac insha allah.
Ma hooyada ba leh marka aad malgashanaysid meeshu boroma maha
😂 ader saylac iyo borama anaga leh ee is cadee adigu @@ciisesalal2098
@@ciisesalal2098walaal waa ceeb hooyo lamacaayo hooyo way kudhashay
Insha allah
@@ciisesalal2098 walasha guriga lagu waso inay leedahy ha moodin ciise laangabey😁
Mashallah Dalkeenu Qurux badnaa 💚🤍❤️
Wa xaramka Gadabuursiga
Intaad Hargaysa aaday baa lagu dhahay keen 1500$ oo lagugu geeyo Saylac astaqfurulah.
Boorama aya kaalay lagu idhi Saylacna waxa lagugu geeyay bilaash Gobonimada Dadkayga waa lagu yaqaan
Mahadsanid @Geedisahan Muuqaalo Quruxbadan iyo Sooyaal
Jabouti iyo hargeisiba way aaseen taariikhda saylac
Masha Allah awdal empire waa in taariikhdaa aan xafidaaa .
Waa Sax in Somali Dib Ugu Noqdaan Saylac iyo Lughayo weliba Waa in Magaalooyin Cusub La Dhisto ❤
Ma sha allah awdal empire zaylac
DHUL SAMAROON ❤
Kkkk meeshu borama maha xafajoy
Hhhh meeshu waa meel ciise Wayne
@@HakimZiyach-gv6fk😂 adeer jabuuti maad ka garan waydey saylac
@@ciisesalal2098 cawaney jabouti ma aha meeshu
Dhul Somaliland abtiyal iyo ilmaderayal
Dhul &geelba mar hadu Raggi dhinto darikhtisuna wa aasantaa Waa dhul raggi laha ciida wada hoosmaren koley cid dib u dhisan donta ma jirte Allha u naxaristo raggi dhisteg e laha
ADAL EMPIRE AND SOMARON SULTANATE 🇬🇹 first civilization
,.الحمد لله تاريخنا عميق
Man shala Alan Allah kaa Ajar sii zxp ❤❤❤❤ 16:59
Mashaa allaah
Waa taariikh aad u mihiim ah intaa iyo Inka badan inshaa allaah
Mashaa allah samaroon maxamed case Taariikh da somali waaye
LOOK HOW MY COUNTRY SOMALILAND IS SO BEAUTIFUL Masha Allaah❤️🔥❤️🔥❤️🔥
Ma quusatin miya iidooroww walahi country country sidaad ugu heysaan madaashin ilen awdal hooyada malahane waa dhul samaroon soomali ah kana tirsan somalia adu hargeisa iyo berbera sheego ilen burco waa dhul harti waligii a ma qiyaali iyo khamri baad kunoolaneysan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂4
@ QADAADWAYN DUNIDA WAAD KU CIILAN TIHIIN GOOGLE GAL KU QOR FACTS ABOUT SOMALIA FAILED STATE 30 years QARAX Awowyasha reerkina Kala badh ku madheen Harappa hoos u dhig QADAADWAYNEY👌👌🫰
@@anonymouslyhidden95 hadalkoo gaaban 2025 yaa gacanta ku haya😂 bax soo xaaR
Seylac waa dhul somaliyed🇸🇴 Wana meel tariiq leh runtiiiiii aan wada baxno oo aan aadno seylac😢😢😢
Dhulsomaliyed wye sax lkn calanka buluuga kuma xidhna in Somali la noqdo. Waa dhulsomaliyed waana somaliland. Calanka buluuga jeebka gasho
Aamu yaa lagu maqlim@@ZakiAbdi-f2d
Intaad timaado sayalac wa somaliya ka dhex dheh markaa isoo jawaab😂
Ala maxad suuro haysaa😂
Mashalla Allah somalilaan waa dal qoruxu badan ilahayow u siyaadi nabada guul somalilaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah waxan ku faraxsaney inan arku magaaladi 18ka ogaas lagu bokhri jirey iyo boqortoyadi ifaa
Guuleyso wllkey gedi sahan WA kuugu xeranhay WA muqaaladaada si jecleystaa marka dalkeyna wax Kaso dubeysid allow no barakey
Somaliiyee seylac magaalo qurux badan waaye ka dhiga magaalo weyn insha Allah Allahuma amin 🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋
Wallahi waa meel xadaarad miiran ah masha'allah
Masha Allah Wallo qurx kepp going sobadi videon❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ALLAH YACIZAK WALAL Geedi Sahan Taariikh aad ugu muhiima umada soomaliyeed ayaad kaydisay maanta Alaha ku xafido
Waain dib loo qoro Taarikh wayn ee Zeila oo la raadiyo.
Masha Allah Geedi sahan Reer Saylac waa Dad Goba oo so dhawayn fiican ❤❤
Saylac waa magaalo taariikhicah oo jamuuhiradz soomaaliland ayaa leh maashalla ku soo dhawaaw geedi sahan jamuuriyada soomaaliland my home country
Hadee Somaliland Ledhahy Maxaa Sidhaas Ugalay ayadhoo Hargeysa Ka Tariiq weyn
Alla ha xifdiyo magaladas cadowga badeeda rabaan Allow ka qabo
Codsi rer saylac meelaha tarikhiga si ficn halo ilaalo hala hagajiyo
DHULKII SAMAROON GAAR AHAN MAXAMED CASE KUNA AASANYHY SHEEKH MAXAMED CASE IYO IBRAAHIM SAYLICI AUN❤❤❤❤❤❤
Waad riyooneysaa. Dadka sheegeyso boroma ha iimaansadaan. Xagan anagaaleh sidaad u leedihiin ayaa qiyaamaha niigu dhici donaa😂😂
@kubaddamaanta6461 Ma Ethiopia 🇪🇹 aya thy waayo soomaali iima sheegan Karo dhul samaroon gaar ahan Maxamed case mulkilayaasha saylac
@@Abdikani-k1d adeer caruur baa tahay ee waqtiga ayaa ku bari doona cida iska leh hasugi waayin 😂😂
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Zeylac mxeysan dadka u dagin inta xafado ama guryo uun miyaa ku yaala, zeylac io borama io gabiley io galkacyo io garowe io barawe io kismayo wn jclhy ina tago mar un insha allah
Masha allah tabarakalah
Soomaaliya soomaali baa leh
Saylac anigaa leh from mogadishu
Qurux weynaaa mzhlalh❤
Soo soco siraaday gadabiirsi 500 sano kahor ku heesen 🦁🦁🦁🦁
Macha Allah dear brother, You have done an excellent job of natural and cultural heritage. We must plan to do several missions to study terrestrial and marine biodiversity.
Merci beaucoup pour cette vidéo sur l’histoire et le présent de la ville oubliée Zeïla.
Votre vidéo a fait resurgir ma volonté de me rendre un jour à Zeïla et avant cela d’explorer autant que possible l’histoire qu’elle renferme.
Mahadsanid sanid you showed us the land of our grand fathers.
What a beauty and historic place's.
Zaylac ❤
I hope one day i wil visit it
Dawlada somaliland dadka waa in ay usameeyaan wadooyin iyo dekad ku xidha gobolada inteeda kale.
Dhibaatada dadku ay hada wajahayaan waa wado la,aan siiba xiliyada roobka dadku magaalada kama bixi karaan. Doonyo ayey isticmaalaan.
Heedi sahan wlhi khabiir aad u wayn keep going sxb meherad walba oo u galo waxbuu ka iibsadaa si uu u dhiiri galiyo qaarkood way baayacaan way ka baxaan other youtubers
Taaas wn kuLa arkaY wll ninka waa active xqiiqdi meel fiicn in lagaarsiiYo bu mudan yahay
🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯Zeila de chef issas Ninkaaa Usodhawaadaaaa iskaaa dhiiiiman
Halmar oon idiin khadanaybaad buuq nagu wareerisene hadad sheegasha bilaashka dayn waydaan jabuuti inta la dhaafo ayaa carta iyo cali sabiix lagu mormidoona
@@HusenWarsamaomer carta iyo calisabiix ma hoyada ba leh dhag dhaga jooji nacdalyahy waxad ledahy majire adunka Marti ka thye
WADANKEENA. QURUX MIIRAN. MAASHA ALAH❤
Wow msha Allh wn soogurayna isha allh ree saylacow ilmderyal Yaaa ❤
Allaahu Akbar Guri Taarikheed❤❤❤ from hargeysa
Magaalada waa in dawladu ka dhistaa wadooyin waa ceeb magaalo qarniyo jirtay oo wakhtigan casrigaa aan lahayn wadooyin
Snm ba meshas idin dhigtay
Mnsha LAAH runtii dhul qurux bdan oo barwaaqaysan ban lenahay lkn aan dad lheyn runtii 🥲
Soo labasho Mr gedi sahan wadna mahadsantahay soo warinta waxa naga qarsoon ee dalka Somalia 🇸🇴 ❤❤🎉🎉 hore usoco mar uun wan iman dalka
somaliland* iska sax waxa afka kasoo baxaya si aadan ukhaldamin markale 😁
Somalia Comoros meesha kudhow maaney hyen 😂😂
ZAYLAC WAA SOMALILAND.
Somalia maaha ee waa somaliland zhpo
Calanka shaydaanka naga cun meshan somalinad baa katalisa waad ogtahy ee waa isma qiiqaysaa
37:42 😂😅
Halkaas markay marayso walahi wuu iga qosliyay
Masha'allaah shaqo fiican bad haysaa Geedi sahan❤
Masha allah geedi sahan tariikh baabaday ayaad kor usoo qaad
Somalinimo mid nimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Soo xaar nio
Calankaa shaydaanka naga cun meshan somalinad katalisa
Seylac qurux masha Allah 🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Jecliyaa ninkan😘
thanks geedi sahan
Wawe réer zeyla
Wow msha Allh wxd jogta sxp mazaajidki ugu horeeyay bariga Afriga io xaaji ibraahin Awkariye adeer hlka kawada khyrka io taarikhda beesha maxd cazee Yaaa ❤
Waa video xiiso badan run ahaantii
Masha alh magaaladii aan ku soo koray❤❤❤
I haven’t been to this town but it’s my favorite I hold dear to my heart!
Zayalac heer ay hodan tinimo ka gadhen sonkorbay bay guryaha ku dhisan jiren sida tarikhda lagu hayo iyo hesaha lagu hesi jiray e rer saylac 🎉❤
Magaaladaydii saylac cadeey thank u geedi sahan
Xog badan ayaad saylac naga siisay mahadsanid
Mash'allah Saylac waa ina dalken farta ka bixin insha'allah... Sxb Sare bal aa kugu casuumo magaaladey Hobyo Godan oo 4 sano ku noolaa aa shaqo culus ku heyna sida geenyada madow safar ku timid. Welcome sxb
Masha allah gedi sahan waad aqhli badan tahay,, haa shegin waa secrets 😅😅
mansh allha saylac wa maglo Barkaysn o anjeclahy
Wan dhisaynaa insha allah dhulkaygy weeyii eebee igu beeraay saylac caday
Saylac 2014 ayaa igu dambaysay mar aanka shaqayn jiray long time
Saylac magaalo history wayn leh😊❤
SEYLAC WAA MEESHEEY KASOO DEGEEN
ASXAABTII UU HOGAAMINAYEY JACFAR BIN ABII DAALIB RADYALLAAHU CANHUMAA
Kusalii rasulkena Nabigena muxamed scw scw scw ❤️❤️❤️
Baladkii maxamed case ❤