Ma ogtahay in Madxaf diimeedka ugu weynaa Afrika uu ku yaallay Soomaaliya?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 лют 2025
  • Join this channel to get access to perks:
    / @astaanmedia
    SUBSCRIBE: www.youtube.co...
    Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
    For More:
    Website: www.astaantv.com
    Facebook: / astaantv
    Instagram: / astaantv
    Twitter: / astaan_tv
    TikTok: / astaan_tv

КОМЕНТАРІ • 71

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 5 місяців тому +22

    Masha allah tawaraka Allah dulkeena waa qurux badan yahay umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos 🇸🇴🫡🦁☝🏽💎❤️💪🇩🇯🫡

  • @cabdikaafiyaasiin5711
    @cabdikaafiyaasiin5711 5 місяців тому +11

    warsheekh waa dhul taariikhi ah, mahadsanidiin astaan.

  • @popular7493
    @popular7493 5 місяців тому +16

    اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤

  • @abasbashiradan3642
    @abasbashiradan3642 5 місяців тому +5

    الشيخ ابيكر محطار كان من اكبر المشايخين في الصومال
    ماشاء الله منطقة ورشيخ منطقه دينيه
    اهلها طيبين
    شكرا astan

  • @kayfmohamed565
    @kayfmohamed565 4 місяці тому +7

    Masha allh waxaa iga yaabisay hadalku ninku yiri ee ah tuulooyinka mid ba maalin baa suuqa gaynaa waa cajiib waa dad fekeraya garowe baa idinka soo salaamayaa reer war shiikh

  • @abdiqalikahmedali5686
    @abdiqalikahmedali5686 4 місяці тому +2

    Muuqaaladaan oo kale soo badiya astaan 🙏❤️

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 5 місяців тому +25

    Astaan doing a good job bringing awareness to Somali history. more videos likes this.

    • @Iamhappy-v9b
      @Iamhappy-v9b 5 місяців тому +3

      War maxaa afkaaga kuu diiday afka lagu qabaye soomaali baad la hadlaysaaye

    • @shantagees9425
      @shantagees9425 5 місяців тому +1

      @@Iamhappy-v9b You may have a good intentions but your delivery is very wrong, I will speak Somali when you leave to respect and learn to be civil, your rudeness actually exposes a sad fact about our culture that lucks manners and good approach.

    • @shantagees9425
      @shantagees9425 4 місяці тому +1

      @@Iamhappy-v9b Why can’t you speak respectfully, this attitude will not make anyone listen to you. Kkk, there are many Somalis who don’t write or speak Somali.. get used to it.

    • @Dotrade
      @Dotrade 4 місяці тому

      @@shantagees9425ha ubixin walal

    • @abdulkadirabdiosman473
      @abdulkadirabdiosman473 4 місяці тому

      😊​@@shantagees9425

  • @Dotrade
    @Dotrade 4 місяці тому +1

    Xaada ikacday barnaamijadan tayada leh, qiimaha leh. Dadaal badan ayaa galay tabinta tarikhda iyo xalada hada tagan. Mahadsanid Astaan , shaqada haysaan Tvga qaranka maqabto warbahinta qarank la idin dhiibo waye.

  • @najmomaxamed2009
    @najmomaxamed2009 5 місяців тому +3

    Masha allha warshiikh meshan ku dhashay ❤❤❤❤❤❤

  • @Shaamiin143
    @Shaamiin143 5 місяців тому +7

    Warshiekh janno❤

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 3 місяці тому +1

    Mansha allaah alla ha barakeeyo

  • @SakariyeIraad
    @SakariyeIraad 10 днів тому

    waa meel aad uquruxbadan taariikh weyna leh masha allah

  • @muraadaduunyo6455
    @muraadaduunyo6455 3 місяці тому

    Banda Astaan wey mahadsanyihiin waxaana leeyahay barnaamijyadan okle aad ugu dadaala inaad badisaan 🙏

  • @konelfarass
    @konelfarass 5 місяців тому +3

    Alleykoum Salam Wa Rahmatoullahi Wa Barakat Dear Brother
    Great and unique noble mission you are the People historian of the unique islamic civilisations of somalis

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 5 місяців тому +4

    Waxaan jeclaan lahaa SUBCIS QURAANKA KARIIMKAA halkaas inaad ku akhrisaan insha alaah meeshu waa meel culumo ilaahay ha barakeeyo maanshaa alaah

  • @sharifahm.7963
    @sharifahm.7963 5 місяців тому +5

    Subhanaallah ma music background ka dhaftin atleast waxa ka hadleysin waa diine 😢Xasbiyalah

  • @DadonAligalac
    @DadonAligalac 5 місяців тому +5

    Warsheekh❤

  • @hannadyarkasannadka8097
    @hannadyarkasannadka8097 5 місяців тому +1

    Masha allah waa dad ilbax ah oo taarikhdooda keydsada

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 4 місяці тому +1

    Maansha allah❤❤❤❤

  • @malizamohamed5184
    @malizamohamed5184 5 місяців тому +5

    My home warsheikh

  • @MrSahaldon
    @MrSahaldon 5 місяців тому +6

    Waa Dhul Alle Qurux ku beeray M.A" Carro 🆎️🇸🇴🇭🇹✔️✊️🥰💯 Free Falastiin Insha Allah✊️✔️🤝

    • @Galoolfxtrading
      @Galoolfxtrading 5 місяців тому +3

      No qabiil

    • @MrSahaldon
      @MrSahaldon 5 місяців тому +6

      @@Galoolfxtrading Dhulka Dadku Waa Udhaxeys" Dhiishaa Ninba Meel Dhigtaa" Adeero Magaratay" Dhulku Waa Dhul Alle Lkn Ma Jidhto Qaran Ama Qabaa'il Aan meel ama Deegaan Ubadneyn" Marka Ha qalad fahmin Adeero" Xaqiiqda ayaan Cabiray uun" Salaama Inta Samaha Jecel🤝🥰✊️ " Dhaxdeena Alle Ha islaaxiyo Dhammaan Muslimiinta Insha Allah

    • @Galoolfxtrading
      @Galoolfxtrading 5 місяців тому

      @@MrSahaldon aamiin i.a

    • @amiroabshir
      @amiroabshir 4 місяці тому +1

      ​@@MrSahaldon abayo dhulka somali somali baa iska leh no qabil

    • @amiroabshir
      @amiroabshir 4 місяці тому

      Abawe 0no qabil somali waa somali dhulka somali somali iska leh lakin sina waa ku ficantahay asxan mamulka ay ka tirsantahay sheeg

  • @SuldaanFahad-u4x
    @SuldaanFahad-u4x 5 місяців тому +2

    Thanks

  • @Suuban11
    @Suuban11 4 місяці тому

    Maalin ban taga i.a ❤❤

  • @DB2024-k3l
    @DB2024-k3l 5 місяців тому

    Masha Allah warsheikh magaalo xadaarad leh

  • @abdikadar7783
    @abdikadar7783 4 місяці тому

    Mnsha Allah

  • @kadhanabukarwaqaa8655
    @kadhanabukarwaqaa8655 5 місяців тому +4

    M.a dhulkyga

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 2 місяці тому

    Ok warshiq

  • @rashiid187
    @rashiid187 5 місяців тому +2

    Dhul qani ah

  • @Drsayidcali
    @Drsayidcali 5 місяців тому +1

    Taariikhda waa in Laga qoraa sheekhaa

  • @AhmedBulshawi
    @AhmedBulshawi 4 місяці тому +4

    1 saylac
    2 barawe
    3 Eyl
    4 xafuun
    5 warshiikh
    6 caluula
    Magaloyin la dayacay😢

  • @mohsen6878
    @mohsen6878 5 місяців тому +2

    MATXAF DIINEEDKA AFRICA UGU WEYN!!!
    Astaan TV ixtiraama cuquusha dadka idin dawanaya.
    Wadankada wad amaani kartaa lkn waaqica laga been shego, buduulaatka beenta ahna sharaf sooma kordhinayso,
    Ixtiraam macaayiirta saxaafada

  • @user-abtol45
    @user-abtol45 5 місяців тому +5

    Warsheekh waa goob diinta barashada iyo cilmiga diinta lagu Barto waa ineey dawlada Jaamacada Islamiga ee Shaficiga lagu Barto haka dhisto. Si cilmiga diinta loo Barto.

  • @Omar-h1i6y
    @Omar-h1i6y 5 місяців тому

    The 4 sheikhs mentioned are 1-Sheekh Sacad Daud who's a descendant of Martiile Hiraab and ancestor of Sheekhaal Looboge and Sheekhaal Adeer clans
    2- Sheekh Ciqwaaq who's descendant of Abgaal and father of Imam Yacquub , progenitor of Reer Yacquub
    3- Sheekh Isxijwaaq
    4- Sheekh Muuse Iley Agoonyar

  • @mahdimohamed7056
    @mahdimohamed7056 5 місяців тому +3

    Warshiikh dhulkii galmaax yoonis abgaal cismaan WA dad culumo ah ahlu diin ah

  • @mohamedalihersi9057
    @mohamedalihersi9057 4 місяці тому +1

    Lkn dhamaan misaajida war Sheikh qubuuro ayaa ku dhax yaal

  • @tahirbulale2819
    @tahirbulale2819 5 місяців тому +1

    Ruunti warshiiq wa meel qadimiyaa
    Maha,allah wa meel suq cadalad oo wareegaa
    Lkn wa in qabyalad mee la iska dhiigo oo wadaniyad iyo qaranimo

  • @king-boorow7113
    @king-boorow7113 5 місяців тому +2

    Meesha aan kuso barbaaray

  • @ahmedosman8401
    @ahmedosman8401 4 місяці тому +1

    Magalad.qaadir cuulumo quran..mash mash Allaahoy sheekh quran. Dhaliyareda ?
    Jooji jadka. iyo jaska.sxb. maagalo.Quran

  • @qaacsheofficial6289
    @qaacsheofficial6289 5 місяців тому +2

    Fast

  • @Mohamudadanaweis
    @Mohamudadanaweis 4 місяці тому +1

    Meurtre du lieutenant Carlo Zavagli (1867-1890) à Warsheikh, en Somalie, le 24 avril, gravure d'Ernesto... sax weye somali lagu diaray lakin macato sidoo ku dhibtay

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 2 місяці тому

    Degradation magaced

  • @salmahussein5007
    @salmahussein5007 3 місяці тому

    Oo halkuu kaga yaalaa?

  • @MuniraKhaliif
    @MuniraKhaliif 4 місяці тому

    Astaan waxa idinka codsanaya inaa tagtaan magalada jowhar janno

  • @Safethepeople
    @Safethepeople 3 місяці тому

    Aloow nabada noo kordhi

  • @HusseinDaahir-yw3pw
    @HusseinDaahir-yw3pw 5 місяців тому

    Dhul kaan waa dhul owliyo
    Alle ha naga qabto starta gaalada .

  • @YahyeHussein252
    @YahyeHussein252 5 місяців тому +1

    Sheekh Qaasim ma Gudoomiyihii oogu horeeyay Dagmadaa ?! halkaas iska saxa.

  • @Shakiribrahim321
    @Shakiribrahim321 5 місяців тому +1

    Adan yawal xassan gawow baa kaso baxaa Kan inuu yaqano waa in lawediyaaa

  • @abdikhadirabdullahi844
    @abdikhadirabdullahi844 4 місяці тому

    waa magaaladan fac wayn lkn hal dabaq xata kuma yaal tuula lamooda

  • @hassanhussein2599
    @hassanhussein2599 4 місяці тому

    Somalilan waye somali no 😅😅😅

    • @LoverBoi-c4u
      @LoverBoi-c4u 4 місяці тому +1

      Meeshaan Waa Hirshabeele Maaha Somaliland Xooloyahow

    • @hassanhussein2599
      @hassanhussein2599 4 місяці тому

      @@LoverBoi-c4u hooyada xoolo was qaraxlaan

    • @IkramMaxamud
      @IkramMaxamud 3 місяці тому +1

      Hirshabele weeye ma aha somlilmd ictiraf ish hadad oromo xabash tahay somalida ka dhex bax 👍

    • @hassanhussein2599
      @hassanhussein2599 3 місяці тому

      @@IkramMaxamud ina dhilo ma ihi somali I ma somalilan der qaniisyahow

  • @hkayir916
    @hkayir916 5 місяців тому

    Sheeko kkkkkkkk 😅😅😅