Adiga xadiithka nabiga maaa u diidee sheekh cusmaan xidig فَقالَ رَسولُ اللهِ صَلَّى اللَّهُ عليه وَسَلَّمَ: مَن أَثْنَيْتُمْ عليه خَيْرًا وَجَبَتْ له الجَنَّةُ، وَمَن أَثْنَيْتُمْ عليه شَرًّا وَجَبَتْ له النَّارُ، أَنْتُمْ شُهَدَاءُ اللهِ في الأرْضِ،
War nijaas baa tahay oo aan xalaal ku dhalan sababta oo ah dheikh kaa karaamo iyo alla ka cabsi badan oo haddana marxuumo ah in aad ka wax ka sheekto waa akhlaaq xumo badan laangaab asn ka dhalan nassb.
Umada islaamka ah mesha ey maanta joogto iyo dhibaatatda ey kujirto waxaa sabab u ah wadaadadan is heysta marwalba oo khilafka miidhan leh musliminti hore ee wanaagsan tarikhdoda iyo habki ey unolayen marka Aan eegno waxna waa,ay isku khilaafsanaayen hadana waa,ay is jeckaayen lkn wadaadadan hada jooga ayagu waa mar ey isgaaleysiyan iyo mar eey iscaayan hooshodu waxan dhihi laha umadan qalbiyadoda xumanta lakala dhax dhigay ALLE SWC Hloga baqo
Hhhhhhhh Wahaabiyo xitaa reer xamarkii baandhavbow Muran iyo qajajac Davbeecadoodii caadiga Maxaa ku keeney dad wada ka kan dul khuweysar ka shidaal qaatey buu la saaxiibey
culimada maanta waxey kumashquulen redin ey isu jawaabaan culimadu sow maahen warithatul anbiyaa maad umada gaarsiisaan kalaamkii alle iyo axaadiithta nabigaصلي الله عليه وسلم umada kobciya caqiida ahaan iyo diin ahaanba oobara diintooda maaha maalin walba culima isku dhegan maxaa laga baranaa hadii shiiqaa yiri kaliya aad kasheekeysaan umadaan waxeyleeyihiin rasuul loosoodiray صلي الله عليه وسلم wuxuuna ulayimid kitaab qur,aan oo dhameestiran iyo axaadiith wuxuuna yiri rasuulka صلي الله عليه وسلم baliguu canii walow aayah marka maaha inaad waqti kudhameysaan shiiqaayiri shiiqu waa bini aadam wuu gefi karaa ama suufi ha ahaado ama wahaabi
Mas'alo salafkiba ay ku kala duwan yihiin ayaad ku heysataan shiikh maxmuud ow-cabdulle cariif xitaa ibnu tamiya ayaa qabo, ibnu cutheymiin na wuxuu lee yahay ba waxaan hubnaa in sh ibnu taymiya janada galaayo. Marka culumadiina la dhaho jano bey galayaan na waad ogoshihiin markii shiikh kale la dhahana waad diideysaan
Alaha xa u naxariisto shiekh cisman lkn Hadiiba salafki ey ku kala dugan yihiin in qof wanaagu dono halahade qofkale yiraah waxaa shaki inoogga jirin in rruxdiisa janadu kujirto hadii aad aminsan tahay hadalka shiiekh cabddule weydii gooorta aad dhimanayso ileen shaki ugguma jiro in uu og yahay ,,, Hadiiba howlihii iyo waxii alle u gaarka ahaa ugu qiil dayeyso qof bini adam ah daciif ah in uu og yahay
@@Ali_qasim143 walal mas'aladu waa khilaafi marka shiiqa wuxuu qabtay waddo ay mareen culumadii hore marka in laga dhigo wuxuu isaga ugu horeeyo waa khalad
M cabdi wahaab wuxuu ahaa jaahil dhagawayn. Waxaana jaahilnimada u dheeraa wuxuu ahaa dhiigyacab laayay muslimiin fara badan wuxuuna ahaa jaajuus u shaqeeya ingiriiska.
@@fartuunfartuun8784 wuxu qoray kutub suufiyada dhibeyso oo ah in umada aay u hogansamaan allah kaligiis qabrina aaysan caabudin iyo nin nool toona nabina aysan ka saarin nabinimadiisa
Adiga xadiithka nabiga maaa u diidee sheekh cusmaan xidig فَقالَ رَسولُ اللهِ صَلَّى اللَّهُ عليه وَسَلَّمَ: مَن أَثْنَيْتُمْ عليه خَيْرًا وَجَبَتْ له الجَنَّةُ، وَمَن أَثْنَيْتُمْ عليه شَرًّا وَجَبَتْ له النَّارُ، أَنْتُمْ شُهَدَاءُ اللهِ في الأرْضِ،
Baraka Laahu Fiika Sheekhow. Kuwan Suufiyada sheegta dhib iyo fidno ayay Diinta Islaamka ku hayaan.
Dameer dhergey ayaad u egtahay ee sidii dameerka iska dhuus dhuus axmaqyahow jaahilka ah oo wahaabiga ah.
Waxaa jaahilnimada kuugu sheeq ah M cabdi wahaab oo ahaa jaahil dhaga weyn.
اكرمك الله يا اخي
Dadaalks halkaa ka wad
30 sano kahor raga kaliiya ayaadukan jireen. Maanta MaashALLAH.
Sheekh allaha kuxafido
War nijaas baa tahay oo aan xalaal ku dhalan sababta oo ah dheikh kaa karaamo iyo alla ka cabsi badan oo haddana marxuumo ah in aad ka wax ka sheekto waa akhlaaq xumo badan laangaab asn ka dhalan nassb.
Markaan yartareenay masijadada waanagalana burinjiray. Maanta AlxamduliLLAAH halsano cunugjiro masaajidada lakeena
Maanta dumarka meel kudukaadaan ayeey masajidada leeyihiin. AlxamduliLLAAH.
Ninmankan dadka gaalaysiinayaan,ma iyagaa dadka hadeeya ama lumiya sbxn allah
Subxanallaah
Wahaabiyo qaribe naf toodii, dad kii soomaalina qaribe ee xagey u socdaan, wal ciyaafu billaah
Adoon cilmi badan ulahayn. Caqiiqada saxda ah. Cid gaara haku xukumin inY khldanyihiin
Umal adinka suufiyada shirki iyo gaalo soow ma ku sheegtiin habeen iyo maalin 😢 maxaa diidaayo cabdiwahaab iyo ibni tayamami ineey gaalsiiyaan iyagaa bilaawbay gaaleeysii ta
Wahaabiyo maalmahan waa wareereen
Umadu way wada aragtay khuraafad kiini iyo beentiini
Umada islaamka ah mesha ey maanta joogto iyo dhibaatatda ey kujirto waxaa sabab u ah wadaadadan is heysta marwalba oo khilafka miidhan leh musliminti hore ee wanaagsan tarikhdoda iyo habki ey unolayen marka Aan eegno waxna waa,ay isku khilaafsanaayen hadana waa,ay is jeckaayen lkn wadaadadan hada jooga ayagu waa mar ey isgaaleysiyan iyo mar eey iscaayan hooshodu waxan dhihi laha umadan qalbiyadoda xumanta lakala dhax dhigay ALLE SWC Hloga baqo
Hhhhhhhh
Wahaabiyo xitaa reer xamarkii baandhavbow
Muran iyo qajajac
Davbeecadoodii caadiga
Maxaa ku keeney dad wada ka kan dul khuweysar ka shidaal qaatey buu la saaxiibey
Wahaabi fikirkiisana ma racsaani…..waa fikir carab diin ma ahan
Aqoon uyeelo caqiidada saxda ah waayo wadaada caqiiqada ma laha ee aale ayaa leh
Janatul Firdows adigumalihid. Hadidka rasuulka akhri. Jana is not gurantee. Only ALLAH knows.
Alshabab miya ka hadashan inta sufiyo masakin ah ku mashqulaysan?!
Shabaab waa qeyb ka mid ah salafi wahaabiya
@@wmdghdgg1234 Suufiyo iyo Wahabiyo caqiido ayay isku hayaan lkn, Alshabab wa khawarij
@@Levepalestine11 shabaab yaa dhalay waa firqo wahaabiyah iyo salafi kutubtooda waa isku sheikh sacuudiga ayey nooga yimaadeen fikirkaag is qarxiska iyo gaaleeysiinta
Ninkasi shikh baydhihiraban akbaru qaburi dharbena ayu maray
Suufiyadu markii dadkii soomaaliyeed oo ay shirkiga ku horeynaayeen laga watay oo Ilaahey SWC lagu xiray ayey ka xumaadeen Keligiin kuhara Shirkiga
Wahaadi wadaad maahan welibo adigoo kale culomo curjis baa tahay hanfery baa shekh u ahaa med c.wahaab. hadalkaas waan raacsanahay wahaabi dhiiga muslimka baneystay
Fircoon iyo maxamed c.wahaab waa isku mid anigu ku leh
Xaqa raac. Lkn koox ha raacin
Suufi iyo salafi iska daayee wax wanaagsan naftaada u qabo quraanka raac oo ku dhaqan
Sheekh maxamad cabdi wahaab waxay udiidaan waan waa inuu baanaan ka istaagay inqubuuraha lacaabudo
culimada maanta waxey kumashquulen redin ey isu jawaabaan culimadu sow maahen warithatul anbiyaa maad umada gaarsiisaan kalaamkii alle iyo axaadiithta nabigaصلي الله عليه وسلم umada kobciya caqiida ahaan iyo diin ahaanba oobara diintooda maaha maalin walba culima isku dhegan maxaa laga baranaa hadii shiiqaa yiri kaliya aad kasheekeysaan umadaan waxeyleeyihiin rasuul loosoodiray صلي الله عليه وسلم wuxuuna ulayimid kitaab qur,aan oo dhameestiran iyo axaadiith wuxuuna yiri rasuulka صلي الله عليه وسلم baliguu canii walow aayah marka maaha inaad waqti kudhameysaan shiiqaayiri shiiqu waa bini aadam wuu gefi karaa ama suufi ha ahaado ama wahaabi
diinta waa mid wadaadada wax caynaya wax ma fahamsana lkn diinta iskuma qasna waa mid
أعوذ بالله من الشيطان الرجيم
War ninka muxuu kuhadlayaaaa
Ruux dhintay soo sidaaaas loocaayaayo maa lagaqabta
SUUFIDA WA IN XABSI ISKUUL LAGU ARUURIYA OO WAXBARASHADA DINTA SI FCN LAGU BARO.
Sheikh Abdulwahab sufidi xaramka moulidka kuqaadijireen ayuukaburiyey.
Khurafaadka dhan buuladagaalay sheikh Abdullah wahab.
Because moulidka, sixirka, kitabgaabta buuladagaalamay.
Maxa lo dhaari wayay
Mas'alo salafkiba ay ku kala duwan yihiin ayaad ku heysataan shiikh maxmuud ow-cabdulle cariif xitaa ibnu tamiya ayaa qabo, ibnu cutheymiin na wuxuu lee yahay ba waxaan hubnaa in sh ibnu taymiya janada galaayo.
Marka culumadiina la dhaho jano bey galayaan na waad ogoshihiin markii shiikh kale la dhahana waad diideysaan
Alaha xa u naxariisto shiekh cisman lkn Hadiiba salafki ey ku kala dugan yihiin in qof wanaagu dono halahade qofkale yiraah waxaa shaki inoogga jirin in rruxdiisa janadu kujirto hadii aad aminsan tahay hadalka shiiekh cabddule weydii gooorta aad dhimanayso ileen shaki ugguma jiro in uu og yahay ,,,
Hadiiba howlihii iyo waxii alle u gaarka ahaa ugu qiil dayeyso qof bini adam ah daciif ah in uu og yahay
@@Ali_qasim143 walal mas'aladu waa khilaafi marka shiiqa wuxuu qabtay waddo ay mareen culumadii hore marka in laga dhigo wuxuu isaga ugu horeeyo waa khalad
Jadiidiyo maad tahay?
Waa wahaabi ilaahay haso hanuuniyo baro diinta islaamka saxda ah
Xaqa eebe ha ina fahansiiiyo suufi ama wahaabi waa magacyo dad isutagay labaxeen lkn diintu waa tii alle sunuuhuna waa kii aan kaga dayan lahayn nabigena csw tan ayaana wajib nagu ah llkn markaan suufi ahay hadii cullumadaa kale aayad quraan ah ama xadiith sugan soo qaato in aan wahaabi wwaaye jjahil ah dhahno aayadii iyo xadiithkii. Saxiixa ahaa uuu layimiddna iska indha tirno waxay cadene in magaca suufi inooga weyn tahay diiintq
aw cariif warkiisa culus allahu akbar☝️
Ow cariif howl aan howshiisa aheyn ayuu galey
Qaburiyinta waxba ma aqbalan e iakadhafa
SUUFI khuraafi
Dameer dhergey ayaad u egtahay ee sidii dameerka iska dhuus dhuus axmaqyahow jaahilka ah oo wahaabiga ah.
Waxaa jaahilnimada kuugu sheekh M cabdi wahaab oo ahaa jaahil dhaga weyn.
Horta maxay kula colyihiin maxamed cabdi wahaab miyuu laayey muxu ku sameeyey waayaabe
Ilaahay kaligii halacaabudo ayay kunaceen
Towxiidka lee
Waxay ku naceen. Wax yaabo badan oo baadil ey ku qaaraabbtaan buu umadda uu cadeeyay wuxuu soosaray arday arday kitaaabka iyo sunahha rasuulka. Salaalaahu caalaayhi wasam taaqaano. Si baraxtiran saas. Daraadeed wixii ey dadka camada ah uga qaraban jireen ishaaraa kugu dhacday iyo siyaarooo fulaan losocda lacagta kena waxaas o. Dhan buu fashiliyay marka ssaas bay dagaal ugula jiraan
M cabdi wahaab wuxuu ahaa jaahil dhagawayn.
Waxaana jaahilnimada u dheeraa wuxuu ahaa dhiigyacab laayay muslimiin fara badan wuxuuna ahaa jaajuus u shaqeeya ingiriiska.