Aarsi part two

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 бер 2023

КОМЕНТАРІ • 554

  • @lisalyonxo
    @lisalyonxo Рік тому +44

    I love nothing more than a beautiful and unapologetically honest woman ❤

  • @sheikhalimohamed8097
    @sheikhalimohamed8097 Рік тому +14

    Inta gabadha wanaaga la jecel ee leh keep going Asma maad u nastexeysaan gabadha ood dhahdaan walal waad sheeko macantahay oo waan ka helnay sheekootinkaada hal mid ayaad ku qaldantahay Allihii Quruxdaa ku siiyay iyo caafimaadka ka xishoo oo cowradaada asturo timaha iyo inta jirkada banan please Asmaay maanta waa aduun berina waa aqiro

  • @asmafaaraxmaxamed2172
    @asmafaaraxmaxamed2172 Рік тому +40

    Asmay wllo waxaad tahay intaan arkaayey gabadh mid aad u caqli badan garasha iyo dhaqanba aad ugu xeeldheer lkn mcnto intaas wacan aad leedahay ku dhaqanta diinteena suuban ku dar, wll please maalin noo so fadhiiso adoo xijaaban saad ugu qurxoontahay aan aragnee❤❤❤❤

    • @cartancartan8452
      @cartancartan8452 Рік тому

      Inantaan waa inan ficaan oo qalbi ficaan
      Wax ku dhacyna waa wax u qornaa oo qadarta Allah ah
      Lkn wlshy taleedda waan ku raacsanhy xigaabka iyo astuunantuu waa diintena qayb ka mid so please talddda inan tan qado nasiibkagana ku eeg another time layga yabee ina illahy ku siiyo mid aad ku ilowdo waxii kusoo maray ku siiyo dadka ama bini aadmkuna ma sinna
      Lkn adigaa qof wangsan ah oo lagga ya ina laggu itixmaayo samirkagana la eegayo
      From somaliland hargeisa
      Ninkaamanaa aad tirinyso qabiil koodu mihiim mahaa ama qabiillda ay kaso jeedan ma xuma ee iygaa xun oo xun qofka ama laba ama 3 xumtaana dad looma naco walal loooma joojiyo loomina niyad jabo waayo waa intay doonyaa keep going my dear sister
      Asma abdirahman

  • @mulkiosman2119
    @mulkiosman2119 Рік тому +6

    Normer är oskrivna regler i samhället som vi har att förhålla oss till. De sätter ramar och är en förutsättning för att vi ska fungera tillsammans. Waa dabeecad ama dhaqan bulshada sameyso, kaasoo ku saleysan in gabadhu yeelato dhaqan bulshada raali ka tahay, hadeey wax ka duwan la timaado waa la caynayaa ama la cambaareynayaa. Maansha allah maskax shaqeyneyso oo bisil baa allah ku siiye.

  • @Ayaanalandhe79
    @Ayaanalandhe79 Рік тому +26

    "Isla wareegto inaa ahay"😂😂
    Qof walba inuu shaqsiyadiisa cadeesto waa lama huraan

  • @leilasaid3035
    @leilasaid3035 Рік тому +13

    Wlhi you truly appreciate I have never been seen in my tired life. All Somali women we have to wake up and tell true. I love it ❤❤❤😊

  • @suud7445
    @suud7445 Рік тому +4

    Sheekadaadu waa cajiib, sida loo gudbiyo shèkada iyo tafatirkeeda aad baad u taqaan, waadna qurxoontahay. Horay u soco. Mahadsanid

  • @suzi7148
    @suzi7148 Рік тому +7

    She got Experience For Marriage
    So She Gonna be Role Model for The New Generation
    And I’m proud for her Who’s She today
    That’s why most men they don’t like her cuz She’s Strong independent Honest women.
    May Allah protect you Asma wll ❤❤❤

  • @nugaal012
    @nugaal012 Рік тому +36

    Allah said in the Quran "وَنُنَزِّلُ مِنَ الْقُرْآنِ مَا هُوَ شِفَاءٌ وَرَحْمَةٌ لِّلْمُؤْمِنِينَ ۙ وَلَا يَزِيدُ الظَّالِمِينَ إِلَّا خَسَارًا". Thus, whoever seeks cure FIRST from other venues other than Allah will be far away from the truth & may be led astray by the deception of temporary relief from counselling & conventional therapy. I would like to advise you, sister, to uphold modesty and cover yourself from those among us (mankind) and Jinn who do inflict evil eyes on people both intentionally & unintentionally. You are young and have been blessed with an attractive physical appearance. Please take heed my advice before the lapse of your time.

    • @khaliddahir808
      @khaliddahir808 Рік тому +2

      What a wonderful and brotherly advice you gave her. If she isn't heedless, she will notice that the direction she is heading isn't the right one.

    • @nugaal012
      @nugaal012 Рік тому +1

      @@khaliddahir808 Spot-on brother.

    • @sheikhalimohamed8097
      @sheikhalimohamed8097 Рік тому

      Good advice brother likewise

  • @n5tv351
    @n5tv351 Рік тому +7

    Happy women’s day asmaah’ great job 🧠💯✍🏼✅👏👏👏👏👏

  • @dholaminahmed636
    @dholaminahmed636 Рік тому +13

    Queen is always queen love your wisdom

  • @bah864
    @bah864 Рік тому +2

    Walalo is asrur qabadhu wa cowro nasibkaga yadqadi ee

  • @so4627
    @so4627 Рік тому +2

    Asma Write a novel walhi you are amazing and your the best story teller

  • @ifrahismail1558
    @ifrahismail1558 Рік тому +16

    Asmaay ma ruxdeyda kugu jirtay meel walba wan iska lenahay xitaa Aaba la'an ban so koray plz part 3😂👸❤️

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla Рік тому +6

    Masha allaah habo gabdhah.fiican qiimo badan qurux badan nafteeda taqaan baa tahay karti leh aftahan ah ilaahay ha ku barakeeyo nabsi bax baad heshay gabdhahu jacalka aabaha bay qaataan waa run gabdhaha aabe la.aanta ku kirtaa banaankay ka raadisaa hore u soco habo

  • @foziamohamed7456
    @foziamohamed7456 Рік тому +4

    Mashalla keep going you open eyes for millions woman.

  • @kmahmud5945
    @kmahmud5945 Рік тому +5

    AslamuAlikum Walaal
    U hav away to tell a story make ppl adicted 2 we laugh cry in de same time Asma keep on succes in ur life and i wish u make ur Chanel real story Chanel coz u u can tell a story

  • @inaamohmed8189
    @inaamohmed8189 Рік тому +9

    Waa ka hela shakadad absolutely 💯 experience good

  • @asmasucuda8601
    @asmasucuda8601 Рік тому +2

    Mashallah asma you are really funny keep going

  • @yaamahassum5434
    @yaamahassum5434 Рік тому +31

    ❤asma 😢 walo ilahay nolosha ku wacnatay alle ha kugu wado inta nolosha hadhay
    Wan somanahay alle hayga aqbalo ❤❤

  • @africanoomahaz5896
    @africanoomahaz5896 Рік тому +13

    naa asma qalbigaag show bakhaar buu ahaa naag adag dheh😂😂😂😂🥰

  • @zaxarlaabdirahman5067
    @zaxarlaabdirahman5067 Рік тому +4

    Dhibaatada u wayn ee asma haysataa waxa weeye in iyaduna aabo la.aan ku kortay ilmaheedun aabo la.aan ku kortay she is sad laakiin farxadeeda iyadaa samaysata si fiicana dhaawacyada nolosha way uga soo kabataa waayo waa daacad💖💖💖

  • @wandaba90
    @wandaba90 Рік тому +26

    Sis looool your a comedian also your putting me on a lot of game I’m a daughter raised without her dad and let me tell you I never noticed the daddy issues until I was about to get married

    • @ummaryam1
      @ummaryam1 Рік тому +1

      What are the signs of daddy issues?

    • @wandaba90
      @wandaba90 Рік тому +2

      @@ummaryam1 for me they kicked in when we moved in together and it was just me and him I realized after the rose coloured glasses came off that I choose the same man my mom did and it hit me like a truck I was clingy and couldn’t walk away I was never like that now I’m in therapy getting myself on track it’s important to deal with issues if you grew up in a toxic environment you need therapy or it’ll show up on your life

  • @mzamal5957
    @mzamal5957 Рік тому +1

    Mashaalah u are beautiful well, well spoken Somali language❤❤❤❤

  • @sidiiqcumar4708
    @sidiiqcumar4708 Рік тому +2

    is astur wll alle haku jeclaysiiyo asturnaanta qof qalbi wacan ayaad tahee. intaasuun ku dar aanu ku daawanee.

  • @mandekdaoud3358
    @mandekdaoud3358 Рік тому +10

    Asma walal sheko macanida barakAllah Habibti, waxan kala socda Djibouti

  • @leylamaxaley5325
    @leylamaxaley5325 Рік тому +3

    Waa Fatimid! Mashallah inaadeer ❤

  • @maacalesh2
    @maacalesh2 Рік тому

    😂😂😂😂😂😂 I really like the true story... I always watch the movie....I think you are a story to be make a Movie....like Somali Movie

  • @Worldwide24hrs
    @Worldwide24hrs Рік тому

    It's pleasing to watch and listen to when she tells a story
    You know why? Cuz she's cute
    I dont care if she says some senseless stories
    I still want more of it

  • @osmanosman8359
    @osmanosman8359 Рік тому

    Adeer mcaan xijaabkaat kusii qurux badantahay ku dar aan kuu duceeynee adigana kuu ah fraf aduun iyo aakhiro Maasha alaah

  • @Blessednaz_
    @Blessednaz_ Рік тому +6

    When you were describing your personality and characteristics. I was like that too, and I was told I had ADHD. I make friends quickly and then ghost them .

    • @ummaryam1
      @ummaryam1 Рік тому

      That is not normal lol

  • @munamnir171
    @munamnir171 Рік тому +3

    Kkkkkkkkkkkk u r so funny illahay hakusohanuniyo Gabar fcn batahay oo funny ah wallahi

  • @lightuponlight8053
    @lightuponlight8053 Рік тому +2

    Mashaalah tabarakalah Asma ❤️❤️

  • @modernsomalifood
    @modernsomalifood Рік тому +2

    you are such a strong person

  • @sheekocaruureed7547
    @sheekocaruureed7547 Рік тому +10

    Wllo waxaa wanaagsan inaad xijaabato ood ilaahay caabudo wax waliba way kuu hagaagi inshaa Allah

  • @mounaabdillahi5629
    @mounaabdillahi5629 Рік тому +2

    Asma qurux im fun of your stories and they way you talk ...keep going sister. Yene mare dire dawa lishj

  • @abtiyochannel
    @abtiyochannel Рік тому +1

    Inaad isla wareegto tahay unbaad noo sheegtaye intaas iyo dramada iska daa kadib qof fcn meel fcn ka raadso meelahaad qofkaaga ka raadiso ayaa qaldan alle haku garansiiyo inaad iska badasho mida kale qof qaawan sharaf malaha qof fcna ma helo wllo

  • @zuuzaana9682
    @zuuzaana9682 Рік тому +5

    Wllhi Xanun fara badan laso kulanty aad ban oga xumahy wlshey mcney😭🥺❤👸✊

  • @hibaaqxasan4206
    @hibaaqxasan4206 Рік тому +4

    Waa farid quruxbadan mashlh

  • @rabiaabdillahi2975
    @rabiaabdillahi2975 Рік тому +10

    You’re so beautiful without makeup Asma

  • @yesqueen8635
    @yesqueen8635 Рік тому +2

    You need to do dilemmas sis 😂

  • @souleahmed8355
    @souleahmed8355 Рік тому

    Wow je vous salut, félicitations Asma😘 se que les hommes veut se la vérité rien que la vérité merci ma belle

  • @khadraabdullahi9929
    @khadraabdullahi9929 6 місяців тому

    U are well done

  • @ayaanmaygaag1761
    @ayaanmaygaag1761 Рік тому +2

    Masha allah huno naftad aqbashay

  • @Rabiyownabadbaadi
    @Rabiyownabadbaadi Рік тому +5

    Hadaan daawanayaa, alla maxad nagala raagtay asmaaay😭😭😭😭

  • @ayaanabdi9538
    @ayaanabdi9538 Рік тому +2

    I'm agree with you xabiibti

  • @khaliddahir808
    @khaliddahir808 Рік тому +46

    Let this lady read these two books, and she will be sorted: the child in you by Stephenie stahl and scattered minds by gabor mate. Childhood trauma is something everyone goes through, but we outgrow and heal.

    • @garaadsan.6191
      @garaadsan.6191 Рік тому +2

      Gabor mate odeygaas caadi ma ahan! Thanks for the books.

    • @iloveallah3519
      @iloveallah3519 Рік тому +4

      This lady looks like she already sorted , but good recommendation though.

    • @garaadsan.6191
      @garaadsan.6191 Рік тому +1

      @@iloveallah3519 she has been to therapy but she didn't mention that she healed her wounds and found herself through therapy.

    • @khaliddahir808
      @khaliddahir808 Рік тому +1

      @I love My kids I don't think so. Because she is flaunting to the whole world, how she can't maintain a longlasting healthy relationship ship and how unorganised she is. I think she needs to dig a little bit deeper.

    • @khaliddahir808
      @khaliddahir808 Рік тому

      @Garaadsan. you're welcome. He is an amazing writer when it comes to issues regarding childhood truama, ADHD, and parenting.

  • @miguilmail-ts4fx
    @miguilmail-ts4fx Рік тому

    How to explain the Oedipus complex to Somalis! Wax Kale! Bravo !

  • @foziaabdullahi5966
    @foziaabdullahi5966 Рік тому +3

    We respect your strong mindset sister

  • @Hariiribrahim
    @Hariiribrahim Рік тому

    I liked🧕❤️

  • @maariyaabdllhi1835
    @maariyaabdllhi1835 Рік тому +1

    Wllhi wa dacad qosol funny dhmys dumr🤣🤣🤣

  • @qanarcabdiqadirfaracade7997
    @qanarcabdiqadirfaracade7997 Рік тому +2

    Jaceyl wan radiya mana helo sababta neh hooyo lama soo kir marwaliba waxan qof kasto qalbiga siiyo wuu idhawacaa qof idhageesto rabaaa adbana ufududahay lkn maqalbi xumi mana wareego nadaafad iyo dacadnima nahrabbi baa isii ee jaceyl dhaba la ahay

  • @caroedegcryptotrading6206
    @caroedegcryptotrading6206 Рік тому +29

    You should write your stories; You’ve what it takes to be a great writer 😀

  • @abdalemohamed7342
    @abdalemohamed7342 Рік тому +1

    Kkkkk Asmaa quruxeey masha allh walhi wax badan bn kaa faaiday oo waxan ahay hooyo ilmaho kaligeed korisa aabihii aan kala tagnay

  • @ayanali2745
    @ayanali2745 Рік тому

    Kkkkkk asma shaqsiyadaada Saad uga sheekaysay aad baan uga helay wlaahi your the honest person I like it

  • @saidabdulle4676
    @saidabdulle4676 Рік тому

    Masha Allah wallahi inan Caqlibadan baa tahay lakiin wax yaro Taliso nimo baad leedahay iska yara badal, sababta oo ah hadaad hadal jecashay ninkaagan u ogolow.
    waad mahad santahay

  • @naimanorabeauty1580
    @naimanorabeauty1580 Рік тому

    Mashaa allah sweetheart

  • @aslimohamed4487
    @aslimohamed4487 Рік тому

    mashallah keep going xabibti macaan waa ka hela sheekadada very widsom and more experience.

  • @hiboabdillahi400
    @hiboabdillahi400 Рік тому +1

    Kaliya isastur uun mcn wlhi naag adagbaadthy wllhi

  • @mariyaclrizaaq3984
    @mariyaclrizaaq3984 Рік тому +2

    Waa raftay wlahi😅😅😅😅
    Asmo qurux badan🥰🥰🥰

  • @Simanadan1
    @Simanadan1 Рік тому

    Kkkkkkkkkkkkkk wlhi shekeda gabdhan waa jeclhy she is very honest❤

  • @missdeka
    @missdeka Рік тому

    You're so funny iweeydaarta🤣🤣🤣

  • @ciwadahashi6661
    @ciwadahashi6661 Рік тому +3

    Mashalaha fariid baa tahay 😍

  • @rahmaabdilkadirmohamed8515
    @rahmaabdilkadirmohamed8515 Рік тому +1

    Walhi xaqiiq baad ka hadashay. Waa ku xiisnayee ha lagu maqla asma❤❣

  • @Layaaany
    @Layaaany Рік тому +8

    Asma abyo qof wlboo qalbi wngsn leh dhib aaya loo geystaa 😢

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 Рік тому +7

    Ala asmaay xaraabaa thy inader 😂 intadan margi jeclaan cagaha wax ka dey baad is tidhi 🤣😅

  • @nurfarah9970
    @nurfarah9970 Рік тому +1

    We love u dia from 🇺🇸Chicago

  • @hooyomacan6782
    @hooyomacan6782 Рік тому +1

    Asmaay sidad naftaada runta uga sheegaysa ka helay xbbti illaahay haku asturo🧡

  • @yahyeeuro8451
    @yahyeeuro8451 Рік тому +1

    queen of talk 😅🤣

  • @Khadro8796
    @Khadro8796 Рік тому +1

    Hhhhh funny asmaay

  • @elmasayan6866
    @elmasayan6866 Рік тому +2

    Asma u look gorgeous ❤
    Wan sugayay episode kan

  • @yasmineabdourahamane7794
    @yasmineabdourahamane7794 11 місяців тому

    You are amazing 😻 women and strong

  • @umalkhermaxamud7605
    @umalkhermaxamud7605 Рік тому

    Asmay ika amuse dhariQii baa ika guubtey kkk
    Jecliyaa sheekada ta from Djibouti
    Guul guul inder

  • @maryamabdi9706
    @maryamabdi9706 Рік тому +1

    😂😂😂 ala asmo sheekadeda wan jecelahay waa xarabo caadiyo 😂. Is astur wllo👏

  • @HIGSITRADING
    @HIGSITRADING Рік тому +1

    Ale haku cafiyee is astur wll🙏

  • @zuhourbarre3339
    @zuhourbarre3339 Рік тому

    The end 😂😂😂😂😂

  • @HARGEISAH
    @HARGEISAH Рік тому

    Masha Allah, Qurux iyo Qiimo Dabiici ah @Asma

  • @garaadsan.6191
    @garaadsan.6191 Рік тому +2

    Waxaan ku raaxeystay qeybta aad shakhsiyadaada ka sheekeyneysay iyo dabeecadahaaga iyo qofka aad tahay sida aad u taqaanid!! Kuduso! Sweetheart.

  • @user-op3gj2pd8g
    @user-op3gj2pd8g Рік тому +1

    Asma wan ku jclhy wll plz reply💖 dhiiri galiso wacan alle haku daayo

  • @AmineAmine-nv4jb
    @AmineAmine-nv4jb Рік тому

    Sidaasi wll society box maaha ee waa dhaqanka diinteena shaqsiyadana looma dhasho ee environment ga ayaa laga kasbada hadi xunyaahay wad badalan kartaa hadu wacan yahayna wad ilaashan kartaa . Gaalaa ku dhaqan badashee alle hakuso hanuuniyo
    Sidaa dhaqankeena ayuu ilaahay raali nagaga yahay.

  • @farahabdillahi
    @farahabdillahi Рік тому +2

    😂😂😂😂😂😂 hadli ogaa masha Allah

  • @anascade-kv4uj
    @anascade-kv4uj Рік тому +1

    Isma is astur alle aamin noqo ruux wanagiisa lagu daydo

  • @Jannah6981
    @Jannah6981 Рік тому +5

    Alla asmaay qosol iyo qiiraba waa igalisay🥺😂

  • @barniyeey2307
    @barniyeey2307 Рік тому +4

    Asma Abdirahman ❤❤ku jecelahay wllo👑🌍

  • @asiyaashour4174
    @asiyaashour4174 Рік тому +6

    Naa wlllo wad nagala raagtay dee😂😢

  • @sumayaaxmed7002
    @sumayaaxmed7002 Рік тому +3

    Been maha jecelka aabaha ayaa sababay inay dadka kale jecel ka raadiso walhi macalin ba noo sheegay arinkaas dady issue ❤

  • @ilhamibrahim8003
    @ilhamibrahim8003 Рік тому

    Aniga nolasheyda Aabo jaceylkiisii ma helin waayoo kala wadanaa nahay cimriga alle ha u barakeeyo caafimaad allah siiyo,
    Lkn badanaa ninka aan sheekeysano naxariis iyo jaceyl ka raadiyo ismana fahmo waxa aan rabo

  • @tra0uma7
    @tra0uma7 Рік тому +2

    You are right darling

  • @aminbootaan6243
    @aminbootaan6243 Рік тому +1

    Abayo alahu ku barakeeyo laakiin will kan makeup islaamy mise awalba wuu ahaa waad mahadsan y walaal waan kuu taakgeeraa sheekdeeda waan kahelaaa

  • @araweelagirl3128
    @araweelagirl3128 Рік тому +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂 wllhi wa kugu qosley asmaay funny tahay runtana noo sheegte

  • @nasradhool6072
    @nasradhool6072 Рік тому

    I’m dead 😂😂😂wan ku wataa Asma

  • @Hamz826
    @Hamz826 Рік тому +1

    Libaax naaga ah
    Shekadadan wllhi wa funny 😆

  • @siradm
    @siradm Рік тому +2

    Asmaay horta dhaliil maaha inad qalbi wanaagsan tahay, inad jacayl badan tahay waa hibo waa wax qurur badan, guri aan jacayl lahayn waa mugdi, dhaqankeenna iyo tarbiyada hooyoyinka Soomaaliyeedna waa dahabi, hooyoyinkeen sidi ay noo tarbiyay jireen oo sharafkeenna u ilaalin jireen waa wax aanan qiyaasi karin, waxyaabo yar yar oo in la saxo u baahan way jiraan, Asma yar aniga haddii wax u celi lay dhihi lahaa xijjaab ban u xiri lahaa dhaliil kale uma hayo, qofkastaa dabeecad u gaar ah waa lee yahay qof dhamaystirani majiro, hawsha waa qabanaynaa laakiin qofkastaa in loo qabto waa jecel yahay qof ku raaxaystaa majiro marka ha isku mashquulin, gabar wax dhihi karta oo codkar ah qurur badan maasha Allaah, daacad ah oo suuraha iyo khiyaaliga ka maran baa tahay oo shaqsiyad leh, anigu ilaa marki ban kugu xirnaa. Jacaylku waa 2, mid shuruud la'aan ah iyo mid shuruud leh, jacayl dhalashada eed dadkaaga u hayso, hooyadaa aabahaa walaalahaa, kaasi shuruud maleh, waxay yihiin waa inad ku haysattaa ku aqbashaa la socottaa, kan kale shuruud buu lee yahay, waa inuu 2da dhinac yahay, kaligaa ha sidin, waa culays intaad noloshaada xanuun ku jiri lahayd mar kaliya xanuun mar, adkayso ka go' asal waxaa ah qofku inuu kuu hayo dareenka aad u hayso, ku xushmaynayo, asxaabta sidoo kale qofki culays kugu ah iska dajji ha sidin, adduunkan wixi culays kugu ah waaba lays dhaafiyaa

  • @maacalesh2
    @maacalesh2 Рік тому

    😂😂😂😂😂 beri horan kala tagnay......amazing

  • @hodanemssa1790
    @hodanemssa1790 Рік тому +1

    Your story is something ...you should write a Book..however there is a deep problem in how somali mother raise their daughter..in our culture getting married is considered like the ultimate goall..that is the biggest mistake...we should raise our daughter to be an well educated and accomplicate woman by herself first....We do not need men to bé happy they need us...

  • @najmamohamoudhassan5058
    @najmamohamoudhassan5058 Рік тому +1

    Anigo ah najma waxan qiraya inan bila dulqad dhigyar ah ahay sensitive personality ah leyahy lkn an iska ficanhy😅😅😅

  • @amiiraaden3094
    @amiiraaden3094 Рік тому

    Ala qosol Igu dishay Asmaaay 😂😂😂❤😂❤😂

  • @mariammohmut7946
    @mariammohmut7946 Рік тому

    Waaw walal casharaan baaan kaa baranynaaa

  • @aminawarsame9013
    @aminawarsame9013 Рік тому +2

    Masha allaah gabar hadalyaqan ocaqlibadan batahay horeyusoco

  • @Yaab-anaa-arakay
    @Yaab-anaa-arakay 10 місяців тому

    Armeey kusirxeen waayaabee😮