Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Qaybtii kobaad Sheekadii qoorgaab oo dhamaystiran

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 гру 2022

КОМЕНТАРІ • 593

  • @ismahanabdi71
    @ismahanabdi71 Рік тому +16

    Gabadh qalbi wanagsan ♥️ oo karti iyo qurux alle siye bat tahay qaali maanshallah beautiful ❤️ story

  • @hanisiyad1907
    @hanisiyad1907 Рік тому +15

    Asc, walaalo you are a very good storyteller. Asma you are flower symbolizes beauty Masha Allah🌻🌸

  • @Ot_Ot20123
    @Ot_Ot20123 Рік тому +4

    Walaal Asmaa iga aqbal marka hore nasiixa lillaah waana in aad asturto quruxda Alle kusiiyay adigoo u sameeynaya cabsida Alle iyo rajayn aad rajaynaysid naxariistiisa aduun iyo mida aakhiro. Allaha ku barakeeyo walaal hana nawaafajiyo raaligalintiisa marwalba.

  • @weerarchannel7041
    @weerarchannel7041 Рік тому +11

    Garasho iyo Quruxba Rabi waa Ku siyay Mashallah Hadan wax Ku Daro na inta inan Soomaliyeed laga helo o Qosol ahna wad isku darsatay Allah Ku Xafido wll.

  • @eidgeele5049
    @eidgeele5049 Рік тому +12

    You are a natural- born storyteller! Loved it.

  • @nimcomed7065
    @nimcomed7065 Рік тому +9

    walaal macaaneey waad qurux badantay fariidna waa tahay ilaahay ku qurxiyay hacaasiyin e is astur aduunku waa wax yar dhimashadaa ka dhow oo kadegdeg badan jirkaaga qari walaal

  • @faizaabdi4916
    @faizaabdi4916 Рік тому +14

    You are so beautiful abaayo Allahumabarik 🥰 you are strong for sharing your story

  • @engaziya9918
    @engaziya9918 Рік тому +7

    M.shaAllah you’re good storyteller😍

  • @abdihassan7735
    @abdihassan7735 Рік тому +3

    Sheekaddan Runtii aadbay ii xiiso gelisay anniga dhabanka Iyo Gacanta isku haya,aadna u dhoolacadaynaya ayaad daawaday Runtii,waliba xabad liin macaan ah inta aan soo qaatay ayaa Annigoo cunaya Ku dhamyatay.wow wllo Fraxd Ku nolow Runtii waan Ka helay Qisadaada.

  • @zuhurnasir3783
    @zuhurnasir3783 Рік тому +10

    horumarka ugu wayn aduunka waa in aad illahy ka baqdid ad toosnaatid ood aakhiro ka fikirtid isna asturtid ood garatid waxa aduunka laguu keenay waa ayo taasbu illhy kala xsaabtamaya guuur laguma wqydiinayo waxa dhibta inta leeg ku so gaadhayna waa khaladka ad nolasha ka aaminsanayd oo ninbad caabuday oo u oydy number one horumarada kale oo nolashu waa in aad noqoto gabadh dhinackasta ka dhisan oo hiigsi iyo kalsooni le oo nolaankarta hadii cidi qiimaheda garan waydana iyadu taqaan oo ka tanaasuli karta hada dhamaan qoorgaab wuu tagay jidhka ino astur pllz alle talo saaro badalkiisa khyrle imanaye allle u tag una bandhig waxkasta oo alle bari wllo alle qalbigaga jabag ha ku kabo gabadhada yarna ha kula koriyi

    • @kaaffuu
      @kaaffuu Місяць тому

      Waxaas adiga ayaa iska dhadhiciyey ee wax jira mahan, mida kale qurafadka laabtada ka dhex guuxaya ha moodin dadka dhan inay laabtooda ka dhex guuxayso sidaada okale

  • @Munasagal
    @Munasagal Рік тому +3

    Maasha allaah waa Qiso aad u macaan wll noosoo daa insha allaah qaybta xigta

  • @AHBDinthehouse3121
    @AHBDinthehouse3121 Рік тому +2

    i like it the way you narrate the story.!!!!

  • @fathiabdi7830
    @fathiabdi7830 Рік тому +9

    Waan sugaayey Sheekadii Qoor Gaab 😢❤

  • @ayafaiseli45
    @ayafaiseli45 Рік тому +15

    Daacadnimadii fudaydkii fariidnimadii furfurnaantii oo qof ah asma❤️

  • @Hargeisalyrics00
    @Hargeisalyrics00 10 місяців тому

    MashaAllah your so beautiful and intelligent love the details of your story qoorqab

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому +2

    Very beautiful, intelligent and attractive young lady . And good storyteller.

  • @khufane8510
    @khufane8510 Рік тому

    Am so fascinated about your beauty Masha’allah. The way your telling the story is another level Masha’allah. Bless u sis

  • @sahraaxmed8688
    @sahraaxmed8688 Рік тому +5

    Wlhi danbi ma lihid adigu gabdhkasta qoor gaabkas waa jeclaan lahayd😅😅😅 walciyaadu bilaah shaydaan buu ahaa kaasi se hadyad qaali ah ayaad ka heshay gabadhada yar maasha Allah tabaaraka raxmaan ♥️🥰

  • @amiracadey9703
    @amiracadey9703 Рік тому +1

    My dire lij asmi keep going quruxdas bu ka tagey isaga is qasariyey don’t worry about it baby Ino so wad sheekada

  • @salmayuusuf4798
    @salmayuusuf4798 Рік тому +2

    Mncha allah walashay asma waan ka raysanaynaa tiktok tii goo gooska ahayd halkan uun noo so gali asma quruxeyy❤❤

  • @safaqrux5840
    @safaqrux5840 Рік тому +1

    Qurux 🥺❤👸 i liked the way aa u sheekeynesid can't wait intan dhamaadka qisada ka tegayo

  • @Hawenay
    @Hawenay Рік тому +3

    Absolutely qofkii asma arkay baa garan quruxdeeda Masha allah tabarakalah hadad homelese laga dhigana quruxdadu ba dabayso salan sare walal

  • @marwamarwaan662
    @marwamarwaan662 Рік тому +10

    Dhibaatooyinku qofka caqliga le waxaykadhigaan mid adag noloshana udiyaarsan,hore usoco wlshy

  • @luulwarsame87
    @luulwarsame87 Рік тому +12

    MashaAlaah wad kumahadsan tahay wa sheeko qurux badan adna waxa tahay gabar qurux badan odacad ah MashaAlaah ilahay haku xifdiyo walashey Qaali wax qayr qayr qabana alaha kusiyo Amin

    • @FilmLafududeeyay
      @FilmLafududeeyay Рік тому

      Waa film af Somali ah: Nin aakhiro joogo oo rabo janada inuu galo. ua-cam.com/video/7vndIWFqndE/v-deo.html

  • @cuties_1-m3e
    @cuties_1-m3e Рік тому

    Omg Asma I luv the way u talking,and tysm for telling us this story ur strong and beautiful mashallah ❤️‍🩹🫶🏻

  • @updirahmanalap8570
    @updirahmanalap8570 Рік тому +4

    Sheekadu iguma socote quruxdaada igu socota sister ❤

  • @WhiteOreotastic
    @WhiteOreotastic Рік тому +4

    You are brave and beautiful mashallah ❤️

  • @ilbirhashi3030
    @ilbirhashi3030 Рік тому

    Brllliant story teller,,keep fighting and nevet give up Asma.

  • @Saraamustaf99
    @Saraamustaf99 Рік тому +1

    Naa waad mahadsantahay shalay ilaa daraad baa qisdadi raadinayay hadii aadba soo dhigtay 🥰

  • @maryanjama2918
    @maryanjama2918 Рік тому +2

    I like your true story.

  • @HamseBade
    @HamseBade 7 місяців тому

    Cajiiib! Waa Ka Helay Sheekada Wlhi Way Igu Socotaa Ax Yaa Jacayl❤

  • @MALIFILMS
    @MALIFILMS Рік тому +1

    Asmaay walaalo horta mida kowaad waxa tahay gob wax badan xeyrineyso . Qaabka sheekada aad ugodbeneyao adigo wax badan daboyaalo.
    Mida labaad waxa tahy good story teller .
    We enjoyed thanks

  • @Change4Life579
    @Change4Life579 Рік тому +3

    Mashallah sister, you are beautiful person, you see the best in people.

  • @nimoomar2265
    @nimoomar2265 Рік тому +3

    MashAllah so beautiful

  • @Aya_ahmed369
    @Aya_ahmed369 Рік тому +1

    Masha Allah asma inbadan ayan karadinayay UA-cam welcom xbbti shekadada wllhi wanku qiroday

  • @maizaqulqul9060
    @maizaqulqul9060 Рік тому +4

    All the way from tiktok I like the this history qor gaab 😂

  • @SahraKaaba
    @SahraKaaba Рік тому

    maasha allah wll timha Asturo alle haku barakeeyee Quruxda is raaci

  • @Wacaysahmed4129
    @Wacaysahmed4129 Рік тому +5

    What a beauty story 🥰

  • @isra3267
    @isra3267 Рік тому +2

    Nin ajnabi ka ah side shumis uga yesha hutel ...subxanalah rabi hayna asturo

  • @naimaahmedismail8547
    @naimaahmedismail8547 Рік тому +2

    Somali dude who's treating you that way.....back then!!! He was definitely from different universe ✨ 😲 I'm in love with storytelling way 😍 💕 and you look beautiful 2 mashallah ❤ ♥

    • @blueblue5427
      @blueblue5427 Рік тому

      Nah. He was a player and saqajan. He played her. She fell for him. Tyler Perry shit😂😂

  • @lisalyonxo
    @lisalyonxo Рік тому +10

    What a fabulous tale. I enjoyed it thoroughly ❤

    • @ahmedderiawarsamejiir
      @ahmedderiawarsamejiir Рік тому

      Ma Guskaad U taqaan Qoorgaab

    • @FilmLafududeeyay
      @FilmLafududeeyay Рік тому +1

      This guy is dead and is trying to go to heaven. Somali film ua-cam.com/video/7vndIWFqndE/v-deo.html

  • @Faraxzan1234
    @Faraxzan1234 Рік тому +1

    Runtii qisadaada jacayl aad baan ula dhacay
    Just I feeling love😅😍

  • @juweriamohamed1161
    @juweriamohamed1161 Рік тому +1

    Quruxeey timaha timaha innoo qari oo isasoo astur alle haku asturee

  • @smatilenwehn7821
    @smatilenwehn7821 Рік тому

    Mashallah… Waa Naag nool!! Wllo soo dhawoow.. you’re a good story teller!

  • @nasraugas5308
    @nasraugas5308 Рік тому +11

    ❤❤❤ qofkii butterfly 🦋 iyo naxdin dareemin waligi wax majeclaan habeenkii ninka rabay idhahay waa kudoonaya waa kujeclahay habeenkii uu iisheegay waaga ayaa ii biryay farxad darteed walina waa jeclahay wlhi qalbigayga kama go’ayo lkn calafku waa cajiib 😊… tnx wll for sharing ur history and good luck for ur future in shaa allah ❤❤

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 Рік тому +2

      ASMOY ABAYO NINKAS QORGAB IYO ABIHIIS GUSGAAB DAD FICAN MA AHEN ADIGA GABAR FICAN AYAD AHEED OK

    • @kawsarabdi1803
      @kawsarabdi1803 Рік тому

      @@faizaabdulla3604wllo waa sanadkee sanadka qisadu ku dhacday bal

    • @mariamohamed6785
      @mariamohamed6785 Рік тому

      @@faizaabdulla3604 😂😂😂😂

    • @leylanuur3816
      @leylanuur3816 Рік тому

      Jacaylkii maku guulaysatay walaalo illahay makuu sahlay

    • @nasraugas5308
      @nasraugas5308 Рік тому +4

      @@leylanuur3816 wll haa lkn sodahday iyo wllhis ayaa ka noolan waayay guurkaygi waa burburay..ilaahay iminka qof ijecel ayuu wax iigu daray Alx qalbigiisana waa u ilaalsha waana jeclahay odaygayga iminka isla noolnahay

  • @thegeniusmedia5907
    @thegeniusmedia5907 Рік тому +26

    You deserve to b listened ❤

  • @kaltundegan224
    @kaltundegan224 Рік тому +2

    Mahadsanid wlshay sheekadan inbadan
    Baan sugayey ❤

  • @Naima90900
    @Naima90900 Рік тому +10

    Keep going sister waxad tahay gabadh caqli badan ee inyar uun is astur❤

  • @safiyaabdillahi7648
    @safiyaabdillahi7648 Рік тому

    Wallal horee u soco. YOU ARE SO BEAUTIFUL LOL WALLAL.

  • @ahmedzakiomarshoolle4673
    @ahmedzakiomarshoolle4673 Рік тому +1

    This is awesome sheeko

  • @leyla8462
    @leyla8462 Рік тому +11

    Salaams abaayo, I'm new to your channel. You are a great storyteller. When will you post other parts of the story please? It's sooo interesting wlhi.❤ love from London

    • @fatemay7095
      @fatemay7095 Рік тому

      Sis just write in youtube qoorgaab then you will see the other parts

  • @kadidjasouleiman4303
    @kadidjasouleiman4303 Рік тому

    Masha Allah walal qosolki adunka iga dhameysey habayarta

  • @ihsanisman3502
    @ihsanisman3502 Рік тому

    Walah wan ka helay waxkasta honest ilhy haku barakeyo

  • @mahdasaeed6479
    @mahdasaeed6479 Рік тому +3

    The story teller😻

  • @AHBDinthehouse3121
    @AHBDinthehouse3121 Рік тому +5

    This story is best if you convert into Novel .!!!

  • @hodanhassan4123
    @hodanhassan4123 Рік тому +12

    Asc abaayo gabar qurux badan aathy lkn cijaabka aaka sii qurux badan thy ee xiro ❤❤

  • @hashimhashim4563
    @hashimhashim4563 Рік тому +2

    Masha Allah qurux badana ma durayadiiba ❤Love

  • @medkadar5929
    @medkadar5929 9 місяців тому

    Salaam amsa daus you are very nice person.
    You Heart IS like Heart lion.i'm from Djibouti

  • @Dr-zj5uy
    @Dr-zj5uy Рік тому

    Wlhi I like the story I smile intaan daawanayay

  • @gobdeeq4541
    @gobdeeq4541 Рік тому

    Gabadhu sheeka wacanaa I like sidad UGA sheekaynaysid .

  • @habonhealth902
    @habonhealth902 Рік тому

    Mashallah Mashallah keep going sister ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @hassanfarrah4483
    @hassanfarrah4483 Рік тому +2

    You very funny ! You made me laugh walhi ,keep it up being real as you are now dear friend

  • @mohamedsomane5407
    @mohamedsomane5407 Рік тому +1

    You so good story telling and funny

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 Рік тому +25

    Walaal chenalkaaga maantaa iigu horeysa, Maasha Allah gabar waji furan oo farxad badan ayaa tahay💞❤💞

    • @hmedmohamed07
      @hmedmohamed07 Рік тому +1

      Hadii aad farxad ka radinaysid qof radinaya in la daawado wali ma dhawid

  • @safaalaahi8950
    @safaalaahi8950 Рік тому +1

    Sheekadan waan xiisaynayaa keep going hbbti asma

  • @AlladiiPodcast
    @AlladiiPodcast Рік тому +10

    I just wana listen 🎧 till the end

  • @foziaali3040
    @foziaali3040 Рік тому

    ASMA QISO WAAYO ARAG BAA KU SOO MARTAY BADALNKHAYR QABA ALAHA KU SIIYO VERY STRONG WOMAN BAA TAHAY 🥰🥰🥰🥰

  • @caaishamohammad2944
    @caaishamohammad2944 Рік тому +2

    Kkkkkkkk gabadhaan waa wax yaroo daacad ah walaahi
    Maashallah

  • @sagalhassan7677
    @sagalhassan7677 Рік тому +1

    Mansha’Allah. She’s so beautiful I wish I look like her mansha.Allah

  • @farduus6949
    @farduus6949 Рік тому

    Wllo daacadbaadtay wallahi waxyaroo qosolbadan.baadtay maanshaallah

  • @haniapdi8335
    @haniapdi8335 Рік тому +7

    You're so funny wlhi sis 🤣

  • @nadhifoqaran4479
    @nadhifoqaran4479 Рік тому +2

    Mashaa alah aad baan kuugu hanbal yeynaa in aad intaad nin ku bahdilayo uga shekayna lahada in aad UA-cam kaaga uga shekaysto qisadaada meshadana ku sheeg adiga halagu daawado. ❤️❤️‍🔥❤️‍🔥🎉

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 Рік тому

    Qaali manta iigu horeyso yurubkaaga 👸

  • @abdikadiryussuf2195
    @abdikadiryussuf2195 Рік тому +3

    Caadi. Ma tihid The real storyteller😊

  • @kaifali5583
    @kaifali5583 Рік тому +1

    Allah walaashey I feel your pain, wlh I know the feeling 😢😢😢

  • @nimco1719
    @nimco1719 Рік тому

    Abaayo timaha asturo allaha ku dhowre❤💯

  • @ridwaniise1710
    @ridwaniise1710 Рік тому +1

    He’s so sweet

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 Рік тому

    Wow waayo waayo baad I soo xasuusay

  • @hiboabdi2069
    @hiboabdi2069 Рік тому +7

    Wllhi daacad uqoslay daacad sanaa masha allaah 😮😂😂😂😂

  • @kiinabdikareem1609
    @kiinabdikareem1609 Рік тому +19

    I was waiting this for long time Thnks sister we need more vdw like this ❤❤

    • @omaralihamz
      @omaralihamz Рік тому

      Ça va

    • @ummahmedaaa3844
      @ummahmedaaa3844 Рік тому

      May Allah guide you and us. You went out with a men who is not you muhram alone. You also let him kissed you. That us Haram. You said you went to his house with him. That is a big sin make Tawbah to Allah.

    • @ummahmedaaa3844
      @ummahmedaaa3844 Рік тому

      Speaking about your sin and flaunting it openly in front of your people is haraam, and is a major sin.
      Allah says in Surah An-Nisa (4): 148, “Allah does not like that evil should be uttered in public except by him who has been wronged.

  • @canabcumarnuur5325
    @canabcumarnuur5325 Рік тому

    Good wllhi baayo wan kahelay sheekadaada

  • @njanwar9074
    @njanwar9074 Рік тому +6

    Finally shekadi qorgab wan helay 😅

  • @yasmineabdourahamane7794
    @yasmineabdourahamane7794 11 місяців тому +1

    J ai vraiment aimer l histoire
    Y a des hommes comme ça dans la vie?

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow Рік тому +1

    Asmaay 🤚❤️ you are Beauty inside and outside

  • @sabirinamohamed5380
    @sabirinamohamed5380 Рік тому +21

    Is astur abayo ilaahay kheyr HAKU siiye

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 Рік тому +8

    Fariid ba tahay funny na wa tahay maanshallah 😂😂😂

    • @mustafehussein6983
      @mustafehussein6983 Рік тому

      QOOR GAAB WAXBAA LOO QARINAYAA MIYAA HALKAA NAGA BAANDHEE WAXBAA KU JIREE

  • @aliyahya8371
    @aliyahya8371 Рік тому +1

    hhhhhhh wlhi qosol badtahay hhhh you are like me sister hore usoco je t'aime bisou

  • @fouadfouad2531
    @fouadfouad2531 Рік тому +1

    So beautiful somali girl mashallah.

  • @idilabdullahimohamud4910
    @idilabdullahimohamud4910 Рік тому

    Walal is astur wa ladhimanaa

  • @casuulibile6943
    @casuulibile6943 Рік тому

    U funny wlhi wad iga qoslisay asma alle haku sharfo

  • @zamzamabdirashiid384
    @zamzamabdirashiid384 Рік тому +1

    Wan imaade asma qurux guuleysa

  • @cabdiwahabcarabcalidirie3932
    @cabdiwahabcarabcalidirie3932 Рік тому +8

    Wllhi sidaan ugu faraxsana noloshaad iiga sheekeenaysay ayaan dhamadka this vedio uga shakiyay inuu dhibi kadanbeeyay 😔 but Every life has a good side and a bad side, may Allah protect your heart and i hope for a very good khaatumo. 😊

  • @saabriinsuusuu3923
    @saabriinsuusuu3923 Рік тому

    You're so beautiful, mashallh😍😍

  • @najmamoha6960
    @najmamoha6960 Рік тому +14

    Finally please keep posting frequently

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  Рік тому +12

      I will with better quality next Saturday 🤍

    • @najmamoha6960
      @najmamoha6960 Рік тому +3

      @@Asmadaaus In Sha Allah abayo we will be waiting

    • @cabdiwaqooyi1016
      @cabdiwaqooyi1016 Рік тому

      💑💑💑💑💑💑💑💑💑💑💑💑💑💑💋💋💋💋💋💋💋❤💋❤💋❤💋❤💋❤💋❤💋

  • @fatmaapdi4717
    @fatmaapdi4717 Рік тому

    Masha allah asma qurx

  • @Rayxan75
    @Rayxan75 Рік тому +1

    From tiktok😅😅🤭

  • @safiyoxasan6881
    @safiyoxasan6881 Рік тому

    Waa igu socota sheekadu

  • @aphiaraghe6073
    @aphiaraghe6073 Рік тому +3

    Masha Allah you are wonderful story teller. Gorgeous girl ❤

  • @xurmoqowdhan7126
    @xurmoqowdhan7126 Рік тому +19

    Wlshy Timaha asturo ado raaliya tan kale qisada waxa Ka fahmey inaad wiil nafsi Ka gashay oo nafsigi kugu dhacay wlhi waa qiso aad u qurux badan lkn aad u murugo badan😥

    • @faizoadan4719
      @faizoadan4719 Рік тому +5

      I was reading the comments you are the only one who said cover your hair thank you qaali

    • @mariamabdi5932
      @mariamabdi5932 Рік тому

      Yes ani xta sasan dremyaa. Maaqaan ilaahbaase og

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 Рік тому

      Nabsi... Sax weyba ku jeesteysey kii hore

    • @asmaabdi1987
      @asmaabdi1987 Рік тому

      Haa wll kaas nbsigiisa kudhcy

  • @roodayaasin6843
    @roodayaasin6843 Рік тому

    Sister waan qiiroday oh oh