Masha allah habo dar illahay baan ku jeclahay lkn heesaha Iska daa baan ku odhan lahaa waa iga talo go aankuna waa xagaaga filmada ayaad ku nuurtaa runtii
Ar TUsmo fanka halaga soo garo wlhi wy bililiqaysatay ..... Fanaanad ... jilaaa .... Wayna buraan burtaaa ..... Sportiga kmqn hdii ay ku drstana FIFA wlhi report lga dhigyaaa😅😅😉😉
Gabadhan wan iska jeclahay runtii. ismana naqano only tv..inta iLa jecel safiyo tusmo like ii saara plz walalahayga somali mahamed.
fatima E wan is naqana wa habryartay mrna my best frend ayaa nhay abaayo
fatima E Wow
Faduma Yusuf maanta hargaysa laguso dhaweyey fadlan hargaysa hadaa jogto la kulan
Wn
Dadka jecel gacamaha tusmo iyo labiskeda iyo gari nimadeda like isar
Mcha allh dheh wll
Horta masha allah dheh
Masha Allah, walee waa gaari is keentey waxa cadowga lowgu noqdeyba waa quruxda, kartida, gaarinimada iyo waliba soomaali jaceylka ay dadku u siman yihiin. Viva Tusmo qurux.
Geenyooy hadaad shalay
La shirkowday doofaar
sheydaanbaa hadoodilan
Aadmiga shabahayoo
Shiiqiya dadnimadee
Hadii uu shirqool iyo
Kuudhigay shaxaaboo
Is lahaa shanshada jebi
Sharafbaad ka qaadee
Bal shifeyso safiyaay
Anaa shaal xariir iyo
Shixnad dahab kusiiyee
Shidadiiba ku ilow
Shalay maanta ku ilow
Sharaf aan dhamaanoo
Xiiso looshushubayoo
La shinsado adunkee
Iga hoo shacniyo qurux
Showr aan dhamaaneyn
shafeec weeye iga qabo
Masheexuhu ha ooyee
Habo tusmo waan ku baryayaae heesaha iska daa jilida ayaad ku fiicantay adoo raali ah love you
Safiya tusmo waa qof aad iyo aad u wanaagsan hesaha iska dhaf habo ma fiicnee
Safiyo Tusmo, sharaf iyo karaamo ayaan kuu hayaa wll, ilahey haku xafido aduun iyo aaqiro, kama daalo dhagaysiga heesahaaga gaar ahaan heestaan runtii.
يسعدك الله يا جميله
Shukran
Wwwwww heesta waa qatar waaye inta ka heshay like ta isaaar wll mcn mhdsanid
Waok
@@nurtomohamed857 thanks
Mawliid xaraan miyaad carrurtaada la bilee . Walaal ersaq ka fiican oo ka waasac, allaha ku siiyo..
@@mohamedarale6036 🤣🤣🤣
Safiya tusmo hoyo dhakanga jecel waye inte iku racsan like isarr somali Mahamed
Safiya tusmo waa hooyo qaali alle ha dhowro cadawgaa ha jabo💯💟💕💞💓💗💋
Mamo tusmo Waan ku jeclhye Allah ku xafido 💞
Hayaaaaay inaba caadi mahan runtii safiya tusmo hurumar wacan aad ban ujeclahay buraan burkeda one love habo
Masha Allah wlhay wan jeclahay Safiya tusmo malinun tolow ma kulmi donaa
Safiya tusmo qurux iyo cod iyo masuuliyadba way haysaaaa alle haku sharfo
Safiyo tusmo Boqordii Borama💪💪♥️♥️♥️
Princess ayan Aragsan waa gobtii awdal lakin waa rer diridhaba kkkkk
Princess ayan Aragsan way udhalatay lkin boorama
Maamadan waxay inogu jirtaa booska nada ay ugu jirto suudaan xataa labiska xinaha mashaaaallh
Haa anaba kula qabo saas
Waxaan kula talin lahaa safiyo tusmo, heesaha iska daa. jilniinka ayaad ku wanaagsanthay
Maasha allaah habo safiyo tusmo Saan kuu jeclahay Lee illaahay ha kubxifdiyo
Oh sorry hees murugteda leeh Esh caala Ereyo hoyo tusmo ❤💋❤💋ku jclhy wallahi kal iyo laab Allow cadowgaga qabo 🤲😥😥😥😥😥
Safiya tusmo Ala ku jecliyaa Wllshy Qiimo badan Princess and Queen
Waaaw hes iga deh waa iga codsi soona production sobadiya labo wijilayasha iya kuwa jecelka dadka kuwqiyamaba plz ilove sonna production
Sonna production hormar wacan wllshay igu qaali i remember the night Allaha ku gu xafido haybadada 😘😘😘😘😘😘😘
Hees tan hakaa ahaato safiyo rbi haku xafido wan kaa helaaa
Tusmo aad ayaan kujeclahay runti qof wanaagsan ayaad tahay balse waxaan kugulatalin lahaa inaad heesaha iskadeyso
Waaaaaaaaaaah waaaaaaaah waaaaaaah nooooooloooooow fanaanad aad u qurux badan oo dagan cod mcn ❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🎤🎤🎤erayada caaaaadi maaahin
Qof laba wajiilii
Sharaf kulama dhawro
Sharci kama danbeeyee...
Cajiib..Ku ilaw Neda Alqalaa 😂
Safiya abaayo wan ka naxaa marka hees so qaado😴ilaahay dartis ku jeclahay heesaha iska dhaf alaaha ka madobeyo heesaha adiga iyo inta kale bo amiin
Adiga yaa ku yidhi dhageyso maxaa ku keeney meeshan Walalo ileyn xadiis laguma hayee... Somali iyo aflagaado
Aamiin yaa allaah
waanadu waa wax fiican laakin adu heesaha maxaad u dhagysan hadaad ka naxayso 😁
@@ekramjama6013 Adiga maxaa ku keeney meesha ma xadiis baa. War niman yahow yaadheheen
layla yasin waxa i keenay meesha gacantayda de 😁 heesta tusmo ban arkay oo dhagaysanyey
Maamo I loVe You wllhi♥️♥️
Mamadan labis keeka iyo xina ha 24 saac usaaran kahelayba
Show nada
Tusmo ku ilaw
Tusmo ✌️
Gabadhaan ninkii helaa naag wuu helay gaari nimada iyo qurux daweecad cod macaan naxariis inooloow 💋💋💋💋❤🙏
Heestan waxaan daawan day November 22 2019ki aad bn u jecelaa inta ka heshay like iisaara iyo inta daawatay 2019 year beautiful ❤️
Soona production Muqaal cajiib ah Safiyo tusmo Dadaal wacan
Safiyo tusmo waa qofta naga barejesay fananadi rer sudan ee ahed nada ya ila arkay
Jah wareer i can't wait
masha allah safiyo tusmo sharaf ku nolow😍😍😍😍😍😍😍😍
Gabadha kaliye naga barejaynkarta gabadha ree sodan e nada alqala safiyay ada wx dheer wll allha ku ilaasho
Qofkii koowaad ayan ahay ee like iisaara intiina u xiistay filmkii jahwareer
Wll subscribe ii saar Allah haku sharfee
Kun gabdhood Karoon waankuu saaray wll
@@mcctv8710 Waad mahadsantahay wllo Allah haku sharfo
@@kungabdhoodkaroon8000 hasa cosoba
Mamo safiyo wan kujeclahay walahi markan kuarko wan farxaa 😍💓
Qof wanaagsan baad tahey wallaahi waakaa naxaa barnaamijka wanaagsan iska qabso heesaha iska daa adoo raali iga ah waa iga waano. Hadaad i dhibsato iska key cafi.
Hargeisa imow aan ku kala kicine safiya tusmo❤
😂😂runta haimado
Filmkii jah warer maxaad noga joojizeen waan idiin jecelahay gurupk rer sona zafiya tuzmo mamo aan jecelahay ❤❤❤❤🔥🔥🔥🔥🔥
Waa anoo kale aawey jahwaree
Walalyaalow aaway jahawareer
Xanuuuun Wye qof laba wajiiile ah in la noshy. Aniga i haystaaa ilahy kaa baryaa in dhibka iga saro 😭😭😭
Ilaahay ha kaa saaro walal
Wanba kuhesta qoftan wlh👋
Habo qaali tusmo wan Ku barya ilhy dartis heesaha iskaga daa wlhi faaido maleh ee riwayadaha kugu jeclnahy hooyo mcnto waiga codsii hees kulama rabno dambigeeda
ياسلام عليكم ياجميلين
Safiyo abaayo fanka hady hees tahay iyo haday jiliin tahayba iska dhaaf hooyo wanaagsan baad tahy Hooyonimdaada ku qurxoon tahy , waa danbi awlaadaada uma wanaagsana iska dhaaf walal qayr badan allaha ku siiyo
Naag nool iga dheh, waxaas baa kaa hees iyo Style ah wahwaaah 🔥🔥 allayacizak #Tusmo.❤❤❤❤
Waa sido Mursala u shiraqola Hodan Cabdirahmana
In u ku dhoofo buu
Donaya
Waa ka khadro sinimo ku waraagayo
Ardo Farah kkkkkkkkkkkkkk sax
Manta iyo malintaa waxa u dhexeya farqa wan 7. 10 2021
MashaAllah MashaAllah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽🙏🏼🙏🏼🙏🏼🌹🌹🌹🌷🌷🌷☝🏽☝🏽☝🏽☝🏽
Masha aalah maaamo safiyo maamo qaliyaa 😍😍😍😍😍😍
Inta maama safiyo u xiistay like dhac igu siiya
Kuwa markeey heesayaan isqaawiya tus in asturka lagu heesi karo hore u soco
MarwO’ Aan jeclahey 😍👍
MamO’’ Magacaaa ha Jiro•••••
#SONNA’pro Wad Duubtey Waleee’
Gacmuhu kuma’ Go’aan 😍
Columbus-Ohio
Nalka ayd Uu jideen’ Team_Jahawareer 🙏🏽
Maama aad uqiimo badan ayaa tahay maamo safiyo tusmo asturan oo aan isqaawin somalinimada kufaanta jecel qoortada daboolo maamo qaali waxan illahey kaga barya inu kamadoweyo heesaha
Jaahwareer meee dee hana jaahwareerinee
Islaamihii.cimrigaan meyku heesayaan.alaah qaalib.
Allaw naga soo hanuuni heesaha
Aamiin yaa allaah
Maansho allah my dear sister noolow inta nololi jirtaba
Heestan malaha Weyba si ogeyd in qisadan ku iman
qurux badan markay intan ka yarayd maxaad u malayn maasha Alla mamo Tusmo
Hoyo tusmo plz hesaa iska daa qof sharaf lleh bad tahay
Masha Allah axyaaa cod Allah Ku dhowro
Wlhi heestan aniga igu socota wx igu dhacy laba wajeele heer maba garo 😭😭😭😭wnkahely daka laba wajiilha maba dhagesn karn
Somayo Osman aaad iyo aad qaali
waaaaw mansha allah Hapo tusmo allah codka iyo hipada haku daayo
Habarya wankuxiisy alhakudhora
Wow very nice 👍
Jecliya safiya tusmo ❤️❤️❤️Habo
Ax safiya tusmo habo qali plz iska dhaaaf heesta
Runtey kahatheshe runti nolow sister hor usoco.
Dar illaahay ban ku jclhy mamo safiya tusmo waxana ka codsanaya inaad iska dayso fanka mamo plz
Safiya Tusmo abaayo qof nagu weyn ayaa tahay.
Viva inaderty tusmo
Tusmo mamo aan tageero waxan jeclahay ruwayadaha jiso e hesaha iska da plz
Heestan waxaan daawan jiray bishii December 2019 hadana waan daawanayaa Oo taariikhda tahay 21 November 2024 saacaduna tahay 05:54 daqiiqo Oo subaxnimo like iisaara😢❤
Mamamo tusmo filimkii macanaa halku kudanbeyeey wansugeynaa wlliye zona preduction usoosari jirey
Haa wll
Heestan Ayadoo Qoraal Ah Ma Heli Karaa Anigey I Quseysaa Maamo Safiyo Tusmo Horey U Soco Wacdalaan Ku Tageraaaa
Mamo wan ku baryaya iska dhaaf heesaha waka durbaba labtadu waligeed ann la arkiin jirin baa laa arkayaa Allaha ku hanuniyo
Sonna safiyo tusmo la.aanteeda maba daawadeen lkn filimkii jahwareer intuu ku danbeeyay i wish 1 day in aan tusmo arko
Halka gabar anjeclahay inaa arko mar un
ADIGOO QOF WAYNA FANKA SOO GAL, CODKUNA HAKAA XUMAADO WAA KADEEDAN, WAAD ISA SOO KALIFTAY
Woow keep going abaayo ❤❤❤😘😘
Wooooooow 👍🙏💐😍😍😘😘😘😘😘
Masha allah habo dar illahay baan ku jeclahay lkn heesaha Iska daa baan ku odhan lahaa waa iga talo go aankuna waa xagaaga filmada ayaad ku nuurtaa runtii
Walaalayaal subscribe iisaara waxaan ciyaaraa pubg games...
Hesaxa wax wanagsan maxan iskadhaf tusmo hada wanaqadaneysiid waye koley somali ayaa taxey madax adeeg madeyneysiid
Shakhsi laba wajiile ahi sharaf ma dhawro sharcina kama dambeeyo waaah waaah waa xaqiiq wlhi 🤔🤔🤔 yaab
Mom safiya tusmo ❤😘
Safiya tusma salaan sare
Marwo heesaha iskadaa
Hees iyo badh 🔥🔥🔥🔥🔥
Tusmooy jaah wareer meee
mncha Allah safiyo tusmo
Comment tiga ugu horeyo like haiga baqilin
Ar TUsmo fanka halaga soo garo wlhi wy bililiqaysatay ..... Fanaanad ... jilaaa .... Wayna buraan burtaaa ..... Sportiga kmqn hdii ay ku drstana FIFA wlhi report lga dhigyaaa😅😅😉😉
Tusmo caadi matihid Ina abti Facebook friend na waan nahay
Nice song 👌
Eddo jilida laguu qataay heesaha lagaga fiican
I love mcn habo😘😘😘😘😘😘😘